Xaflada Meherka iyo Guurka Wariye Abdijaliil Osman & Senator Maryam Farah~Nairobi 30th JUN 2024.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • Xaflada Meherka Wariye Abdijaliil Osman & Senator Maryam Farah~Nairobi Kenya 30th JUN 2024.
    Kala Xidhiidh Shirkadda ConnectWave
    connectwave.io/
    info@connectwave.io
    +44 7368 981541
    ©copyrighted material Used.
    ©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and UA-cam
    Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
    wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
    ~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
    Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
    Who I am:
    ~Former Producer at BBC News
    ~STN TV Head of Programs.
    ~Horn Cable TV cameraman
    BACKGROUND:
    ~Mult-Skilled Journalist
    ~Video Editor
    ~Photographer+Videographer
    ~Storyteller
    ~Camera Operator
    WHAT I DO:
    🌍 Event video and photography
    📰 News and Documentaries:
    🎬 Entertainment:
    🎙️ Interviews:
    📺 Subscribe and Join the Community:
    By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
    🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
    Stay connected beyond UA-cam!
    ~abdijalilosman@gmail.com
    +447368981541
    #subscribe
    #share
    #like
    #comments

КОМЕНТАРІ • 171

  • @Abdijaliil
    @Abdijaliil  3 місяці тому +14

    Mahadsanidiin Dhammaan Ehelka iyo Asxaabta Qiimaha badan. Allaha idiin Barakeeyo walaalyaal, waanu idiin kaga mahadcelineynaa Ducadiina iyo tahniyadiina 🎉❤. #Subscribe

    • @Siciid.net-1
      @Siciid.net-1 3 місяці тому

      Hambalyo Hambalyo 😂🎉 bro

  • @garaadnoor
    @garaadnoor 3 місяці тому +8

    Sidii madashaas loogu kulmay Alle haka dhigo kulankooda gurigooda kii u kulmiya dadkoo dhan.
    Alle haka dhigo reerkii lagu nastoo lagu nagaado owlaad kheyr badan kala hela
    Aamiin

  • @HaabiilLove
    @HaabiilLove 3 місяці тому +4

    Masha Allah Hambalyo nin codkiisa aad umacan yahay abdijalil show iyo gabdh aan dar alle ujeclahay oo masaakinta udooda senator maryan faarax oo aan ku bartay daadcadnimo iyo shaqo hufan alaha isku kiin barakeeyo guul wacan walalayaal❤❤❤❤❤

  • @12Hydrocarbon
    @12Hydrocarbon 3 місяці тому +10

    Congratulations Abdijalil Osman. You’re a good journalist.

  • @Ot_Ot20123
    @Ot_Ot20123 2 місяці тому

    بارك لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير
    بالرفاء والبنين ألف مبروك عليكم
    Abdi jaliil wll qolyaha xukuumada Soomaaliya kasocda oo kuleh inaga war wareeg waxeey doonayaan ineey kaa dhigaan wariye biased ah oo afkooda ku hadla ee sidaadii hore waxii xog ah oo wanaag ah ama dhaliil ah labadab soo bandhig hana ka weecanin nahjigaagii hore Sxb.

  • @QaasimmaxudDalqaf-c1d
    @QaasimmaxudDalqaf-c1d 3 місяці тому +2

    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في الخير❤️🤲🏻

  • @FarahyonisAli
    @FarahyonisAli 3 місяці тому +4

    Machallah tabarakallah refer lagu nastee lagu nagado Allaha ka dhigo

  • @ahmedabdirahmanelmi8448
    @ahmedabdirahmanelmi8448 3 місяці тому

    Walaalkeey, saaxibkeey Abdijaliil hambalyo qoyska aad aasaastay allah barakeeyo.

  • @hassanxariif9831
    @hassanxariif9831 3 місяці тому +1

    ماشاء الله بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 3 місяці тому +3

    Masha Allah
    Hambalyo Hambalyo walal ❤❤❤

  • @Ayubaliabdi
    @Ayubaliabdi 3 місяці тому +3

    🎉hambalyo aroos wacan

  • @Sooman-e8t
    @Sooman-e8t 3 місяці тому +5

    Maasha allaah, allaah ha isku kiin barakeeyo, shar iyo shaydaanba allaah ha idinka qabto Aamiin. ( Baarakallaahu lakum wabaaraka caleykum wajamaca baynakuma khayr ).

