Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 26

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 26

КОМЕНТАРІ • 139

  • @Abshirohassan872
    @Abshirohassan872 7 місяців тому +9

    Wxn idinka dawanaya mogdisho magacaygu abshira hassan nuur aad baan idiin jeclhy hamse c/shukri xaynosh haboon fadumo iyo fanaxleyda bashir kuli Ilove you ❤❤

  • @qamarcabas1721
    @qamarcabas1721 7 місяців тому +8

    Baadiyahaas intee waye wan rabaahe😂

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 7 місяців тому +6

    Gurya, qurux badan midba mid. Fadhiyo qurux badan ❤. MashaAllah Tabaraka

  • @QueenSagal-f1c
    @QueenSagal-f1c 7 місяців тому +6

    Ma ruwaayadu cadi maha wey nagu socodaaa❤❤❤❤

  • @Ubah.Suldaan.143
    @Ubah.Suldaan.143 7 місяців тому +2

    Alla maxay riwaayad tahay keep going Team Qazaal from Jariiban 🫡🙏

  • @Aybmhm
    @Aybmhm 6 місяців тому +1

    8:27 Gabayadaas calyadaa baa layaabay aan la fahmeen😂

  • @abdirisaaqomar153
    @abdirisaaqomar153 6 місяців тому +1

    Xaynoosh waa balaayo wa kaa anba bixiyay Allah Mahad leh

  • @SiciidAbdi-z8y
    @SiciidAbdi-z8y 7 місяців тому +2

    Asc sxbaday qaaliya waan idin salaamay gaar ahaan cabdi shugri iyo xamse shaacir iyo Bashiir yare walaalahay igu qaaliya waan ubogay riwaayadiina isma waydaan ilma Adeerayaal

  • @suumaya-ds3bk
    @suumaya-ds3bk 7 місяців тому +3

    Gabay ga lee naga daya inta kale wa ok hal xabo maba laga fahmayo

  • @mohamedosmanabdullahi9492
    @mohamedosmanabdullahi9492 7 місяців тому +3

    Hooyadaa beri bey hooyadaa ahaan jirtay kulahaa hhh dailoguegaas wuu qalday hooyadaa beri bey xaaskey aheyd ayaa laga rabay hhh

    • @ZaraaAaQiL
      @ZaraaAaQiL 7 місяців тому +1

      Hauqabn xaynoosh waa xiiqay walhi 😂

  • @mohamedosmanabdullahi9492
    @mohamedosmanabdullahi9492 7 місяців тому +16

    Umalkheyr is becoming beautiful day by day m.a

    • @vne_Aj
      @vne_Aj 7 місяців тому

      Are you falling in love with her?

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 7 місяців тому +2

    Riwaayadii meel macan bay maraysa 1 ila 26 la socda

  • @Ayaanosman-mk5rc
    @Ayaanosman-mk5rc 7 місяців тому +1

    Habran sodoh ku sheega maxa dhexdhigay meesha

  • @fadumosiciid3605
    @fadumosiciid3605 7 місяців тому +1

    Khadra filmaka ku dawana😂😂😂

  • @maryamduale7563
    @maryamduale7563 7 місяців тому +3

    Asc Khadro haarka iska daa afkaaga bar kheyrka sida maasha Allah.

  • @fowsiyodaahir4819
    @fowsiyodaahir4819 7 місяців тому

    Tan xamse iyo bashiir hooyadooda maxa guriga ka rabtaa lugu bahdilaayo soo guriga ma dagana ma darbiyo jiifbaa wiilasha gurigeeda geysato

  • @aliaxmed5097
    @aliaxmed5097 7 місяців тому

    Gurigaan buuq badana kuwaan reeri somalida bay inacsiyeen

  • @mohamedosmanabdullahi9492
    @mohamedosmanabdullahi9492 7 місяців тому +2

    Lugaha iyo gacmaha iska soo dhaq intaas kaa badanee hhh

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 7 місяців тому

    Ash maahid alaab macmil naag kale laga sorara gurigaga uogolatay wayo nagti lodhiga macafisay haa maya maiskala weynatay haa maya intas wixi kasohara adigaba macbil ah

