Guyaal caashaqii gudhnaa by samatar iyo sahro

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 бер 2019
  • hadii aad rabto inaad aad channel kaaga u sameeyso promotion si u gaaaro dad badan waxaa si fudud kaaga caawin doona Vidiq.com hadaba yey ku dhaafin fursadaan qiima dhimista ah ku dhufo link gaan oo is diiwaangali si bilaash ah
    vidiq.com/Earnmoneywithus7 #QAARAAMI #QAACI #HEESO_XUL_AH
    GEEDI SHAAMBOW STUDIO HOYGA HEESAHA HIRGALAY HEESO QORAN ERAYO SHARAXAN KOBCI AQOONTAADA AFKA HOOYO OO NAGULA CAWEE HALKAAN SUBSCRIBE SAARO GANBALEELKANA FURO SI AAD HADIIBA U HESHO MUUQAALADA CUSUB EE HALAKAN SOO GALINO MAHADSANIDIN
    WIXII TALO IYO TUSAALE AH WAXAAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTAA WHATSAP
    +27688649079
    WAXAAN GACMO FURAN KU SOO DHAWAYNAYNAA CID KASTA OO GACAN NAGA SII KARTA KAYDINTA IYO SOO GUDBINTA SUUGAANTA SOOMAALIYEED
    QOFTA KASTA OO WUXUUN NAGU SIYAADIN KARA FADLAN NAGALA SOO XIRIIRA
    Whatsapp
    south africa +27688649079
    Somalia +25297650065
    America +17153883390
    WAAD MAHADSANTIHIIN DHAMMAANTIIN BULSHADA SOOMAALIYEED
    SUBSCRIBE SAARO CHANNALKA SI AAN KUUGU MAAWEELINO SUUGAAN DHILDHILAN OO AAN LAGA GAYOONEYN
    morning
    by Calinuur Cabdul Dhagabure || Manager of Geedi shaambow studio
    contract. goodirgalow@gmail.com

КОМЕНТАРІ • 113

  • @drmaxamedaxmed4671
    @drmaxamedaxmed4671 Рік тому +10

    Waah waah Eesh callaa Hees Guyaal caashaqii Gudhnaaa Abwaankeenii weynaa Ilahay ha u barakeeyo xikmada iyo hal abuurkee Abwaan xasan x.abdilahi Xasan ganay iyo heesihii gubaaabada ahaa ee Dagaalkii 1977 amxaaro iyo somali galbeed...

  • @khadarmohamed2676
    @khadarmohamed2676 4 роки тому +8

    Xasan magafe haa xasan ganey hargeysuu deggen yahay.
    Xasan xaaji cabdillaahi xasan ganey waa master of somali vocabulary.

  • @ayubjamaali2271
    @ayubjamaali2271 3 роки тому +14

    Nasiibkii gaabin jirey nabsigu beri geed ku xidhay wuxuu gilgishuu dhuftaba gadhkiyo Jiidaba hogaanka .runtii waa hees midho fiican.

    • @najiibosman8861
      @najiibosman8861 Рік тому

      Sxb ayuub heestan oo qoraal ah halkan nogu reeb

  • @miyiraadan7201
    @miyiraadan7201 4 роки тому +14

    Heestan oo dhamaystirin qofki haya fadlan Hala wadaago bulshada Waa Hees aad u qiimo badan

    • @abdullbasidg9371
      @abdullbasidg9371 4 роки тому +2

      Waxad ka heleysa ruwayadii galbeed wey xurowday

  • @mohamudfarah8784
    @mohamudfarah8784 Рік тому +2

    Abwaan Xassan Cabdillahi Xassan Ganey , Nin aan aqoonbaa Iska ah mara ilaahow cimri dheer iyo Cibaado suuban ku sii

  • @abdiwahabonelove
    @abdiwahabonelove Рік тому +3

    28/07/(2022 ayaan dhagesanaya south africa fan waa kiii hora waxa hada socda waa dhiiqa

