DEG DEG Gen. Odowaa oo careysan oo qaaday talaabo ciidanka Itoobiya ka dhan ah geesinimo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 52

  • @mellowyellojello6520
    @mellowyellojello6520 12 годин тому +4

    Allow no gargaar oo cadow ga Ethiopia kamidtay hanoo jabin 🤲🤲🤲🤲

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 11 годин тому +1

    In wadankeyga laqaataan heshiis ula fadhiisanayaa itoobiya waar dadkan maxaa ka khaldan

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 14 годин тому +3

    Ma ciidan bay leedahay soomaaliya war iska jooga soomaaliya maba jirto

    • @hagal5522
      @hagal5522 11 годин тому

      Somalia waajirtaa lkn wax magarato ayaa xilka udhiibano

  • @hagal5522
    @hagal5522 11 годин тому +1

    Xasan fafhiid xilka ha iska wareejiyo

  • @IfaraaxAhmed
    @IfaraaxAhmed 14 годин тому +3

    odoywaa taldiisa ilhayoow guul ku dhamee soomaaliya guul insha alaah ❤❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @rabiaibrahimfarayare3370
    @rabiaibrahimfarayare3370 8 годин тому

    Lalalalalal General odaway wa soo daahday insha Allaha guusha wa ciidanka somaliya somali ha noolaato Allahu akbar somali ha noolaato Allahu akbar

  • @ibrahimfiqi4578
    @ibrahimfiqi4578 15 годин тому +2

    Ethiopia halaga xaaqo somalia oo dhan daris magalaan dhulka ayheystan waa in laga soo celiyaa

  • @hagal5522
    @hagal5522 11 годин тому

    Somalia waanoshahay lkn waxaan ubaahanahay madax go aan leh ooah wadaniyiin ooehen dhuuniraac wixii manta itobiyaan kaqaadato caruurtaada ayaa lakugumaadi donaa ama waxaa qaxidona caruurta xasan iyo jaajuudiinta😊

  • @mahmoudmustaf8707
    @mahmoudmustaf8707 7 годин тому

    Xasan iyo abiiye wa heshiis

  • @moussadarar-j2o
    @moussadarar-j2o 11 годин тому +1

    Wa brobagaa de

  • @ibraahiimbuneyste5497
    @ibraahiimbuneyste5497 14 годин тому

    Hada oo aay banaanka joogto ayeey dowlada somaliya warkadiidaye dhulhorane weey haaysatay hadane bad ayaah heeleeysaa iyo warar aanan wanaagsaneen ayaan maqalaaye rabi tala kufilan

  • @SumayaElmi-sq7nd
    @SumayaElmi-sq7nd 12 годин тому

    Asc

  • @IfaraaxAhmed
    @IfaraaxAhmed 14 годин тому

    odaywaa nin adag weye madaxwynaha ka xun go aan mleh xan🎉🎉🎉🎉

  • @CaliSalaad-n7l
    @CaliSalaad-n7l 14 годин тому

    Soomaaliya markeey wafdiga direysomiiyadaa itoobiya ubaahan

  • @MohamedHassan-c1f
    @MohamedHassan-c1f 14 годин тому

    Ethobia maxaad kafilaneysey on xasuuq aheyn

  • @Gotthemethod23
    @Gotthemethod23 8 годин тому

    Hubka kalahadha ethopia

  • @saidaabdulle5819
    @saidaabdulle5819 5 годин тому

    Marne waa canbareynay Marne gacanta kashuminaya madax weynahooda laba is leh maaha😢

  • @shukrigalandiid7044
    @shukrigalandiid7044 7 годин тому

    Madaxweyne Madaxaa i furan ka qaad Wasaaradda Gaashaandhigga, ee u dhiib Wasiir u qalma oo wax kusoo kordhin kara Difaaca Dalka.

  • @MaryannuurNuur
    @MaryannuurNuur 11 годин тому

  • @keeyrwadesiyaad730
    @keeyrwadesiyaad730 10 годин тому

    Warnaga aamus ma axmaareey iska celinkaraan meesha guutooyin gawaari gaashaaman wato iyo diyaarada hooda ayaa jooga
    awoodaas somaalida ilaahay hasiiyo

  • @Queen222-q6p
    @Queen222-q6p 14 годин тому +2

    Odwaayow somaaliya waadiyaar balse axsanjaajuus ayaa dhukii dadki dalkii cirkii qeyeraadkii ceelahii shidaalka dhamaanuudhiibayeoo lacagasiistayexasan jaajuus itopiya

  • @SalaxMaxed
    @SalaxMaxed 10 годин тому

    Oodiwaay waa mubaadan hallo daayo sidoow kayeeli lahaa

  • @MasalAhmed-d7f
    @MasalAhmed-d7f 14 годин тому

    Itoobiya sawkad usujuudeen ood waliba dhunkashada ugu darteen sey cidankiina uweerari karta yaab

  • @WoliWo-i2j
    @WoliWo-i2j 11 годин тому

    Waaaaa dadnimo

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 11 годин тому

    Itoobiya maanta tamar malee soomaali kala jeeday arkeen

  • @abdirazakmohamud5874
    @abdirazakmohamud5874 49 хвилин тому

    Allow no gargaar oo cadow ga Ethiopia kamidtay hanoo jabin

  • @shaaciraxmed9967
    @shaaciraxmed9967 13 годин тому

    Waan waa cadaw dowlad somali ma aqonsana dowlad somali majogto ee wa koox caloshdo ushaqeysta

