Hodan Abdirahman | MAXFAL |Official Video clip 2020.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 січ 2020
  • #MursalMuuse #HodanAbdirahman #AxmedAarshe #Bulshawibeatz #FutureBrothers #XidigahaGeeska
    heeso cusub oo aad u shidan Halkan ka daawo muuqaaladodi rasmiga ahaa.
    #FutureBrothersProduction
    Please don't forget to subscribe This Channel.
    facebook: Future Brothers Production
    Twitter: Future Brothers Pro

КОМЕНТАРІ • 434

  • @hanashofilms
    @hanashofilms 4 роки тому +141

    Wr wxn la tumayo innaba cadi maha wlle BULSHAAWI Cid gadhikarta majirto, wuxu tumo wa another level👏

  • @rudwaannuurmuuse9528
    @rudwaannuurmuuse9528 4 роки тому +113

    Masha Allah markan arko Hodan abdiraxman oofaraxsn
    Niyadan kafarxaa😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

    • @asuulasal2827
      @asuulasal2827 4 роки тому +5

      Allow usiyadi farxadeeda❤

    • @cadeeycadeeyqurux4104
      @cadeeycadeeyqurux4104 4 роки тому +2

      farduusa carab maxamed Wale maxa tugad kle aad tahy miya adigana miinyaro qosal bug ah wada qoslan

    • @faizamohomed9763
      @faizamohomed9763 4 роки тому +5

      @@cadeeycadeeyqurux4104 Walee maseyrku waa cudur aan daawo lahayn, yur ha cunin hodan qurux yahuu yahay, dhilo qadhmuun baad rahaye naa ka hadh dee ilaahay baa siiyey farxada iyo nin jecel doqonyey ooyeysaa naa dhowr meelood baan kugu arkwy adigoo ka daba yuusaya hodane naa ha cowryin doqon yahay cidlada ka maseyrsani.

    • @faizamohomed9763
      @faizamohomed9763 4 роки тому +4

      @@asuulasal2827 Amiin ilaahow u siyaadi farxada. Il cadowna ka hay🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @fatouali7310
      @fatouali7310 4 роки тому +3

      @@faizamohomed9763 farid walashay hodan Haa nolato qurux badan 😘😘

  • @anisomaxamed9348
    @anisomaxamed9348 4 роки тому +35

    Hodan wlhi qof lamid ah ma arkin waa qof dhan walba ilahay u dhameyay kartida aay ledahy naag leh Wali ma arkin hodan horey u soco guulayso insha allh cadowga Allaha Qabto Iyo inta ku neceb

  • @shushuu7912
    @shushuu7912 4 роки тому +24

    Hodan waa super Star every year cadceeda sacabka miyaa lagu qarinkaa ilaahbaa na lehe waa dareengooniya ay dadka codkeedu galiyay caleek yaa hodan hooobeey hoooobeey waanku istaagay 🥰😍😍

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 4 роки тому +82

    Wlhi mursal Adunka dadka Saran ayu ugu nasiib badan yhy wxu heley Hodan Abdirahman o ah qof qalbi nadiifa leh o dabeecad fican marwlba faraxsan o happy ah ❤️❤️❤️💑

    • @farxiyoqoyste3865
      @farxiyoqoyste3865 4 роки тому +3

      Saxiix 🙏🙏🙏🙏🙏

    • @juweriahashi4515
      @juweriahashi4515 4 роки тому +2

      @@farxiyoqoyste3865 ♥️

    • @faizamohomed9763
      @faizamohomed9763 4 роки тому +3

      Waa runtaa, walee ninkii nasiib leh baa hodan hela saacad kasta wuu faraxsanaanayaa. Waa gabadh qalbi nadiifa leh. Allah haysku daayo.🙏🙏🙏🙏🙏

    • @nimcoshow1924
      @nimcoshow1924 4 роки тому +1

      Qalbigeeda inuu nadiif yahay yaa kuu sheegay mada kala furay

    • @juweriahashi4515
      @juweriahashi4515 4 роки тому +2

      @@nimcoshow1924 adiga mxy thy kuleelka iyo karka ku haya ma qalbigeeda nadiifta ah bad u diidaysa mise walasha ayey nin ka qaday naagtan hadhkeeda xata ma gadhan e ayar fadhiso

