Xildhibaan Fowsiyo yuusuf Xaaji Aadan"Waan Hambalyeynayaa Guusha Dacwadda Badda"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 жов 2021

КОМЕНТАРІ • 29

  • @sadiaaden3425
    @sadiaaden3425 2 роки тому +2

    Manshaalah gabdhaha fowsia Aden haji halgama weyne runta mideeyo fowsia manshaalah

  • @zeinabmohamud2808
    @zeinabmohamud2808 2 роки тому +2

    Hambalyo Hambalyo hambalyo 12 okt , waxaan ilaahey ka baryeynaa farxad mar walba in soomaali ku noolaato. Dadka xumaanta ka shaqeeya in ilaahey noo soo hanuuniyo oo ay wanaag ku bedelaan , haddey qalbigooda daboolmayna ilaahey naga qabto . Dadka wanaaga ka shaqeeya ee soomaaliyeed ilaahey ha noo xafido , xukunkana allaha nooga dhiibo. Doorasho cadaalad ah iyo qof caadil ah ayaan ilaahey ka barinay. Allaha naga aqballo.

  • @fowsiyagoled9514
    @fowsiyagoled9514 2 роки тому

    💕💕❤️❤️💕💕❤️Fowsiya ilaahey miilxun Kuma dhiigayo vis ku moolow

  • @Muna-xh8hc
    @Muna-xh8hc 2 роки тому

    Xildhibanadan fowzia waa gabar waa qof caqli badan oo ku dayasho mudan. 😍

  • @baashaal6778
    @baashaal6778 2 роки тому +2

    Fowsiya for president 2021

  • @abdulnassermohammed6592
    @abdulnassermohammed6592 2 роки тому +2

    ماشاء الله تبارك الله
    ،،🇸🇴✌❤🇸🇴⚘hidhibaan ,,🇸🇴⚘marwo ,,fosiya haji aadan waxaad tahay geesiyad soomaaliyeed oosharaf iyo boarding mudan sida aad uga⚘ dagaal gashey soo🌊 dhicinta baddeena taariikhda ❤🌊ayay idling gashey adagio lowyer ,,saaxibadaa fosiya ,,waxaad tihiin hablo soomaliyeed oo guul weyn soo hockey allah Haydon daayo ✌🇸🇴🌊❤⚓🌹

  • @bafaanabafaana9223
    @bafaanabafaana9223 2 роки тому +2

    Fowsiyo guul nolow

  • @lukekeller8367
    @lukekeller8367 2 роки тому +2

    Viva she do good job

  • @fowsiyagoled9514
    @fowsiyagoled9514 2 роки тому

    Fowsiya Halkey kaxito qof soomaaliyed baa kaxiga Fowsiya Cissi iyo Sharif iyo cafiimad ku nooooooolow💕💕💕💕💕💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️🇸🇴🇸🇴💕💕✋🙏🙏🙏🤣🤣🥮🥮👍👍

  • @jiilkacusub3019
    @jiilkacusub3019 2 роки тому +1

    Mama insha guul somali oo dhan,,,
    Ilaahbaa mahad iska leh ,..
    Mahada 2 aad dawlada somaliyeed ..🇸🇴🇸🇴🖑🖑

  • @Nasiim_media2024
    @Nasiim_media2024 2 роки тому +1

    Somaliya Hanoolaato

  • @faadumogeesood7937
    @faadumogeesood7937 2 роки тому +1

    Mansha Allah might Allah protect our people and land. Guul to Somalia. Might Allah make you ceel of peace and happiness for all muslins. Ameen

  • @hodanyusuf6240
    @hodanyusuf6240 2 роки тому +1

    Scw adiga dadal badan uu Galay.

  • @fowsiyagoled9514
    @fowsiyagoled9514 2 роки тому

    Cissi kunoolow 💕💕💕🇸🇴🇸🇴💕💕💕🇸🇴

  • @mohamedali2515
    @mohamedali2515 2 роки тому +1

    Hambalyo mamo Fawsiyo

  • @hawohassen3686
    @hawohassen3686 2 роки тому

    Adna foosiya aadan waad mahadsan tahey kii nala jiran la jirna kii naga jiran ka jirnaa guul dawlada somaaliyed

  • @sayidcalimuxumedxadi8075
    @sayidcalimuxumedxadi8075 2 роки тому

    maanshaaALLaah guul guul soomaaliya

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 2 роки тому

    ASC MASHALLAH HAMBALYO Hambalyo shacabka somaliyeed meel Jooganba VIVA Nabad iyo Nolol Viva MW FARMAJO ♥ 👍

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 2 роки тому +1

    Foosiyaay meeye 12 kii malyan ee aad adi iyo xasan sheekh ka soo qaadateen bank neww york ee ahayd lacag dawlada soomaalia maanta taasi waa ta ku ag fadhiisisay basement ka uu xassan sheekh ka qoslayo lacgtaas Maad ilkaha uun xataa ka samaysatid

  • @muqdishaawiofficial6271
    @muqdishaawiofficial6271 2 роки тому

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 2 роки тому

    Thanks

  • @maxamuudxaaji2909
    @maxamuudxaaji2909 2 роки тому

    Dumaashi fowsiyo waa kartidii oo qof ah

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 2 роки тому

    Loool

  • @edildaode2389
    @edildaode2389 2 роки тому

    basaasiintii🤑👹👹 Kenya.

  • @nadifawarsamo5914
    @nadifawarsamo5914 2 роки тому

    Xee gusha tal

  • @NABIIL_SHOW
    @NABIIL_SHOW 2 роки тому

    Tukta ka qawlaysata somali Walaydin soqaban dhawan

    • @abraQolkisa
      @abraQolkisa 2 роки тому +2

      England baa I wasi jirtay caqli mahee dadkaga dhinac karaac. Somaliyi hanoolaato.

    • @hebasacab9324
      @hebasacab9324 2 роки тому

      taa ayee eyagoo graan wayeen ceed adoonkaa oo sheegee kartaa maa gertoo ... waay dayacan-yeeheen waxaad ku garataa maa fahmyaan waxaa lgaa hadlayoo ee calan kaa naceyb kesaa ayaa ka hadleenyaa qooraan hdaad akhreedeed lgamaa qadanyoo

    • @jiilkacusub3019
      @jiilkacusub3019 2 роки тому

      @@abraQolkisa hhhh..
      Habaar qabe