WAREYSI FOWSIYA XAAJI AADAN WARIYE CABDIKARIM CALI KAR 11 08 2014

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 сер 2014
  • SOMALI CHANNEL

КОМЕНТАРІ • 95

  • @abdikassim4256
    @abdikassim4256 9 років тому +13

    libaax ayaa ifuulay mana dhuusin been dheh cali kaaar siyasiyiinta meel ayuu saaray
    waa wariayaha kaliya aan dawado thanks halkaa kaga ahaay

    • @alidheere312
      @alidheere312 7 років тому

      kkkkkkk wlhi wad iga qoslisay thanks

  • @bisharabdi6488
    @bisharabdi6488 10 років тому +1

    Allah ya cizak Saxafi C/kariim, Wariye kula mida Soomaali kuma jiro!

  • @hassansaid5010
    @hassansaid5010 2 роки тому

    fawsiyo xaji aadan, waa qof u jawaabaysa si cilmiyaysan, oo aqoon ku dheehan tahay.👍

  • @mohayare4958
    @mohayare4958 10 років тому +8

    Aad iyo aad ayaa u mahadsan tahay walasheena qaali foziya Haji Adan waa kugu raacsanahay maadama aan ka soo jedo hargesa aniga somali waa mid One Nation, One Religion, One Love, One People, One Flag, One Language, Happy Somali Independence Day to My Somali Brother's And Sister's...SOMALI HANOOLAATO!!!!

    • @fmohamud2237
      @fmohamud2237 6 років тому

      moha yare I wish everyone thought like you by now adunka wax la qaybsanlahayn

  • @yahyeahmed1336
    @yahyeahmed1336 9 років тому +1

    Foosiya yusuf xaaji aadan cilmi qabile alle haku daayo cimri dherer alle ha ku siiyo aqontada ku meel mar

  • @hassansh9315
    @hassansh9315 10 років тому +1

    Mashalh fawsiyo thaks indr ader. Kuwo beenta kaa sheegaya oo dhahaaya lacag ayay lunsatay naarta alaha ku fogeeyo Fawsiyo waa gabar sharaf leh

  • @gaaflecadde6226
    @gaaflecadde6226 10 років тому +3

    Aad iyo aad ayaan uga helay sida marwo foosiya ay soomalida runta ugu sheegtay, damiir daacadnimo ayaa ka muuqata hablaheena mayaqaanaan wax is daba maris inkastoo ay dumar yihiin waxay u baahan yihiin dhiira gelin uma baahna bahdilid.

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 8 років тому

    Wariye Cabdikariin Cali Kaar Waa Nin Culus , Waana Ka Qeeylisiiyey Wasiirada , Waxaana Muuqata In Meeshaas Lacago Badan Lagu Xaday , Yusrne Waxay Muujisay In Ay Wadaniyad Tahay, Kuna Saxsaneed In Ay Isaga Tagto Boobka Ka Socdo Wadanka , Waana Gabar Dhoowratay Sharafteeda Iyo Shaqsiyadeeda Iyo Mida Ummadda Soomaliyeedba .

  • @fowsiyagoled9514
    @fowsiyagoled9514 3 роки тому

    Ilaahey garabkaka Hagalo Fowsiya wan jecelahey❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏🙏🙏🇸🇴

  • @khaatumoguuliyosomalinimo7603
    @khaatumoguuliyosomalinimo7603 10 років тому

    Masha allah, an amazing interview ayu aha. .

  • @bashirhassan6764
    @bashirhassan6764 9 років тому +1

    mansha allaah foosiya walaal qof macquul ah baad tahay allaah hakudaayo

  • @ubahkeyse5350
    @ubahkeyse5350 6 років тому +2

    eedo waxaad qabatay siyaasi qabtay ma jiro allah haku xafido

  • @faizalessadiin1004
    @faizalessadiin1004 10 років тому

    Subxaan .. Runtii Wariyuhu Waa Wariye Cunsuriyeysan Su'aalaha Uu Waydiinayo Badan Koodu Waa Su Aalo Cunsuriyeysan ....