  • @naasirjaamac
    @naasirjaamac Рік тому +1

    Abwaan Xasan xaaji Cabdilaahi..Xasan Ganay.codadlka Sahra Axmed jaamac iyo xasan Adan Samatar..ruwaayadii Galbeed waala xoreeyay..Heesihii ku jaray ayaay ka mid ahayd

  • @saidismail2854
    @saidismail2854 2 роки тому +1

    Waayo waayo ayey i geeysey heestani waa xusuus aanan ilaabeyn waligeey

  • @muusemohamed2322
    @muusemohamed2322 3 роки тому +5

    Aaway beejka labaad ee heestaan hadaad heyso ii soo dir walaal

  • @mohamedadenabdulle7150
    @mohamedadenabdulle7150 2 роки тому +1

    Samatar iyo sahra 2 fannaan oo cajiib ah oo aan dib loo heli doonin beddelkoodu

  • @naasirjaamac
    @naasirjaamac Рік тому +1

    Geedi saanbow waad mahad santahiin heesaha qaraamiga sidaad noogu soo gudbinaysaa

  • @user-es6jt4nl1p
    @user-es6jt4nl1p 11 місяців тому +1

    waah waah qaadku hadu igu soocdaa

  • @cabdikofee
    @cabdikofee 3 роки тому +3

    Waaw axyaa wadani waxaad baa fan ahaa maxaynu dib udhacnay

  • @cabdiraxmaancismaangaboobe4760
    @cabdiraxmaancismaangaboobe4760 3 роки тому +3

    Waayo waayo

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 3 роки тому +2

    Mirihii x.ganey laxankii a.n.jaangow codka samatar iyo sahra axmed

  • @ciisefaaraxciise8735
    @ciisefaaraxciise8735 3 роки тому +3

    waah waah.

  • @calixasanwarsame9858
    @calixasanwarsame9858 3 роки тому +1

    Axsan talantaali Xasan iyo sahro

  • @somalilandwaamuqadas4405
    @somalilandwaamuqadas4405 3 роки тому +2

    Adeer maskadii Nagi jirtay ayaan na buuxda wali somaaliliaand ha waarto

  • @mustafadiriye6870
    @mustafadiriye6870 4 роки тому +3

    Heesaha heesta aan ugu jecelahay ayay ka mid tahay

  • @saidyasinjama4649
    @saidyasinjama4649 3 роки тому +3

    Waa hees aad uqiimo badan

  • @bedersameey2976
    @bedersameey2976 2 роки тому +2

    Galbeed wa la xoreeyey waarsa gaagixisay

  • @caydaruusshekhahmed686
    @caydaruusshekhahmed686 3 роки тому +4

    Sxb heestan iyo heesta kale ay wada qadan xasan iyo sahra ee tidha gob hadii aad noqoteen abwaanu waxa uu ula jeeday qadiyadi somali galbeed iska hubsada fankana ha qaldiina

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Рік тому +2

    Hees xusid mudan Thanks Bro Geeddi🙏

  • @mahamoudmohamed8259
    @mahamoudmohamed8259 3 роки тому +1

    Hees iyo badh weeye

  • @caydaruusshekhahmed686
    @caydaruusshekhahmed686 3 роки тому +2

    Hooy hooy heesahan qadiyada gobolka xabashidu haysto ayaa iska leh yaan meel kale loola kiicin

    • @somalilandwaamuqadas4405
      @somalilandwaamuqadas4405 2 роки тому +1

      Oo yay xabashi haysataa waar aduunkaan u necebahay xabashida iyagoo waliba na magangaliyay markay soomaali oodhan dhinacnaga noqotay eey diyaarsdo nagu rushaysay maadvtidhashdi soomaliland ayaaleh adeer nin sacad muuse ah oo la dhoho xasan xasji csndilashi (xasan ganay) ayaa iska leh heestan