  • @FadumoAhmed-z3s
    @FadumoAhmed-z3s 3 місяці тому

    Mansha allaah tabarakallaah allaha idib barakeyo wll❤

  • @SacdiyoAxmed-ey1gx
    @SacdiyoAxmed-ey1gx 3 місяці тому +1

    Waxaan uga hamablyo oga dira gabadha kaley naan xilidhebaanad somaliyed nan kataagero hamablyo balayo aan lasokubikaren senator marayan faarax khaahey iyo seged cabdijaliil osaman waxaan leyahy ku wea iso kubarakeyo gabar iyo will iyo caano

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 3 місяці тому +1

    Shukraan xildhibaanadas waa halgamaa aad bey ugu qudbadii ay ugu qudbeesay numberkeeda geesinimo dhamaan shacabka Somaliyed ee Islii Degan tiri numberkeyga waakaa Askarigii idin Dhiba iisoo sheega Waa Salaamayaa Xildhibanada Somaliyed ee Reer Kenya dhamaantood iyo xildhibanad Shukraan❤

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 3 місяці тому

    Asc mashaa allah guur wacan will iyo Gabar iyo caano guurkina hanoqdo mid barakoobo aa miin

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 3 місяці тому

    MABRUUK ALLAHA IDINKA DHIGO KUWII ISKU WAARA DHALA UBAD KHEYR QABA. MASHA ALLAAH AROOSKA DAD MUHIIM AH AYAA ISKUGU YIMID. ❤❤❤❤❤

  • @mohammedkoriohaji-vh1sq
    @mohammedkoriohaji-vh1sq 3 місяці тому +3

    Baarakalaahu ilaahay guri Deen leh ha iidka dhigo cabdi jaliil aad Ayan udhagaysta tv gaga iam from somaali state Goday gacalo 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @SukritiXasan
    @SukritiXasan 3 місяці тому

    yes sheikh cabdi hirsi ❤❤ waa nasab wallahi guuleyso sheikh

  • @MubarakeyMubarakey-rt1tj
    @MubarakeyMubarakey-rt1tj 3 місяці тому +3

    Zxb hanbalyo allah ha isku kiin asturo
    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

  • @MohaHassan-pg7zk
    @MohaHassan-pg7zk 3 місяці тому

    Masha Allah hambalyo sxp wariye runtii saameen leh

  • @MohaHassan-pg7zk
    @MohaHassan-pg7zk 3 місяці тому

    Masha Allah hambalyo sxp wariye runtii saameen leh

  • @AnCmaj
    @AnCmaj 3 місяці тому

    بآرك الله لك وبارك عليك وجمع بينكمافي خير

  • @EngAbdirahmanHaji
    @EngAbdirahmanHaji 3 місяці тому

    Maashaa Allaah

  • @XAWOAbdullahi-z1r
    @XAWOAbdullahi-z1r 3 місяці тому

    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بالخير

  • @abdimusse3377
    @abdimusse3377 3 місяці тому

    Mansha allah hambalyo inader

  • @abdikarinahmed2059
    @abdikarinahmed2059 3 місяці тому

    Hambalyo ayaan idin leenahay pro Abdijalil osman iyo marwadiisa xildhibaan maryan farah

  • @AbdiwaahidMohammed
    @AbdiwaahidMohammed 3 місяці тому

    ما شا ء الله بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما فى خير

  • @subeermohamed3051
    @subeermohamed3051 3 місяці тому

    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

  • @MohaHassan-pg7zk
    @MohaHassan-pg7zk 3 місяці тому

    Masha Allah hambalyo sxp wariye runtii saameen leh

  • @NASRUDIIN87
    @NASRUDIIN87 3 місяці тому

    MashaAllah Tabarakallah barakallahu lakuma wabaraka calaykuma wajacala beynakuma fikhayr/bilkhayr. Waa meher wanaagsan 5 qalmood geela lagu meheriyay senator dhan waxna baratay. Rabi haisku barakeyo ❤

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 3 місяці тому

    Congratulation Saxafi Sare Abdijalil iyo Senotarada Maryan❤Guuleysta Wiil iyo Caano Gabar iyo Caano Ducada Labada Dhinac Allaha Idiin Aqbalo Aamiin ❤