  • @bedelsheikmohamed7421
    @bedelsheikmohamed7421 10 років тому +1

    Noo daayaa gabadheena waa somaliyad wax kasta way istaahishaa

  • @xasan973
    @xasan973 10 років тому +5

    Shacabka somaliland qofkii ay dooran waayaan mugdisho ayuu taga markaasaa xil wayn loo dhiibaa iyagoo ku xumeynaya somaliland

    • @yarkaheerkhatumo2116
      @yarkaheerkhatumo2116 10 років тому

      isaaq dee yaaa rabo inuu wax noqdo

    • @aizaanwer8486
      @aizaanwer8486 10 років тому

      yarka heer khatumo hhhhhhhhhhhhh hada ma cid ba rabta reer konfured

    • @yarkaheerkhatumo2116
      @yarkaheerkhatumo2116 10 років тому

      hadaa maxaa kale kuwasaa waxkasta ogol oo inika isaqoow la inka wayey

  • @ahmedcaraya2085
    @ahmedcaraya2085 4 роки тому

    Maaasha alh hooyo fawsiya waa qof codkarad ah wlh

  • @Gobtechn
    @Gobtechn 8 років тому

    walaalayaal ha laga daayo aflagadada madaxdeena ama waano

  • @ahmeddeeq507
    @ahmeddeeq507 7 років тому

    Illahayow somalia nabad ka dhig waa habeenkii ugu horeeyay een somalia taageero anigo somalilanders waayo hada somaliland la ogal yhy somaliana ha noolato

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 6 років тому

    Cabdikariin Cali Kaar 👍👍👍

  • @zamzamcali5775
    @zamzamcali5775 8 років тому

    mzha allaah mamo

  • @faraxsane3186
    @faraxsane3186 10 років тому +1

    Wariye dheh caadi maaha

  • @AliYusuf
    @AliYusuf 10 років тому +2

    Great interview, but there is one thing Somalis ( and the interviewer, AbdiKarim,who I suspect lives in western countries,) should know, lawyers are extremely expensive and 11%, is not honestly that bad . provided they will do all the work. The money can even generate more than than in interest in a year. What must be guaranteed is that money goes into the right hands..

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 10 років тому

    Somali waa mid, waana jecelahay inay mid noqdaan beeytiri. intaas ayaa iga filan wareeysiga Somaliweeyn inay midtahay ayeey shegtay gabadhaani , wax dhiba kuma arkin wareysiga xaga Somali weyn!
    somai sideey doonaan ha, u qaataan mar hadeey qirtay inay somali mid tahay! somaliyeey warka ha, xumeeynina, xumaan , ma sheegin xaga somali inay mid tahay! xumaan ma, sheegin , eenta iyo buun buunista joojiya somaliyeey xumaan u joog baad noqoteetne! wadankeeni wadankeeni waatan lehe!

  • @abdikadir82
    @abdikadir82 10 років тому

    wuxuu ahaa wareysi aad iyo aad u fican. mahadsanidin labadinaba Kaar iyo Fowsiya

  • @ahmedibrahimhassanhajiali
    @ahmedibrahimhassanhajiali 6 років тому

    No comment.

  • @gashiin5684
    @gashiin5684 10 років тому +1

    alle halaga baqo fowsiya waa taa hadashay ee yusra abraar meeday interview kasta weydiidaaa.

  • @fmohamud2237
    @fmohamud2237 6 років тому +1

    Intelligent 🤓 I lik how she looks him straight in the eye 😏

  • @ahmeddeeq507
    @ahmeddeeq507 7 років тому

    nolow foosiya xaaji illahay haku xafido isha allah hadala cada, somaliland wad qirtay inay jirto

  • @mohamudmohamud8557
    @mohamudmohamud8557 8 років тому +1

    fowzia noolow

  • @gaalodiidabasgaalojabiye3699
    @gaalodiidabasgaalojabiye3699 5 років тому

    Jecliyaa warysigaaga libx

  • @abdiyusuf1368
    @abdiyusuf1368 10 років тому +1

    Foosiya maaha gabadh somaliland ma Tasha waa gabadh la qabo dumarku waa dhaxdiin ee dhalasho maaha waxan ay ka hadlayso oo dhana nama qusaysho hadaan reer somaliland nahay dhab a haantii naa somaliya anagu waan sugayaa waxay noqotaba wanaag iyo xumaanba niman u taagan kii idinka yimaadaba

