Xildhibaan Foosiya Yuusuf Xaaji Aaden oo sheegtay Ballan Fur uu ku sameeyey Madaxweyne Xasan Sheekh

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 лип 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

КОМЕНТАРІ • 29

  • @HamseApdirahman-ur2zk
    @HamseApdirahman-ur2zk Місяць тому +6

    Marka somaliland la aqoonsado iska sharax

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 Місяць тому +2

    GEESIYAD GEESI DHALAY GUULAYSO ALLAAHU MACAAK

  • @user-rx8jz7zu5b
    @user-rx8jz7zu5b Місяць тому +4

    Guleyso inaadeer fosiya Yusuf xaji Adan. Abaha ba leader ayu aha somaliya o dhan education u haysteey.

    • @Gob_gobonimo
      @Gob_gobonimo Місяць тому

      Maaha lagama yaqaan aabbaheed Somalia. Waxa laga Yaqaan uun Burco iyo Hargaysa

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 Місяць тому +2

    Foosiya Yuusuf Xaaji Aadam, waxaan Illaahay ka barayeyaa in ay ku guulaysato Inshallahu bidmilaahi Kariim.

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 Місяць тому +2

    Maad iska cibaadaysato waaba duni aakhir samane

  • @fadumosheekh3193
    @fadumosheekh3193 Місяць тому

    Subxaanallah Subxaanallah mamaamul gobooleedbaaa katirsan jabuuti ama kenya

  • @عامرنبيلالعامري
    @عامرنبيلالعامري Місяць тому

    Sland guul guul

  • @maxamedabdirahman2581
    @maxamedabdirahman2581 Місяць тому

    Somalia iyo Djibouti halkay jaar ku noqdeen wariye ku sheegoow?

  • @Gob_gobonimo
    @Gob_gobonimo Місяць тому +1

    Somalilanderka is mooda inuu muwaadin Somalia ah yahay waa caqli gaab.

  • @Ahmed5166
    @Ahmed5166 Місяць тому +4

    Marka Aad dadkaga iyo dalkaaga amini waydo taas iyo mid ka xunba way kugu dhici maxaad u Daba fadhiisan laba gobol oo somaliweyan ka mid ah adoo u dhashay Somaliland oo ka da wayan

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Місяць тому

      Meel aan tolkaa joogin waa lagu tasoo baaye

  • @fadumosheekh3193
    @fadumosheekh3193 Місяць тому

    Subxaanallah waxa qabmaleh kaas

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Місяць тому +2

    NINKA REER SOMALILAND OO MIDNIMADA BEENTA LAGU MAAWEELIYOW KU QUUS QAADO REER KOONFUR WAXBA UMA OGLAA QOF KA SOO JEEDAA SOMALILAND ILAA KUWA WAALAN EE DHULBAHANTA AH EE DAROODKU KU GUURO BAL WATAASA JEGO WEYN DHULBAHNTE HA LA SIIYO

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Місяць тому

      Ina samatar kan madaxwayne u waashayba sootii muqisho lagu bahdilay kkkkkkkkk foosiyina cod keeda uun ka heshay soomaaliya kkkkkkkkkk

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 Місяць тому +2

    Baga shisheyw kalkaal 😂😂

  • @GQ-sz2xn
    @GQ-sz2xn Місяць тому

    Wa HABAR walan oo wax ka si yihin

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 Місяць тому

    ABAAYO RAGA KA HOR LEEXO HADDII CIDI KU DOORANAYSO 2022 HAL COD OO KAGII AH MAAD HESHEENE WAA IGA TALO MAAHA XASIDNIMO TALO WAAYO JAANISKA AAD OGTAY INAAD HELAYN AMA CIDHIIDHI KU JIRA WALAALKA HAYSTA AYAA LOO QUUDHA

  • @Lagubaray
    @Lagubaray Місяць тому

    Xasan waa nin iskii uxoogsada,oo dawlado iyo dadshiisheeye ushaqeeya
    Kursi baad sheegaysanee dhulkii iyo baadiisaomaliya waa ninka markasta iibsada,S/L leeh anigaa iibin lahayee baada iyo dhulka islasocdee maxad igaga hoormateen,
    Waa ninka usafraa inuu dadka iyo dalkoda iibgeeyo oo keliya,taladiisu waa waan Qadhaabteegey ee idinkuna oordo soo Qadhaabtaa,

  • @HamsaAhmed-hv3ph
    @HamsaAhmed-hv3ph Місяць тому

    That's what happens when laangaabyo [ Somalia , Djabouti ] loo dhiibto hogaanka dalka .