  • @UmaAhmedMacan
    @UmaAhmedMacan 8 місяців тому

    eesh calaa xigmad abwaan xasan ganay❤ iyo codadkii an dib lo arkayiin xasan iyo sahra AHN😢

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Рік тому +1

    magaca moxamad wa hakad gashay

  • @abdirahmanhassan9612
    @abdirahmanhassan9612 2 роки тому +1

    Hees xuul ah waliba aad uu qimaa badan

  • @galoolmaygaag571
    @galoolmaygaag571 3 роки тому +3

    Geedi shaamow aad baan kuu salamay
    Heeskan original kiisa ama axmed nuur jaango ayaa iska leh mise samatar

    • @hadaltirohadaltiro2761
      @hadaltirohadaltiro2761 2 роки тому +1

      Samatar baa leh

    • @AliHassan-uo2oh
      @AliHassan-uo2oh 7 місяців тому +1

      Hestaan waxaa qaaday samatar waxeeyna ku jirtay dumistii aqalkayga iyo arooskii inankeyga

  • @mustafeahmed2888
    @mustafeahmed2888 Рік тому +1

    Galbaday

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Рік тому +1

    Gerdiga urary galbeed iyo barri guntiis

  • @hazsendeckchannel1464
    @hazsendeckchannel1464 3 роки тому +2

    Heestan siduu uqaaden axmad Noor jaangoo

  • @MoktarAhmed-ed4lo
    @MoktarAhmed-ed4lo Рік тому +1

    Ahmed Moukter

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 4 місяці тому +1

    WAAMA ADREKA MAA CIILIYUNA

  • @xabaalocasodaadmadhedh9
    @xabaalocasodaadmadhedh9 4 роки тому +1

    Galbadaay

  • @ahmednur239
    @ahmednur239 3 роки тому +2

    Galbeed hestu ina cadi ma ahan erayadii xasan ganey

  • @maxamudcabdilahi3062
    @maxamudcabdilahi3062 4 роки тому +2

    Nice

  • @moogemooge3836
    @moogemooge3836 3 роки тому +2

    Mmmmm

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 4 місяці тому +1

    GABAR UDHALATAY

  • @HelloHello-ht8rj
    @HelloHello-ht8rj 3 роки тому +2

    Saxane
    Abdi

  • @cabdixaaji4461
    @cabdixaaji4461 4 роки тому +2

    Yes

  • @deeqsiburhaan8216
    @deeqsiburhaan8216 Рік тому +1

    Eesh qiyaasak

  • @abdifatahaadan5972
    @abdifatahaadan5972 4 роки тому +7

    Marka hore waxay ku jirtay heestani riwaayadii dumistii aqalkeyga iyo arooskii inankeyga uu lahaa abwaan xasan ganey waxan wada qaadey xasan aadan iyo magool hadana isla riwaayadii uu xasan ganey lahaa ee galbeed waa la xoreeyay ayey wada qaadeen sahra axmed iyo xasan aad sahrana kagaba cod wacan magool heesta

  • @sulatansultan524
    @sulatansultan524 Рік тому +1

    Asc Yaa haya heetan oginal xasan aadan iyo magool

  • @mahadyamaniguudcad2719
    @mahadyamaniguudcad2719 4 роки тому +2

    What a song

  • @abdirahmanmohamed7388
    @abdirahmanmohamed7388 2 роки тому +1

    MUKTR

  • @sirisaac8163
    @sirisaac8163 4 дні тому

    Geedishaambow, waa magac gaal cawaan ahoo najis najis dhalay ah waa xabashi gumayste dilaa ahaa oo taariikh aan la hubin leh

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 роки тому

    Waayo waayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🇸🇴

  • @cabdixaaji4461
    @cabdixaaji4461 4 роки тому +2

    Allowed

  • @amiirnuur6854
    @amiirnuur6854 2 роки тому +2

    Heestan waxaan ku dhagaystay fanaankii jaango ala maxay heestu wanaagsanayd waayo qurxoonaa oo macaanaa from awdal distric quljeed