  • @addowilyaasali8114
    @addowilyaasali8114 6 років тому

    Wariyoow jukhjuqeeynta kadaa fowziyo arrimaha somaliya iyo somaliland dhaxdhaxaad ayeey katahy kadaa su aashaash qofkii wax tara taariiqdaa xuseysa

  • @binyaminahmed689
    @binyaminahmed689 7 років тому

    Niclos Kay xaaskii ahaa Oo Xasan sh furay

  • @Sankaxaaji1
    @Sankaxaaji1 10 років тому

    Wariyaha Si Daacad Ah uma Waydinaayo Wasiirada hadalka mana fiicna in hadalka u sidaa ula dhaqmo qof dumar ah Sharafta ha isaga ciyaarin dheh mise isagana dadka shaaha lo shubay waaye

  • @fmohamud2237
    @fmohamud2237 6 років тому

    This guy has been destroyed 😳 she whooped 👋

  • @modh1695
    @modh1695 9 років тому

    Waraysigagu qof ka bani adam ka o damirka leh wa gubayaa hasa yeshee wxaad waydinysa wax walbo aan rabnay

  • @yummyhammy7547
    @yummyhammy7547 5 років тому

    Waxay qabatay ma idin muuqdaan miyaa? She was the best thing happened to our country . Hogaamiye buuxa waaye gabartan

  • @modh1695
    @modh1695 9 років тому +1

    cakar sxb nin wax badan og bad tahay lkn buug badan akhri si xog dherad ah ad u heshid

  • @adnaali7454
    @adnaali7454 10 років тому

    Fowsiya shaqo fiicanbeeqatay
    Lakiin naag xuunbay xilka udheebtay fowsiya waxay
    Rabtey gabdhaha somaliyeed
    Meelkasobaxan

  • @Tafo775
    @Tafo775 7 років тому

    Mamada Somaliyeed Noolow aqoontii aabaha Yuusuf X Aadan Qaabiile wey kaa muuqata iyo cod karnadii iyo Hal adeygii Somaliland ba

    • @fmohamud2237
      @fmohamud2237 6 років тому

      Mustafa Mo waa dad nool ilahay nagama qaado 😘

  • @yacoubjama2535
    @yacoubjama2535 10 років тому

    Weriyow dhexdhexaad noqo oo ilaahay ka baqa, xildhibaanada xagee loo rari lahaa, fidnada waa laga wanaagsanyahay ha aburina fidno iyo kala fogeyn, waxa munkar iyo caay lagu so qoray halkan wax baad kj leedahay ilaahey ka cabsada

  • @cabdibaasidosman2957
    @cabdibaasidosman2957 10 років тому +3

    edo foosiya iska shaqayso ,wadankaagana iskaga soo noqo markaad u baahato ,noolow

    • @hothozulthan2276
      @hothozulthan2276 4 роки тому

      InzHa AllaH ado nabad qaba kalaY aYeeYo gesi nimo kugu dHan gesinimdada noogu zo labo

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 10 років тому +2

    Good interview, cabdi kariin yusurta la sheegayana dhegta soo qabo oo af muslin iyo mid gaal kay taqaanaba ka soo duub, waayo in heblaayaa waxaa tidhi lasii naaxnaaxiyo waxa ka fiican in heblaayadaba eelkaba dhigtay la interview gareeyo. Mida kale saxaafada xaga midawga u janjeedha sida somali chanel oo kale waxad fooziya ku badbadiseen somalia iyo somaliland midkay tahay. Anagu hadaanu reer somaliland inantaas yes dalkayaga waa kasoo jeedaa laakiin sida dhaqanka iyo diintuba tilmaamayso gabadhi waa dhaxdin. 24 hours albaabada hargeisa waa u furanyihiin as long aa she NOT working for the somalia government. Laakiin buubaa,bayle iyo kuwa lamidka ah waa xidhaynaa illeen yagu xamarna uma dhixine.

