Xasan Adan iyo Aamina Cabdilaahi HEESTA_DAAN_BARI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 жов 2023

КОМЕНТАРІ • 27

  • @Sheydhan
    @Sheydhan Місяць тому +19

    Gaajo ano la dhiman iyo faqrinimo ayaan sheydan dhageysan jirey

  • @wiilhog6788
    @wiilhog6788 3 дні тому +3

    Xasuus aya galay 1976😢😢

    • @somalibuug
      @somalibuug 2 дні тому

      😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @maxamuxasan4186
    @maxamuxasan4186 Місяць тому +4

    Xasan aadan samater iyo aamina c/laahi iyo erayaadii xasan xaaji cabdilaahi xasan ganay riwaayadii dunjacayl

  • @abdul7034
    @abdul7034 Місяць тому +4

    Xasuus qaali ah

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 8 днів тому +4

    Hees xusid mudan mid ka mid ah Xulka iyo Foolaadka heesaha HirgLy heestani waxay qayb ka ahayd riwaayadii ugu heesaha cuslayd ee BIDAARI SIBIQ BAY KUGU GASHAA- 1976 riwaayada waxa curinteeda Lahaa Abwaan Hassan Ganney-: heestan waxa codka ama laxanka u sameeyey Hassan Aadan halka kabanka uu garaacayo GOOBE AHUN Darmoogadana ay tumaysa SHAMSA Cumar AHUN -. Heesta waxa si heer sare ah ugu wada luuqaynaya Legend, Cod Libaaxle Hassan aadan Samatar iyo Aamina Cabdilaahi Xirsi AHUN iyadda iyo intii dhimatayba- Aamiin.
    Erayada heestu waxa ka mid ah sidan.
    AaminaCabdilaahiAHUN
    Daan bari adoo yaal
    Cirkoo doollo ka onkoday
    Beeshoo ah doog raac
    Adna awrta dabar Li'i
    Intooy kaaga daateen
    Labbaddaadi aar dilay
    Dusha waxaad ka raratana
    Kolay tahay dameer hayn
    Reerkii kaa dul guuriyo
    Dariskii wax kugu tara
    Markay dani ku haysaad
    Dadka kala Oggaataaa
    Anna maanta dabacsani
    Nabarka i damqaayana
    Daa'in iyo adaa jira
    Wax dawayn karaayee
    Addigiyo dadnimaddaa
    HassanaadanSamatar
    Addaa doolo iyo hawd
    Deegaanta taalliyo
    Doogga u hawooddee
    Ninkaan daaqsin maqaleed
    Daruuraha ku hoorriyo
    Duleedkiisi ka cabbayn
    Darraankiisii oo madhan
    Xarragana iskaga tegay
    Diiftiyo Jacaylkiyo
    Diihaalka kaa baddan
    Waayahana kaa daran
    Danta hawla Cabbanine
    Addigoo aan igu diggan
    Anna aanan kugu dayyan
    Nabaradda damqanayaa
    Waa dabbar wakhtigu siddo
    Deeqddii ALLE-NA maqan
    AaminaCabdilaahiAHUN
    Duunyada Oo ceel qabad
    Darran cuna kaliishii
    Doqon silic waraabshiyo
    Addoon geesi daafaca
    Midna ceelal-yo u diran
    Xoolahoo daf soo yidhi
    Darka kaagii oo tuban
    Daan gaslahaa waraabshee
    Kii sii dur duurshiyo
    Doobkii wax kugu tara
    Markay danni ku haysaad
    Dadba kala Oggataaa
    Anna maanta debacsani
    Nabarka i damqaayana
    Daa'in iyo addaa Jirra
    Wax dawayn karaayee
    Addigiyo dadnimaddaa
    HassanaadanSamatar
    Koluu daad mareenkiyo
    Dacda nugulku kuu dhaco
    Ama uu dadba U baxo
    Oon lama dareertee
    Ninka WEBBI diraaciyo
    Dur dur maro agtiisee
    Biyo uu u doontiyo
    Dunquruur ka quustee
    Galaan beenyo dari karin
    Duunyana warkeed nacay
    Waayahaana kaa daran
    Danta hawla caba-nine
    Addigoo aan igu diggan
    Anna aanan kugu dayan
    Nabaradda damqanayaa
    Waa dabar wakhtigu siddo
    Deeqdii ALLE-NA maqan
    _DHAMAAD---DHAMAAD.

  • @Senaterbahdon
    @Senaterbahdon  7 місяців тому +3

    Tani waa heesta heesaha somaliyed ❤❤❤

  • @user-if4dp6bx3c
    @user-if4dp6bx3c 24 дні тому +2

    Ok ❤❤❤❤❤

  • @mohamedsufi5702
    @mohamedsufi5702 7 місяців тому +5

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-vt8po9ku6u
    @user-vt8po9ku6u 26 днів тому +2

    Hees hees dhaaftay

  • @ahmedmohen1902
    @ahmedmohen1902 7 місяців тому +3

    2legends ❤❤❤❤

  • @XasanCabdilaahi-m9r
    @XasanCabdilaahi-m9r 6 днів тому

    😢🎉😂❤

  • @user-mdhamac
    @user-mdhamac 15 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Sheydhan
    @Sheydhan Місяць тому +5

    Heesaha dadka heesa xoolaha dhegaha laga sare cuno ribana cuno qamrina cabo ayaan qurbaha la dhageysan gaar ahaan heesaha soomaaliyeed. Sheydan wuxuu dhihi jirey qalqalahda isleh waxba kama lihid waxbana kama garaneysid cabdi oyow

  • @Sheydhan
    @Sheydhan Місяць тому +3

    Iblisna wuy iga suuxin jire

  • @aymanmusic6721
    @aymanmusic6721 21 день тому

    Hees wayn oo wax badan taabanaysa weeye lkn ciyaal sharmo boy waxba kama garanayaaan