Cajiz marku iqabto filimkan ban iskaga kiciya hamze hadalkisa siba 100 jer ku celceliya hadalkaba ma dhibo masha allah team an tageero qalbiga idin ka salamay walalayal dhamantin❤❤
98 comments?? Why? Only 50 subscribers maxawa plz comments waad so bixineysin ee subscribers maxey iga diibay, ayakaba waye no dathali hayan ee subscribers u saro o tageero walalheen plzz horey u socdo walalhey dhamantena waan in jaclhay, gara ahan abdishukri ❤ iyo umulqeyr love you from mandeera
Oo magaalada marka inta Hotel loo kala xiro oo lagu meherzado 100G oo dahab ah😂 oo aysan ku jirin yaradkii😂 ma is keersaaa ? Xoolahaa😂 adeer exchangigu meel walbuu ka jiraa😂 india markii laga reebo😂😂😂
Hhhh Alla manoolo xmase iyo gabdha abheedb max KALA QABSDEY TEEDKLEN waxaa igu darn midka baaburka wata naaa maninkaaagubaaad kasooocartey 😂 love you ❤❤dakeygow from galamudug❤❤
somalida waxay filimada ku sameeyan guryo dhexdoda iyo meel duur oo aan dhadhan daawasho lahayn. xita kuwa heesa waxay heesaha video duuban saqdi dhexe darjiin ama (park) sababto ah wa suuq madow hadad magaalo iftimaysa oo dad nool joogan ku samayn lahayeen wa qarash badan lakin sida filimada caalamiga ayanu u daawan lahayn. wa in aad jojisan filimada cidlada lagu sameyo
Haambaly0🎉🎉🎉🎉🎉65'8k🎉🎉🎉😊😊😊😊😊
Dariska Shangeela sii kuahaa ar khadraa
Team qasaal wallahi xamza caaqil noolow intey nolol jirto abwaan geesigii Kula dhashey Jano fardowso allaha geeyo salaama Kampala jogaa❤❤
Allah abaawan geesi miyuuw ladhashay waba u egyahay masha allah Allah ha u naxariisto ❤❤❤❤❤❤
Allahuma amiin
@@naimasamatar6457 xamse iyo wiilka kale ee walalkiis wey la dhasheen sbwaan geesi allaha u naxariisto
Asc asxabta Tim qasal wan idin salaamay walahi wad iga qoslisen xamje wanan lise wan salamay walaalkey runtii adbuu iga qosliye
Halka soodhaweynta miyiga
Waxba kakhaldan.
Reer miyigu aad bay ugu fiicanyihiin
Sodhaweyta.
Hololaqalo iyo cunto wadani oo
Firiish ah waxba umajeedno halkaa
Halaga qorxiyo sheekada🎉❤
Wa runta rer miigu so dhawaynta wayku fcn yihin lkn qisada sida ah
Wlhi riwayadan wan kuxisabtama
Xaynoosh iyo xamse waa funny Wallhi filimka iyaga iyo umulkhayr baa u daawadaa😂😂😂😂😂form Hargaysa ❤
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
❤❤
@@xawomuse7829aq😊
Loscm
Ĺ 3:58 @@xawomuse7829
Xaynoosh is not easy dabada faydoow orad duurka aad kulahaa 😂😂😂😂😂
Awiiiii my beautiful lady umulqeir❤
Kkkkkkk 50+10 halka balayo hanaidagto kulaxa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅
Maad diyada naga bixisid aabo kulaha 😂😂😂😂😂😂😂
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
Waaaaaaw wan idan tageraa form djibouti ❤
Jecela an lagula wadi waqti gaga kulumin kulah kkkkkkkkkkkk
Waa cajib odayga 😂😂
Wax kasta xamsaa igadaran xididkeyga ha ku jaqjaqey kulahaa ❤❤❤
Axsan riwaayad keep going team qasaal tv
Waa ruwaayad maskax iyo muruqba galay❤❤ war noolaada intey nolol jirto
😂😂😂😂😂And
Haa jilinba mamodo hada sificana losohabeyay ❤❤
www.youtube.com/@QURAN-KAREM01
😢
❤😊😊❤🎉
Ar xeynoosh caadi maaha dhuunta lagaaga dheg kulahaa😂😂 ibraahim Ciid from muqdisho
Hamplyo 50k m.a 100k coming soon❤❤❤
Yarka Xamza ah si dhaqan xun udhaqmayaa waalidka uu ereyada qaar u isticmaalayo waa waalid caasinimo ubad ba daawanaya maahan in qaabkan wax lagusoo gudbiyo sidee waalid gabayo loogu isticmaalaa iyo eereyada qaar sida jaqjaq iyo waxii lamid ah markaa wax halaga bedelo dhaqankan ma haboona e
Walal waxan waa film wacyigalin ah wana wax kaa dhex dhaca umada somaliyed
