Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 36

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 36

КОМЕНТАРІ • 120

  • @maymunamohamed1687
    @maymunamohamed1687 6 місяців тому +9

    Maskiinta shaqaalada ah iska daaya wiilkiina dahabkii qaataye

  • @AyanAli-gh2kp
    @AyanAli-gh2kp 6 місяців тому +8

    Gormay jariyad cay noqoday wa nag xoogeda shaqaysanaysa tugsan mayso samiro bayo horay usoco ❤naya gabadha ka dhamow abdishukri nin raga wan ku wata bili adan nimada bu wax ka yaqan wa ku wata lipax from nairobi❤

  • @sulekhacabdiqani2118
    @sulekhacabdiqani2118 6 місяців тому +4

    Gabdha miskinta iska daya

  • @FaisaDhahir
    @FaisaDhahir 4 місяці тому +1

    15:38 why do they all have a maiden in house in Kenya.. i heard Kenya worker abouse children while parents not home 🏠 because the wife abouse employee n it put kids in dangerous . If you treat them nice they second mother to kids

  • @shukriyaMohameed
    @shukriyaMohameed 6 місяців тому +3

    Inan caan naqda rabaa 😩

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 6 місяців тому +4

    Tacadigaasi.wuu ku badan.yahay hablaheena danyarta ah

  • @Ifrush-l8o
    @Ifrush-l8o 6 місяців тому +6

    Islaamahaan East uwada ek maxy ahaayen😂

    • @SaaraAakil
      @SaaraAakil 6 місяців тому +1

      Waa East hooyadi iyo East eedadii 😅ana East. Walashi ahay 😢😂

    • @CadeBagare2024
      @CadeBagare2024 6 місяців тому

      😂😂😂​@@SaaraAakil

    • @AabahaKhibradda-qi5co
      @AabahaKhibradda-qi5co 6 місяців тому

      ​@@SaaraAakil😂

  • @Amina-m3h
    @Amina-m3h 6 місяців тому +3

    Habar aan xishoonayn ayaan arkaa waa mxy gogosha oday laga qaaday wxsu dhaqan heer baadiya ma aha

    • @Ifrush-l8o
      @Ifrush-l8o 6 місяців тому

      😂😂😂 wuxu inay jiliintahy ma iloowda😂

  • @KalBashir-y2k
    @KalBashir-y2k 6 місяців тому +5

    Maskiinad waa aduunyo 😮😮

  • @Almascudon
    @Almascudon 3 місяці тому +1

    Wllhi waa ooyay c/shukri wiil fcn

  • @faadumohaashi9427
    @faadumohaashi9427 6 місяців тому +4

    Aaadkfooolxun

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 6 місяців тому +2

    I aamina mumtaas cabdishukri baa dhaley

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 6 місяців тому

    WAXAAD GARANI GUURSO
    WAXAAD GARANI HALAGUU DHALEE
    maah maahdaasa ABDISHUKRI ku dhacdaye sorrrrry

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 6 місяців тому +3

    Aduunyooy Alle Ku qabtey adoon baa saar la tagey gabadhan way kaa sharf bdnthy😢😢

  • @munaabdi4240
    @munaabdi4240 6 місяців тому +1

    maxay tahay sariirta, Odaygii reerka iyo Islaanti Sodohda halka sariir kuwada seexanaya.

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 6 місяців тому +2

    Waxan layabay dadkan réer badiyaha ee sida xun uu dhaqmaya dhaqanki ayey meel kaga dhacen réer baadiyihi lagu yaqanay dhaqan fican ayey cebeyen From djabuti
    Team qasal ramadan karim dhamantin

  • @ZaamZidra
    @ZaamZidra 6 місяців тому +2

    Mardhow odayga guriga walaga saraya godkisa biyo uguso galeen😂

  • @maymunamohamed1687
    @maymunamohamed1687 6 місяців тому +2

    Sacdiya is ilaali hodan waxay kugu soo noqoneysaa inay minka kala baxaan oo umul khayr loo geliyo

    • @XaawoDaahir-d8n
      @XaawoDaahir-d8n 6 місяців тому

      😂😂😂😂😂😂 ma sheege mrka 😅maymuuney😊

  • @Abshirohassan872
    @Abshirohassan872 6 місяців тому +2

    Gabadhan waay iga ilmeysiisey😢😢

  • @masertoy2328
    @masertoy2328 6 місяців тому +2

    Sacdiyo is not easy 😂😂😂😂

  • @kawzarjama
    @kawzarjama 6 місяців тому +2

    Reerkan xun daya gabadha shaqalaha

  • @HaniitaCabdiraxmaan
    @HaniitaCabdiraxmaan 6 місяців тому +2

    Sacdiyo is not easy 😂😂😂

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 6 місяців тому +1

    Asc Asxaata Ruwaayadan Reer ba reer alla saar miyeey mareey saa xiligaan waa Maskiin leeys waxan cd. Cakiran beey mareey saa Gabar iyo Dahab, Asxaabeey meel ku sheega hee.