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 3 місяці тому

    Mansha allah

  • @MohamedHassan-fq3rs
    @MohamedHassan-fq3rs 3 місяці тому

    Hambalyo hambalyo ❤❤

  • @Shawrecwali
    @Shawrecwali 3 місяці тому +1

    Congratulations Congratulations 🎊
    Zxpkya abdijaliil show
    Zxp gacaliye ilaahy reerkaaga reer khayr qaba hakaaga dhigo

  • @galaydh2255
    @galaydh2255 2 місяці тому +1

    ILLAAHAY qoys khayr qaba ha idinka dhigo

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 3 місяці тому

    Maash allaah dad sharfa u saxiiba ah baa meesha yimda

  • @abdulhajiahmed8735
    @abdulhajiahmed8735 3 місяці тому +1

    Hadhka galay hurdadu wey xuntahay hoohey !!!!

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 3 місяці тому

    Congratulations Guurkiina Guur Qeyr Gurigiina Guri Nagi Guulow Ka yeel ❤❤❤❤❤

  • @DaudBashir-rb5ol
    @DaudBashir-rb5ol 3 місяці тому

    Maasha allah

  • @AbdulfataxAbdullahi
    @AbdulfataxAbdullahi 3 місяці тому +3

    Hambalyo hambalyo wll Abdijaliil rerka allha kubarakeyo gabadh iyo wiil mataano kurajeynaa

  • @AhmedCali-vw8jc
    @AhmedCali-vw8jc 3 місяці тому

    🎉❤hambalyo cabdijaliil osmaan

  • @abdifatahmohamed6471
    @abdifatahmohamed6471 3 місяці тому

    Masha allah

  • @MohamedNoormohamed-lc4rg
    @MohamedNoormohamed-lc4rg 2 місяці тому

    Social media markad furto ogadeen unbaa hadli oo kuu qudbeyni haduu aroosyahay iyo siyaasad ama tacsiyo

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 місяці тому

    ALLA MAXAA AQLAAQ LAGA SII DHUMAAYAA ILAAHOOW NASOO CELI CULIMO SIYAASI MUTACALIM DHALINYARO WAAYEEL ISMA DHAANTO

  • @raageegal7691
    @raageegal7691 2 місяці тому

    alf alf mabruuk ilaahay ha idin barakeeyo walaale
    wiil iyo caano

  • @cademarwaan1621
    @cademarwaan1621 3 місяці тому

    HAMBALIYO WALL WAXAAN KAA SO SALMA FRANCE 🇫🇷 PARIS FAROM XAMAR

  • @bella_slei1699
    @bella_slei1699 3 місяці тому

    Hambalyo🎉

  • @Xaswawa-rz2et
    @Xaswawa-rz2et 2 місяці тому

    Sheekada Iyo Taarikhda uu Farah ka sheekeyey baaan aad ooga helay.

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 3 місяці тому

    Woow mashaalah waa labo qofoo qiimo badan
    بارك الله لك وبارك عليك وجمع بينكما في خير
    Maryam waa qof soomali nimada jecel

  • @ahmedsaidmire8529
    @ahmedsaidmire8529 3 місяці тому

    Congratulations ❤🎉🎉🎉🎉

  • @Xaswawa-rz2et
    @Xaswawa-rz2et 2 місяці тому

    Alf Mabruk laakin heesta meesha ka saara Inshaallah.

  • @axmeddabacsane
    @axmeddabacsane 3 місяці тому

    Hambalyo wll is calmaday

  • @kiinhasan4287
    @kiinhasan4287 3 місяці тому

    Alfa Mubruk saaxib Abdijaliil Samoow🎉

  • @hamdiabdirahman5702
    @hamdiabdirahman5702 3 місяці тому

    Allahuma Baarik

  • @munahassan880
    @munahassan880 3 місяці тому +2

    Mashaallah guurkiina guur kheer iyo barako wataa allaha idankaga dhigo

  • @aminaahmed6023
    @aminaahmed6023 3 місяці тому +1

    Congratulations for the Groom and the Bride.
    براك الله لك و براك الله عليكم و جمع بينكما في خیر

  • @dhayibxuseein8103
    @dhayibxuseein8103 3 місяці тому +1

    Marka hore hambalayo marka xigto arooska marka soo baxdo sheeko ayaan ku hayaa o arooska ku sabsan

