Waligey Riwaayad ka fiican ma dawaan ,luuqada Soomaaliga ee lagu hadlayo waa lahjadii Soomali oo dhan ka dhexeysay , qof aan fahmeyn majiro, microfonka maqalkisa oo aad loo maqlayo waa Nr. One , Waad mahad santihiin dhamaantiin Thanks!! ❤
War heedhe ruwaayada aad qurux bdn ma abwaan geesi intii uu noolaa miyaa la duubey mise waa walaalkii la.dhashey wax ii sheegan indho xumaan la fiirsan lahaa
Waligey Riwaayad ka fiican ma dawaan ,luuqada Soomaaliga ee lagu hadlayo waa lahjadii Soomali oo dhan ka dhexeysay , qof aan fahmeyn majiro, microfonka maqalkisa oo aad loo maqlayo waa Nr. One , Waad mahad santihiin dhamaantiin Thanks!! ❤
allaha u naxaristo Abwan geesi wilkan wa walalki ayan uu maleyey codka xata wa isku mid
Waa walalkis
Wan yaby asigana ma ahn maxa qaldn is dhhy
Ma, allaah wiilashu wey isu egyihiin midkoodna apwaan geesi allaha unaxariisto ayuu u egyahay
Allah unaxaristo abwaan geesi
Ninkaa bashiir Allah naxariistee abwaan geesi ueekaa hadalkiisii iyo aragtidiisaba ma ila aragteen
waa walaalo
Walalkii weeyaan alle ha u naxariisto abwaan geesi
Haa waakula arkaa
Manta waa jimco aan u duceyno AUN abwaan geesi 🤲
Mashallaaha Labadan Wiil Ee La Dhashay Aun Cumar Abdiwahid Adan (Abwaan Geesi)😢Codka Iyo Aragtida Walaalo Iskaga Dhow Ma Arkin😢 😢
Walal labada wiilba miyay ladhasheen Allah hownaxariiste Abwaan geesi
@@khadijac9841walaahi anigo keliya fiirsanaayo ayaan waxaan isweydiiyey talow wiikani ma abwaab geesi buu la dhashay hadalka muuqaalka maashaalaah ilaahey ha u naxariisto abwaan geesi xasuus buu na geliyey wiilkan
Allaha unaxariisto abwaan geesi😢😢
Allah.naxariis jano.haka waraabiyo inti dhimatay inta noolna alle ca cafiyo inta xanusan.alle ha caafiyo❤🎉😢
Naxariistii jano alle ha ka warabiyo abwaan geesi slla yaa rahma
Amin
Aamiin 😢
Allow unaxariiso Abwaan gesi wiilashan walaladiis miya Riwayad wala bilash masha Allah waa dad wada faniya wan idin tagera mahad sanidiin ku ligiin 🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
Allah ha u naxriisto Abwaan geesi haa waxaan filaya Waa walaa kii xata cudka way isu eeg yihhiin
Amin
Alla wiilashan abwaan geesi midaa u eg ilaahey ha’unaxariistee
Ax waaba naxee abwaan geesi allah ha uxariisto
Walaahi waxaan xasuustay walaalkeen CUMAR ABDIWAHAAB Markaan arkay Xamse mooye wiilka kale
Walaalayaalow usoo duceeyay Abwaan geesi iyo dhamaan intii muslim ah ooy HOOYADAY MACAAN HAWEEYE Ka mid tahay 😢
walahi waa runta
Ani xate xasuuse ayan galey
Allow unaxariiso Abwaan gesi iyo dhan intii muslimiin Ah oo dhimatay Anagana Allow noga daba naxariiso
Allaah unaxaristo abwaan geesi
Abwaan geesi ilahay haw naxariisto 🤲🤲🤲🤲😢😢
Aamiin 😢
Allah ha u naxariisto 😢 abwaan geesi
Xamse shaacir welcome back bro team wacan wydin tagera inbdn jiroo jooga❤
Alle ha u naxariste abwaan geesi u ekaa wilkan tolow mala dhashtay waa xasuusti o nool wlhi hadow la dhashty m.a
Wula dhashay😢
Abwan geesi ilaahay ha unaxriisto jantul fardouse ilaahay ha ka waraabiyo
Xamse is not easy 😂😂😂😂
Abwaan geesi allaha u naxariisto mataankisa Bashir waaba isku cod eg yihiin xitaa woow mashallah.
