Waxaan kugu amaanayaa bahda taar tv sootabinta suugaantii hore waxaan idin leeyahay hore ugu socda oo ha caajisina kuwa idin liidaya hush dheha habeen yahow
Aad iyo aad Baad mahadsantahey aw jaamac cumar darawwish Kali uu gabeygey Somali ku koobtey alla mahadleh inaad dhaqanka aaf xoojiso oo ka dheer kiu darawwish
Imisa jeer ayay xatafka ka baxeen (H)bey ku bilabeen,hadana (M)bey u boodeen.(G) bey aadeen hadana (H)bey kusoo laabteen markake (H)ku noqdeen waxey ku gabagbeeyeen (Q) idinkaan idin weydeeyee silsilad ma lagu tilmaami karaa
Qasab Maha in Silsildu Hal xaraf kaliya kusocoto silsilad tariyay oo xaraf kaliya ku bilabantay kuna dhanatay maba jirto wana sababta ay silsilad ula baxday oo ay gabay uga duwantahay
ereyga sarkadhaban waa sidan macnihiisu sxb : Welwel iyo hiyikac ku dhaca qof, arrin la soo deristay awgeed. 2. Dhibcaha biyaha roobka. 3. Roob tabaryar oo aan dhulka si fiican u qoyn.
Mayal wayntii xirsi cismaan ilmaadeernimo❤️
Xirsi cismaan sxp yay sii tabanaysaa silsiladu
Xirsi caamir waa qoloma
@@tomandjerry6262 xirsi caamir wa xirsi cisman
@@ahmetakram1488 yuu ka yahy xirsi cismaan
Waa reer wayd
Mashallah diiraye guuleed waa adeerkay xirsi caamir waa mar wadeegi abahayi
Masha allah anigana waa awoowgay ina adeer ruma aw diiriye aw guuled waa awawgay markaa adeo ayaad ii tahay kk
Awowgay maxamed huube ilahay ha u naxriisto iyo kuwa kalaba dhamaantood
Nimankii xirsi cismaan
Ee xaguuga
Awawgay huube nuur Allaw kuu naxariisto
Anigana awawgay weerar cali geele warsame Allah ha uu naxariisto
@@manineima4398 amiin dhamaan tood
labada reer ama nimanka xididka ah ee meesha maraayey inlama wadaagin ninkani qabiilka ay kaso Kala jeedan laakin nimanku waa niman Isaaq ah kasi ah Garxajis kasi ah Habar Yonis kasi ah Xirsi Cismaan iyo Muusa Carre nimanka safarka aha aya ubadna Xirsi Cisman waxa lasocdey nin Muusa Carre ah oo qaba inan Xirsi Cismaan ah oo ka ah reer Caynaanshe waana arinka ay Xirsi Cismaan isugu cananteen sidan ama canaanta isugu mariyeen suuganta iyado ujeedadu tahay xididki ayad inagu ceebayseen ee maad soo qaadan sahayda subag sixin ah inta aad xaydha soo qaadaysan madama xidid inala socdo .. Walahu aclam
sk
Walal ninka mise care gabadhuu qabay waa gabadh xirsi ciaana i ak sii ah reer cabdi
Musta Marti awawgi ayuu aha
Waxaan kugu amaanayaa bahda taar tv sootabinta suugaantii hore waxaan idin leeyahay hore ugu socda oo ha caajisina kuwa idin liidaya hush dheha habeen yahow
Diirye guuleed iyo xirsi caamir waa harwadaag
Yaa salaam. Bis
Noogu soo celi , SILSILADII XAYDHA, MAHDAMID
Jaamac xirsi dubbe waa ninkii ugu horeeyay eee kasoo jawaaba silsiladii GUBA
Gabaygiisii koowadna wuxuu ugu jawabay cali dhuux aadem wuxuna yidhi
Nin dulmiyay Ogaaden
Hadii cidi ka doodayso
Dujigeeda somali
Baad u darnaydeeene
Idinba waataad dubbaha
Reer subeer daan ku jebiseen
Silsiladii Xirsi Cismaanka 👏🏾👏🏾👏🏾
Walal xirsi cismaan yay sii taabsnsysaa sildiladu ma caynaashe mide cabdi mise kuwa kale
@@ibraahimmohaned7176 waa kuligood caynanshe, siciid, cabdi iyo qaar kaleba way ku jiraan
@@mohbulshaawi597 haye walal waad mahadsan tahy,,Lakin balkeen kala soo hadlaa si aan isku waraysano nin xirsi cismaanaan ahee
@@mohbulshaawi597 HLLO BULSHAAWI
INAADEER XIRSI CAAMIR WAA QOLOMA
Runtu waa sugaan iyo taariq hasocotee sii wad halkeey gaado aanu ka ogaano gabayada adoon xaqireyn Somali xili gumeyste haystay iyo wixii kala qabsaday iyo qabalidii xoreyey somali aanu kala ogaano tariiqdana been yaanu laga sheegin thanks
Waw
Akh war waaxay reerkani 😂😂😂
Wll gabayadii cali geele soo gali
Awoowo weerar cali geele warsame
Diiriye aw guuleed warsame alle Haku naxaristo awoow
Ma cabdi xirsi ayuu aha
Aad iyo aad Baad mahadsantahey aw jaamac cumar darawwish Kali uu gabeygey Somali ku koobtey alla mahadleh inaad dhaqanka aaf xoojiso oo ka dheer kiu darawwish
Niyow ninkan habar xabusheed waa Nin qabyaalad badan oo been taariikhda ka sheega awalba ilma gar adag baad u ahaydeen dad.
