Subax wanaagsan my bro dhamaan bahda brit S tv Allah ha ku ciriiryo arladiisa Allah ha u gargaaro muslimiinta dhamaan Shukran halyey wa jazaakallahu kheyran
masha allah masha allah ilahow xuuti barakee ilahow quwee reer falistiin. israel allaha burburiyo awoodana allaha kaqaado galada iyo israel musiibo allaha ku rido.
Alxmdulillaah .israaiil.dhaawac ma ahane dhimasho maba sheegan miyaa .sidey u qarinayan wixii gaaray iyo dhimashada waxan ka baqaya in dadka dhan laga waayo israaiil.
Abdixafid waad mahadsantahay sida aad nola wadagtid wararka hufan waan kaga mahadcelineyna
@mohamedabdullahi2410 THANKS
Subax wanaagsan my bro dhamaan bahda brit S tv
Allah ha ku ciriiryo arladiisa Allah ha u gargaaro muslimiinta dhamaan
Shukran halyey wa jazaakallahu kheyran
Waa farxad aan maqlo subaxnimadaan ❤🎉❤❤❤
Alxmdulillaah allaah ayaan haben iyo maalin u baryaa inuu dhaxdoda dabka kaco iyo holac iyo halaag ay isku dhameyan allaaha iga aqbalo aniga iyo inta muslimka ah ba israaiil.waxay qarin waydo oo masiiboiyin waa weyn ah allaaha ku rido oo deg deg ah allaahuma aammiin
masha allah masha allah ilahow xuuti barakee ilahow quwee reer falistiin. israel allaha burburiyo awoodana allaha kaqaado galada iyo israel musiibo allaha ku rido.
Subax wanaagsan A.hafid
Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul islaamka ❤❤❤
Good morning
Xuuti lama hor istaagi karo hadalkeedu waa inuu shaqeeyaa
GAZA marka duqaynta laga daayo ayaan joojinaynaa. Maxaa yuhuudu u diidan tahay
Saxafi weyn cabdixafiid ❤
Afkada caano laku qabay warkan jecliyaa
🥺🥺 ... *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Asc wrwb
Amal.baa.amaanaleh.hadhihin
Amal.waaxarunta.tuugada.eeugu
Weynsomaaliya.waakhatar
ILAAHEEY HAROGO YUHUUD IYO INTA TAAGEERTA oo aay u horeeyaan SII SII MBS KAN xukuma IMARAT iyo MAREYKAN dhulku hala gariiro ilaaheey idamkiisa silac ha udhintee Aamiin
Alxmdulillaah .israaiil.dhaawac ma ahane dhimasho maba sheegan miyaa .sidey u qarinayan wixii gaaray iyo dhimashada waxan ka baqaya in dadka dhan laga waayo israaiil.
Taasi wa run si wanaagsan u garatay hore lo gaalo jabkeda wa kharsata
Cabdi xaafid waa Ku sallaamay subax wanaagsan Saxatahay Nin aqoonle waxay arag ah sidoo kale wixii xun iyo wixii wanaagsan kala garanayaa aqiidadiisu caddahay balse waxa jira qaaq layaal baraha bulshada ka badhaq badhaq dhawda oo aan aqoon iyoaqli wax lagugarto aanlahayn aqiidadoida shaki Ku jira adiga iyo saleeman xaashi waxaan rabaa inaad u aqli celisaan
Muxuun ninkaan sanka ween 1 mar ugu hadli la yahay kuwa ethiopian ka dawada kuwato taa micnaheeda ma fahmi karaan dadka jaahilka ah duli qabiilista ah waayi ninkaan nacalad hakugu dhacdo rabi baa kaga baryay wadankaaga xaqiiqdiisa waxaan aheen Malin walbo ka gudbiya