Maansha allah family aan dar alle u jeclhy ilaahow noo xafid wacdi waano iyo dhiiri gelinba iyo aqoonba waan idiinka faaiideyn abaalkiina ilaahy un baa gudi karo sidaan noogu hagar baxdeen markaan nimco degan barty un baan baraarugey❤❤❤❤❤
Chanaladada kana aad ugu jeclahay waxaana dawada markan rabo inaan nasto ee an buuq u bahneyn markaan shaqada ka imaado kale xitaa waqtiga fasaxa ee an u safro mel internetka ku yar yahay tago isag bas youtube ka dawada shaqsiyan wa mel an kaga nasto buuqa somalida kheyn alaah idin siiyo rer maxamed
Asc waaku salaamay wlashay naciimo ayaantaan waa mashquulay waaku salaamay adiga iyo family dhamaantiin igu salaan maxamed sharaf iyo karaamo buu leeyahay wlalkeen maa shaallah. Ilaahay hawsha haidiin fududeeyo .soo dhawaada wlaalaha cusub
Wcs AbdiMalikyare aad ayaad u mahadsan-tahay walaal soo dhawoow, haa weey dhacdaa marmar mashquul siyaado howlaha Allaha noo wada fududeeyo!
@@aaramoowaamiin wlashay ilaahay dartiis baa idin jeclahay oo aan idiin taageeraa
@@abdimalikyare7940
Allaha ku jeclaado!
الله يحفظكم يارب
Wcs abyo macan queen naciimo❤
Dhaqaalaha wu fiicanyahay
Maasha Allaah Naciimo run sheeg
Maasha"Allaah Tabaarakallaah Allaah Yaxfidakum aamiin aamiin yaa Allaah.
Shukran Jazaakallaah kheyran
Mashaalaah soo barbaar
Masha allah illah ha idin xafido wax badan ayad no faideysay shukran abayo naciimo
Mashaa Allah
Maansha allah family aan dar alle u jeclhy ilaahow noo xafid wacdi waano iyo dhiiri gelinba iyo aqoonba waan idiinka faaiideyn abaalkiina ilaahy un baa gudi karo sidaan noogu hagar baxdeen markaan nimco degan barty un baan baraarugey❤❤❤❤❤
MaashaAllaah Allaha ku xifdiyo!
Mansha allah abyo aniga wankula socdaa sifican
Ayaantaan adiga isahaw waa naga mashquushay wlashay ilaahay shaqada hakula garab galo
Haa, lkn aad ayay muuqaalo faaido leh uga buuxaan ineey ummadda Soomaaliyeed ka faaideestaan!
Muuqaalo badan baa kaafiiday ilaahay walidka iyo adigana madaxiina haka shubo hooyo saynab iyo aabe ilaahay haunaxariisto
Chanaladada kana aad ugu jeclahay waxaana dawada markan rabo inaan nasto ee an buuq u bahneyn markaan shaqada ka imaado kale xitaa waqtiga fasaxa ee an u safro mel internetka ku yar yahay tago isag bas youtube ka dawada shaqsiyan wa mel an kaga nasto buuqa somalida kheyn alaah idin siiyo rer maxamed
Waa mahadsanthy niciimo maalin walba shiido aayan isdhahaa mana sameynin betaraafka alx inga caawa fiirsady vidiogaan wlhi aad ayaan uxanunsanhy walac ayaan ahay daal badan ayan daremayaa shiido betraf iyo liin iyo karonto lkn caawa wankaga mahad celiyanayaa
Haa iska jir!
Mansha allah abaayo mcn team nima subscribe like 👍 ❤❤❤
Habo Qudaarta aad talaajada geliseen daawo halaabista ka ilaa li neyso maa ku darteen?❤❤❤❤❤
Maya
Masha Allah