  • @doone9873
    @doone9873 7 місяців тому

    Ruwaayda qabta 25 waxa ka fican 26---iyo 27 taas ogow

  • @Luul13
    @Luul13 7 місяців тому

    Odayga ariga wada ma sacdiyo aabaheeeba xamse shhaacir sodogiis

  • @amiiracaday
    @amiiracaday 7 місяців тому +4

    Umalkhaeyr is becoming beautiful day by day.a

  • @IkranHassan-p1h
    @IkranHassan-p1h 4 місяці тому

    Kan Hamza la leyahy gabey badna 😂😂😂😂😂😂😂

  • @shukriabdi4808
    @shukriabdi4808 5 місяців тому

    Maansha alaah musasal qaaliya waa mahad santihiin waxan ka daawada putlan

  • @Waano-x9
    @Waano-x9 7 місяців тому +1

    Islaantaa xamse dhashay sheekadeedu guriba ma dhaafto gurigii jigjigana laad baa lagaga saaray hadana xaynoosh baa feedh kaga saaraya meeshay gashaba waa laga saaraa 😂😂😂😂

  • @shankarooncadow8645
    @shankarooncadow8645 7 місяців тому +4

    Xamze waa qosol miiran hadalkiisa leeba ku qoslaa aniga😂

  • @WaliFaarax-bp5bd
    @WaliFaarax-bp5bd 4 місяці тому

    77kii wadadkay dagal kula jirtay akh😅😅😅

  • @isracabdixakiin
    @isracabdixakiin 3 місяці тому

    War qofta khadraa habaar badanaa😂😂😂

  • @asmafaarah9189
    @asmafaarah9189 7 місяців тому

    Islaantu odayga ayay rabtaa inuu yara tumo

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 7 місяців тому +1

    Abwaankii Kula dhashey ayad caawa iso xasuusisaye xamzow allaha Ku xafido riwaayadan ADI Iyo cabdi shugri la,antiim may ahaateene waxan idinka so salamaayaa kampala❤❤❤❤

  • @FahmoCabdi-s4r
    @FahmoCabdi-s4r 7 місяців тому +1

    Badiyaha qurx bdna yaa igeeyo😢😂

  • @GARAADFARXAAN
    @GARAADFARXAAN 7 місяців тому +1

    Qadro habar badana kkkk

  • @xafsasiciid8252
    @xafsasiciid8252 5 місяців тому

    Ian boa🎉 ❤❤❤❤❤😊😅🎉

  • @daadirmohamedsalaad631
    @daadirmohamedsalaad631 5 місяців тому

    Habar is not easy

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 7 місяців тому +1

    Allow hooyadey unaxariiso

  • @kaltunsaxansaxochannel6650
    @kaltunsaxansaxochannel6650 7 місяців тому

    Odeyga miskinka ah isago jaban oo dalan albabka lagu qabsanayo dhib baa haysta

  • @Aybmhm
    @Aybmhm 6 місяців тому

    4:00 odayga dhiikar bay ku rideen😂
    Isqaboojidaan ilaa iyo intee uu wadaaa😂

  • @FarxiyoAxmed-m7r
    @FarxiyoAxmed-m7r 7 місяців тому

    Ala qadro xasuus Bay igalisay lodaan maxy daaqdaa kulhaaaa arrigaanagabo madaaqeeee😅😅😅😅😅😅😅

  • @doone9873
    @doone9873 7 місяців тому

    Ruwaayda qabta 25 waxa ka fican 26---iyo 27 taas ogow

  • @suhaybcali8686
    @suhaybcali8686 7 місяців тому

    Qaybtii 27aad away cabdoow waaxay badhgo an wlyal xamse iyo umaleey😢

  • @abdulgaadirahmed9219
    @abdulgaadirahmed9219 7 місяців тому

    REER BADIYADA magalada halagu soo celsho si ey magalada u qasto magadalada ayeey ku qorxoontahay sheekkada filimka

  • @muminhagar5038
    @muminhagar5038 7 місяців тому

    Umu kheyr haleygu Raaadiyo hadey Garoob tahay 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 7 місяців тому

    Mashallah xamse waa agwaan cajiba inyar oo gabay ah ayu dhextal noga dhiga kuu SOCO
    Team qasal salaan sare ❤From djabuti

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 7 місяців тому

    Dumaashi arkeen 😂😂😂 waligay mamqal laakiin maxnay samaynaysaa

  • @sumayajibreel3813
    @sumayajibreel3813 7 місяців тому

    War dadka baadiyu fucana no bad words lakiin reer magal cay ma dhasho waa kalmad xun please joojiya I know inay filim tahay but dhagaha uma fiicna