  • @khalidjamac5629
    @khalidjamac5629 6 місяців тому +1

    riwaayadda sida kale waa u wacantahay reer baadiyihii baa waxaa ka dhigtii wax dhaqan xun dadka waa maxay gabadha sodogeed toosinaysa soo tay gabdhaha baadiyaha ahaan jireen gabdhaha dhaqan waanagsan

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 6 місяців тому +2

    Wiilkaga qatay dahabkagii eemaskiinta iskada

  • @nawaalsaid2915
    @nawaalsaid2915 2 місяці тому

    Inanta yar ee umalkhayr isku dhadhajinayso cabdi shugribaa dhalay 😂

  • @AnwarMaxamad-ms3zn
    @AnwarMaxamad-ms3zn 6 місяців тому +1

    war ruuxu naxariisdaranaa labadaba way kaladaranyihiin

  • @Intisarcreates
    @Intisarcreates 6 місяців тому +2

    Horta musalsalada soomalida mxa gabdhaha shaqaalaha loogu bahdilaa😢😢😢

    • @amalyusuf1210
      @amalyusuf1210 6 місяців тому

      Musalsal wuxu Ka turjumaya bulshada an ku dhex nolnahay, Marka bulshada dhexdeeda wayku dulman yihiin gabdhaha shaqalaha

    • @anabellarobleh1077
      @anabellarobleh1077 6 місяців тому

      Musalsalka mahane wa xaqiqo jirta oo dadka qar badan oo Allahi aburay ilobay aya si xun ula dhaqma gabadha shaqalaha waa ayan daro dadkena somalidu inay sida uu kibran

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 6 місяців тому +2

    Xikmad socota

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 6 місяців тому +1

    Reerkaan ooiglan uweyn war balaayo idinkey idunku jirtaa wax hubsada

  • @FaisaDhahir
    @FaisaDhahir 4 місяці тому

    16:26 who cares how she's doing 😂😂😂 boy your joke 😂😂 if that my mom all hell will lose . My first question is why the fck she is crying not hi

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv 6 місяців тому +1

    Qisadaa gabadha shaqalaha guriga ah waa tusaale fiican gabadh walboo guri ka shaqeysa naagha guriga joga sidaaa bay u dhibaan ilaa kuwo alle u naxariistay mooye

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 6 місяців тому +2

    Kkkkkkkkk

  • @MaryanBashir-k6u
    @MaryanBashir-k6u 6 місяців тому +5

    Waxaan fahmay cabdi shugri uurka uuraadinayo waa tiiyarad eee hooyo iiraadiyo aabo iiraadiyo dhahaysay ee imulkhar haysatay

  • @khadramahamedelmi8672
    @khadramahamedelmi8672 6 місяців тому +1

    Sacdiya dhaqan xumidaa odayga maxaad Sariirta uga kicisay

  • @KhadarXayo
    @KhadarXayo 6 місяців тому +1

    😢😢😢😢😢😢😢👍

  • @GARAADFARXAAN
    @GARAADFARXAAN 6 місяців тому +2

    Waxan salamaya af hayeen ka Riwayadan mudane Cabdi shugri maxamad jamac qasal

    • @Qasaaltvdrama
      @Qasaaltvdrama  6 місяців тому +1

      Garaad Farxaan

    • @GARAADFARXAAN
      @GARAADFARXAAN 6 місяців тому +1

      ​@@Qasaaltvdrama Big legend waxan kasosalamaya kakumo Kenya teamka dhaman igusalan sxb