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 3 місяці тому

    MashaAllaah ma anangaran wilka xikmadisa degananta iyo sharafta kamuqatey👏👏👏💯🌷🎉🌷🎉🌷 inu D5 KASO🌷🎉 JEDO🌷🎉🇸🇴👏 MABRUK🎉❤️🌷 MABRUK MABRUK 🎉🎉🎉🎉

  • @JeylaniQulleDuale-is5gx
    @JeylaniQulleDuale-is5gx 2 місяці тому

    War aroos ayad tahaye amuus 🎉

  • @jiir
    @jiir 3 місяці тому

    Congratulations

  • @hisaliartan8227
    @hisaliartan8227 2 місяці тому

    Auguriì isposi tantissimi auguriì concore❤❤❤Concord

  • @ciyeyare6033
    @ciyeyare6033 3 місяці тому +2

    بارك لك وبارك عليك وجمع بينكما في خير

  • @sadamsalimomaromar336
    @sadamsalimomaromar336 3 місяці тому

    Hambalyo wll Abdi jalil lakiise wll aan kuu naseheyo caqdigaan ma,axan mit sax ah waayo waxaa larabaa in uu axaado lafdiga Tazwiij lakiise adiga markii aat aqbaleyse waxaa tiri meherkaasi iyo nikaaxasi waan aqbale sida dartii waxaa lagaa rabey in aat tiraxdo guurkaasi iyo meherkaasi waan ku,aqbale in aat tiraxdo ayaa larabe sida dartii saxiix ma,axa ufiirsada please

  • @MariaAbdul-wy7xt
    @MariaAbdul-wy7xt 3 місяці тому

    Isku waara dhismoo dhaqma masha Allah

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 3 місяці тому +1

    Sanator
    Maryan
    Si dadnimo ku jirto ayey u matashay dadka Soomaaliyeed
    Isla xisaabtankaas wad Maryaneey
    Guurkiina guri khayr
    Wiilal iyo gabdho illaah ha idinku irsaaqo

  • @hassanmuse3873
    @hassanmuse3873 3 місяці тому +1

    great wedding brother Abdijalil and senator Maryamo i wish you the best future

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 місяці тому

    NFD, SSC iyo DDS Somalia ayaa mesha isku arkay Somaliland ayaa ka maqan waryada maxad u marti qaadi waydeen faysal Cali waraabe kkk

    • @Ot_Ot20123
      @Ot_Ot20123 2 місяці тому

      War faysal faaruq marka loo yeerayo ma cidkale oo dhankaa laga casuumo ayaa lawaayay.
      Faysal inagoo reerkiisa ahba uma yeerano ee maxaad umada wanjalaysaa Sxb .

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 2 місяці тому

    Heesta joojiya

  • @Ayubaliabdi
    @Ayubaliabdi 3 місяці тому +2

    Firts coment

  • @Abdullahigaani
    @Abdullahigaani 3 місяці тому +1

    Habalyoo ustadkaygii abdijaliil

  • @wizzshaka561
    @wizzshaka561 3 місяці тому

    Sheekhyada ineysan raali ka ahyn lakayaba heesta labixi🎉

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 3 місяці тому +1

    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

  • @updy952
    @updy952 3 місяці тому +1

    بارك الله لكما وجمع بينكما بل خير ❤❤❤

  • @weedhsameproduction2606
    @weedhsameproduction2606 3 місяці тому

    ninka keliya ee meherkiisa naga soo dhex galay hambalyo sxb hh

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 3 місяці тому

    MaSha'Allaah Allaahyabaarik qoyska cusub ee QaranBile: AbdyJaliil iyo Sanator MaryanFarahKahiye. Guul iyo Baraare.

