#Halkan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 30

  • @buraale134
    @buraale134 Рік тому +4

    Qofka halka ku nool oo cafimad qaba nimco oo idil ayu kulan saday mashallah

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Рік тому +1

      Wa runta walahi dhawr cisho oo meshaa aan jogay dhogor cusub aya iso baxday

  • @amranahmed6782
    @amranahmed6782 7 місяців тому

    Maasha Allah Ilaahay deeqqiisa dadku Allah siiyey ha ku xamdiyaan. Maashaa. Waa mu mahadsan tahay waxaan noo soo duubtay quruxdii adduunka.

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  7 місяців тому

      Ada mudan wall .
      Waa in lagu xamdiyaa nimcada allah ina siiyay.

  • @gulaidabdi525
    @gulaidabdi525 8 місяців тому

    Mashallah bro

  • @ibrahimomer65
    @ibrahimomer65 Рік тому +1

    Good tourism land.
    Beautiful place.

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Рік тому +2

    Waay Hagaaagsanyihiine
    Ha Ka Qaadin Sawir.
    Maaha Wax Wanaagsan
    Inaad Hablo Aanad Garanayin
    Aad Sawiro Ka Qaado.
    Adigana Kuuma Fiicna Iyagana
    Uma Fiicna Diin Ahaan iyo Dadnimo Midnaba.
    Mahad sanid Adeer

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Рік тому

      Abdulahi hadi qofku yidhahdo ha iga dubin wax laga dubayo ma jirto xata dadka muqaalkodu so dhex galo ee yidhahda naga reeb wan ka reeba .
      Lkn qofku hadu ogolyay inu fikirkiusa dhibto ama ka so muqdo ayago asturan waxay ila tahay inanay dhib lahayn

  • @ahmedabduallah8317
    @ahmedabduallah8317 11 місяців тому +1

    I cant believe this is in somaliland
    Mashallah ... where is this place ? ... is it near buurta sheekh ?

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  11 місяців тому

      Yes it’s near sheikh mountains it’s in sheikh district.

    • @ahmedabduallah8317
      @ahmedabduallah8317 11 місяців тому

      @@caalinAbyan mashallah
      What is the name of this tuulo brother

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  11 місяців тому

      @@ahmedabduallah8317 it’s called (ISKUDAR) . Near Gacanlibaax Mountains 🏔️

    • @ahmedabduallah8317
      @ahmedabduallah8317 11 місяців тому

      @@caalinAbyan thank you brother

  • @Fahadcaynaan6
    @Fahadcaynaan6 3 місяці тому

    Waar mesha gorma tagnaa nio😊

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Рік тому +1

    Waa Xagee Meshu?
    Mahad sanid

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Рік тому

      Abdullahi waa meel isku dar la yidhaa oo hoos timada degmada sheekh

    • @abdullahiyusuf4543
      @abdullahiyusuf4543 Рік тому

      @@caalinAbyan Mahad sanid Adeer Caalin.
      Shugran Cami.
      Nabad ku Kalay Inshallah Adeer.

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Рік тому

      @@abdullahiyusuf4543 ada mudan adeer amin amin insha allah

  • @khadaribrahim6418
    @khadaribrahim6418 Рік тому +1

    Daldawan. Dooxyo

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Рік тому

      Dooxa daldawan waxa la ishegay walaw aanan aaminin in quranka lagu shegay ma maqashay ?

    • @khadaribrahim6418
      @khadaribrahim6418 Рік тому

      Ma. Dooxa. Quraanka Lagu. Sheegay. Ma. Maqal

    • @khadaribrahim6418
      @khadaribrahim6418 Рік тому

      @@caalinAbyan waxaa. La. Dhahay. Jaahilnimadii. Naagaha. Maraka. Lasoo. Guirsado. Waa. La. Xabaarijiray. Dooxa. Daldawan

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Рік тому +1

      @@khadaribrahim6418 waa marka kaliya een maqlay nin somali ah aya gabadh xambaray? Doox fiican weeye

    • @khadaribrahim6418
      @khadaribrahim6418 Рік тому

      @@caalinAbyan waa. Run. Wll. Wuxu. Leeyahay. Magac. Fiican. Daldawan

  • @M.elmi-yh6pb
    @M.elmi-yh6pb Рік тому +1

    Dhulkii danta guud dadba iska ootey shame

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Рік тому

      Meel walba sawtan la iska wada ootay ma hal meel ayad aragty ? Hargaysa dhexdeeda ma marty wali ?

    • @khadaribrahim6418
      @khadaribrahim6418 4 місяці тому

      Danta. Guud. Xageey. Haysatay. Yaab. Badan. Makhruunimo