  • @salansacad
    @salansacad 4 роки тому +4

    Heestan oo dhan waxaa laga helayaa djibouti ii wax kasta yaalaan

  • @abdullahimohamedmohamud5079

    Heestaan oo dhameytiran meel laga helaayo sheega 🇸🇴🇸🇴

    • @GEEDISHAAMBOWSTUDIO
      @GEEDISHAAMBOWSTUDIO  Рік тому +1

      walaal waan goobeey in badan ilaa hadda ma hayo lkn waan haye jiray ayadoo dhan 2014 dib danbana uma arag

    • @user-xb4uh1sh4k
      @user-xb4uh1sh4k Рік тому +1

      @@GEEDISHAAMBOWSTUDIO anaa kuu haayo Zhp

    • @GEEDISHAAMBOWSTUDIO
      @GEEDISHAAMBOWSTUDIO  Рік тому

      @@user-xb4uh1sh4k ma ayadoo ku jirta UA-cam ama web ayaad haysaa mise ayadoo ku jirta aaladaha wax lagu shubto(memory card,telephone,tape......) ayaad haysaa walaal

  • @ahmedbusuri4160
    @ahmedbusuri4160 10 місяців тому +1

    Eeshcalaa hees

  • @hooyo4887
    @hooyo4887 Рік тому +1

    117

  • @ayaanmaxamed918
    @ayaanmaxamed918 2 роки тому +1

    Khurokhuo

  • @osmaanyre5353
    @osmaanyre5353 Рік тому +1

    Acs

  • @Mohamed-yy7kg
    @Mohamed-yy7kg 4 роки тому +2

    Heestan May dhamaystiran tahay mise waxba kadhjman

  • @daadihiye629
    @daadihiye629 3 роки тому +4

    Idoor ader way heesane ma gabyaan ragbaa haysta suugaanta somalida 1 iyo 2
    Idoor daasadahooda ha iska
    Garaaacdeen

    • @daadproduction6574
      @daadproduction6574 3 роки тому

      kkkkk iska dheh

    • @adamalsomali9341
      @adamalsomali9341 3 роки тому +1

      Hada ma nefistay iska duco waliba hadii wax kugu hadhen

    • @turkiosman9684
      @turkiosman9684 3 роки тому

      Imaaweeli weeli Mr dhulus.
      Isaaq way ugu gabay iyo heesaba badan yihiin somali. Ma tirin kartid inta gabayda maanta Hargeysa iyo Burco etc.

    • @turkiosman9684
      @turkiosman9684 3 роки тому

      @@adamalsomali9341 lagama yaabo inuu nin Isaaq ahi uu qabiil iska maago. Waa canbaar reerkaa ku taal.

    • @adamalsomali9341
      @adamalsomali9341 3 роки тому

      @@turkiosman9684 aslan kani maaha isaaq waa dhashii faqashta

  • @KISTATV
    @KISTATV 4 роки тому +3

    Heestaan ok dhamaystiran baad u raadiyaa sxb haddii aad heeyso fadlan Soo dhamaystir. Haddaan aniga Soo helana waan kusoo dadaali. Mahadsanid.

    • @GEEDISHAAMBOWSTUDIO
      @GEEDISHAAMBOWSTUDIO  4 роки тому +3

      Heestaan oo dhamaystiran lama heli karo sxb tan ayaa ugu dheer inta hadda la hayo lkn xilli hore ayaan hayn jiray ayadoo dhamaystiran oo USB ku jirta waana waayay mar danbe ayadoo dhamaystiran waxaaana iiga sii daran beydkii aan ugu jeclaa ayaa maqan

    • @mustafadiriye6870
      @mustafadiriye6870 4 роки тому +1

      Heestan dhamstirkeeda mudo raadinayey

  • @cumarabdulqadir4235
    @cumarabdulqadir4235 3 роки тому +1

    Nisibkii waxi jirra ducliyo

  • @gababisaaq2666
    @gababisaaq2666 5 місяців тому +1

    Waa ruwaayadee heestaan????

