Kumuu Ahaa Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal | Halgankii & Siyaasaddii Cigaal | Xasan Cabdi Madar

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024
  • #Qaamuus_TV #Xogaha_Qarsoon
    Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida
    ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks

КОМЕНТАРІ • 17

  • @abdimalikak6541
    @abdimalikak6541 Рік тому +3

    mahadsanid ilhay ha unxristee barnaamijkan joogto inooga dhig sabbto ah dastuurka iyo xeerarka dalka isaga ka shaqeyy lacagta dalka iwm.

  • @fatxicabdi2384
    @fatxicabdi2384 Рік тому +2

    Wuxuu Ahaa Hogaamiye Dhaba Alle Ha u naxariisto

  • @axmedcaliyare1153
    @axmedcaliyare1153 Рік тому +2

    ALE NAXARIISTII JANO HAKA WARAABIYO
    INSHA ALAAH

  • @zaedismacil5684
    @zaedismacil5684 Рік тому +2

    Halyay ayuu ahaa siyaasigii Africa ayuu ahaa runtii mohamed haaji ibraahim cigaal talow cigaal oo baryo sii yar noolan lahaa sidee ayay Somaliland noqon lahay rabi naxarsti jano haka waraabiyo cigaal muuse shaanina alle Somaliland haka badbaadiyo😢😢

  • @abdiwadudabdulkadir2037
    @abdiwadudabdulkadir2037 8 місяців тому

    Allha ha unaxaristo

  • @adamabby2248
    @adamabby2248 Рік тому

    Mohamed Haji Ibrahim Cigal Allah haka warabiyo janada Fardowsa aclaa.Wuxu dhashay 1928-kii maaha 1929-kii iska sax fadlan.

  • @maxamedmahdi9593
    @maxamedmahdi9593 7 місяців тому

    Mahadsanid ❤

  • @ilyaasjiigjigawe7949
    @ilyaasjiigjigawe7949 Рік тому

    Masha Allah wall hooray usoo

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 Рік тому

    Allaah aun waxu ahaa alluqabiil

  • @aadancabdi1
    @aadancabdi1 Рік тому +1

    Sirdookii ahaa

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Рік тому

    Intii lagu amaani lahaa waxaa kaficn in lagu caayo.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Рік тому

    Iidoor waa sida ogaadeenka isumana turaan.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Рік тому

    Cigaal isbiirtoole dadka iyo dalkaba gatay oo gaalo iyo yuhuud hoosta kuwata ayuu ahaa, naarta Allaha kufogeeyee. Dal iyo dad iyo diin ayaa ilaahay siiyey ee muxuu gaalo kadoonay haddii Ilaah kaxoreeyey. Wax kale maahee waa balwad jacayl iyo iimaan la'aan

    • @abdirahmanxuseen8199
      @abdirahmanxuseen8199 Рік тому

      Subxaanallaah ilaahay ha unaxariisto janatal fardawsana haka waraabiyo marxuumka ka daa aflagaadada adiga Taada ka fikir neef yahaw

    • @ahmedabdirahman6114
      @ahmedabdirahman6114 Рік тому

      Waad ku qaldantay hadalkaas kolay dadka ay qabyaaladu ciishay ayaatahay samaroon😒

    • @Shafie211
      @Shafie211 Рік тому

      Janada iyo naarta adigu malihid kutasho