Sxb awoodii sirdoonkii qarankii soomaaliyeed xirfadiisii iyo aqoontiisiiba Aakhirkii SNM ayay ku danbeeysay, waana sababtii ay SNM afweeyne biyo ugu kaban wayday ee ay sida lama filaanka ah uga takhalustay,,, waxayse tahay su'aashaydu toloow ma khuraafaad beey madaxaaga ka buuxsheen oo shalaad dhalatay??? illeeyn hadii kale xaqiiqadaad ka war hayn lahayde.!!!!!!
@@axmeddaahir9459 Adeer Nss ta iyo wardoonku waa kala laba oo isma leh Nsstu waxay ku baahsaneyd min lowyacadde ilaa Raas kambooni iyo dhammaan safaaradaha dalka jooga iyo safaaradaha somalida ee Dibadda iyagoo howlo kasoo qaban jiray wardoonku waa ciidanka howlgala xamar waana hoggaan marki larabo labo laga diro ee howl qorsheysan loo diro sida dadka ay u dhexgalaanna ay adagtahay waxaan xasuustaa kuwa waddooyinkii ka tuugsada, Kirishbooyada caseeyaha iyo kuwa cuuryaankaa Xamar ka shaqeyn jiray heyadaha dowligaana waa ka shaqeyn jireen iyadoo uusan waxba kala socon madaxda hayadahaas ay ka shaqeeyaan waxayna ahaayeen masas adoon aqoon ku qaniina iyaguna kuma qabtaan saq dhexe ayaa inta loogu yimaado meelahooda wararka iyo dadka ay ka keenaan guryohooda loogu dhici jiray ama goobahooda shaqada marka Nss tu waxay ahaayeen kuwii dalka 21sano lagu heystay
@@abdisheikh8042 Somalia ilaa 60-kii way lahayd sirdoon. Lkn waxa is bedelay Waa sirdoonku ciduu hoos tegi jiray. 1969 ka hor Wxy hoos tegi jireen police ka 1969 kadibna hayad Madax banaan ayaa laga dhigay. MA ogtahay 1961 lasoo qabtay dad lagu eedeyey inay ingriska lashaqaynayeen Oo gobolada waqooyi laga soo qabtay mase ogtahay 1963 muqdisho lagu xidhay dad Ethiopia ubasaasayey. Dadkaas layskama soo xidhine Waa lala socday dhaqdhaqooda. Sirdoon majirin MA dhihi kartid NSS ka hor, Lkn sirdoon ka Waa la quweeyey Waad dhihi kartaa.
Ssdf,Snm, Usc waxa shaqaalaysiyey cadowga Somaliyeed si loogu aaro jabkii Ethiopia Somalidu u geysatay 1977kii. In Somalia la dhigo neesha hadda ay taagen tahayba. Waxa la yiraahdaa the war of zero cost ama dagaalka aan centi ku bixin ee Somali iyada laysku jebiyey
@@Hargeisapost Aakhiro zeman Arimaha Dhibta Somalida dhex martay waa arrin ilaa hadda iska ilaaliyey in aan faraha la galo waayo siba ugama gar niqi karo. Allah ayaa dadkisa u gar niqi doona if iyo aakhiroba. Sheikhyada waa ka dhegeystay in zamen ama waqti aanu iman ilaa u midka ka dambaya ka sii fitno badan yahay. هرَج القومُ : وقعوا في فتنة وتقاتل واختلاط. Waxaynu kale oo maqalaa ، أصبحوا في هَرْج ومَرْج : في فتنة واختلاط. الكتب، والرسل، والأَديان قاطبة ً …................. وكم باتوا على هَرْج ومَرْجِ (شعر الشاعر: أحمد شوقي ) Rasuulka Csw ayaa sheegay in Yoomul qiyaamaha hortis xaalka dadku noqonayo هرجي Harji oo uu ku fasiray Rcsw DIL iyo ISLAYN dhexdooda ah. Mana aha dilkasi inaad Gaalo la dagaaamaysaan bal waa in ummadan iyadu qaarkeed qaarka kale laynayso ama dileyso. Midaas ayaa qiyaamada ka so horaysa. Rcsw wuxu yiri dilkaas waa soconaya ilaa ruuxa inta walaalkii la kulmo u dilo. Midaas oo keenaysa in deriskii aanay kala nabad gelin, ehalkii aanu is nabad gelin oo qofna qof aaminin karin. و قال تعالي في محكم تحكيمه: إِنَّ رَبَّكَ هُوَ يَفْصِلُ بَيْنَهُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فِيمَا كَانُوا فِيهِ يَخْتَلِفُونَ (25) السجدة الشرح: Sharaxaad: إن ربك هو يفصل بينهم يوم القيامة أي يقضي ويحكم بين المؤمنين والكفار ، فيجازي كلا بما يستحق . وقيل : يقضي بين الأنبياء وبين قومهم ; حكاه النقاش . Nebbi Muammedow csw Eebahaana ama Ilaah wayne oo waaxid wuu kala bixin maalinta qiyaame, waana uu kala xukmin oo u gar qaadin mu‘miniinta iyo gaalada dhexdooda. Mid walbana wuxuu ka abaal marin doonaa mudnaantiisa iyo wixi u soo shaqaystay. Waxaana la yidhi: Sidaas si la mid ah ayaa Eebbe ukala xukumin waxa ninkani qiranayo oo dhib ah iyo ciddii u dhibay, ciddii iyaduna shacabka iyo qof kasta oo dhib loo geystayba.