Kal adhi= todobaad
Milay=
Amin=
Hilaad=
Ammin:goor/waqti
Hilaaddii=qiyaastii
Miley waa waa xilli
Sarkadhabn sodhawawu mashalh af somali sxb maqsi maxmad iyo that tv
Thumps up.
Maxamedow adaaba gabayaa noqnya mxd bello ururisay noo soo badi
Wllo.gabayadii cali geeli soo daa
Asc Jaamac a qararo ka soo gabyayey waa Xaaji Jaamamac Abokor oo dhulbahante la yaalay ee iska sax
Xirsi caamir
Abtiyaal
Mahdsanidin
nuur farshaxan ✍️
Maxaa loo qudh qudhinayaay
Sxb barnamijka sarka dhaban
wankaga mahad naqayaa
Waxan kaa codsa
Abwaan maxamed bulxan
1iyo 2bo gabay kasoqaado
Kal ka danbe sarka dhaban
Thanks taa tv
Weerar reera jambal u weynaa
GABAYGI. SILSILADA XAYDHA
Nice pome
Tolkay reerwayd iyo reer caynaashe huubo nuur iyo aar xandule nuur waa isu adeer
Imisa jeer ayay xatafka ka baxeen (H)bey ku bilabeen,hadana (M)bey u boodeen.(G) bey aadeen hadana (H)bey kusoo laabteen markake (H)ku noqdeen waxey ku gabagbeeyeen (Q) idinkaan idin weydeeyee silsilad ma lagu tilmaami karaa
Nio wey jiraan silsilada badan oo xarafka kabooday
Khaafiyad ayaad ujeedaaa Gabayga markii ladoono Khaafiyada waa laga baxaaa waajib maaha
Khasab maaha silsiladu inay hal qaafiyad yeelato marka kaga tago kuwa yeesha oo xarafka ay qaateen loogu magac daro sida siileeydii iyo deeleeydii lkn sida guba iyo xaydha kuwa ahi ma wadaagaan qaafiyada oo waa furan
Qasab Maha in Silsildu Hal xaraf kaliya kusocoto silsilad tariyay oo xaraf kaliya ku bilabantay kuna dhanatay maba jirto wana sababta ay silsilad ula baxday oo ay gabay uga duwantahay
Sxb waa fiicantey gabayadaa taariikhiga
Laakiin sawirada iyo gabayadu ismalaha mana aha dhaqan waqooyi
ilaahoow wax aan waxba nagu anfacayn oo aan faa ido lahayn hana jeclaysiin aamiin aamiin waxaan layaabay nin barnaamij dhan juhdi iyo dadaal galinayee soo uruurinaya kadibna dookhiisii noqday gabayo odhan karimaynee qudhun iyo qashin la iska xabaalayoo horeba dadku liiska ugasaareen !! Bal maxaa jeclaysiiyay ina aadan dirir mataga la aasay ee uu usoo faqaa horta waa su aale ? Mar waa haween lacaayayo markale waa gabay qabiil xun iyo caawo uu ugudarnaayo gun ururtayoo cunto waxka sheegeeda murti mooday uu nooga dhigay gabay waar inaadeer suugaanta meel ha uga dhicin soomaalibaan soobandhigaabaad tiraahdaaye somalida macunto lacaayo iyohaween uunbaa suugaan toodu waar iska aamus wll hadaanad waxii manfaca lahaa keenayn meesha ralina iga ahaw waan taraaree wll
Asal Afkii Somali Xigmada lahaa..
Nuurye
Gabaygu deel qaaf badanaa
Hoyga murtida Taar ugu kaalay
😅❤aw 7:23
Abwaan afkaaaga caano lagu qabay
maxamed aadan dirir waad laraagty waraka lasoodhakhso please
Dad xaydh isku laayey😂😂😂
😂😂😂 haday Qudhun ahayd maxaa loo Qubi waayay. That makes sense
Murti Buu ilaahay kugu manaystay
Mansha'Allah
Asagoo qoraala xagaan kahiliya?
Google
Wale hadaan ladhiman muuse iyo xariiqaaa koobku wuu dhexmarayaa
Si wanaagsan bay u hasaawi jireen ragii hore markay arin kala tirsanayaan
Sarkadhaban ma gufaaco ama foore ayeey la mid tahay ind
Waa dabayl roob oo soo noqotay qbawna leh
ereyga sarkadhaban waa sidan macnihiisu sxb
: Welwel iyo hiyikac ku dhaca qof, arrin la soo deristay awgeed. 2. Dhibcaha biyaha roobka. 3. Roob tabaryar oo aan dhulka si fiican u qoyn.
Siinley ayeey weedhi ku jirtay"roob Saaka da'ay baa sarkadhaban ta waday oo"
@@abdullahimohammedali929 marka ay warwarka tahayna, waa gii cali seenyo lahaa: sarkadhaban baqoolaha hashaan, silic wareegaayay.
😂😂😂😂😂😂
Waar caawa odayaal ayaad na bartay bahdayaaa
Yaab
Hhhhhhh
Ina adeerow xooji sugaanta oo JOOJI siyaasad siiba tan turkiga looga hor jeedo.. labadaaas mid libaax ka noqo amma kintir mrel cidla yaal iyo dhexdhexaad noq9.. no. Qiimoboyo imaan leh noqo
Yaaab
Yy😮q3
ninyahaw adigoon suugaan dhaadhi ahayn ayaad istira ka hadal waxaanad sax uhaynine