Hamse jilitaanka wa ka baxsatay laakin aqlaaqda ilaa li.
Bismilah wab naxy o isidhi ma abwaan geesi baa sonoldy
Ninkaas dsnbe ee wngsani marxuum abwaan geesi ueekaa nimanyahaw allah haunaxariistee
Fadllan kadaaya Marxuumka magiciisa masha allha unaxariste
Alla wiilka yar abwaan geesi u ekaa alle hau naxariistee ma walaalkii baa🤔
Wllo Ruwaayadan io abwaan geesi maxaa iska soo kalaY🤔ifahansii
Ala bashiir uxu uegyahy ala naxriis jano haka warabshe cumar c/wxid abwaan geesi ala hau naxriisto lgama yaqaan wlhi hdlka xta😢
Allah ku naxariiso abwaan Geesi 😢
Illaahay ha u naxariisto abaawaan geesi amba waan mooday
Walahi he resembles abwaan geesi illaahey haunaxaristo even his voice 😢
Wiilkan abwaan geesi aad bu ugu eegyahay allaah haw naxariistee
Subxaanallah, yerkaan marxuum abwaan geesi walaalki miyaa. Allow ku naxariis oo jannada firdowse haa kaa waraabiyo. Wallahi codka iyo muqaalkaba aad bu ugu egyahay.
Haa labaduba wa la dhasheen
Lkn bashiir u sii eeg
Keep going 🎉
Allha haw naxariisto walalken abwaan geesi walalkii oo yar baa so baxy
Naxdin: Allaha unaxariisto wllken Abwaan geesi buu isoo xasuusiyay AUN:Abwaan Geesi❤🙏🏽
Alle haunaxariiste Abwan geesi willkan mawalalkiiba uegaaaa bisinka
Keep going umul Khair fariid 😂😂😂
Keep going dhamaantiin ❤🎉
Wiilka waa abawaan geesi walaalkiis
Wiikan waaba Abwaan geesi oo nool
Ma walalkiisbaa
Mataankiisii
Haa kii ka yara
Teemkaan xamse shaacir welcome back ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wiilkaan waxaan ku xasuustay codkii abwaan geesi ilaahey ha u naxariisto
Wiilkii dhiman jiray u cod ekaaa abwaan geesi
Waa ruwaayad fiican. Wiilasha ma Abwaan Geesi Allaha u naxariiste walaalihiis baa?. Wiilasha way u egyihiin runti.
Allaha u naxaristo Walal cumer iyo walalkay abdiwali
Allaha unaxaristo abwaan geesi 😢
Gabadhan waa midi abwan gesi riwayada lajileysay somhn
2da wiilna wa wllihii la dhashay
Ayada: aniyo aabahaa mxaa naga dhexeeya?
Asaga: Business baa idinka dhexeeyaan oran karaa.💔😂😂
Waa mahadsantihiin bart 2 lasoo dhaqsada
Waa mahadsantihiin bart 2 lasso dhaqsado
Allow Abwaan gesi unaxariiso wiilkan Waa Abwaan gesiyo yar
Ala abwan gesii ban moday bisinka isku eka ❤
SALAAM ALAYKUMA ODAYGANI MIYAANU AHAYN ODAYGII RUWAAYADAHA KINEYA DHIGÌ JIRAY
Ninkan uega abwaan geesi ilahay ha unaxriiste hadalka xata waan naxayba waxan is idhi sowkan abwan geesi
Walahay Abwaan geesi baan mooday
Kan yar 😢😢😢😢 wuxuu na xasuusinayaa abwaankiii
Filimka imaaka ka dava tagayaa maan ogayen
Abwan geesi u ekaaah Allah unaxaristo.
