HAL ADAYG XIL:FOOSIYA YUUSUF X.AADAN BY KURAASE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 жов 2024
  • KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
    www.horncable.tv/

КОМЕНТАРІ • 37

  • @abdikanidiriye9342
    @abdikanidiriye9342 7 років тому +2

    mansha allah fosiya xaaji adan waa hoyo somaliyed ojecel wanaga somalia iyo somalinimaduu waxaytahay waxkataqaana wanagabadh somaliyeed caqligeeduu kawayn maamul gobaleed

  • @goldengroupchannel1874
    @goldengroupchannel1874 7 років тому +3

    Qof aad ugu xeeldheer taariikhda somalida iyo weliba siyaasada e dalka wana qof maanta xukumadani u baahantahay alle ha dhawro

  • @youzufahmed2809
    @youzufahmed2809 4 роки тому +2

    Foosiya yusuf waa madax. Rag badan ka aqoon badan meeshay doonto ha joogto. Noolow foosiya

  • @goldengroupchannel1874
    @goldengroupchannel1874 7 років тому +2

    Masha allah Xil Foosiya yuusuf x.aadan qabile runtii runtii waa shaqsiyad aad u macquula o Ku dayasho mudan

  • @engshaficisaleban2715
    @engshaficisaleban2715 4 роки тому

    Xaar wayn

  • @djrappers2781
    @djrappers2781 4 роки тому

    foosiya waa qof mudan xushmada ixtraam u hayaa waayo oo u dhalatay dadaal iyo kartii asxaabay Ayaan lafalagaadayn

  • @ugaasabdi6729
    @ugaasabdi6729 7 років тому +1

    iidoorka dumarkooda baa caqli badan

  • @badribashiir6405
    @badribashiir6405 7 років тому

    Mansha Alaah mamo qali ah waresi qiimo badan ayuu ahaa

  • @dongarow3226
    @dongarow3226 7 років тому

    Gabadhan waa aqoonyanad wlhi maamo ilahay ha ku dhawro

  • @mohamedibnumuhumed3041
    @mohamedibnumuhumed3041 5 років тому

    allshababey dila dhaqan xumadeda waad ujeedane iscarureyadan comment hadad aragtan dali ilmaderayal

  • @guledzuladan8842
    @guledzuladan8842 7 років тому +2

    Tuugo weyan nagtani ee hal xidho

    • @Mcamogli
      @Mcamogli 7 років тому

      Cayda waa ceeb. Somaliland kama hari karto Somalia.

  • @abdulhakimabdulkadir6876
    @abdulhakimabdulkadir6876 7 років тому

    heesta waxaa qaaday c/qaadir sanka alla yaraxma waxuu qaaday 2000 shirkii carta

  • @gobdoongashaanle1095
    @gobdoongashaanle1095 7 років тому +1

    hctv,faqash buu gadaal ka noqday

  • @JAY.4040
    @JAY.4040 7 років тому

    In la murmaaa wax wanaagsan ma aha somaliyeey adinkuna muranka ayaabad ka heshaan laakiin waxaan idiin sheegayaa mama fowsiya waa dumar somaliyeed weeyna dhaleen weey inala dhasheen waana u dhixidoonaa amaba u dhaxnaa waanu dhali doonaa amaba dhalnay in dumar lacaayana waxeey aheeyd runtii wax laga xishooda waqtiga hada lajoogana waxaad arkeeysaa wiil eey hooyo dhashay misane hooyo caayaya mala orankaraa wiilkaasi waa xalaal jawaabtu dee adinka ayaa garanaya please mama fowsiyo yaanan wax laga sheegin because waa qof ka shaqeeynaya danaha umada somaliyeed marka iska daaya please

  • @abdulrahmnfarhan7010
    @abdulrahmnfarhan7010 7 років тому

    Heesta Barnaamijku bilaabmo cid Mgceeda Grnaysa

    • @ubahletv684
      @ubahletv684 7 років тому

      El Wazeem
      Heesta waxa qaada iidle Yare
      Waana safar baa latagayaa

  • @maxamuudaxmed3901
    @maxamuudaxmed3901 7 років тому

    Wlhy anigoo ku raacsanayin midawga somaliya iyo somaliland hadan warasigan waxad ka rakaysaa xeer dheeraanta siyaasadeed ee foosiya xaaji aadan waxa ka muuqda bisayil siyaasadeed oo aanay rag badan oo maanta madax ka ah somalida àanay lahay

  • @shabcanjama4133
    @shabcanjama4133 7 років тому +1

    Waa khaaimaddii khiyaameysay calanka iyo shacabka soomaalilaand beentay lataagantahay gidaarradda yaa kaa dhigayasanya hadalka dhereraqda ah

    • @Mcamogli
      @Mcamogli 7 років тому

      Caydu waa ceeb. Waxaa run ah, "Somaliland kama hari karto Somalia".