@@ijoxasan9132 Regimeku qabiil iyo qaraabe midna ma yaqaan. Soo dhegeyso waxa Kacaanku dhib u geystay Qoyskii Aden Law oo ahaa wax garad Mareexaan ahaa, qabayna Xaaska Mohammed Siad Barre walaasheed. Rerkas weli cadhadi Kacaanka kama Bi'in. Dhinaceena Snm oo dadkii aad moodid inay kicinayso ayaa kaga dhegantahay warka aad nala wadaagtay. Beesha dhexe waa dad xagayga sharaf leh lakiin madaxda iskaba neceb. Maanta Muse Biixi aniga wuxu ilaa muuqda nin oday ah oo dhaqan ka muuqdo waadna u jeeda waxa aflagaado aan loo meel deyin ku dhacaya. Xigtow meel ma wada galaan wax walba anaga ayaa ugu fiican iyo madax nacaybku. Hase yeeshe adigu inkasta oo aan magacaaga fahmi waayo qof hadal xun uma ekid ee iga raali ahow. Mushkiladda Social mediaha inaga haystaa oo ah in uu noqday geed dadki wada fadhiyaan oo kulmiyey calaan, caruur iyo midkii cizka lahaa oo hal feker keliya lagu xukumayo iyo wanaagisa iyo xumaantisaba. عن أن ترك الجدال من كمال الإيمان ومن علامات حسن الخلق. الجدال بغير علم يعد مدخلاً من مداخل الشيطان، وباباً من أبواب الكراهية والخصام، مؤكدين أن في تركه مغالبة للنفس، ومدافعة لشهوة الظهور. Culimadu waxay isku raacsantahay in Ka tegista doodaha ama muranka sidiisaba waxay ka dhigantahay iimaanka qof oo kaamil ah ama dhamays tiran iyo akhlaaqda wanaagsan ama Xusnu khuluqa qofka oo ziaada. Muranka aqoon la’aantu waxa lagu tiriyaa mid ka mid ah albaabada Shaydaanku ka soo galo, kana mid ah albaabada nacaybka iyo fidnada fidinteedaba. و عياد بالله العلي العظيم. اهم شي اسمحوا لي أن أقول لك ولكم جميعا صباح جميل ويوم جميل جدا. حياكم الله و يحفظكم و يرعاكم جميعا.
masha Allah walee rag ka dhalay isaaq cidii doont ha hadashee weligay faqash baan moodi jiray Jama ragii hamar joogay odhan waxan ogaday inay la shaqanayeen Snm geesiyal xata kuwii kenya joogay sujuga ah guusha way u wada gucleeyeen kuwii wax garadka ahaa xamarbana laga soo sameeyay Snm sidan maqlay
@@safiaibrahim8513 اعوذ بالله من الشيطاني الرجيم Ina aderkay Indho Indho ayaan haystaa ee cid kale waxba kama sheegin. Af Somaliga ayaa mergi ah oo aad ku mergatay. Hooyona ajar ayaad u shaqaysay, waana arrin aad qiyaamaha ka jawaabi doontid. Sheekadani waxay ku timid nin guud ahaan dumarka Somaliyeed u duray oo oo gabadh fariid tiri "Ragow midkan naga qabsada". Iyo nin aanu Harti wada nahay oo aabahayna abtigis ah oo Ingiris qoyskoodi dhamayey oo leeyahay Gavin Williamson nacalla ku yaalku gabadh Somaliyeed ma geyo. Meel si gaar ah ulama hadlin maamulka aad taagertid oo ah mid aan aniga waxba iga gelin. Habaryar ha cadhoon. Hooyona Allah igu waa ahlu diin, ahlu sharaf. Dumarka lama tirsado. Dib u akhri waxa aan qoray haddii amaan gabadh Somaliyeed waxan ahayn ku aragtid xaal ayaan ku celinaya. Ogow gar waa loo islam. Sheitanka iska naar. Allah u noqo. Adduunku waa maalmo. Weligay gabadh Somaliyeed la tirsan maayo. Hore waxa loo yiri "Nin durbaan qaatay, qaylo dalbay". Qof haddii hooyadii caydid oo aanu ku jawaabin caydii adiga ayey kugu so noqonayso. Dhibi ma jirto, meeshan adiga oo kale ayaan ku amaanayey Indho Indho is my fellow Harti cousin truely speaking, wuuna qaldamay, waana la qabanaya qaladkisa. Nb: Dhalintu ha barato marka gabdhuhu qalad fahmaan u dulqaata. Weligiin ha caayina. Haddii aad aragtid nin Somaliyeed gabdheheena Somaliyeed ee adduunka ugu qurux iyo qiimo badan ka cadhoonaya oo la tirsanaya waa nin wax ka qaldan yihiin. Nin Somalia Hargeisa ka arkay ayaad ka xanaaqaysaa. Hooyada aad caayeysaa cid ay tahay ma taqaanid. Kan ka warran? Meeshii aan Hartigaygu Habaryoonistu joogin habaas baa ka baxaaya halyeyna ma joogo Hadday huunadeena hareeraha buuxda Hanaan garanayso Hageyso dalkeena Habaar ma dhaceen Hargeisa wacan iyo hirkaan Ku dhashaan ku soo hiran lahaa Halbaan noqonlayn Haloosiga beenta Higaad akhrigooda Haraati batnaantu Hanaan wacan ma aha Hubaalna mid weeye hablaha haba caayin, higaad xumahaaga Hareerta ka dhaafi Habkaaga hagaaji ibleysku hadhayey Hogaan xumidaada Haliilka ka buuxo Horaanba diiday Hablaha haba caayin Ileyn waa hirkeena Halkii aynu ku howno Hooyadii na habsiisay Wanaagga dhegteyna hubaal Ku rideysey Hadaad hideheena Hareerta ka dhaaftid Humaagi gudkaago Hal beeso ma dhaamo Habaas badanow Hufnaanta ilaasho Haliilkana jooji Haweenka gobteena Ninkii ku hinaasa Haadaaq ku xumeeya Hanfaa dilayoo habaar baa helayee 2. Hadaan hableheena Hanaan socodkooda Hareerta ka dhaafno Hubaal lumisteena Habeen kama dheera Hufnaan badnidooda Hadaaqa wanaagsan Humuun bi'intooda Haboo(habaryar) nimadooda Ayeeyo hagaaga Hareer ka galkooda Hanuun wacankooda Huruuf li'dooda Hawraarsamidooda Hanaanka wanaagsan Halyeynimadooda Haweenka aduunku Habaas kicintooda Hirkooda ma gaadho Ragow haybadeena Haweenka hayee Haa maagin Hableheena Hargeisa wanaagga Halkii aan u hooday Yaraantii ku hesay Iyada ma habaarin Habkeeda wanaagga Hanaan socodkeda Hareeraha buuxa Allah u hibeeyey Ninkii ka hinaasa Isagaa hurdo seegin Halayska hilmaamo inaan Ku hungowna haraadka baxayaa Hilowga dhacayaa Ninkaan hadhka seexan Wanaagga habaynin Halowsan huruufsan Hamaansiga beenta Dhulkeena ku hayno Hadaan hamigeena Hareerta ka dhaafno Haraati badnaa Hamuun u qaboo Biyaha harqanaaya Kaluunka ku huursan Bad soo haybinaaya Hurdaaye hawlsan Ka haabto rabee Hareerta ka joogso Inan cadow hiifin Halowsi u qaadan Allaa hodonow Hanuunsha insaankii Midkii ka hadhaaye Ibleys hakinaayo Markuu ka habsaamo Hortisa la keeno Xumaan hadalkisa Hirbaa leqi doono Habaasku ka buuxo Ninkii hadradayda Halowsi u haysta Hareero ka dhaafku Hubaal dhaba weeye....
