Waa ceeb ujoog xasan hunguri waa ku talagal ciidamada lagu bur burinayo wax dawlad lagu sheegi karaa majiro way baa baday soomaaliya iimaanka allaha ka qaado xasan dhiiqo
Dhibka jiraa wuxu yahay nimankan dawladda somaliya madaxda u ahi waxay hore u ahaayeen basaasiin lacag ku qaata sirta waddankooda,markaa ma madax bannaana siro ayaa laga hayaa waddaniyadna ma laha.ta kele aqoontooda diplomaasiyadeedna waa yartahay waana waxa markiiba loo akhriyi karo loogana faaidaysan karo si hawl yar
Waarkasobaxa itobiya imanka bele oburburiya heshiskii ankara nasiibdaro aya kudhacday mudisomaliyed maitobiyo nagu hayisa faragaliin qawan onged logusodhuman aya lodiraya waaftii
Waa ceeb ujoog xasan hunguri waa ku talagal ciidamada lagu bur burinayo wax dawlad lagu sheegi karaa majiro way baa baday soomaaliya iimaanka allaha ka qaado xasan dhiiqo
wax kasta oo raja ahayd oo jiray ayay kuwan villada jooga baabi'iyeen Ader. Somalia Alle how naxariisto.
Xasan duufle doown
Masuuliyad maqaadi karto soo.aaliya maamulka.fiilada oo dhaqmaya sida caruurya waa in beesha caalamku kawareejiso maamulka hawada ee waa inlagu celiyo kenya iyo beesha caalamka.halagu wareejiyokan munaafaqa ah oo beegsanayo dadka shacabka ah
ceeb badanaa allow ceeb ta astur xasan sheq Markow jubalan kuduulaa maagaallada kuduulo 😢😢😢😢
Baanale waaye Balcad wuxu, u shaqeeya Ethiopia
❤
Xasan ha dhaco😂😂😂😂😂😂
Wax soomaaliya ladhaho majiraan
Baddiina waygateen dhulkiina way gadteen😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Share
Xassan sheikh isaga ayaa isfashiliyay sababta raga ciidanka hogaamiya dhamaantod waa rag wali daacad u ah farmaajo
SOMALIDA ETHIOPIA AYAY KA HADLAYAAN WAR YAA KA XUN XASAN SHEEKH ( XASAN XOOLO) DHIBAATADA SOMALIA WAA HAWIYE
Ethiopia waxaay tiri, waxba kama jiran wixii Doloow iyo Askartii Somaliyeed ma bilaash bay dhinteen miyaa.
Wax beena ayuu latagay wafdiga soomaaliya ciidanka itoobiya dagaal ma galin
Dhibka jiraa wuxu yahay nimankan dawladda somaliya madaxda u ahi waxay hore u ahaayeen basaasiin lacag ku qaata sirta waddankooda,markaa ma madax bannaana siro ayaa laga hayaa waddaniyadna ma laha.ta kele aqoontooda diplomaasiyadeedna waa yartahay waana waxa markiiba loo akhriyi karo loogana faaidaysan karo si hawl yar
Xasan&axmdmadobe.wadabdhilif.lakin.lamafahmin
😅😅😅
Hadii dowladii sidaan tahay. Hadii maamul gobaleedyadana ajnabi wacanayaan. Wadankaan yaa umaqan
Xasan sheikh mohamud qorshihiisu waa inuu isku dhammeeyo dhallinyarada Soomaaliyed ee awal horeba mustaqbal xumadu haysatay muddo 30 sano ka badan
Dhitu.haliso.duqeydu.weydaleen
ya dawlad nimaba u aqonsan wa kox hawiya ah oo iyadu wax walba isa sisay dawlad nimana Aan mesha ku haynin oo sida moryanta
sagashamadki udhaqmaya shacabkina cuna qabatayn dhan kasta ah kuso rogtay....
Cali balcad waligiis wuxuu ahaa pro-ethopian Soo wax layaab eh ma'ahan in uu cudur daar usameenayo kuwa uu hoosey hoosey lashaqeeyo
Somalidu dhaxdeda ha is haysta maxay karabta itobiya
Waxaa lagu tilmaami karaa arintaan xasan iyo xamso dad waalan
Waarkasobaxa itobiya imanka bele oburburiya heshiskii ankara nasiibdaro aya kudhacday mudisomaliyed maitobiyo nagu hayisa faragaliin qawan onged logusodhuman aya lodiraya waaftii
Been failed since 1991 Somalia
Wax ciidan ethiopia ay dagal qaadey majiraan waa sheko la rabo in ciidanka jubaland aya najebiyey ayay ka cabsonayaan masara waxa la rabaa in lagu qanciyo ethiopia aya naguso dushey waftina adis ababa ayaloo direy marka sidee la isku qabafsiin karaa waa boor isku qarin larabo in fashilka DF indhaha shacabka laga leexiyo ceebta iyo fadeexada isdaba jooga ah oo calamkii iyo shacabkii ayaa layaban yihiin siyasad xumada df