    • @yarkaheerkhatumo2116
      @yarkaheerkhatumo2116 10 років тому

      war isaaq dawlad ma noqon karo dee sxb iskadaa qaabiilka iyo wasaqda aad kujirtiine ee dadkina iyo dalkiina wax la qeeybsade viva somali

    • @AbuqaysIzhaqi
      @AbuqaysIzhaqi 10 років тому

      yarka heer khatumo Ilaahay haku shaafiyo yarkow.

    • @HawrarLyrics
      @HawrarLyrics 10 років тому +1

      Waxba ilmada yaxaaska ha saydhin nabad diidyaw xun, sidaasaann kuu karbaashayaa ilaa aad tareenka jamhuuriyada ee duulaya lugaha aad lugaha isugu duwanayso.

    • @abshirabdi1115
      @abshirabdi1115 9 років тому

      jjjjjj

  • @engyariisaw6273
    @engyariisaw6273 6 років тому

    Hrgyza miyaaa lakayee kulahaaa

  • @abrowadani9615
    @abrowadani9615 10 років тому

    Falaadhi gilgilsho kaama go,do , Waxaan layaabanahay hadii Foosiya Haji Yusuf ay ku dhaleecaynayso Yursur Maxaad xoolaha UMMada soomliyeed aad iila dhici wayday .. Foosiya way ku cadahay Musuqmaasaqa iyo Koontada ay ka furanaysay Dubai ee xoolaha ummada lagu shubanayay ,Yusur na talaabo geesinimo le ayay qaaday oo daacadnimo iyo wadanimo le ,UMada ayana markhaati ka ah , Wariye kaar oo kale ALLOW noo badi si qurux badan oo xirfad le ayu u wareystay oo hadal ba ku dhagay Foosiya

  • @baaruudak.b.m1114
    @baaruudak.b.m1114 8 років тому +1

    Habartan Somalilandbay doonaysay in ay cunto wayse la wayday.. SHacab ka xariifsanbay noqdeen shacabka Somaliland codkoogiina way u diideen.. Wataas maantana Muqdisho dhuuqaysa illa hadeerto way dhuuqaysaa

    • @Tafo775
      @Tafo775 7 років тому

      Khaalid Baa afkeeda iyo Aqoonteeda Yaa u gaysay caaac halkaa waa la gaadha dhoore

  • @MrXamaraawi
    @MrXamaraawi 10 років тому

    fowziyo waxeeyd aheeyd howlkar aad shaqo badan u qabatay qaranka,runtii wax aan la hubina in gabadha magaca looga dheelo maaheeyn,yusra waxaan leeyahay ma wanaagsneeyn waa hadaad fashay waxa la sheegayo in aad ala ka baqdo oo aad raali galin siiso walaasha oo kuu aragtay gabadh soomaliyeed oo la shaqeeyn karta qarankan howsha badan u baahan ma ahayn in abaal gudkaa siiso.

    • @mastourihernandez5929
      @mastourihernandez5929 8 років тому

      Adiga niyoow waaba igasoo boday Walahi 😂😂 meelwalba waankugu arkaaa haday noqoto heeso waliba cumar dhuule sxb fardaha nookalaqad

  • @munamohamed5477
    @munamohamed5477 7 років тому

    kkkkkkkkk badi baad ibisen dalkina maku dartay sooqad lacagta

  • @somalinimo7765
    @somalinimo7765 7 років тому +1

    naga aamus dhe damiir laayda kuwa bada gate ayeey qayb katahay lkn aaqiraa war u jiraa. caalamka yaa ka dhaadhici ku yire haday dowlada wax qabato dadkeeda iyo dalkeeda taa ayaa ku muujineeysa waxaa tahay lkn daba dhilif noqo adoo wadan iyo dadba bursanyahay? madaxdaan tuugadaa faanka beenta ayaan ku nacay.