  • @cabdirisaaqdhamme2932
    @cabdirisaaqdhamme2932 7 років тому

    Heesta waxa qaaday abdiqaadir sanka wuxuuna ka qaaday shirkii carta 1995 markaa abdiqaasim salad xasan ladoranayey magalada casimada wadanka jabuuti

  • @ahmedsead3140
    @ahmedsead3140 7 років тому

    fosiya waa qof somaliland ka wayday fursad fcn shacabkuna may garan inay fiyaa fursadaa lkn cadhadiii halkan bay gaysay wayna ka faaiideen somalia

  • @onkodchannel3707
    @onkodchannel3707 7 років тому

    war miskintan Odaygedi meyay Bad dheer taas kuwalaTay bada dher somaliland baa leh de

  • @xumodiid8229
    @xumodiid8229 7 років тому

    Tani cidlay ku daalaysaa

  • @hamzegalool102
    @hamzegalool102 7 років тому +1

    Maxaa DHAKH Nebiga baratay lol

  • @mrabdirahman9641
    @mrabdirahman9641 7 років тому +1

    somaliland iyo somalia oo isku soo noqonayaa ma dhici doonto waar inta somalia ee isku hadhay uun yaanay sii kala bixbixine ku mashquula kuwan marka horaba iyagaa idiin imide imikana way idinka noqdeene

    • @mrabdirahman9641
      @mrabdirahman9641 7 років тому

      Cayaala Yow Yow waaa sidaa zxb u sheeg caeaankaa aan caqligaba lahayn

  • @barrehchannel8217
    @barrehchannel8217 7 років тому +5

    ma dhacayso mana dhicidoonto somaliland oo somalia oo iskunoqdaa INSHALLAH. somalilandna 1960 dawladbay ahyde maxaa ka raacay walaaltinimadii ku biiritaanki somalia ninwaliba waa garanayaa doqona loo waramimaye iminkana 27 sano iyo inta aduunyo ka hadhayba iskeed bay utagnananayyyyyyyyyy

  • @ahmedsead3140
    @ahmedsead3140 7 років тому

    somaliya iyo somaliland inay midoobaan horta waa adagtahy sbbta oo ah iminka madaxda somalia waa niman dhalin yaro ah qurbajoog iyo qaxoonti ka ahaa xaladihii somalia ka jiray somaliland waxa madax ka ah nimankii isbadel doonkii ahaa kana dagaalamay lamidawgii somalia markaa waa dad aad u kalla fog

  • @hamzeisme5513
    @hamzeisme5513 7 років тому

    Islaan dawakhdey Somaliland haku waalan, Jamacad Ayney dhisin ayey been ka sheegaysaa lacagtii yareyd ee ka gashey sawtii loo celiyey markay ka dhex kici weyday.

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 6 років тому +1

      Sxb ma jeegaan baad tahay waadigaa inantaas Habaryoonis dafiray libteedii iyo waxqabadka reer Hargeysoo dhami ogsoon yihiine kkkkkkkkkkk ,, laga qurux badan qof wax cid kastaa u ogsoon tahay in naceyb naftaada ku jira aad ku beenisid ninyohow.
      Foosiyo adiga iyo anigaba inaka waxqabad fiican , laga yaabee nolosha inaadan ka gaadhin halkay soo taabatay: Asaasid Jamacad, sameyn urur siyaasi, hirgelin maxadad TV, Wasiir Arrimo dibadeed, Raysalwasaare kuxigeen iwm.... bal naftaada weydii si daacada ma leedahay hankaas sxb inta noloshaada ka hadhay; mise ISLAAN DAWAKHDAY uun bay kula tahay oo maba rumeysnid in nolosheedu intaas oo meelood ka soo jawaabtay!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @somalilandmyheartsnm1257
    @somalilandmyheartsnm1257 7 років тому +1

    Waar naagta way shaqaraqtay xaaraamiyada magacii bay naga bahdishay

    • @Mcamogli
      @Mcamogli 7 років тому

      Cayda waa ceeb. Somaliland kama hari karto Somalia.

  • @Abdisabir
    @Abdisabir 7 років тому

    Iimaanka lagaa qaad baalyahay cirka wayn leh.

    • @bensaryemofficialpodcast1246
      @bensaryemofficialpodcast1246 7 років тому

      Iimanka alla kaa qaad waxu hadal xuma oo cirwayna awalba hawiya ku naagaystay aqligii wanla weynta ayey dib nagula soo noqotay waxu maangabanasana

    • @bensaryemofficialpodcast1246
      @bensaryemofficialpodcast1246 7 років тому

      Wlh somaliland somalia lamidooban hadii safuufto dhawaqdo aa waxaad masha kashagaysana waa kugu kaliga cirweyn waxuu fool xuma oo aqli darana hctv adigu kalay nagu cali wanlaweynta ilmo amesom iyo adiga waa isku mid baa tihiin