Ethiopia waxay wada strategy ah inay Somalia la waregto akhirka lakiin taas cid aminsan malahan hada Bada cas baan raba oon weliba militarigeyga so dejiyo kulaha War sanado kadib wey xogeysan kama kicin kartaan wadanka Bada Jabuti waxay u qadan la’dahay waxay aragta somali aan mideysneyn oo isku masqulsan Hadalkas ha laiga qoro
Asc dhamaan bahda horufadhi media gear ahaan xaashi oo ah wiil soomaliyeed aadna ugu dadaala inuu difaaco umada soomaliyeedna ku baraarujiyo inay midooban ilaashadana qadiyada qaranimada iyo jiritaankooda lkn waa dad xanuunsan oo qabiil iyo qabyalad lagu aafeeyay somalidu waxayna dareemidoonan waxad usheegayso markay sida falastiin noqdan dad dhulkooda lagu guumaysto oo xaasaskooda iyo gabdhahooda hortooda lagu kufsado iyaguna ay waayan awood ay kaga hadlan ama ay kufiiriyaan waxa dhacaya
Trump xaalkiisu booto ayuu iska ahaanayaa ninkan keliya wuu hanjabaa
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤
Abii ayaa xasuusiya Kanaalka Banama inuu kuqasado
Mareykanka
Waa karta nola fahmay
😄marekan ma woxo udiidan yahy huudi aya so riday diyaradiina 😃🤣🤣🤣🤣
Ethiopia waxay wada strategy ah inay Somalia la waregto akhirka lakiin taas cid aminsan malahan hada
Bada cas baan raba oon weliba militarigeyga so dejiyo kulaha
War sanado kadib wey xogeysan kama kicin kartaan wadanka
Bada Jabuti waxay u qadan la’dahay waxay aragta somali aan mideysneyn oo isku masqulsan
Hadalkas ha laiga qoro
Waa soo dhawaynaynaa hadaanu nahay reer somaliland garabkaaga ayaan nahay donal trump
Waxaa waa iska sheko ceebtooday qrsanayan Yaman miyaa wataan f 16
Aaway yurubti looga maara weysna mareykan, waa taas ayagii ayuu ku keenkenay markoda aduunyoy xaalka ba😂
Been banadaa
Waa.beenaale.ibliiska.wayn.wuxuu.caa.winayaa.yuhuuda
Wa dagaal dimeed waxa ka socda bariga dhaxee
Waxaad tahay weriye lakiin dhulbahante ama darood ahaan ayaa ku jidanaysa waxan dhegeystay warar aad kaga hadlaysey dagalkii ogadeenka iyo isaaq waad badheedhay mamul ayaad ku shegtay somali lan iyo shabaab waad ficil hinasiday hoyaa anaa wasa dhulbahte