@@safiaibrahim8513 The action or crime of making a false spoken statement damaging to a person's reputation, slanderous and false malicious intended to harm someone reputation is prohibited by Allah. مَّا يَلْفِظُ مِن قَوْلٍ إِلَّا لَدَيْهِ رَقِيبٌ عَتِيدٌ السورة ق الآية ١٨ Wax walba waa qoran yihiin ama waa la qorayaa laakiin qofka ayaa lagula xisaabtamayaa waxa u ku jira, xumaan iyo wanaagba. Camalka wanaagsan waa laga abaal-marin oo ajar iyo xasanaad ayuu ku kasbanayaa, wixii xunna waa dunuub iyo camal xun ayuu ka kasbanayaa. Wixii kale oo labada u dhexeeya waa la tuurayaa. On daily bases everything is logged down or written but each person is held accountable for its contents, for good things or for worse. Good deeds are rewarded with good deeds, and bad deeds are going to help you gained by by bad deeds. Whatever left after these two situations or between the two will be discarded. Ayaatt kale oo si cadaynaysaa in qofka lagu qorayo wax kasta oo u samaynsayo: Eebbe quraankisa kariimka ah waxa u inoogu sheegay: وَكُلَّ إِنسَانٍ أَلْزَمْنَاهُ طَائِرَهُ فِي عُنُقِهِ ۖ وَنُخْرِجُ لَهُ يَوْمَ الْقِيَامَةِ كِتَابًا يَلْقَاهُ مَنشُورًا . سورة الإسراء:(13) Qof kasta oo buniadam ah waxa qoorta loo sudhay camalkisii, shar iyo khairba. Macnaha waagu marku beryo iyo gabalku marku dhaco warqad cad ayaa lagu qorayaa camalkisii, midaas oo kitaab noqonaysa ay ku sajilanyihiin mudadii u noola oo ka horaysa marka naftu dhaafto wixii uu falayey shar iyo khair bookaas ayey ugu qoran yihiin. Walaalayaal inaga oo si hufan u doodi karna, aan dhamaanteen joojino cayda aynu is caayayno.
Waa runtaa oo maanta waxba kama jiraan oo waxaad la garaad tahay heegada muuse baloodh taariikh aan ahayn intuu kuu sheegona waad ka dhaga la'dahay ee maanta allaw yaa faqsh soo celiya sidiinii naagaha ha idinka wada waste .maanta idiin maanu soo gurmaneen waayo cadadaw kalaba ma lihidin
War iska sax dee sirdoon soma noqon jamac maxamed qaalib wa taliye police shekadada inta kale been bey noqoneysaa marba hadii aad ka been sheegto title qufka uu lahaa
Waxas anigu ma aninsani waana been cad caqligaygga gaaban ma aminsni inay run tahay waayo nin gaajaysan oo dagaal ku socdo ma bixinayo lacagtaas adag isagaa beer ka iska saaray
Bal sheeg dulmiga lagu hayo gobolka sool cuqdad baa ku haysee Mida kale ma waxay dambiilayaal ku noqdeen inay difaacaan hooyooyinkoodii la kufsanayay iyo hablahoogu faqashtu kufsanayeen ee la dilayay ee ay xilka ka tuuraan gaalkii kaligii taliyaha ahaa ee af-weyne
@@iskopro1423 intaaa aaad iminka sheegayso iyo in kasii xun bay ciidamada isaaqu ka gaystaan Gobolka Sool Dhaqanka Yuhuuda bay isaaq leeyihin Yuhuuda ka cabata Hitler hadana Falastiin dulmida
@@saacidomar8752 waar horta hana caayin dhulbahante ilaahayba dagaalka baray maaha niman la gumaysan karo anaguna maanu gumaysan manaanu layn waayo niman ingiriiskii gumaysan kari waayay ma gumaysan karno
Geesiyadii guusha noohorseeday💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️
Siilaanyo wuxuu ahaa jaajuus u adeega gumeysiga itoobiya sababtoo ah jabhada SNM waxaa aasaasay Mingiste xayle maryam oo ahaa amxaar ahaa dhamaan jabhadii SNM waxay wada ahaayeen inta hada noolna ay yihiin jawaasiis u shaqeysa amxaarada.
Siilaanyo jaajuusnimada waxaa u dheeraa inuu ahaa dhiigyacab geystay xasuuq dagaalkii kalshaale ee degaanka ceyn muslimkii uu xasuuqay xisaabtooda ayaa qoorta u suran.
Waxaana ilaa iyo maanta nool ilmihii uu agoonteeyay.
Qabriga wuu ku dhibanyahay waxaana hor taal xisaab adag oo ah dhiiga muslimka
Guushe😂
Waa sir aad u muhiim ah oo aad noo iftiimisay wll
Xogo kale oo snm ku saabsan kasoo hadal . Sharafi karkaaga ha ahaato mr qaamus
Qudhmis ta lagama hadlayo
Qudhmis waa tii ku eryatee aad qaxoontigu ku tahay ee ha ooyine aamu
Gen . jaamac maxamed gaalib waa nin aqoon ciidan iyo mid siyaasiyaba leh guulayso
Haahey wll mcn alle how naxaristo😔
Alle haw naxariistee halyey ayy ahaa❤
Manshaa ALLAH waa sheeko qurx badan
tan aad shegayso waan haynee tukale mahaysaa
Saaxiibow kaso hadal awooda sirdoonki qaranki somaliyeed
Sxb awoodii sirdoonkii qarankii soomaaliyeed xirfadiisii iyo aqoontiisiiba Aakhirkii SNM ayay ku danbeeysay, waana sababtii ay SNM afweeyne biyo ugu kaban wayday ee ay sida lama filaanka ah uga takhalustay,,, waxayse tahay su'aashaydu toloow ma khuraafaad beey madaxaaga ka buuxsheen oo shalaad dhalatay??? illeeyn hadii kale xaqiiqadaad ka war hayn lahayde.!!!!!!
Silanyo Was high intelligence man
SAY HIGHLY INTELLIGENT MAN
OR HIGH INTELLIGENCE OFFICER
Jamac m qaalib wa somali dhab ah o wadaniyad buixda leh.