2da wiil kan yar baa abwaankii ruuxa dhigay codka muuqa xamse ka yar baa uga eg alle ha unaxariisto abwan geesi
Yarkaan waa abwaan geesi illaahay haw naxariistee waa mataankiis dabcan xitaa waa isku hadal
Alla qof walpa 7 qofoo u eeg baa ifka jooga waa run show abwaan geesi alle haw naxariiST0 wiil kani saaid buu ugu eeg yhy xitaa hdalka😢😢😢😢😢😢😢
waaa walaalo huuno
Qaybtan riwaayada ugu horaysa dhaqanka somalida lama xidhiidho.
Allhayow u naxariiso abwaan geesi. 😢U eeka ma wallkiba talow m.a shaallh hadu wllkiyahy❤
2 wiil riwayada ku jiraba abwanka walalo yihiin
Koob shaah naliigama cabo ku yeh
Abwan gesi alow unaxariso😢🤲🏻
War heedhe ruwaayada aad qurux bdn ma abwaan geesi intii uu noolaa miyaa la duubey mise waa walaalkii la.dhashey wax ii sheegan indho xumaan la fiirsan lahaa
Alla wiilkan abwaan geesi u ekaa oo u hadal ekaa xamze ma ahee kan kale
Odaygaan waa soo jireen hore riwaayado badan ayaan kadawadey
abwan gesi ayuu iso xasuusiye allow kunaxariiso
Alle ha u naxriisto awan geesi wiilka walalkiis miyaa halka xitaa u ekaa
walahi wan naxay waxan muday abwan geesi
Xamse waa xarabe walahi 😂😂😂 ino sobadi ...Anakuladhimaneya kulaha😅😅😅
Iskadaa eedadaa❤
Wiilkaan iga qariya waa abwaan geesi oo halkan taagan hamze maaha kayar waa lasoo kala jeexay
Xamse hdu ku jiro waa la daawa karaa😂
Wlh abdwangesi u eg yahy codka
Dee aabaha naag buu rabaaye ma naagbaad u noqon
❤❤❤❤wooow
Saaneey uqurx badantee mxaa odoyga dabadhigay
2 wiill midbaa geesi lamooda😢😢😢😢😢 allow kuunaxriisto ell😢
Asc shacir, wad kululeysay howshu,
alle.hla.unlaxariist.ablwaan.geesi
Zxb xmse riwyda 2jeer ba ku cshety mana dawan ewiilka ba la yaby oo iri alle ha u nxrsto abwan gesi waba shogy an
Xamse rufyaansanaaa😂😂😂
Malahaha in uu odayga guursaduu rabaa
Dhalaanki waalidka dhalmada baray😅
Waan sodhawanayat🎉🎉🎉🎉
Buseniss ba niga dhexeya😂
wiilashan ma abwaan geesi ayay walalo yihin way isku eegyihin xita codka ilaahay haw naxriiste
Eebe ha u naxariiisto abwaan heesi lkn ninkan ma walaala ninkan
Gabduhu wallahi dulmanyihiin
Feminist thought
Inaamadan ma wa geesi walalahoodba
Wacyi ahaan ma xumo lkn qaabka matalaada siiba Uu Wiilku ugula matalayo Aabihii ee hada iyo Ficil midna Munaasib maha waan wado khalad.
abwaan geesi sanqool.miyaa?
Hadaad musdaqbal sooraadsatay maxaa odaygan kuukeenay maa nin yar raadsatid
Labada wiil waa kobi caadi ah abwaan geesina waa u egyahiin see cml miyay walaalo yahiin?
War naagtu fiicanaa😢
Bashiir is not eazy ❤❤😂😂🎉😢😢😢😅
❤❤❤❤❤❤
Ayo aya xuun ben waxa ka xun ilamaha ninku dhalay walhi
Abwan gesi ban so xasustay allow u naxriiso
Gees ❤❤❤❤ hamza
Ala wiilka abwaan geesi uegaa😢
ODAYGA asaba gabadha dhuuxeedii dhuuqay xamsow😂😂