  • @najiibosman8861
    @najiibosman8861 Рік тому +1

    Heestan oo qoraal ah ya comment ga nogu reeba

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 4 місяці тому +1

    NO

  • @qadaafiayuub6982
    @qadaafiayuub6982 3 роки тому +1

    B

    • @basheabdiqadir8792
      @basheabdiqadir8792 2 роки тому

      Axsan heestan waxayka midtahay heesaha ogo xikmada badan qfkasoomaalig waxaa kujira midho badan naxwa ha ackee a soomaliga waan umayyad celinayaa xasan xaaji cabdilaahi geney

  • @xasanmagafe5780
    @xasanmagafe5780 4 роки тому +20

    Iidoor awoowgiin la gub mxay fanka xikmad kaga tageen.
    Xasan ganey ma noolyay isaaqoow

  • @obsiehdirieh7351
    @obsiehdirieh7351 4 роки тому +3

    Walaal waxan idinka codsanaynaa heestan guyaal caashaqii gudhnaa asalkeedii oo ay wada qaadayeen AHN Magool iyo Xasan aadan
    Riwaayaddii Arooskii aqalkayga iyo dumistii aqalkayga
    Marka I Sahara ay laqaaday waa riwaayaddii Galbeed waa la xoreeyey we fadlan Soo hela

    • @GEEDISHAAMBOWSTUDIO
      @GEEDISHAAMBOWSTUDIO  4 роки тому +1

      Inshallah brother waan soo raadinayaa

    • @cabdiqaadirayaanle8382
      @cabdiqaadirayaanle8382 4 роки тому +1

      Obsieh Dirieh meel aanan ka raadinin malaha heestan originalkeeda magool iyo xasan aadan waana sidaa aad sheegtay waxay ka mid ahayd riwaayadii dumistii aqalkayga iyo arooskii inankayga waana heesta riwaayadaba lagu soo gabagabeeyey Mahadsanid

    • @ahmedzancaani2412
      @ahmedzancaani2412 3 роки тому +3

      @@cabdiqaadirayaanle8382
      Wll way ka khaldantay
      Sahra iyo xasan ba original ah
      Magool waligeed may qaadin
      Heesto dhmysa aniga haya
      Riwaayada ku jirto
      Waa
      Galbeed waa la xoreeyey
      Riwaayadii o dhamaysa hayaa

    • @cabdiqaadirayaanle8382
      @cabdiqaadirayaanle8382 3 роки тому +2

      @@ahmedzancaani2412 waa runtaa wll laakiin markay ku jirto riwaayada galbeed waa la xoreeyey ee sahra axmed iyo xasan aadan wada qaadayaan waa copy oraginaalkeedu waxay ku jirtaa riwaayadaa aan qoraalka sare kusoo sheegay waliba abwaan xasan x.cabdilaahi (xasan_ganay) weydii wuu nool yahaye Mahadsanid

    • @GEEDISHAAMBOWSTUDIO
      @GEEDISHAAMBOWSTUDIO  3 роки тому +2

      Wll riwaadaas oo dhamaystiran haddaad hayso fadlan ii soo dir

  • @Yaasiinaburaasjaamac
    @Yaasiinaburaasjaamac 10 місяців тому +1

    Maaha/xaaalku.suuugaaanta/ha.u
    Afduubin.waxaaa.marjaa.loo.jiley.../balse/waxaaa/ka dhex/iftiinta/mar.walba/duruuufta/shacabka/heysata/sidhaba/taas.iyi.jaahil.nimadada./jirta.iyo.hibada./eebe./ku.galadey/shicib/?/nasiibdarnaa/gurmad////girgor=rogrog?????^^^muxuuu./noqon.karaa./garasho./timi/shaqsiyaad/daacada/hogaanka/hore/marjaluya/jamuuyqda/siwada/jir/a/ugu/adeega/shacaabka/tabistiiii

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 Рік тому +1

    Nice