Adeer Gen.jaamac Maxamed Qaalib ma noqon taliyaha Sirdoonka ee waxaa ugu horreysay ee uu noqdo waxay ahayd Taliyaha Ciidanka Booliska Somaaliya 70s
Sarreeye-Gaas Jaamac Maxamed Qaalib (Jaamac Yare) oo muddooyinkii dambe bare cilmiga taariikhda siyaasadda Soomaaliya ka dhiga jaamacadaha SIMAD iyo CITY waa taliyahii ugu horreeyay ee Sirdoonka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo uu hoggaaminayay 1962 - 1966. Shaqada Booliska wuxuu ka bilaabay karraaninimo isaga oo si rasmi ah booliska Somaliland ugu biiray April 1955tii. Markii uu shahaadada qaanuunka ka qaatay machadkii tababarrada ee Sheekh ayaa lagu qoray Saldhiga booliska ee Berbera oo uu saddex bil ka shaqeeyay, halkaas ayuu ku guursaday, kadibna waxaa looga sii bedelay saldhiga booliska ee Hargeysa.
@@QAAMUUS Adeer 60s maba jirin hayaddaan la yiraahdo Nss ta waagaa waxaa jiray Hoggaanka wardoonka ee Ciidanka Boliiska somalia waxowna hoos tegaayey Taliyaha Boliska marka waxow ahaay Hoggaan Boliisku lahaay oo aan taya badneyn, Laakin marki kacaanku dhashay ayaa lasameeyey hayaddaan xogga badan ee Nssta waxaana lagu aasaasay Ciidankii Sirdoonka Boliiska iyo Ciidamadii wardoonka iyo Sahankii Xogga DS waxaana lahoos geeyey madaxweynaha Golaha sare ee Kacaanka iyadoo loo magacaabay Ganan cusub oo la oran jiray Dafne oo kamid ahaa GSKacaanka qabayna Gabartii Maxamed Siyaad waxaan filayaa in uu noolyahay marka Nss tu waxay ahayd Ciidankii ugu tayada wanaagsanaa uguna aqoonta badnaa Qaaradda Afrika marka laga reebo Egipt waxayna ka howlgeli jireen adduunka oo dhan gaar ahaan waddamadii Afrika waxayna ahaayeen ciidanka ugu dhaqaalaha badan somaliya laakiin taariikhda Jaamac yare sooma marin in uu xil ka qabto Nss ta marka Ciidankaani ma jirin 1964 iyo 67 diiba markaan sidaan uga hadlaayo ka mid ma’ahayn laakin waxaan ahaa CXDSomaliyeed sarkaal ka tirsanaa inkastoon dhallinyaraa
@@abdisheikh8042
Wa runtaaye
Fahan sheekada meesha horta
Jamac yare sidaad sheegtay hoganka wardoonka somalia ayu ahaa 60 yadii
Markaa oo aany jirin NSS tu
@@axmeddaahir9459 Adeer Nss ta iyo wardoonku waa kala laba oo isma leh Nsstu waxay ku baahsaneyd min lowyacadde ilaa Raas kambooni iyo dhammaan safaaradaha dalka jooga iyo safaaradaha somalida ee Dibadda iyagoo howlo kasoo qaban jiray wardoonku waa ciidanka howlgala xamar waana hoggaan marki larabo labo laga diro ee howl qorsheysan loo diro sida dadka ay u dhexgalaanna ay adagtahay waxaan xasuustaa kuwa waddooyinkii ka tuugsada, Kirishbooyada caseeyaha iyo kuwa cuuryaankaa Xamar ka shaqeyn jiray heyadaha dowligaana waa ka shaqeyn jireen iyadoo uusan waxba kala socon madaxda hayadahaas ay ka shaqeeyaan waxayna ahaayeen masas adoon aqoon ku qaniina iyaguna kuma qabtaan saq dhexe ayaa inta loogu yimaado meelahooda wararka iyo dadka ay ka keenaan guryohooda loogu dhici jiray ama goobahooda shaqada marka Nss tu waxay ahaayeen kuwii dalka 21sano lagu heystay
@@abdisheikh8042 Somalia ilaa 60-kii way lahayd sirdoon. Lkn waxa is bedelay Waa sirdoonku ciduu hoos tegi jiray. 1969 ka hor Wxy hoos tegi jireen police ka 1969 kadibna hayad Madax banaan ayaa laga dhigay. MA ogtahay 1961 lasoo qabtay dad lagu eedeyey inay ingriska lashaqaynayeen Oo gobolada waqooyi laga soo qabtay mase ogtahay 1963 muqdisho lagu xidhay dad Ethiopia ubasaasayey. Dadkaas layskama soo xidhine Waa lala socday dhaqdhaqooda. Sirdoon majirin MA dhihi kartid NSS ka hor, Lkn sirdoon ka Waa la quweeyey Waad dhihi kartaa.
waxaas halgan haku sheegin
Thanks
General Jamac maxamed qaalib waa taliyaha sirdoonka somalia 1960 ilaa 1964 markii somaliland iyo somalia laysku darey.
Caasha waad saxsan tahay walaalkeen Abdi Sheekhna waaniga qoraal dib ugu sheegay Jaamac Yare waxa uu soo noqday Taliyihii ugu horreeyey ee sirdoonka Somaaliya dawladdii Rayidka ahayd waxaanu xilkaa hayay intii u dhaxaysay 1962-kii Illaa 1966-kii.
Somalia iyo somaliland war isa sax kaliya dheh konfur iyo waqoyi
@@wiilkummandos4086 futadi hoyadaa dheh somalia iyo somaliland ayaynu kala ahayn hadana kala nahay wala wayneey
@@QAAMUUS sirdoonka axmed saleeban dafle miyan lagu bilabin istad
@@abwaansugul6231 waa bastar xun oo uraya qaranka republic of somaliland ayuu donayaa inuu gashto jeebka waaana xeelad ay in mudo ah inagusoo wadeen hadaanu nahay muwadiniinta Somalilanders ka ah walow aanu imika fahanay khiyanadaa
Geesi taariikhda baal dahaba ka galay wakhtigaa ku xusi doona.
Yaasalam
Munaafaqiin qaran dumisa ee tigreega u adeegi jiray😅😅
Tigreega berigaas waxay degenayaan hotel Jubba
Ssdf,Snm, Usc waxa shaqaalaysiyey cadowga Somaliyeed si loogu aaro jabkii Ethiopia Somalidu u geysatay 1977kii. In Somalia la dhigo neesha hadda ay taagen tahayba. Waxa la yiraahdaa the war of zero cost ama dagaalka aan centi ku bixin ee Somali iyada laysku jebiyey
Cadowga Koowaad ee Soomaalidu wuxuu ahaa, Maamulkii Kacaanka ee u Horseeday Dhibaatadaa maanta Soomaali kasoo kaban laadahay
@@Hargeisapost
Aakhiro zeman
Arimaha Dhibta Somalida dhex martay waa arrin ilaa hadda iska ilaaliyey in aan faraha la galo waayo siba ugama gar niqi karo. Allah ayaa dadkisa u gar niqi doona if iyo aakhiroba.