  • @munaosmancmc2951
    @munaosmancmc2951 4 роки тому +57

    Hees cusub style cusub music cusub waaaaaw Hodan waa tagtey lamagaarayo ina Abdirahman dheere dhal fanaan keep going

  • @mohamedabdilahi4630
    @mohamedabdilahi4630 4 роки тому +162

    Hodan abdirahman
    Codka 100%✓
    Style 100%✓
    Music 100%✓✓
    Erayada 100%✓
    Go forward sist

  • @egehtech7020
    @egehtech7020 3 роки тому +10

    naagi naag samaroon ha kaa ahaato big love from saylac ina adeer

  • @yasmiinali542
    @yasmiinali542 4 роки тому +23

    Waa heesihii lagu tala galay arooski qaraniga mubarka xasan ciise jamac iyo Miligo Ahmed cismaan geele esh cala heeso ❤️❤️❤️💋💋💋🌹🌹🌹🌹

  • @sumayahassan771
    @sumayahassan771 4 роки тому +62

    From the bottom of my heart ba ka dareema codka hodan abdirahman wlhi ❤💯

  • @hassankayd6721
    @hassankayd6721 4 роки тому +21

    Fanaanad jirta Hodan abdiraxmaan dhal Fanaan inaad thy anba waan ogsoonahay big fun ban Ku ahay walee huuno Mcn 👍✌

  • @mohamedgacal7809
    @mohamedgacal7809 4 роки тому +74

    Cod
    Qurux
    Dabeecad
    Jaas
    ❤❤❤❤❤❤

  • @princessayanaragsan4243
    @princessayanaragsan4243 4 роки тому +142

    Hodan Duriyadii Borama Cod qofku gaara majirto wlh ♥️👸🏼

    • @ashur4304
      @ashur4304 4 роки тому +11

      Princess ayan Aragsan yurub geenyo ma gaadho walahi

    • @mohamedsaid9399
      @mohamedsaid9399 4 роки тому +2

      @@Ayeh_Media hno cayda meesha u haboon ku dhe

    • @amriya3587
      @amriya3587 4 роки тому +1

      @@Ayeh_Media hada matan ba yar iyaba waa cajusad dhamaty ila waliged bay so heesi jirty , waynaan wax laysku caayo maaha jahiladyey

    • @amriya3587
      @amriya3587 4 роки тому +1

      @@Ayeh_Media amba guuri denbays hana qooto ama curad hanoqoto waxba igama galin waa nag xuno fananad ah oo ximarku dhaamo ano macanen

    • @idilnour2448
      @idilnour2448 4 роки тому +2

      @@Ayeh_Media haahey hodan qof wayn maha

  • @sadaamofficial5232
    @sadaamofficial5232 4 роки тому +13

    Hees aros mida ugu laxan music cod cayaris macaan inta ila dareentey 👍

  • @sabariinsomalisabariinsoma1201
    @sabariinsomalisabariinsoma1201 4 роки тому +21

    Wwww Wlllhi waa gabadha kaliya Fankeeda katagero Hodane Abaayo waxn karawaa barta fecabooka kuleydahy. Magacaadoo sax ah inad ishegto Adigoo mhdsn runtii hestaha adqado Waa mid ani iqusesa waayo Intoo jidinoo furmayo jawigaa daglag baxayo waxakalo kamid ah Hestii waxma qaado namimak zhrf bdne igasoo jawab Fariinteyda ❤❤💘💘💘❤❤

  • @hamdimohamed6552
    @hamdimohamed6552 4 роки тому +18

    Hodan qurbii way ka raysatay walee waataa shacni la so baxday masha allah 👌🏽👌🏽

  • @faizamohomed9763
    @faizamohomed9763 4 роки тому +19

    Hodan bilan masha Allah, qurux iyo badh, labiska, codka baxsan iyo musiga dananayaba waa 100%. Arooskana hambalyanu leenahay.❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 4 роки тому +14

    Angu heestaaan suyay waaa Tan 🙌🏻🙌🏻🙌🏻🙌🏻🙌🏻👏👏👏👏

  • @xaliimoaxmed9743
    @xaliimoaxmed9743 4 роки тому +6

    Hodan cabdiraxman boqorada fanka waa ku jecelahay waa alle dhinac kasta kadhameey hore u soco xbbti isku waara adiyo mural muse