    • @hawayassin7044
      @hawayassin7044 6 років тому

      Somalinimo kkkkk subxanallah iska hadal wax aad hubin dheh wa laga fiicanyahay xaqa Allah ha kutuso fowzia wa ka nadiif arimaha aad afkaaga somarisay.wbt

  • @ahmedshigshigow1242
    @ahmedshigshigow1242 8 років тому

    walodha shawadani ee leyskama dhigikaro wadani

  • @musekhadir4125
    @musekhadir4125 7 років тому

    Yusur abrar waxey ogatey iin fozia iyo dhawr niin ey qorsheysteen xolihii deebada uu yaaley laa dhacoo,oo iyada la iisticmaloo. Wey ku qaldameen hhhhhhh

  • @engyariisaw6273
    @engyariisaw6273 6 років тому

    Hhhh su ashaaa wydiii kulahaa wasarda irimha fowziyo

  • @mdhayirmohamud595
    @mdhayirmohamud595 5 років тому

    Ala waraysi marba siya muxu ahay kkk

  • @khadarmindhayare4189
    @khadarmindhayare4189 4 роки тому +1

    Kkkk

  • @husseinismail2420
    @husseinismail2420 9 років тому

    Wariye soomaaliyeed aan ruta ka gaban kana xishoon guuleyso

  • @muqtarmohamud1404
    @muqtarmohamud1404 10 років тому

    A.s.c Marwa Foisiya xaji Adan waa qof aan ka helay Runtii waxqabadkeedina aan aad ula dhacay hadaay nunahay dumarka somaliyeed waxaa inoo tahay halyeey. ILAAH ha ku xifdiyo insha allah Guuleeso.

    • @aliabdirahman5649
      @aliabdirahman5649 10 років тому +1

      dumarka Somaliyed Maaku Jirta? War Magaca Raga iska dhig xoolo hhhhh

    • @dunioyusuf2345
      @dunioyusuf2345 9 років тому

      Z. ,, W,,,,,,,,,,,HG..LP

  • @yuuyu114
    @yuuyu114 9 років тому

    halkan maxaa qoraal dagaalka dhacay ing. feysal cali waraabe ayaa soo socdo markaa maxaa la dhihi doonaa ing feysal waanwaan ayaa Dowladda kula jirtaa wasiirnimo ah

  • @qadarhuseen4184
    @qadarhuseen4184 10 років тому

    nolow Fowsia

  • @cllahikhalifxirsibulxan
    @cllahikhalifxirsibulxan 6 років тому +1

    kula lahaa sxb ayaan nahay igaad maxa sxb kutahin miyay ku wasaan

  • @qadarhuseen4184
    @qadarhuseen4184 10 років тому

    kkk

  • @mohamedf672
    @mohamedf672 9 років тому +1

    way ka dhacsan tahay continantal shelf

  • @omaribrahim8390
    @omaribrahim8390 10 років тому +1

    Suaalo aad oo ficin ayuu weydiiyaay! Horta Fawzia Yusuf waa tuug la qabtay, iyo maanta talo ma leh. Marwo Yussur Abrar waa in Madaxweynaha dalka loo diga!

  • @kalshaalemedia
    @kalshaalemedia 10 років тому +1

    walee ha la iska hadlo Foosiya waxay qabatay cid qabatay ma jirto

  • @khadarahmed9075
    @khadarahmed9075 8 років тому

    somaliyo dhanba tuuge m oo wadanka xade maxa foosiya idin tusay qof walba wax wuu ka qaata somaliya cidna uma tudho marka ka dacada ahna waba lagu dilaa muqdisho marka hadalka noga daaya inanta

  • @warsameahmed4754
    @warsameahmed4754 7 років тому

    cali kaar kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk dahabkii hantidii ayadaa maamuleeysay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @zaidabdi2638
    @zaidabdi2638 10 років тому

    Anigoo ah reer somaliland tuugnimada lagu sheegay fooziya waan ku faraxsanahay waayo intay somaliland ku xumee is lahayd ayay ceebi ka racday hana ogaato haday wax qabatay iyo hadii ay wax xadayba ama dhaxadin u tahay in abaal loo haynin xumaan mooyaan qudhunka reer konfureedkana ha is bartaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @hassannuur1644
    @hassannuur1644 9 років тому

    Sxbo aan nahay ururka igad kulahaa maxaad sxbo ku tihiin miyeeyku shukaan sadaan kkkkkkk kkkkkkk

  • @gashiin5684
    @gashiin5684 10 років тому

    alle halaga baqo fowsiya waa taa hadashay ee yusra abraar meeday interview kasta weydiidaaa.