  • @hudiitha4465
    @hudiitha4465 7 місяців тому

    Umulkhayr is'not easy 😂😂😂😂

  • @Deeqo-b2s
    @Deeqo-b2s 7 місяців тому

    Sacdiyo waa reer miyi asal ah reer mudugna waay u lahjad egtahay ❤

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 7 місяців тому

    😂😂😂 halkaa gal oo lugaa iyo gacmaa soodhaqo intaasa kugufilane

  • @MaxamedIbrahim-g6t
    @MaxamedIbrahim-g6t 2 місяці тому

    0:43

  • @Cadanishow
    @Cadanishow 7 місяців тому

    War shacir waa qosol kulaha ninku tegye ha ku fogan ala ya nin rageed

  • @YasmiinCabdi-su4oe
    @YasmiinCabdi-su4oe 7 місяців тому

    😂😂😂😂😂

  • @Xaawomuuseciise
    @Xaawomuuseciise 7 місяців тому

    Khadro.io.sacadiyo.badiye.wa.ku.wacntihinn

  • @hakimoali3794
    @hakimoali3794 7 місяців тому

    Wax madax laga gujiye ma jiraan odayaashaan umulkhayr ka wayn

  • @CabdifataaxCabdifataax-y2h
    @CabdifataaxCabdifataax-y2h 7 місяців тому

    5:06

  • @AhmedHussain-y6l
    @AhmedHussain-y6l 7 місяців тому

    Maseerle8ewy yaaab beeey ugudishShay

  • @muminhagar5038
    @muminhagar5038 7 місяців тому

    Hooyo. Haku fogaanin Ninka Naga tagyeye ha xamar Xamza hhhhh

  • @CabdifataaxCabdifataax-y2h
    @CabdifataaxCabdifataax-y2h 7 місяців тому

    Xamse.lajan.waaye.wllh.waan.taageeraa😊😊

  • @istahilomar8677
    @istahilomar8677 7 місяців тому

    5 bari rer magaal laguma noqde😂😂😂😂 mamo wa fuuny😂

  • @Fardawsacc
    @Fardawsacc 7 місяців тому

    Islaamihi shalay is jafay ha isku soo celinina mar kle hadii kle odayga xaynoosh ah wuu suuxi doonaa😂😂😂

  • @SamiraOsman-k8s
    @SamiraOsman-k8s 7 місяців тому

    Mahadsanid Abdi/shugri iyo teemkiisa

  • @caishafaarax7136
    @caishafaarax7136 7 місяців тому

    Codsi ayaan wataaa team qasaal
    Xafdad ayaan leynhy gabay ayaa rbaaa abwaan kaaan rbaaaa noh

  • @AyanAli-gh2kp
    @AyanAli-gh2kp 7 місяців тому

    Riwayadan habena ima dhafto jah 1 ila 26 inta la socoda iso raca hamze wan ku wata ani gar io gaar daro hadalkada ku qoslaba from nairobi idin jeclahy dhamantin❤

  • @Nin.xaasle.wa.wllkey.
    @Nin.xaasle.wa.wllkey. 7 місяців тому

    War xamse hada rabto inow gurkaka dhaco hooyo iyo abe isku celi hoyada so naqa naqashadeda badatay odeyga ayay rabta hadane sey ku so banki lahed ladahay waxa fahan😂

  • @Asiahaji1
    @Asiahaji1 7 місяців тому

    xaynoosh xaaskiisii hore magaceed arinta madhalayskuna allaylehe waa qiso
    From sheerbi

  • @abshirohussein8406
    @abshirohussein8406 7 місяців тому

    Khadra intaas belaayo bay sheegin

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 7 місяців тому

    Xaynoosh uurbay kagadhegtay

  • @abdiqaniamarre9575
    @abdiqaniamarre9575 7 місяців тому

    Oday xaynoosh xald adgbu ki jiraa

  • @umuzain698
    @umuzain698 7 місяців тому

    Gabadhaan Sacdiyo hooyadeed ku jilaysa abaayo Habaarka iska daa xitaa iyadoo Riwaayad la jilayo Habaarku wax fiican ma aha

  • @BileXersi
    @BileXersi 7 місяців тому

    Xaajiyad yraysaan kusaaraa kuah😂😂😂

  • @maryamduale7563
    @maryamduale7563 7 місяців тому

    Waxan ka wadey khadra habaarka iska daa afkaaga ha barin afkaaga kheyrka bar.