  • @mohamoudahmed6694
    @mohamoudahmed6694 12 годин тому

    Muu xassan qabto

  • @abikhaliqaiu
    @abikhaliqaiu 9 годин тому

    Beenbadanaa xaaskaaga makabaqaysaa ?jawaabtu waamaya somaliya waamarwada itobiya taagnida ayeyku..........wax aykaqaadikartaana majirto

  • @shamsoahmed5167
    @shamsoahmed5167 9 годин тому

    War somaliyeey illahay ha odiwaa daayo hawiye fekeri mahayo ee u sheega in xasan odawaa lagu badalo somaliyeey odawaa waa nin halyeey ah ee hala garab isaago oo aam madaxwayne ka dhigano odayaashan somaliyeed wadankii way la hareen dhaliyardiina way mustaqbal tireene dhaliyarada wadanka ha u kacaan hana hogamiyo odawaa sidii dhaliyardii SYL oday xaasida oo wakhtigiisau dhamaaday yaanu dhalinta isku dhamayn oo aanu galaafan abiy waa nin dhalin yar xasana waa oday isku darsan ah waxaa abiyiska celin kara oo gashaanka u daruuri kara waa nin kale oo dhalinyaro ah sidiisa oo maskaxdiisu faresh tahay ninkaasna waa odawaa iyo kuwo kale oo la mid ah somaliyeey hurdada ka kica oo qabiilka joojiya oo is daba qabta jabanaye sidaan noo dhaama wallaahi waa laga shalayn donaa dhukeena cadowga aynu ka dhacsano hurdada ka kaca dhulkeena dhul aan ahayn nama afacayo somaali way hoogtaye kaca. 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 14 годин тому

    Ufuuf xasan sh naag xabashidu wasto weeye, waad ku degdegi markaad dhalinyaro reer jubaland ah dilayso markaad xabashi aragtona siilbaad yeelanai ufuuf ufuuf ufuuf xasan naag xabashidu wasto weeye ??????

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 13 годин тому

    😂😂😂 war moryanta iyaga gardarane jubalan dulanka gardare adkuqaden wadkujabten wad kufashilmaysan itobiya sowidinka waftiga udirsaday 😂😂😂 war aqli maqab tane xasanbiiq badala silomidobo amawashoo waranku haidin gaadho guuul geesiyada jubalan libaxyo xaqudirira allow cadawginu jabo burburo dukumdakum insha allah🤲🤲🤲🤲💚💙🤍🇬🇶🇬🇶🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁🦁💪💪💪🔥🔥🔥🙏✌️

  • @engineercavani5870
    @engineercavani5870 14 годин тому +1

    😢

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 11 годин тому

    Dawlad kaaliya yaan lagu eegine hala iska dhiciyo cadawga

  • @BishaarCali-p4b
    @BishaarCali-p4b 13 годин тому

    Gaalada iyo shisheeyaha hala dilo

    • @mukaram2018
      @mukaram2018 8 годин тому

      Yaa dili kartaan maryooley maangaab...iska wada sheekadina laandhere .dulmi iyo damiirlaawenimadii ad ku jirteen .

  • @Zak-my2jo
    @Zak-my2jo 13 годин тому

    Beenlow kadaab illaahay ka furtay.

  • @Dulmidiid-b7x
    @Dulmidiid-b7x 11 годин тому

    Odawayow adeerkaa xasan itobiya heshiis ayuu la soo saxiixdaa adigun itobiya ayaad u dhaaraneysa mar odowayow adiga iyo aderkaa xassn maiskawarqabtaan

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 13 годин тому

    Kkkkkkkk wariye maad iskuxi
    shootan(adiga iyo Xasan sh)
    Xasan munaafaq isaga Marna
    Masaajid ka dhexyiraahda
    "Itoobiya waa cadowgeena, wa
    in aan kujihaadno, Marna waa
    gacalkena o dhiigeda noo hurr-
    Tay!!" Keeba sax-san????
    Haddana laba munaafaq ayuu
    udiray itoobiya,si ay lugaha u qabsadaan Abii Axmed, baddii
    loosaxiixay-na waxkale loogudaro!!!!!!!

  • @shamsoahmed5167
    @shamsoahmed5167 9 годин тому

    Jenaraal odowaa hawiyow waa halyeey isgaa ku haboon inuu madaxwayne noqde garab istaaga oo ha af gambiyo ninkaan tuuga ah hawiyow sideedaba hanoo kenina ninkiina liita iyo tuugahe oo idinkana magac xumada iyo in la idin caayo idiin soo jiidaya wadanka iyo dadkana la haraya ninkarmedkiina iyp halyeygiina ma taqanaan odawaa waa nin ku sifaysan somaali oo dhan ay markhaati ka tahay marka isagaas iyo kuwo kale oo la mid ah waad ledihiine soo xusha oo naga hor wareejiya xasan xaabsade mar danbana hanoo tagerina nociisa oo kale bilaahi calaykum fekera sidan si ma ahane odwaa noogu begela. Xasan isagaa idinka iyo somaaliba horumar garsiin lahaaye magaciin jirye ninkaa yar oo dhalin yarada ah hanoo noqdo sidii ibrahim traore hii burkina fado xasan yaan lagu eegan wadanka.

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 12 годин тому

    Kkkkkkkkkkkkk

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 11 годин тому

    Itoobiya aduunkaay nagu dhibtey 😡😡😡😡😡Allah jabi

  • @ganimmjj2504
    @ganimmjj2504 14 годин тому

    Zoo ma ogid markaad qof gaar uu abaartiid in at dhibayso dhagayste ku dhagaysta why aad dhexdhexaad uu noqon wayday soo ganacsigaaga uuma darna jooji qabiilka aad uu hadlayso hadii kale bloog ayaad noqon for sure not joke