@@anabellarobleh1077 Filmka qaab hab dhaqan waalidnimo kujirta loosoo gudbiyaa ma aabe la leeyahay ereyada qalafsan loona gabyayo baa wax wanaagsan kula ah
Kxkofhgtutj
Khadro waji malahan, kulahaa dariskana hadad 5 halad ugu daresan wa doco😅😂😂😂😂
Meesha ma gabdh banu ibsaneyna kulaha 😂😂😂😂😂😂😂
0:43 Waraabaha ku cunayaa walwal kaama bi'iyee😂
Dariskana 5ugu dara kulaha 😂aar islanta igu socota 😅discount an usameyno😊
Xamse balo ku degtey waa jilaa xididkyga haku jaqjaqlayn kulahaa ❤❤❤❤ wllo hore usoco
Cajiz marku iqabto filimkan ban iskaga kiciya hamze hadalkisa siba 100 jer ku celceliya hadalkaba ma dhibo masha allah team an tageero qalbiga idin ka salamay walalayal dhamantin❤❤
www.youtube.com/@QURAN-KAREM01
Odeyga gabadha badiha dhalay waa sujuu wllhi mashaa allah❤dariskana ugu dara 5 geela😂 dhulkaaan aaaalaaaaaa 😂runti manooli😂 hoyada hadana gabadha yey naga duqoobin😂
Dariska oo 5 geel ah 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Kulahaa halkaa balaayo inu kudhagtay 😂😂😂😂
Allaha xamsa shaacir reer baadiyuu noqdey Wana also ceyriyey😂😂😂
Hamblayo hambalyo
intay riwaayadani socotay waa xalaqadii ugu macanayd qosolbaa idilay caawa
Oday xaynoosh waa noo hadlay gobay bilaash aha oon waxba lagu faaiidayn buu nagu wareeriyey xamse🤣aad baan idiin salaamaya teamkaygii from jigjiga
😊😊😂😂😂❤❤❤❤❤🎉🎉
Xaaji caynanshe wlhi filimka isaga darti udawad waa fan odaygu 😂😂😂😂
Gabaygii Abwaan Faarax Nuur Allah hownaxariisto manaa midiyo layqarshaa laygu qalidoon
Awayki caloosha lagahayey kkkkkkkkkkkk caynosh dhib badana.
Reer mudugu shukaansi xumaa😅
98 comments?? Why? Only 50 subscribers maxawa plz comments waad so bixineysin ee subscribers maxey iga diibay, ayakaba waye no dathali hayan ee subscribers u saro o tageero walalheen plzz horey u socdo walalhey dhamantena waan in jaclhay, gara ahan abdishukri ❤ iyo umulqeyr love you from mandeera
It’s 50,000 baby
qosol iguma harin kuwanaa wllhay waa funny 😅
Baadiyuhu qrx bdnaa
Dad xigmad badan ba tihin team an jclahay ❤
❤❤❤❤❤❤
Badiyaha sidan ma gabdhaha lo gata.😂
Oo magaalada marka inta Hotel loo kala xiro oo lagu meherzado 100G oo dahab ah😂 oo aysan ku jirin yaradkii😂 ma is keersaaa ? Xoolahaa😂 adeer exchangigu meel walbuu ka jiraa😂 india markii laga reebo😂😂😂
kana tororog madaayo gabay war gabadhi xooloumaheyside lugtafuyr soco reer america
Kadabkaa ko jini shumi war wuxu wax lalaxidido ma aha 60 kulahaa😮😮😮
Xaynoosh wuu is hayaa wali😂
Hamse igu salama ❤
Manta Umulkheyr Waa Nasatay Manta 😂😂😂😂
Magaaladu wa la tago maaha😅
40 halaad qaaho aniga 10. Halad aan qaato kulah kkkkkkkkkkkk
Hambalyo my team 50k insha allah 100k coming soon 🙏 ❤
Sacdiyo qatar waaye cida ka so dhumo badiyaha lama joogi kare😅😅
Hade discount man u samayno kulaha khadra hhhhhh walahay waa jilaaa cajiiba😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Lkn maadaama ay ree baadiya nima aan luuqada aqoon jilayeen😂 fashilaad bay ku ekeed eraygaas😂Var
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Dariska 5 halaad Ugu Dara duco ka heleysan😂😂😂
Halka balo kuu gashay xaynoosh caadi maaha😂😂
Alla qosolaan ladhiman gaaray caawa😂😂😂😂
Horta xamse ma abwaan baa mise markuu rawayada dhigaya wax kusoo dagaaan😮😅
Xamse waxan moodayey in maskaxda ka fududyee Jidhkana sowka duulayba marku odaygu tuuray 😂😂
Allow shaarkeyga iyo shalmadeeda isku baaf lagu dhaqaa hhhh axsan duco
Kkkkkk geelu farabadanaaa
Familyga inantu waaa mooryaaaN😂😂
😂😂😂
Adiga ninka caynosh
Layiraahdo jilenkiisa ugu socda.