  • @nimcodegan5449
    @nimcodegan5449 4 роки тому +45

    Hodan abdirahmn noloshu kuma xumayso taageero buuxda kuu hayaaa 😍😍😍😍

    • @najmanashaad6535
      @najmanashaad6535 4 роки тому +2

      Hajiro Jacalku hodan cabdi raxamaan 😍😍😍😍😍😍♥️🥰

  • @sharuzaadsmile2238
    @sharuzaadsmile2238 4 роки тому +14

    Inaderty oo faraxsan
    Hodan bilan 💖💖🌍 abid faraxsanow hodantena

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 4 роки тому +49

    #TEam H0dan ApdirAHman 💚💭❤

  • @hawamohamed2315
    @hawamohamed2315 4 роки тому +12

    Hodan qurux wanag
    Codka 100%
    Stelka 100%
    Music100%
    Erayo mugway iyo codkii hodanbaa is helay 😍😍😍

  • @soomaalibaanahay7310
    @soomaalibaanahay7310 4 роки тому +9

    Boqorada fanka soomaliyeed Hodan Abdirahman cadowgagu cagta hosteda
    Hodan bilan❤💋💯👏👏👏👏👏

  • @filsanahmedyare1968
    @filsanahmedyare1968 3 роки тому +3

    Laxankan Aad buu caajaib u yahay waxa ku ladhan cod aan wax lagu qiyasa jirin mnsha allah hodaney Cimri dheer ban alle ku waydina🥰

  • @abdekali6043
    @abdekali6043 4 роки тому +43

    Waaaar gabadhu sowta heesta ku raaxaystay axyaaa fanaaan al hodan

  • @raxoluulmuse4815
    @raxoluulmuse4815 4 роки тому +9

    Wauw hees iga dhe dhal fanaan oof oof waxbaa kadhacay💕💕💕💕💕💕💕

  • @rahmarayaan6752
    @rahmarayaan6752 4 роки тому +15

    Quruxlay qalanjada la sheegaba wa Hodan 🌺🌹❤💐💖🌸💕🌺

  • @yusufjama8819
    @yusufjama8819 4 роки тому +14

    Asc hodan waan ku salaamayaa inadeer mar hore mar labaad nice song nice music thanks hodan Best Yusuf jama UK Birmingham

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 4 роки тому +8

    Hodan Cabdiraxmaan waa fanaanad dhaaf. Fiska uun baa iiga horaysa anniga.
    Boqortooyo

    • @nasramatan8717
      @nasramatan8717 4 роки тому +1

      Aniga waxa hogaminysa hodan abdirahman😘😘😘😘😘

    • @boqortooyadashacraawi5528
      @boqortooyadashacraawi5528 4 роки тому +2

      Dookha waa waalagu kala duwanaan karaa. Labaduba waa top.
      Boqortooyo

  • @nacimacadaani5896
    @nacimacadaani5896 4 роки тому +25

    Fanananeda an ugu jeclhey hodan Abdirahman ♥️
    Hore usocda future 👏

  • @frontline853
    @frontline853 3 роки тому +7

    Heestan waxa loo sameeyey walalkey mubarik arooskis❤️

  • @munaosmancmc2951
    @munaosmancmc2951 4 роки тому +13

    Hodan Abdirahman dhal fanaan hees iyo badh 2020 nice zong

  • @nimcomohamed3134
    @nimcomohamed3134 4 роки тому +55

    Hodan way lapanesa😍
    xasuuus bay iska reepaysa
    😀inta og like iziii💋

    • @sumayahassan771
      @sumayahassan771 4 роки тому +6

      Hodan xasus reeb uma baahna from 2012 ilaa maanta fanaan lasimo ma arkin 💯👍

    • @bintiahxmedsaleban9682
      @bintiahxmedsaleban9682 4 роки тому +3

      Sumaya Hassan Waa Run Way Iska Reebaysaa Mid Ay Odayga Kula Jirto 🤣🤣🤣🤣

    • @nimcomohamed3134
      @nimcomohamed3134 4 роки тому +3

      @@sumayahassan771 xasuuus iga dheh😍

  • @baxsaniitabaxsanta5796
    @baxsaniitabaxsanta5796 4 роки тому +28

    Yaaah haye haye soownigan nuuxsaday xaga iyo xaga isku leexiyay hoobeey hobeey iiwaad hodaneeey hibadaadii macaaneed halkaa kagahaay.