  • @abdulgaadirahmed9219
    @abdulgaadirahmed9219 6 місяців тому +1

    Qeebtaan caawa iyo qeebtii 10 waa labo qeybood

  • @FarahAwed-jw9hf
    @FarahAwed-jw9hf 6 місяців тому

    Kkkkkkk War sacdiya reer miyi maxay odayga qado uga dhigtay

  • @UmmuAyoush26
    @UmmuAyoush26 4 місяці тому

    ilaahow biniadam hanoo baahinin specially naag somali

  • @muniiroxassan5599
    @muniiroxassan5599 6 місяців тому +1

    Midan mxy u af adag thy😢

  • @WaliFaarax-bp5bd
    @WaliFaarax-bp5bd 4 місяці тому

    Tuug weeye maxamed aamiin hoyadiina way indho la dahay

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 6 місяців тому +2

    Rer keya xuma

  • @Salman-h6t7e
    @Salman-h6t7e 6 місяців тому

    Baala kugadaay naag kibitbadan neecbahay

  • @MohamedmohamudShuriye-ph7kl
    @MohamedmohamudShuriye-ph7kl 5 місяців тому

    Wlhi gabadhan yar wey iga ilmaysiisay sorry

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 6 місяців тому +2

    Walee odaygii godkiisa aa biyo ugu soo galay

  • @SalebanFaleemo
    @SalebanFaleemo 6 місяців тому +1

    Zxipo yal waa idin salmy walalayal ayantan umulkhayr meeday indhihii wakabasaasne ❤

  • @mohamedsomali2229
    @mohamedsomali2229 6 місяців тому

    Odaga waa lagen ariga yay dawaco kaa cunin kulahaa

  • @FaisaDhahir
    @FaisaDhahir 4 місяці тому

    1:54 the devil take over the house 🏠🏡

  • @MedOsman-sn4il
    @MedOsman-sn4il 6 місяців тому +1

    Okay 👍

  • @mahamedwali8730
    @mahamedwali8730 6 місяців тому +1

    Waa sheekadii ugu qosalka baneyd

  • @LuulYuusuf-q9m
    @LuulYuusuf-q9m 6 місяців тому +1

    Cabdi shugri cosoble😂

  • @LuulYuusuf-q9m
    @LuulYuusuf-q9m 6 місяців тому +2

    La soo dhakhsada plz🙏🙏

  • @munahussein-rv3zs
    @munahussein-rv3zs 6 місяців тому +1

    Dahabka amiin xaday ana arkayay 😂😂😂

    • @Aybmhm
      @Aybmhm 6 місяців тому

      Maya gabdhaa xaday😂 Qaybta xigta aan sugno😂

  • @FaisaDhahir
    @FaisaDhahir 4 місяці тому

    4:08 gold digger kkkkkkkk

  • @Hamdi-wy6yg
    @Hamdi-wy6yg 3 місяці тому

    Hhhhh doqonsanaa😂😂😂

  • @SanaxJabra
    @SanaxJabra 6 місяців тому

    Abdishukri legend weyn guulyso wll

  • @RaadiyaKhadarsiciith
    @RaadiyaKhadarsiciith 6 місяців тому

    Islaantu waa badawad😅😅😅😅

  • @CiraxmanDhakafar
    @CiraxmanDhakafar 5 місяців тому

    𝙡𝙞𝙠𝙚 𝙞𝙨𝙖𝙧𝙖😢

  • @RaadiyaKhadarsiciith
    @RaadiyaKhadarsiciith 6 місяців тому

    Mis kiin jaariyada

  • @mahamedwali8730
    @mahamedwali8730 6 місяців тому +1

    Kkkkkkk😂

  • @BadriMahamed-h6s
    @BadriMahamed-h6s 6 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AyaanMaxamud-qy6lt
    @AyaanMaxamud-qy6lt 3 місяці тому

    Wa zax❤❤❤❤❤

  • @XasanCalisiyad-v2h
    @XasanCalisiyad-v2h 6 місяців тому

    Meye

  • @FsjejdgGhej
    @FsjejdgGhej 6 місяців тому

    Mamada c.shukri wa qof akhlaq leh masha Allah

  • @nimcosiciid1739
    @nimcosiciid1739 6 місяців тому

    Cabdi shukri qof ilahay karameyay ❤

  • @SuhaybMaxamuud-h9k
    @SuhaybMaxamuud-h9k 6 місяців тому +13

    first comment 🎉❤

    • @abdirahmanahmed3599
      @abdirahmanahmed3599 6 місяців тому +1

      Riwaayadiii haday xumaatay mulkhayr inkabaxdo marabou oo xaynoosh laga furo

    • @LuulYuusuf-q9m
      @LuulYuusuf-q9m 6 місяців тому +1

      Mar horaa laga furay ee riwaayada intii hore soo daawo😂

    • @BashiirMuuse
      @BashiirMuuse 6 місяців тому

      😊😊😊😊​@@abdirahmanahmed3599

  • @YassirAli-f9q
    @YassirAli-f9q 6 місяців тому +3

    Manta wa leyga horeya 😅

  • @axmedboos6596
    @axmedboos6596 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @AyaanMaxamud-qy6lt
    @AyaanMaxamud-qy6lt 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedmusebudul7709
    @ahmedmusebudul7709 6 місяців тому