Macageyga waa mahad siidow
Oo jooga Baydhabo janaay 🎉❤
Rer badiyaha qer maleh ayan maqli jiray 😂
Maad diyada iga bixisid kulahaa
14:00 gorgortan aa😂
Product oo bakaaraha yaala miyaa😂
5 iga dhin😂
Waa film macaan
War odayga Reer badiyahaa wa legend
xaynoosh see yeeshay hamze suda waraaqda u tuurtay😂
gabyaasha isaaq yaa xafidsiiyay kan yar ee reer gaalkacayo
Hhhh Alla manoolo xmase iyo gabdha abheedb max KALA QABSDEY TEEDKLEN waxaa igu darn midka baaburka wata naaa maninkaaagubaaad kasooocartey 😂 love you ❤❤dakeygow from galamudug❤❤
😂😂😂😂😂❤0:12
Man desconti an usameyno kulaha khadro
Xanmse wuukukacay instal aabaheed😊
Kkkkk war baadiyo sheekada wuu ka lumayaa reer badiyada sida ey magalada ugu hadal badan tahay miiga kuma ahan ee halasoo celsho reer badiyada
Macal dariska 5 geel ah hala siiyo 😅😅😅😅
Ar xamse dhib badana kkkkkkkkkkkk
Ani in la idhaqaa ka horeysa kkkkkk kulahaa from galkacyo
Waa ruwayad aan caadi aheyiin
Asc waa idiinsalmy dhamntiin xamze aabaha sifcn ulahadl caruurbaa kudaawaneyse dhaqnxumadas abo lugulamahadlo
Xaynooshow adeer gabadha ka bixi geela waa dhaqankeeniye hhhh
From sheerbi cadeey
Abyo sheerbi kwrn colaadi maka joogsatay khadkan ka aragnaye
Khadro kulaha 60 geela😂😂😂😂😂😂😂
Jini shumi hunguri waynaa kk
Wooooowxamsa.shacir.
Xamse kulahaa xididkyga ha igu dirin😂😊
Calosha ii xanunausa kulaha 😅😅
Halkaa balaayo kugu dhagtey😂😂😂
Xaynoosh is not easy 😅😅
xaynoosh intey ku dheheen bay aamuseen
Hambalyo 50k m.a 100k coming soon
xaynosh see ugashy hamze😂😂
Baadiyahan quruxbadanaa oo barwaqaysanaa waahalkee halkan sxbyaal?
somalida waxay filimada ku sameeyan
guryo dhexdoda iyo meel duur oo aan dhadhan daawasho lahayn.
xita kuwa heesa waxay heesaha video duuban saqdi dhexe
darjiin ama (park) sababto ah wa suuq madow hadad magaalo iftimaysa oo dad nool joogan ku samayn lahayeen wa qarash badan lakin sida filimada caalamiga ayanu u daawan lahayn.
wa in aad jojisan filimada cidlada lagu sameyo
Qaybte 28 meday
Jini shumi kulahaa 😂😂😂😂😂
Hhhh😂😂😂 waaware😂jini😂shims aa
dabada fadaydo😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 4:12
Kkk mgca idilay😂jini shumi
Xamse wa gabyaa😂😂😂
Hambalyo 50k 🎉
Qadro cadi mahan wiil iyo abehis ayay isku dire aykow iska so hor jeedo 😂
Umilkheyr meeeye? xittaa muuqeeda wad ku soo deri lahaydeen. lkn san dareesanhy qeyb jilliin kuma lahyn manta
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
duqu waa funy😂