Sheikhyada waa ka dhegeystay in zamen ama waqti aanu iman ilaa u midka ka dambaya ka sii fitno badan yahay.
هرَج القومُ : وقعوا في فتنة وتقاتل واختلاط.
Waxaynu kale oo maqalaa
، أصبحوا في هَرْج ومَرْج : في فتنة واختلاط.
الكتب، والرسل، والأَديان قاطبة ً …................. وكم باتوا على هَرْج ومَرْجِ (شعر الشاعر: أحمد شوقي )
Rasuulka Csw ayaa sheegay in Yoomul qiyaamaha hortis xaalka dadku noqonayo هرجي
Harji oo uu ku fasiray Rcsw DIL iyo ISLAYN dhexdooda ah.
Mana aha dilkasi inaad Gaalo la dagaaamaysaan bal waa in ummadan iyadu qaarkeed qaarka kale laynayso ama dileyso. Midaas ayaa qiyaamada ka so horaysa. Rcsw wuxu yiri dilkaas waa soconaya ilaa ruuxa inta walaalkii la kulmo u dilo.
Midaas oo keenaysa in deriskii aanay kala nabad gelin, ehalkii aanu is nabad gelin oo qofna qof aaminin karin.
و قال تعالي في محكم تحكيمه:
إِنَّ رَبَّكَ هُوَ يَفْصِلُ بَيْنَهُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فِيمَا كَانُوا فِيهِ يَخْتَلِفُونَ (25)
السجدة
الشرح:
Sharaxaad:
إن ربك هو يفصل بينهم يوم القيامة أي يقضي ويحكم بين المؤمنين والكفار ، فيجازي كلا بما يستحق . وقيل : يقضي بين الأنبياء وبين قومهم ; حكاه النقاش .
Nebbi Muammedow csw Eebahaana ama Ilaah wayne oo waaxid wuu kala bixin maalinta qiyaame, waana uu kala xukmin oo u gar qaadin mu‘miniinta iyo gaalada dhexdooda. Mid walbana wuxuu ka abaal marin doonaa mudnaantiisa iyo wixi u soo shaqaystay. Waxaana la yidhi:
Sidaas si la mid ah ayaa Eebbe ukala xukumin waxa ninkani qiranayo oo dhib ah iyo ciddii u dhibay, ciddii iyaduna shacabka iyo qof kasta oo dhib loo geystayba.
@@mohammedabdi7061 nin waynbaan kuu haystay laakin waxaad igu noqotay dadka caqliga laleeyay diin carbeed oo 1400 oo sano kahor laqoray dadkeena mustaqbalkooda waataa baabiisay
Mohammed Abdi
soomaaliya waxaa baabiiyay qaraaba kiilkii iyo laba wejilanimadii maxamed siyaad bare Intuu yidhi qabyaalad baan aasay buu hadana ku shaqaystay tii ugu darayd
@@ijoxasan9132
Regimeku qabiil iyo qaraabe midna ma yaqaan. Soo dhegeyso waxa Kacaanku dhib u geystay Qoyskii Aden Law oo ahaa wax garad Mareexaan ahaa, qabayna Xaaska Mohammed Siad Barre walaasheed. Rerkas weli cadhadi Kacaanka kama
Bi'in.
Dhinaceena Snm oo dadkii aad moodid inay kicinayso ayaa kaga dhegantahay warka aad nala wadaagtay. Beesha dhexe waa dad xagayga sharaf leh lakiin madaxda iskaba neceb. Maanta Muse Biixi aniga wuxu ilaa muuqda nin oday ah oo dhaqan ka muuqdo waadna u jeeda waxa aflagaado aan loo meel deyin ku dhacaya. Xigtow meel ma wada galaan wax walba anaga ayaa ugu fiican iyo madax nacaybku.
Hase yeeshe adigu inkasta oo aan magacaaga fahmi waayo qof hadal xun uma ekid ee iga raali ahow.
Mushkiladda Social mediaha inaga haystaa oo ah in uu noqday geed dadki wada fadhiyaan oo kulmiyey calaan, caruur iyo midkii cizka lahaa oo hal feker keliya lagu xukumayo iyo wanaagisa iyo xumaantisaba.
عن أن ترك الجدال من كمال الإيمان ومن علامات حسن
الخلق. الجدال بغير علم يعد مدخلاً من مداخل الشيطان، وباباً من أبواب الكراهية والخصام، مؤكدين أن في تركه مغالبة للنفس، ومدافعة لشهوة الظهور.
Culimadu waxay isku raacsantahay in
Ka tegista doodaha ama muranka sidiisaba waxay ka dhigantahay iimaanka qof oo kaamil ah ama dhamays tiran iyo akhlaaqda wanaagsan ama Xusnu khuluqa qofka oo ziaada. Muranka aqoon la’aantu waxa lagu tiriyaa mid ka mid ah albaabada Shaydaanku ka soo galo, kana mid ah albaabada nacaybka iyo fidnada fidinteedaba.
و عياد بالله العلي العظيم.
اهم شي اسمحوا لي أن أقول لك ولكم جميعا صباح جميل ويوم جميل جدا.
حياكم الله و يحفظكم و يرعاكم جميعا.
Ilen somalindta waligod ayayba ujarheerin dhanka xabashda miyaa aqas🥹dad wadankoda katoranayo cadowgodawaa munafiqinti inoga digay rasulkena muxamed scw🥹
Dulmigii ay Wakhtigaa kadagaalamayeen SNM mid kadaranbay maanta kuhayaan shacabka Somaliland kudhaqan waahadii aan Xaqiiqada la Iska indho tirayn
Benlow ma adero ciro ayaa kugu yidhi
Taliyihii Sirdoonka howl gelinta Generaal Heee=====. Weli mydin garan nin SNM lashaqeynaayey ayuu ahaa 89kiin ka goostey dowladii Somaliya Wuuna noolyey Somlnd ilaa hada Wuu kala taliyaa waxbadan Dadka aqoon uma lihidin kan hadlayaana Information) war mahayo
Ha sheegin sirta dalkena
Alaah CIMRIGA haw dheereeyo siilaanyo
Guulayso qaamus
Oo wuu nool yahay hadda ee ma la waydiiyay siiraanyo lacagtii birta ah in la siiyay yaab nin gaal ah maxuu u siiyay 10kun oo doolar
Khaa'in dadkisa iyo dowladiisa khiyaanay ayu ahaa qaalib
Asc
Ilahay kuligood Naartuu kufogayn midkastoo Ethiopia jaajus u ah iyo kuwa Calooshood ushaqaystayaasha ahba
Illaahay caafimaad haku siiyo walaal.