    Asc rer qasal waxaan odhan lahaa waxaad kusoo kordhisaan qadro iyo xaajigèda guriga xoog hakuqabsadaan markaasey ogaanayaan umulqer hadalkeedi kusoco

  • @RaadiyaKhadarsiciith
    @RaadiyaKhadarsiciith 6 місяців тому

    77

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 6 місяців тому

    Ordi dolalo tagay waa dhikaas xaqiq da manta jirta wye dhalinyaroy gurka noca ah iska ilaliya

  • @Ubahyasin-i9f
    @Ubahyasin-i9f 6 місяців тому +2

    Cabdishugri orgi doolalatagay😂😂😂😂😂😂 balayankuraranay

    • @Aybmhm
      @Aybmhm 6 місяців тому

      Orgi Doolaala Tagay😂😂😂Aa

  • @caaliyacarfoon5263
    @caaliyacarfoon5263 6 місяців тому

    Cabdishukri best actor ❤

  • @Fadumo.Siciid
    @Fadumo.Siciid 6 місяців тому

    Qofta shaqalahaa meel ban ku arki jiry 🥺😅

  • @Moussaabdiomar-c5w
    @Moussaabdiomar-c5w 6 місяців тому

    Waryaa cooonkaaa hablahaa somaliyed ceeb male ee ha cayin magacaka abdi xalim ee haa cebayn hablaha❤

  • @Fardawsacc
    @Fardawsacc 6 місяців тому +2

    Adhiga ayy wadacadu kaa kunin😂

  • @leylocismaanmaxamuud4567
    @leylocismaanmaxamuud4567 6 місяців тому

    Odey xaynosh iyo khadro isku indho ekaa kkkkkk

  • @fadumosiciid3605
    @fadumosiciid3605 6 місяців тому

    Abdi shukri shaqalaha ku qabso

  • @amuun9967
    @amuun9967 6 місяців тому +2

    Ree badiyuhu dhib badanaa😂😂😂

  • @sacfaransusaan7233
    @sacfaransusaan7233 6 місяців тому

    Wa ka dilin hdii adan noqon aabe ficaan😂

  • @RaadiyaKhadarsiciith
    @RaadiyaKhadarsiciith 6 місяців тому

    Mis kiin jaariyada😂😂

  • @RaadiyaKhadarsiciith
    @RaadiyaKhadarsiciith 6 місяців тому

    Mis kiin jaariyada

  • @XasanCalisiyad-v2h
    @XasanCalisiyad-v2h 6 місяців тому

    Tuug 2

  • @Faatiyusuf-py6ib
    @Faatiyusuf-py6ib 6 місяців тому +2

    Waar caawa waaxay tan ilaahayba dheesha uhaysata acuudu bilaah

  • @SulekaAbdullahi-p6l
    @SulekaAbdullahi-p6l 6 місяців тому +2

    Waxaan ahy qofkii labad❤❤❤❤😊

  • @SalmaCabdi-y4h
    @SalmaCabdi-y4h 6 місяців тому +2

    Mahad sanidin❤

  • @CabdikariinCabdiqaadircali
    @CabdikariinCabdiqaadircali 6 місяців тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 6 місяців тому +1

    Wallahi xaqiiqdii Ayn U ooyey Abdi shugri gabdhaan meeshaan kadir

  • @naciimoabdikadir5558
    @naciimoabdikadir5558 6 місяців тому +2

    ❤❤❤❤

  • @maryanbashiir3033
    @maryanbashiir3033 6 місяців тому +1

    Naa waxan waa maxay😂

  • @IdirisIsmail-l6q
    @IdirisIsmail-l6q 6 місяців тому +2

    Haynoosh waxabaa qabsaday 😂😂😂😂

    • @sadikhassan-xf3yd
      @sadikhassan-xf3yd 6 місяців тому +1

      Gurigii oo lahaa waxaa ka dulqaaday rer badiyo ody xaynuush macsalaamo no wife & no house 😢

  • @sihaamdagan6122
    @sihaamdagan6122 6 місяців тому

    Shanta waqti shaqfir😂😂

  • @somaliisone3036
    @somaliisone3036 5 місяців тому

    Waar waxani filimba maaha waa filim lays wada hystoo lays wada yasayo bisinke 😂😂

  • @SOMBOYDSHIRE
    @SOMBOYDSHIRE 6 місяців тому

    Yarkas dahabka hoyadis kaxaday wa tug runti aniga waxa laishegay in u wiligis tug ahaa filimka kahor xita😢