FILM SCHOOL!:Sidee Wareysi Loo Duubaa? Maxaadse U Baahan Tahay Camera+Mic+Memory Card+Light+ Lense.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024
  • FILM SCHOOL!:Sidee Wareysi Loo Duubaa? Maxaadse U Baahan Tahay Camera+Mic+Memory Card+Light+ Lense.
    Muuqaalkaan dhameyso Haddii aad rabto in aad duubto wareysi Tayo sare leh:
    Disclaimer!
    ©copyrighted material Used.
    ©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and UA-cam
    © Color luts music and all graphics Motionarrays.com
    Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
    wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
    ~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
    Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
    Who I am:
    ~Former Producer at BBC News
    ~STN TV Head of Programs.
    ~Horn Cable TV cameraman
    BACKGROUND:
    ~Mult-Skilled Journalist
    ~Video Editor
    ~Photographer+Videographer
    ~Storyteller
    ~Camera Operator
    WHAT I DO:
    🌍 Event video and photography
    📰 News and Documentaries:
    🎬 Entertainment:
    🎙️ Interviews:
    📺 Subscribe and Join the Community:
    By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
    🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
    Stay connected beyond UA-cam!
    ~abdijalilosman@gmail.com
    +447368981541
    #subscribe
    #share
    #like
    #comments

КОМЕНТАРІ • 36

  • @Abdijaliil
    @Abdijaliil  2 дні тому +11

    Haddii Muuqaakaan aad wax Ka faaidey fadlan Nagu soo biir oo Kamid noqo asxaabta ku xidhan @@Abdijaliil
    Mar kasta oo ay bataan dadka nagu xidhan waa markasta oo aan soo gudbino Barnaamijyo wax tar leh:
    Mahadsanidiin ❤

  • @ILEYSS
    @ILEYSS 2 дні тому +21

    Mahadsanid sxb You deserve all Somalis to subscribe to you, give us more videos of the important people you are interviewing, thanks a lot i learned a lot from your channel.

    • @Abdijaliil
      @Abdijaliil  2 дні тому +3

      Thanks walaalkey

    • @Samkayrehcffz
      @Samkayrehcffz 2 дні тому

      Legend ifiye meshana ma joogta yaku balamiyy😂

    • @abdiwahab123
      @abdiwahab123 День тому +1

      Ifiye waa ku hayaa ciyaal gobol😂😂😂😂😂

  • @ZahraNoor-z5q
    @ZahraNoor-z5q 2 дні тому +3

    waxaan kuugu imi adoo 20k maantana 106k masha allah horay usoco booweh

  • @MahamedSied-oq1mt
    @MahamedSied-oq1mt 2 дні тому +2

    Waxbadan ayaan kaafaiday
    Guulayso

  • @yusufcodey
    @yusufcodey День тому +1

    Our role model Abdijaliil 👑

  • @AbasAqil411
    @AbasAqil411 7 годин тому

    🎉🎉🎉

  • @maxamedabdirahman8603
    @maxamedabdirahman8603 2 дні тому +1

    Horay usoco geedigaaga cabdijalil

  • @shaqalleh
    @shaqalleh 2 дні тому +1

    Waxbadan ayaaan ka faaiday thanks ustaaaad

  • @murtikaab3671
    @murtikaab3671 2 дні тому +1

    Role model

  • @Mohamudcise
    @Mohamudcise День тому

    Man sha Allah tabaarakallah wll xirfad wanaagsan baad baratay ilahay haku garab galo❤❤

  • @xikmadbile11
    @xikmadbile11 2 дні тому

    Abdijaliil waxaan kaga mahad celinyaa muuqaalada aad nala wadaagtay
    Waxaan ahay arday bilow ku heerka jaamacada sidee heerka youtube ka oo aan wax ku soo gudbiyaa

  • @TacabiyoTacliin
    @TacabiyoTacliin 2 дні тому

    Dadaalka halkaa ka sii wad Mr. Abdijalil.

  • @XasanBashir-t1z
    @XasanBashir-t1z 2 дні тому

    Aad baad u mahadsantahay

  • @salmaankucka3544
    @salmaankucka3544 2 дні тому

    Guuleeyso wllka

  • @GediCabdisamedhassan
    @GediCabdisamedhassan 2 дні тому

    Guulauso zxp❤❤

  • @abdiwelimohammed3004
    @abdiwelimohammed3004 День тому

    Thanks Man❤

  • @SanyareAadam45
    @SanyareAadam45 2 дні тому

    First comment ❤

  • @SanyareAadam45
    @SanyareAadam45 2 дні тому

    First comment ❤

  • @British782
    @British782 2 дні тому

    Guulayso sxb

  • @Mrspeedy-w8c
    @Mrspeedy-w8c 2 дні тому

    Interesting

  • @BosteaAbdiigal
    @BosteaAbdiigal День тому

    Thank you

  • @dkabc6379
    @dkabc6379 2 дні тому

    First

  • @hisiirchannel4531
    @hisiirchannel4531 2 дні тому

    10/10

  • @Mohamedmohfit
    @Mohamedmohfit 2 дні тому

    Sxp waxad no soo samaysaa sida laba muqalad labad camera ku kala dubtay isku editing garayso mahadsanida Usaad 🎉

  • @farhandhameyz1445
    @farhandhameyz1445 11 годин тому

    Mahadsanid lkn waxad inoogu soo xijisaaya color corectionka aad isticmaasho
    adiga oo mahadsan

  • @Abdullahigaani
    @Abdullahigaani 12 годин тому

    Abdijaliilow sxb noso sheeg camera’da ugu wanaagsan e wax lagu doobo

  • @Mohamedstickman
    @Mohamedstickman 2 дні тому

    Mahadsanid sxp wax badan ayaan ka faaiday channel kaga intaan ku xirna markastana waan la socda,xitta haddi notification ka ii soo dhicin maalinkasta waan raadiya si aan u helo wax cusub oo aad soo dhigto,sxpow waxaan ku waydiinaya oo xitta hadad awoodo reply ii soo gasho,sida codka telefoonka ama microphone ka aan ku qabtay ugu dari kara muuqalka isuna yeelan Karan haddalka afkagaga ka soo baxaya iyo codka microphone ka aan ku qabtay

    • @Abdijaliil
      @Abdijaliil  День тому

      Walaal wey fududahaay Muuqaalkaaga iyo Codkaaga si aad isu sarto keliya waxaad ubaahan tahay in aad isla eegayo ama aad Halmar wada bilowdo duubista

  • @maammeee
    @maammeee День тому +1

    Abdaliil Su’aal Maxaa taksiile Somali ah uqaadan wayday , bulshada kugu xiran waa somali , malahayga london baa jogta Somali badan taksiilayal baa halkaa ka xamalata , lacagta maxa iyaga uxijin wayday

    • @Abdijaliil
      @Abdijaliil  День тому

      Uber Adiga ka dooran kartid qofka ku qaadaayo. Iyagaa Isoo diray qofkaan.

  • @maanrizakofficial150
    @maanrizakofficial150 2 дні тому

    Hore u soco @abdijaliil show and @abdijaliil pro 🎉🎉