Kursiga madax waynaha ku fadhiyo fiiiri. Qof baaba ku sawiran dhididkiisiii waa qofkiii. Sadaqeeyay ama ka dhintay bal ila eega dowlada kkkk. Good will baa laga soo adeegtay waxa meesha fadhiyana tuugaa loo wada eg yahay indho adayg kkkk
Lugoyada dalka iyo dadka aya lagu celcelia war ninkan allh how naxariisto e u duceya talabad wax kasto khalada uu samaeyeyba kuwa hada joga wuka ficna oo bashiyoo qayaxan la tagan isagu waxbu kala dabari jiray ee kan hada joga iyadii cad ayu la taganyahay
Casharadi munafaqada iyo qabyalada iyo iska horkenida ayabu ku shekenaya dadkana in yarba xukunka oo laben lagu sheego. Buugas wu dhamaday dadkana in yari u talin mayso . Nimankan lo tagi wayay ee Lacagta lagu kala kaxeyay wa Garxajis Lakin manta maha
Thank you very much for sharing such important historic records of Somaliland
ilahay hakuu naxariisto madaxwayne m x ib cigaal halyaygii qaranka sland ilaahay janadii fardoowsa guryo hakaaga dhiso amiin aamiin
Somaalilan guuleeysta Dee
💯💯💚⚪❤💚⚪❤💚⚪❤
Ilaahay ha naxariisto. Geesi qaran.
ALe Hawnaxariiste Cigaal M/Weyne Qaran Ayuu Ahaa Somaliland Isaga Dhisay Hantina Kamuu Tagin Libaax Hadal Cad Ayuu Ahaa
Illaahay ha unaxariisto Maanta Ragaas Badankiisu Aakhiro Ayuu U Guuray
Allah haw naxristo m haji Ibrahim cigal the father of Somaliand Republic
Allah hakuxifdiyo Insha Allah halyeegi
Kursiga madax waynaha ku fadhiyo fiiiri. Qof baaba ku sawiran dhididkiisiii waa qofkiii. Sadaqeeyay ama ka dhintay bal ila eega dowlada kkkk. Good will baa laga soo adeegtay waxa meesha fadhiyana tuugaa loo wada eg yahay indho adayg kkkk
Hoolkii Hore Ee Maxkamada sare ee Somaliland
Oo Markaas Ahaa Xaruntii Golaha Wakiiladda Somaliland Si Ku-meel gaadh ah u Ahayd
Subxana Allah yaa rabii Allah hakuunaxariiso
Bahda dhamays aad bay umahadsanyihiin muuqaalkani wax badan ka qaalisan aad bad umahdsantihiin for sharing such important event
Ala hu naxariisto ex madaxweyne maxamed xaaji ibraahim cigaal
Miisaskaaan iyo kuraastaaan
Ma good will baa laga keenay kkkk. 1995 kiii kkkkkkk. Who dead miyaaa caato ah kkk yaaab
Waxa oow ahaa nin dadkiisa jaceyl dadkiisanu jeceyl yihiin
Ilahay.hawnaxaristo janoyinkisa haku casumo
💚⚪❤..
Cadaabta ku waar
Xaadh zaadhato yuhuudi
Daagaal ooge
Somaliland meel fogbay timid
Lugoyada dalka iyo dadka aya lagu celcelia war ninkan allh how naxariisto e u duceya
talabad wax kasto khalada uu samaeyeyba kuwa hada joga wuka ficna oo bashiyoo qayaxan la tagan isagu waxbu kala dabari jiray ee kan hada joga iyadii cad ayu la taganyahay
S Ali
waad iska hadashay ee wax jira kamaad sheekayn
Casharadi munafaqada iyo qabyalada iyo iska horkenida ayabu ku shekenaya dadkana in yarba xukunka oo laben lagu sheego. Buugas wu dhamaday dadkana in yari u talin mayso . Nimankan lo tagi wayay ee Lacagta lagu kala kaxeyay wa Garxajis Lakin manta maha
#Nasiib #Daro ilaa xiligaa ilaa Maanta ka ku talinaya ee ku maamula is waydii waligeed #H #Awal #Lacag laguma kla iibsan lkn adiga sida #Dumarkaa lagu kiraysan jiray Ninka Raga ah waligii wxu aaminsan yhy Aduun awgii ugama tago lkn adigu #Dhuuni #Qaate Dumar ah aya thy #Awowgaa lacagbaaba lagu iibsadee adiga #Rasaas iyo #Budh wxn ahayn lagaga shaqayn maayo ee waligaa #Ciilkaambi ku jir #Raguna haku taliyaan uun #MunaafaQ adaa ah wayo nin #Dhimtay ayad wx ka sheegaysaa #Laxyay mida kle #Dhadigu ma taliyo ee #Ragaaa taliya #Dhadignimada ka Baxa horta🤣🤣🤣🤣
Nuur Hassannuur
xayawaan baad tahay ee meesha xaarka kalabax
Weligaaba cuqdad Ka sheekee
Cuqdadii ku qadatay kuma dhiigto