  • @UsameIbrahim-vx3nt
    @UsameIbrahim-vx3nt 3 місяці тому

    Hambaliyo hambaliyo Abdijaliil waankasodahe lkn ilahi hakubarakeyo sxp reer garissa waxan kulenahnen Gulleso ❤❤🎉🎉

  • @AbdulAli-gy5eg
    @AbdulAli-gy5eg 3 місяці тому

    Hambalyo wariye sare iyo senoterada laba dhalinyaro ah oo hawlkara is calfaday isku waara ubad kheyr qaba oo badan illahay ha idin siiyo

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 3 місяці тому

    Hanbalyo Wariye iyo xildhiban is guursada 2024 ka hor ma arkin 😂 ma buun buuninti ku shaqysiga shaqsi ee rer galbedka ba mase waa qayb
    kamida musuq masuq
    somalida

  • @shakibahmed5470
    @shakibahmed5470 3 місяці тому

    Lakiin grad Abdikalilo ma ahen munasabadi meherkaga inad xayeysis sodhexgaliso xiliyadada kalad xayeysiska lasugulahed

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 3 місяці тому

    Hampalyo Hampalyo Hampalyo
    Nin culus ustaad Abdijaliil osman wariye sare

  • @AminaIssa-q6k
    @AminaIssa-q6k 3 місяці тому +1

    Ameen Yaa Rabb

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 3 місяці тому

    Senator Maryam Hambalyo waayo waxaan u arkaa Iney tahay Qof xil Qaran gudan Kara.
    Sidoo kale odeygeeda ay calmatay waan ISkugu halbalyeynayaa ,anigu Shaqsiyadda Weriyaha waxba kama garanayo , laakiin mar haddii Senator Maryan xulatay labadaba Hambalyo Maryam iyo Weriye Cabdijaliil.

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 3 місяці тому

    HAMBALYO ayaan leeyahay meherka lakiin gabadhaan waa gabar Soomali SUJUU AH MARKA SIDAY SENATOR Soomaaliya ugu noqotay, Shacabka Soomaaliyeedna xaduuda xataa ma soo gudbi karaan? arintaan sax ma ahan.

  • @faizaboos7933
    @faizaboos7933 3 місяці тому

    Mashallah Congratulations,Noqda ku wii isku waara 😍

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 місяці тому

    Habrtani 60sano jirka ah wiilka yar xareysatey oo hadhow ka cararyo marka lagu yiraahdo hooyadaa miyaa

  • @mohamedcarab8730
    @mohamedcarab8730 3 місяці тому

    Masha Allah Hambalyo Hambalyo Hambalyo mabruk Alfa mabruk Allaha iskukinbarakeyo Abdijaliil

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 3 місяці тому

    Congratulation for the Groom and Bride.
    براك الله للك و براك الله عليكم و جمع بينكما في خیر

  • @axmedgaaciyekismaayo
    @axmedgaaciyekismaayo 3 місяці тому

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo cabdi jaliil labadi ubaad khayr qaba kala heela noqda

  • @kaneecgroup
    @kaneecgroup 3 місяці тому

    hambalyo sxb aan kutaxanahay abdijaliil Osman ilaali gabadha maryam farah waa fariid ale kusiyaye

  • @AhmedSheegay
    @AhmedSheegay 3 місяці тому

    Ilahey idin barakeyo zxp lkin mxa wye xafladada xata ma noga faideysane maxa wye falada

  • @cabdilaahiyuusuf2274
    @cabdilaahiyuusuf2274 3 місяці тому

    Abdijalil hamabalyo mudane adiga iyo marwadaada🎉🎉🎉🎉

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 3 місяці тому

    Gongratulstion my bro Abdijaliil ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedbarre2566
    @mohamedbarre2566 3 місяці тому

    Xafladan fair mahn madaama dad qasa la keenay looma dhama.

  • @updy952
    @updy952 3 місяці тому

    Congratulations 🎊 zxb adiga marwada qarankab ❤❤

  • @aragtidahorumarkabulshada8060
    @aragtidahorumarkabulshada8060 3 місяці тому

    بارك الله لكما و بارك عليكما و جمع بينكما في خير
    M.a Walla
    Allaha Isu kiin barakeeyo
    Guur wanagsan Kaaga dhigo I.a

  • @mahs123
    @mahs123 3 місяці тому

    Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo Abdijalil Osman.🎉

  • @BisharAbdi-tb9xh
    @BisharAbdi-tb9xh 3 місяці тому

    Qaranka in Ladifaaca Cidna Looga Heeybeeysan maaya mr Bukhaari

  • @NasraGulaid
    @NasraGulaid 3 місяці тому

    Maxaa culimada music loogu duubay

  • @hamsehalane7154
    @hamsehalane7154 3 місяці тому

    Isku waara❤😂 alla oo gabadhu waa senetor maryan mashallah waa gabadha kaliya ee kanool xil.soomaaloya