Mujaahidiin weeye xaq ayay ku wada dhinteen ee siyaad bare ayaa naarta galaya!!
Allaah naarta ha ku fogeeyo adiga iyo faqash iyo waxay cago kujiitaba xaaraaxaarani dhashay faqash faqash dhashay nabadgeliya maytida shuftayahay xaaratii
Lacagti u dahabshiil ku shaqeeyo waxaa la sheega inaytahay midi snm ee siilaanyo udhiibay
Adaa hadalkaa akhiro ka jawabi
Aakhiradaada u tudho
OGI OGI XISAABTA LACAGEED EE SIILAANYO LUNSADAY IYO HADIMOOYINKIISU WAY KA BADAN YIHIIN $10000|= .
Waxaa cadaadtay in siilaanyo cadaw somalia inuu u gargaaray waxuu sameen lahaa in jigjia snm xitaa lagu wareejiyo laakin somalia uu dhabarka kajabiyey ilaahay ku cadaan siilaanyo
Adiga ilahay ku cadaab
@@muna619waxaad ogaataa in wixii ay shacab awdal iyo shacab ssc inuu ilaahay xisaab uu u geystey asagoo cadow axmaar ah u kaalmeeystey aaheey
Sorry laakin waxaan ku leeyahay sharmuuto urweysa @@muna619
Adiga Allah haku cadaabo ee ka leexo marxuunka oo nabadgeli
masha Allah walee rag ka dhalay isaaq cidii doont ha hadashee weligay faqash baan moodi jiray Jama ragii hamar joogay odhan waxan ogaday inay la shaqanayeen Snm geesiyal xata kuwii kenya joogay sujuga ah guusha way u wada gucleeyeen kuwii wax garadka ahaa xamarbana laga soo sameeyay Snm sidan maqlay
Wax wanagsan sheeg Masuul.
Sirdoonkii ugu khatarsana Wuu Noolyey Maxaad wereysi uga qaadi weydeen Waana Nin Waqooyi kasoojedee.Tariikhdawaa lala hadhaaye.SNM Rag badani Iyaga laantood oo Gudaha kujirey Ayaa Caawinjirey.Dagaal Xasuuq iyo isir tir Isaaqa ayuu ahaa siyaad Bare Dagaalkiisu 8 sano Nagu qaadatey Soo afjaristiisu
Jabhada SNM dhamaantood waxay ahaayeen hadana yihiin jawaasiis u shaqeeya gumeysiga itoobiya.
Xogyahii iyo xoghaye ku xigeenkii SNM.guud Wey noolyiin. Nin Hyonisa. IYO NIN sacad muse.ENG.mohamed xaashi.Ex wasiir.
😊😊
WAAR TUUG AYUU AHAA
Haa
Abaagadhaa
1st page
Gaal Shurufle iyo Gevin
Kuma geyee
Awr gooni daaq
Goor u jiraba
Marbaa good ku
Dili geyi aanu degin
Geeshka Hablahow
Geeska Afrikaba
Adaa ugu gobsane
Garmaqaate iyo gododlaha
Haween garab igama
Helo
Ceeb galaalan
Gabdheheenu geyin
Guudka haka sudhin
Gaal shurufle iyo midaan
Diinba garan gabadh lama simo
Geeridu Indhow ku galaashayoo
Gacal iyo xigaal kala geeyehow
Goormaad wax garan?
Gabdho Sharafle oo
geeska Afrikaba
Cidi gaadhi karin
Gaal iyo Hunduus
Uma geyn karee
Soomaali goba ah
Geyigoodu yahay
Idinka gar gaar
Iyo gacalsamnimo
Garashada sariyo
Qurux gaara oo
Geyigaba ka jirin
La gudoonshayoo
Gaarba u helee
Idinkaa gobay
Geeska Afrikaba
Qurux gaamur ah
Socod gaabanow
Aan gabraarinoo
Guclena ekayn
Ugu guudsocdee
Idinkaa gacmaha
Garaaraha ku yaal
Sifo gaar ahoo
Cidi garanahayn
Geesaha u ridaa
Idinkaa garoon
Ishu gaadhi karin
Goortaad kusocn
Gaar laguu gartaa
Inaad gaari iyo geyigaayga
Tahay aan muran geleyn
Indinkaa gobay
Xumaan galabsanino
Idinkaa gunimo gees
Ka soo geleyn
Wadne geesiyoo
Galowdaba aqoon
Ragga gaara iyo
Dal gargaare iyo
Adaa geesi dhala
Idinkaa aroos in laydin
Gogloo, gaaf
Laguu dhigaa naga
Galabsadee
Gaarida haween
Geeska Afrikay
Ceeb kuma geshid
Ninba garashadiis
Geedkiis la yimi
Aniguna gar naqa
Gar hagaajinteed
Kula garab socdee
Adoo geesiyad ah
Garashada ka wacan
Qof guhaadmay iyo
Gaal kulama simo
Anna garashaday waanigaa
Godladay oo geeraar
Tirsheye garabkaa ha jiro
Gees ka dhaafahas
Garta aan u naqin
Siday ugu go'nayd
Waxaad goysiyo
Garashada hagaag
Aan garanba karin
Waxba yaanu
Godob nala soo gelina
Geyshka hablahow
Gees aad degtaba
Guuleysta abid
Oo garabkiin ha jiro
Idinkaa gobnimo
Gacalkiyo iyo xigaal
Isku garabsada
Indinka guntiyo
Baarka u ahee
Gododlaha raggiyo
Garmaqaatabaha
How garaabino
Garabkii ha jiro
2.
