Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha ka qabto munaafaqiinta cadowga u adeego aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee ee Allah ha u soo dedejiyo xornimadooda iyo guushooda walaalaha xaq u dirirka aamiin
Walaal soomaali ayadaa isku maqan ayagana waa lagu maqanyahay maanta itoobiya rag soomaali ah ayaa la socdo oo ciidankii leynaayo ee Allah hanaga munaafaqiinta dhexdeena ku jiro ee cadowga u adeego aamiin
@@MaanJamac-i8e walaal Allah ha noo soo saaro dhalinyaro mideeysan ee aqli iyo dadnimo leh ee dalkaan badbaadiyo iyo madax dadnimo iyo iimaan leh aamiin Allah hanaga horwereejiyo munaafaqiinta daba dhilifka u ah ee iimaanka beeley ee aan dhuuntooda aan buuxsamin aamiin walaal dhalintii waxay noqdeen xaabo dabka lagu shito ee Allah ha fahansiiyo dhagarta odeyadaan maxaan cunaa aqligooda noqdey aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha nagu sugo xaqa dhamaanteen aamiin
Guul guul guul soomaaliya and horfadhi.
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha ka qabto munaafaqiinta cadowga u adeego aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee ee Allah ha u soo dedejiyo xornimadooda iyo guushooda walaalaha xaq u dirirka aamiin
Guul guul guul soomaaliya and falastiin and falastiin and yaman
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Acton aniga degan hada
Magdeburg
Iskadaaya hasugaan iyaguna waysugiye allow ugar gaar wa anta khayr naasiriin
Wararkagu torooog ayey noqdeen
NAAGTA BISHAAR AWALBA WAXAY AHAYD GAALAD INGIRIISKA KASOO JEEDA OO AY DADKIISA KU DIRTAY.
Wararka somalida kasoo hadal cidanki somali laxasuuqay kasoo hadal walle somali maanta wxay usocota dhaqanki aay carabta lagu guumaysto in soomalid baa kusoo socoto
Walaal soomaali ayadaa isku maqan ayagana waa lagu maqanyahay maanta itoobiya rag soomaali ah ayaa la socdo oo ciidankii leynaayo ee Allah hanaga munaafaqiinta dhexdeena ku jiro ee cadowga u adeego aamiin
@fartuunmohamed1062 wallo waa runtaa lkn doqonto meeshay is dhigto waa laga faa idayasan hada bad buu usaxiixay hadana dhaliyarad somaaliyad baa laxaa suuqay walle somaliya heer gaari mahayso intee kuhayaan kannwaa isaaq iyo kan waa daarood iyo kan waa hawiye iyon waa dir iyo kan waa raxanweeyn alla noo maqan ilaahyan umadiisa muslim ma hoojiyo manta wxaa halkaa na dhigaya waa siyaa siyiinta iyo odayaashya walli ilaa haxoreeyo walleheen reer falastiin iyo wallheen reer yaman iyo wallheen reer lubnaan iyo wallheen reer suuriy iyo wadnkeena Somali in sha allah umada Muslims guulbeey gaarayaan
@@MaanJamac-i8e walaal Allah ha noo soo saaro dhalinyaro mideeysan ee aqli iyo dadnimo leh ee dalkaan badbaadiyo iyo madax dadnimo iyo iimaan leh aamiin Allah hanaga horwereejiyo munaafaqiinta daba dhilifka u ah ee iimaanka beeley ee aan dhuuntooda aan buuxsamin aamiin walaal dhalintii waxay noqdeen xaabo dabka lagu shito ee Allah ha fahansiiyo dhagarta odeyadaan maxaan cunaa aqligooda noqdey aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha nagu sugo xaqa dhamaanteen aamiin
NOOLUHU DHAMAANTOOD WAY SII YAR YARAANAYAN.
AWALBA KHALAD BAY AHAYD IN MW DAL UU QABO NAAG SHISHEEYE AH OO DAL CADOW AH KASOO JEEDA SIDA BISHAAR ASAD...!!!
Suriyahanooto
Arga gixisada caalamka waa Israel 🇮🇱 🆗
Wargeysyada
Aad wararka kasoo xigsataan oo idil yuhuud baa iska leh waxey isku xayeysiinayaan baana kasoo gudbisaan oo wada faataadhug ah balse yuhuud way jabtey,
Dawladahaislaamkahaoodo
Iskadaaya waadul shaydaan ka amar qaataye
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia 🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺
NAAGTA BISHAAR AWALBA WAXAY AHAYD GAALAD INGIRIISKA KASOO JEEDA OO AY DADKIISA KU DIRTAY.