  • @anigaqudhayda4066
    @anigaqudhayda4066 Місяць тому

    Sorry nimaan dawladnimo garanahayn ayyaa ina haysta

  • @BSK24TV
    @BSK24TV Місяць тому

    Waa abaalkaa dhulkaaga joog diidaye udulqaado caashaqa😂😂😂

  • @fadumosheekh3193
    @fadumosheekh3193 Місяць тому

    Sorry Sorry

  • @fadumosheekh3193
    @fadumosheekh3193 Місяць тому

    Waayaab

  • @AAAbdi-eb2of
    @AAAbdi-eb2of Місяць тому

    Baga. Allaylehe.
    Ninkii. Dhulkiisa. Ku. Gefa.
    Waa. Sidaa. Habartaa. Casharka. Loogu. Dhigay.

  • @ismailmahamed
    @ismailmahamed Місяць тому

    Xassan sheekhaw ninweyn miyaadan ahayn waa naxay waxan oo balan furis ihi ader gabadha lagu ciyaaro mise mou gii ayaad ka irisay

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 Місяць тому

    😂😂😂😂 what did you expect you are idoor thee 😂😂😂

  • @runloow2202
    @runloow2202 Місяць тому

    TANAASUL JABUUTAAY
    Ma aheyn in xilligan xun oo Somalia ka dhacsan tahay dunida, dagaallo sokeeye iyo burbur awgeed in SOMALIA ay u tanaasusho JABUUTI.
    Somalia waxa ay qeyb weyn ka qaadatay halgankii iyo xornimadii JABUUTI.
    waxa ay dawladnimadeeda halis u gelisay una hurtay JABUUTI kaddib markeey ogaatay in itoobiya ay u diyaar garowday in ay QABSATO Jabuuti xilligii xornimada.
    Somalia si ay u xagal daaciso damaca itoobiya ayeey dagaal ku qaadday itoobiya cashar la yaqaanna u dhigtay saasna ay ku badbaadday JABUUTI
    Nasiib xumo Somalia waxaa isugu tegey wadamada shuuciga ahaa ee Ruushka, Kuuba, Libiya, Yemen & Itoobiya. Halkaana ka bilaabatay burburkii SOMALIA. Illaa iyo haddana aysan cagaheeda ku istaagin.
    Maadaama ay Wadadii soo kabashada ku jirto waxey aheyd JABUUTI ineey u tanaasusho SOMALIA iyadoo u abaal gudeysa wadankii u huray dawladnimadooda ee
    S O M A L I A.
    Ayna iska deyso cadaadiska ay madaxda Somalia ku hayso oo ay garnaqsato una tanaasusho Fowsiya oo 90% ku guuleysan karta jagadaan dumar ahaan, khibrad, aqoon & kartiba u leh shaqadaan, dib u dhisidda SOMALIA-na qeyb mug leh ka qaadan doonta ayadoo mashaariicda ay xaqa u leedahay ku hibeyn doonta. Dabcan Somalia waxa siyaasiyiintoodu isku heystaan waa la'aan mashaariic horumaineed oo isku filnaasho gaarsiin lahaa. Wadadii caddeydna ku ridi lahaa.
    Halka Jabuuti ay lumin karto tartanka, dhaqaale ahaan iyo magac ahaanba.
    SAAS DARTEED ay kaga habboon tahay ineey u abaal guddo SOMALIA, una tanaasusho qofka ugu mudan, 90%-na ku guuleysan kara JAGADAAN FOWSIYA.
    TANAASUL, TANAASUL JABUUTAAY.
    TAARIIHDU WEEY QORMEEYSAA.
    GUUL FOWSIYA