Afartaa Ga'diyo
Geeraar zamaan
Ma ku gaabshayow
Dumarkeen gobteen
Mow garaabayow
Aniga oo wanaag
Waxaad goysoyo
Aan gaadhi karin
Geyshka hablahow
Gar waa loo Islam
Haddii aan gar naqo
Markii godobi timid
Geeskeena wacan
Sheitan guracan
Taladeen galoo
Soomaali guud
Gobolkay tahayba
Geeridu dul timid
Oo duni gariir
Fuley geeryaliyo
Niman warran gilgilin
Bm gululuc liyo
Bambo gacan ka ride
Sidii u geesi yahay
Gow kaga dhigoo
Soomaali guud
Guri hoogle iyo
Ban gariirayo
Dhiig gob'o leh
Gole baas ka dhigay
Oo garasha liid
Gondaha is jaroo
Idinkaa gargaar
Iyo gacal zamaan
Rag la garab socdoo
Idinkoo gaziin gowzahaba
Marin
Idinkaa gobyahay
Garashada raggaba
Gelin kaga hormara
Gacalkii jirow
Idinkaa gar gaar
La gurguurtayow
Geesay tahayba
Idinkaan mar gudhin
Allah geeri iyo goblman
Kuma tasee
Gacantaa jirtee
Janno gaara iyo akhiro
Ilaah idiin wada gar gaar
Xumme kuma gashide
Garnaqaaga wacan
Kuu garaabayoo
Waa anuga godladay
Inan kuu gabyiyo
Garashada tan wacan
kula garab socdee
Nin gefaaya oo
Garan wanaag waxa guudka
Sudhan garqaloociyaha
Ma garaaba haa
Cayda u gabdhaha laba
Garab socdaa guul igama
Helo
Waxba yaan ku garan
Inaad geesi tahay
Gabadhyahay arkaye
Guuluhu wanaag
Garbahaa ha sudho
The end
25/01/2022
Diiladi kuu dhashye baa raaga loo geeyen jeerye garacyow khaanska
Kuwana dhiiloyana oo raaga gaalda
Kuu xaargoda inaan gumeyde xuun oo maraxaan ayaad taaheye
Ab iyo iisr aadiga uu leeh inaad
Naagahina kaa gaadan xaabashida
Iyo kenyanka dhoofar dhofaar dhaalye
Tamartada baa intakt kuu soo ururtye langabyow shunt qaadmun
Adiiga dhaaqan uu leeh haadi hooyda kaan laa gu yeed geeye
Oo adoonta gaafur cuulosta kaa gaata
@@safiaibrahim8513
اعوذ بالله من الشيطاني الرجيم
Ina aderkay Indho Indho ayaan haystaa ee cid kale waxba kama sheegin. Af Somaliga ayaa mergi ah oo aad ku mergatay. Hooyona ajar ayaad u shaqaysay, waana arrin aad qiyaamaha ka jawaabi doontid. Sheekadani waxay ku timid nin guud ahaan dumarka Somaliyeed u duray oo oo gabadh fariid tiri "Ragow midkan naga qabsada". Iyo nin aanu Harti wada nahay oo aabahayna abtigis ah oo Ingiris qoyskoodi dhamayey oo leeyahay Gavin Williamson nacalla ku yaalku gabadh Somaliyeed ma geyo. Meel si gaar ah ulama hadlin maamulka aad taagertid oo ah mid aan aniga waxba iga gelin. Habaryar ha cadhoon. Hooyona Allah igu waa ahlu diin, ahlu sharaf. Dumarka lama tirsado. Dib u akhri waxa aan qoray haddii amaan gabadh Somaliyeed waxan ahayn ku aragtid xaal ayaan ku celinaya. Ogow gar waa loo islam. Sheitanka iska naar. Allah u noqo. Adduunku waa maalmo. Weligay gabadh Somaliyeed la tirsan maayo. Hore waxa loo yiri "Nin durbaan qaatay, qaylo dalbay".
Qof haddii hooyadii caydid oo aanu ku jawaabin caydii adiga ayey kugu so noqonayso. Dhibi ma jirto, meeshan adiga oo kale ayaan ku amaanayey Indho Indho is my fellow Harti cousin truely speaking, wuuna qaldamay, waana la qabanaya qaladkisa.
Nb:
Dhalintu ha barato marka gabdhuhu qalad fahmaan u dulqaata. Weligiin ha caayina. Haddii aad aragtid nin Somaliyeed gabdheheena Somaliyeed ee adduunka ugu qurux iyo qiimo badan ka cadhoonaya oo la tirsanaya waa nin wax ka qaldan yihiin.
Nin Somalia Hargeisa ka arkay ayaad ka xanaaqaysaa. Hooyada aad caayeysaa cid ay tahay ma taqaanid.
Kan ka warran?
Meeshii aan Hartigaygu
Habaryoonistu joogin
habaas baa ka baxaaya
halyeyna ma joogo
Hadday huunadeena
hareeraha buuxda
Hanaan garanayso
Hageyso dalkeena
Habaar ma dhaceen
Hargeisa wacan iyo hirkaan
Ku dhashaan ku soo hiran lahaa
Halbaan noqonlayn
Haloosiga beenta
Higaad akhrigooda
Haraati batnaantu
Hanaan wacan ma aha
Hubaalna mid weeye
hablaha haba caayin,
higaad xumahaaga
Hareerta ka dhaafi
Habkaaga hagaaji
ibleysku hadhayey
Hogaan xumidaada
Haliilka ka buuxo
Horaanba diiday
Hablaha haba caayin
Ileyn waa hirkeena
Halkii aynu ku howno
Hooyadii na habsiisay
Wanaagga dhegteyna hubaal
Ku rideysey
Hadaad hideheena
Hareerta ka dhaaftid
Humaagi gudkaago
Hal beeso ma dhaamo
Habaas badanow
Hufnaanta ilaasho
Haliilkana jooji
Haweenka gobteena
Ninkii ku hinaasa
Haadaaq ku xumeeya
Hanfaa dilayoo
habaar baa helayee
2.
Hadaan hableheena
Hanaan socodkooda
Hareerta ka dhaafno
Hubaal lumisteena
Habeen kama dheera
Hufnaan badnidooda
Hadaaqa wanaagsan
Humuun bi'intooda
Haboo(habaryar) nimadooda
Ayeeyo hagaaga
Hareer ka galkooda
Hanuun wacankooda
Huruuf li'dooda
Hawraarsamidooda
Hanaanka wanaagsan
Halyeynimadooda
Haweenka aduunku
Habaas kicintooda
Hirkooda ma gaadho
Ragow haybadeena
Haweenka hayee
Haa maagin Hableheena
Hargeisa wanaagga
Halkii aan u hooday
Yaraantii ku hesay
Iyada ma habaarin
Habkeeda wanaagga
Hanaan socodkeda
Hareeraha buuxa
Allah u hibeeyey
Ninkii ka hinaasa
Isagaa hurdo seegin
Halayska hilmaamo inaan
Ku hungowna haraadka baxayaa
Hilowga dhacayaa
Ninkaan hadhka seexan
Wanaagga habaynin
Halowsan huruufsan
Hamaansiga beenta
Dhulkeena ku hayno
Hadaan hamigeena
Hareerta ka dhaafno
Haraati badnaa
Hamuun u qaboo
Biyaha harqanaaya
Kaluunka ku huursan
Bad soo haybinaaya
Hurdaaye hawlsan
Ka haabto rabee
Hareerta ka joogso
Inan cadow hiifin
Halowsi u qaadan
Allaa hodonow
Hanuunsha insaankii
Midkii ka hadhaaye
Ibleys hakinaayo
Markuu ka habsaamo
Hortisa la keeno
Xumaan hadalkisa
Hirbaa leqi doono
Habaasku ka buuxo
Ninkii hadradayda
Halowsi u haysta
Hareero ka dhaafku
Hubaal dhaba weeye....
