Afghanistan 🇦🇫 iyo dalxiisayaasha mar hadii aad ka hadasheen waxay ahayd in aad soo qaadataan gabadha somaliyeed ee dalxiisks ku tagtay ee warbashinta reer galbeedku ku dhaganayd in badan Geenyada madow
Kulli waa jawaasuus cadanka imaanaya qaa in leyeka jiraa iyagoo wax duubanaya dumarka habka ay unoolyihiin u dhaqdhaqaan meelaha ay isugu tagaan si ay u gudbiyaan warar kutirikuteena reergalbeedku waa cawaan halis ku ah dowbaha islaamka ah ee soo kavanaya una rabaan in ay hagardaamiyaan
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
Afghanistan 🇦🇫 iyo dalxiisayaasha mar hadii aad ka hadasheen waxay ahayd in aad soo qaadataan gabadha somaliyeed ee dalxiisks ku tagtay ee warbashinta reer galbeedku ku dhaganayd in badan
Geenyada madow
Hpn online warbaahin dhamaystiran wn idin salaamay sida aad wararka hufan noola socodsisaan m.h and m.m.c
Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah
AFGANISTAN DADKA TEGAY MAAHA DALXIISAYAAL EE WAA BASAASIIN
Ilaahay ayaa ka weyn, camera ay sameysateen. Waxba ma tareysoo insha Allah.
Asc wr wb somali maxamed
Falastine iyo dhamaan Ardhu shaam IAllah Awoodisa Ayaa guusha sida Afaghanistaan oo 23 sano Ahayd Dal Huwan kabadan 150 dal eey wada duqeyn cirka dhulka Badda loo isticmalay.
Thanks so much HBN online tv.
Waan idin wada salamay M&M habeen wanagsan waad ku mahadsan tihiin wararka aad noo soo gudbisaan markasta
Taliban waa niman mayal adag oo argagixisad reer galbeedka meel adag iska saaray. Guulaysta Taliban
❤❤❤❤❤❤❤
Asc hbn waan idin salaamy laakiin iyaka miyuuna toogan haynin
@@BashiirCalidhicis eeeeeeeeebadanaa
Maasha alaah
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
Maxaa loogu dalxiis tagi waaye mooryaantii isku direse dadkana ku direese aya ilahay kasaare inshaallaah islamka oo dhan ayaan urajeynayaa in ilahay mooryanta ka qabto 🤲🤲🤲🌹♥️
❤illaahow❤ islaamka. Guulsii aamin aamin aamin ❤yaa allah❤
VivaSomalia
Israalhabaado sxb
Bibi NINTANYAHU oo dirqi ku baxsaday warkiisa ma haysaa sxb ?????
Dalxiis maaha ee waa sirdoon reer galbeed
Haa waa basaasiin iyo kuwo dumarka diinta ka saaraya oo reer galbeedku adeegsanayaan. 100%
Insha alaahu waxmataridono
Amar.ayadnasiisay.warkan.madawnkartid..hadii.aan.larumaysanyn.maxad.ugajedaa.mahadsanid
Mawliid wll ee
Ee
Ee hadal ma ah wll hadal sifii can uhadal dheh
Hadal ka macana daro ayeyka dbigaysaa??
Anigaaba raba inaantago maalin
Qofkii hub wata haddii ay dileyso iyaga ciisldamadooda hubeysan markeey aragto sow ma dileyso mise wey kala taqaan carabta iyo yuhuudda
Asc hbn
Maaha Wax Shaynaya Qalakaasi Waxaa Kufilan Inlagu Qarxiyo Daron Ama Lagajaro Xarka Laydhka
Naga daaya urur af reer galbeed ayad ku hadaysan idinko xor ah wa dowlad islaami
Kulli waa jawaasuus cadanka imaanaya qaa in leyeka jiraa iyagoo wax duubanaya dumarka habka ay unoolyihiin u dhaqdhaqaan meelaha ay isugu tagaan si ay u gudbiyaan warar kutirikuteena reergalbeedku waa cawaan halis ku ah dowbaha islaamka ah ee soo kavanaya una rabaan in ay hagardaamiyaan
Beesha caalamka ayuu go.doon kayahay maaha beesha caalamku cudur ku dhacay afrika iyo islaamka markaan afgaanistaan cudurkaa way ka caafimaad qabtaa
Yuhuudi waa fulayiin hubadan haysta. Fulaygu wuu hub badan yahay.. Ilaahay idin raj oo hoog iyo halaag idin ku dhacday
Walee cadowga somali diidka ah aya dalkeyna ladaba dhigay balaayada 😂
Fake it is like Iron dome
Asc hbn