  • @FaadomXirsi
    @FaadomXirsi 7 місяців тому

    Umul kheyr wlhi qaLbi saafi❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊🎉🎉 1:39

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 7 місяців тому

    Kkkk waxan ka heelaa mamada rée badiyahaa

  • @KawsariinaAxmed-s6j
    @KawsariinaAxmed-s6j 7 місяців тому

    M.a xamse shaacir waa aftahan kalasocodsiiya filim from garoowe❤

  • @sumayajibreel3813
    @sumayajibreel3813 7 місяців тому

    Please cayda badan joojiya hamsa raga cc xuman badan ma lahan adigu xagee ka keentay guul team qasal from Canada 🇨🇦

  • @fadumosiciid3605
    @fadumosiciid3605 7 місяців тому

    Uurkan ya leh😂😂😂😂😊l

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 7 місяців тому

    Duqyahaw xaaqin qaado ee meesha naga soo nadiifi

  • @MutaazCumar
    @MutaazCumar 7 місяців тому

    Dhar magalo waa la xidhaye dhal magalo lama noqdo sacdiyo wey ka bad badisey😅

  • @xamdabarkhad8785
    @xamdabarkhad8785 7 місяців тому

    Wiilkayga xamda yaa maqly frta taaga

  • @fadumoabdillahi9616
    @fadumoabdillahi9616 7 місяців тому

    Kkk khadra habaar badanaa ma ayaybaa korisay

  • @rahmasamale8593
    @rahmasamale8593 7 місяців тому

    Waan idin salaamay umalkhày God kii baa biyo ugu ģaleen waxaan joogaa gadar

  • @saafi0geesey632
    @saafi0geesey632 7 місяців тому +2

    Xamse hadalkisu mawada gabaybaa ninyahow dad aan somaliga cadi fahmen aa jira

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 7 місяців тому

    Odaygu waa funny kulahaa aan hal need wato

  • @Luul13
    @Luul13 7 місяців тому

    Xaamilooy xaal qaado

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan 7 місяців тому

    Xaanooosh shaaribka ka xiira

  • @ismaciilcumar1565
    @ismaciilcumar1565 7 місяців тому

    Maansha allah sacdiyo barterda ayay dhigtay reer miyi asal

  • @susanshacni9
    @susanshacni9 7 місяців тому

    wlh waa idin wata 🎉🎉

  • @RawdaAhmed67
    @RawdaAhmed67 7 місяців тому

    Xamze waa abwan ban umalayn wana aftahan m.a wana reer mudug❤😂😂

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 7 місяців тому

    Waaaaaaaaaaw abwaankeenna weyn jinni i shummi baa cawwa ka dhex muuqda masha allah

  • @Ayaanceynte
    @Ayaanceynte 7 місяців тому

    Waa idn salaamay ❤😂

  • @faadumohaashi9427
    @faadumohaashi9427 7 місяців тому

    Odyga istaagy kuwrystaaan

  • @XamdiMaxamed-n8u
    @XamdiMaxamed-n8u 7 місяців тому +1

    Hooyo ❤😅😮😢😊🎉

  • @MutaazCumar
    @MutaazCumar 7 місяців тому

    Gabey maad iso sameyn abwaan xamse😅

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 7 місяців тому

    Team qasaalow baadiyahaan waa xagee

  • @FardawsaAfrika
    @FardawsaAfrika 7 місяців тому

    Baboon qof nolo baatahay

  • @ju4965
    @ju4965 7 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hannadiamond3643
    @hannadiamond3643 7 місяців тому

    Dib sagaaro 😂😂😂😂

  • @FarxiyaCilmi-c9g
    @FarxiyaCilmi-c9g 7 місяців тому

    ♥️♥️♥️♥️🎉🎉🎉♥️♥️♥️♥️❤❤❤🔥🔥❤❤❤

  • @ZaraaAaQiL
    @ZaraaAaQiL 7 місяців тому

    Waa ficanhy markii igu danbeesay kulahaa 😂😂🙄😭

  • @NaciimaMaxamed-yv9kq
    @NaciimaMaxamed-yv9kq 7 місяців тому

    Xamse abwan waye

  • @Xaawomuuseciise
    @Xaawomuuseciise 7 місяців тому

    Wayab.musasalka