@@safiaibrahim8513
The action or crime of making a false spoken statement damaging to a person's reputation, slanderous and false malicious intended to harm someone reputation is prohibited by Allah.
مَّا يَلْفِظُ مِن قَوْلٍ إِلَّا لَدَيْهِ رَقِيبٌ عَتِيدٌ
السورة ق الآية ١٨
Wax walba waa qoran yihiin ama waa la qorayaa laakiin qofka ayaa lagula xisaabtamayaa waxa u ku jira, xumaan iyo wanaagba. Camalka wanaagsan waa laga abaal-marin oo ajar iyo xasanaad ayuu ku kasbanayaa, wixii xunna waa dunuub iyo camal xun ayuu ka kasbanayaa. Wixii kale oo labada u dhexeeya waa la tuurayaa.
On daily bases everything is logged down or written but each person is held accountable for its contents, for good things or for worse. Good deeds are rewarded with good deeds, and bad deeds are going to help you gained by by bad deeds. Whatever left after these two situations or between the two will be discarded.
Ayaatt kale oo si cadaynaysaa in qofka lagu qorayo wax kasta oo u samaynsayo:
Eebbe quraankisa kariimka ah waxa u inoogu sheegay:
وَكُلَّ إِنسَانٍ أَلْزَمْنَاهُ طَائِرَهُ فِي عُنُقِهِ ۖ وَنُخْرِجُ لَهُ يَوْمَ الْقِيَامَةِ كِتَابًا يَلْقَاهُ مَنشُورًا .
سورة الإسراء:(13)
Qof kasta oo buniadam ah waxa qoorta loo sudhay camalkisii, shar iyo khairba. Macnaha waagu marku beryo iyo gabalku marku dhaco warqad cad ayaa lagu qorayaa camalkisii, midaas oo kitaab noqonaysa ay ku sajilanyihiin mudadii u noola oo ka horaysa marka naftu dhaafto wixii uu falayey shar iyo khair bookaas ayey ugu qoran yihiin.
Walaalayaal inaga oo si hufan u doodi karna, aan dhamaanteen joojino cayda aynu is caayayno.
OGI OGI NINKII HADIMO TALIYOW ADIGAA U HALISA
Cadayn uma haysid waa sheegasho hal dhinac ah
Waa runtaa oo maanta waxba kama jiraan oo waxaad la garaad tahay heegada muuse baloodh taariikh aan ahayn intuu kuu sheegona waad ka dhaga la'dahay ee maanta allaw yaa faqsh soo celiya sidiinii naagaha ha idinka wada waste .maanta idiin maanu soo gurmaneen waayo cadadaw kalaba ma lihidin
Aboow aboow ninku fool xumo badanaa ma dhurwaa baa.yaahuu yaahuu
Sheeko xaafadeed
War iska sax dee sirdoon soma noqon jamac maxamed qaalib wa taliye police shekadada inta kale been bey noqoneysaa marba hadii aad ka been sheegto title qufka uu lahaa
Meelbuu saaray lacagtaa rugcadaagu waa lacag kubaxday hawlgal
Tuugwalba bugbay karebayan si umada ugudhexfafiyan
Waxas anigu ma aninsani waana been cad caqligaygga gaaban ma aminsni inay run tahay waayo nin gaajaysan oo dagaal ku socdo ma bixinayo lacagtaas adag isagaa beer ka iska saaray
Caqliga waa lagu fikiraa niyow! Ninka abaalka loo galayey ee lacagta la siinayo waa janaraalka ciidamada bariga itoobia oo aheyd halka SNM na dagantey taa micnaheedu waxa weeye inuuu ninkaasi ahaa ninka amarka uu ka go’o mingustu kadib dhinaca bariga! Waana halka snm zaatka, shidaalka iyo hubkaba laga siiyo loona soo mariyo! Markaa toban kun iyo boqlba abaal waa loogu galaa si hadhow markaad wax uga baahato aad waji u sii dhigato
iidoorku waa cad xaaraan ah
Urur dambiilayaal ah oo argagixiso ah bay ahaaayeen SNM oo qaran dumis ah loo adeegsaday inay Qaranka Somalia dumiyaan
Dulmigii ay lahaayeen waa nalagu hayaa midka wayn bay ku hayaan Gobolka Sool
Bal sheeg dulmiga lagu hayo gobolka sool cuqdad baa ku haysee
Mida kale ma waxay dambiilayaal ku noqdeen inay difaacaan hooyooyinkoodii la kufsanayay iyo hablahoogu faqashtu kufsanayeen ee la dilayay ee ay xilka ka tuuraan gaalkii kaligii taliyaha ahaa ee af-weyne
@@iskopro1423 intaaa aaad iminka sheegayso iyo in kasii xun bay ciidamada isaaqu ka gaystaan Gobolka Sool
Dhaqanka Yuhuuda bay isaaq leeyihin Yuhuuda ka cabata Hitler hadana Falastiin dulmida
@@saacidomar8752 waar horta hana caayin dhulbahante ilaahayba dagaalka baray maaha niman la gumaysan karo anaguna maanu gumaysan manaanu layn waayo niman ingiriiskii gumaysan kari waayay ma gumaysan karno
weee was the
Dhamaantiin ileen xabishida ayaad u shayn jirteen maxaad ka faaiideen waxaad gubteen wadan dhan laakiin yaa idiin aamini doono
s
Qofkasta oo iidoor ah awowgiisii labaad ama sadexaad baadiyaha hargeysa ayuu geel ku raaci jiray wuxuuna noolaa dhintayna isagoo soomaali ah adiga iidoor ee hada nool iyo aabahaa waxaa maskaxda idinka dhaqay gumeysiga amxaarada sababtoo ah waxaa jabhada SNM aasaasay mingiste nin amxaar ah walina waxaa maskaxdaada ka guuxaaya erayadii laydinku shubay oo ah inaad dalkaaga iyo nasabkaaga inkirto si aad jaajuus la leeyahay ugu noqotid amxaarada.
Arinkaas aan soo sheegay ma inkiri kartaa??🤣🤣🤣🤣
Waa ragii kelifay siyaad inuu suli ku dhex bakhtiyo