Atheer warka aad Kenya kashegtey waliba Aden bare waa been abuur ee warka iskasosax .... Mida kale Marka aad war sotabineyso hadalkaatha kadib vedio cadeyn ah keen si uu warkaatha usaxmo thnx
Adan barre hadfii warkaas uu ka soo baxay waa nin dhiig soomaali uu ku jiro Waxaan ka cafin laheen hadalki hadda ka hor uu dhahay naagtii meel aan laga uunsan ka uunsato meel aan laga gubanin ayey ka gubaneeysaa warkaas oo soomaali badan ay ka xanaaqeen
Masha Allah guuuuul Somalia 🇸🇴 ❤
Congratulations Mr president Hassan sheik Mahmud Masha Allah very much keep it up good work 💯🥰❤️💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
Masha Allah Dal Xureye Xadaxwyne Xasan Sheikh Maxamuud Dalka Hormar Fiicano U Sameyay Xafadulaah
Congratulations federal government of somalia Masha Allah very much keep it up good work 💯🥰❤️💪💪💪💪💪💪💪💪💪
Congratulations Mr prime minister Masha Allah very much keep it up good work 💯🥰❤️💪💪💪💪
Aadan Bare Ducaale Waa Geesi Dhiigu Biya Maaha Allah Xafido
Masha aallaah
Good support from kenya defence minister
guul soomaalikya💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗
Guul Adan bare cimri dher iyo cibado suban
Atheer warka aad Kenya kashegtey waliba Aden bare waa been abuur ee warka iskasosax ....
Mida kale Marka aad war sotabineyso hadalkaatha kadib vedio cadeyn ah keen si uu warkaatha usaxmo thnx
Yaa Allah u gargaar dadkayga soomaaliyeed meel kasta oo joogaan yaa allah midee calooshodana midee
Ogadeeeeeen nasaaaaaab nasaaaaaab keep it up good work 💯🥰❤️💪💪💪
Aadan bara docale 👍👍👍
SOO JOOG NINKII LAGA WAAYO SOO JIIFAA LAGA HELAA.
ASC❤😊
Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos
Aderr dadka ha haftina dad gaar ah ayaa ku dewersada magac Somaliyeed
Beenaavo muuse wuu jiri doonaa ishaalah
Warka hordhaca lama hubo
Marhore ayaa lagaqaaday Adan Duale waziirka sidaas kenya.
❤❤❤❤❤
MUUSE GAAL HA LA DILO BAQTIGA......ILAAHOOW KAAS UMADAAS KA WAD.
Soomaliyye toosoo isku diirrsadayee🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💕💕💕💕💕💕💕
XAYEEYSIISKA NAGA DHAAFA HADAAD ROBTAAN IN LA IDIN DHAGEEYSTO
Aadan Barre waxaa ka dhiig badan xagga Soomalinimada ninka la yiraahdo Faarax Macalin soomaali Dana weey jeceshahay Faarax
Adan barre hadfii warkaas uu ka soo baxay waa nin dhiig soomaali uu ku jiro Waxaan ka cafin laheen hadalki hadda ka hor uu dhahay naagtii meel aan laga uunsan ka uunsato meel aan laga gubanin ayey ka gubaneeysaa warkaas oo soomaali badan ay ka xanaaqeen
Somaliland Ethiopia 🇪🇹 la safan doontaa hadii ay dagaal noqoto
Baaritaan ayaa ku socda warka aadan barre dualle. Been ama run?
Wariye iidoor hal gobol labo degmo bey waqooyi ka degaan .wax ay kala goyn kraan ma jiro awdal
Benaale aya tahay
😂😂😂 been been ayaad dadka war uga dhigaysaa waxaaguna waa uun views raadin
hadda ma hadalkii uu sanad kahor dhahay
Faarax macalin
ayaad kadhigaysaa mid uu ADAN barre hada dhahay😂😂😂😂😂😂
Been badanaa
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Aadan barre was laga bedeley wasiirka difaaca
Tankale wuxuu ujeedey dadweynsha NFD oo keliya iyo ogaadeenimo