    • @faizamohomed9763
      @faizamohomed9763 4 роки тому +2

      Baxsaniita, You are so funny!😂🤣😂🤣😂 runtii lafteydaa is leexleexshey sidii aan hodan masraxa la taaganahay.👍👍👍👍

    • @baxsaniitabaxsanta5796
      @baxsaniitabaxsanta5796 4 роки тому +2

      @@faizamohomed9763 kkkkk thanks wll mudooyinkaanba wax duugaan isaga ceshaneenay hadeey naciyaarsiisay kkkk

  • @zadiqdoller4976
    @zadiqdoller4976 3 роки тому +8

    Heestan Erayadeed yaaleh Abwanada ayu faro dheeraday ninkasi❤🙏

    • @najka_nice_boy5
      @najka_nice_boy5 7 місяців тому +1

      Zxp wali ma is qabtan
      ale ha isku kiin daaye❤

  • @susumohaamin9006
    @susumohaamin9006 4 роки тому +6

    Hodan abdirahman taageero buuxan ku ahay💖♥️👈

  • @gulledhdfilms8588
    @gulledhdfilms8588 4 роки тому +4

    Maxamed Abdullahi diiriye Bulshawi music👍👍
    Hodan Abdirahman🌹🌹💉

  • @mms7038
    @mms7038 4 роки тому +14

    wooooooooow hodan abdirahman.dheere mansha allah alla haju xafido wllo waanka hela wale codkaga iyo ciyartadaba

  • @hamzemohamed6712
    @hamzemohamed6712 4 роки тому +18

    Hodan abdirahman fananad calankedu dhacayn weeyi inta ila aragtay like ku qabo

  • @xamdashugri4202
    @xamdashugri4202 4 роки тому +7

    Hodan abdirahman marbay afka furata markaana heeso dhaxalgal ah ayay qaadaa😍woow😍

  • @sabrinamohamed9673
    @sabrinamohamed9673 4 роки тому +24

    Hodan waa nin sharaf leh da’deedna u qeyma badan Masha Allah

    • @channel-bo7wq
      @channel-bo7wq 4 роки тому +2

      @@zaynazaytuun2666 inan Bay kawadaa

    • @faizamohomed9763
      @faizamohomed9763 4 роки тому +2

      @@channel-bo7wq Haa waan fahmey, thanks for the clarification thou👍👍

  • @jinka_hablaha_gala704
    @jinka_hablaha_gala704 4 роки тому +9

    hodan wan hubay codkaga iyo dance inad fanka ku jogto wlzhy👸

  • @asmomaxamed9122
    @asmomaxamed9122 4 роки тому +6

    Hodan Hanan dumareY alle codkaga io cimrigaga io caqligag io familkaga alle haku barakeYo nolol qurxoon ku nolow wlloh 💕💖💋❤

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 4 роки тому +5

    Oo bashu cod macaanaaa masha allahuye mustic halis ahna way heshey

  • @nuuramaxamed1483
    @nuuramaxamed1483 3 роки тому +4

    War wllayal heesta waxa loo qaday mubaarig xasan ciise jamac iyo milgo axmed cisman geele ok hala fahmo iyaguna waay is qarinayeen ❤😁👱‍♂️👱‍♀️

  • @nasraabdirisaaq6185
    @nasraabdirisaaq6185 4 роки тому +11

    Masha Allah markan arko hodan o faraxsan niyadan ka farxaa wlhi nolow boqoradaydi 💋💋💋♥♥

  • @amiiraqali2807
    @amiiraqali2807 4 роки тому +12

    OMG way iga gadantahay hestani Thnks Future brothers 😍😍

  • @ayaandiiriye8113
    @ayaandiiriye8113 4 роки тому +6

    Go forward walalaha dhalinayaro hawl karaa 🌺🌺🌺🙏🙏🙏🙏🙏 future brothers ❤❤❤❤❤

  • @hawamohamed2315
    @hawamohamed2315 4 роки тому +26

    Hodaney waxan usoo sacdaa jarmalka hadan dhiman waa inan kula kulmaa bal ad dhagesto tiyoo live ah bilaa calek amiinta ii dhaha waxan socdaa 10.2.2020

    • @yaasiinmorata2480
      @yaasiinmorata2480 3 роки тому

      Wllow hada ma tagaty mise weli waad rajeyneysa huno

    • @lamayaqaan1280
      @lamayaqaan1280 3 роки тому +1

      Hahahaha Hodan Waa Reer america dadkiina africa joogo dibad Waa un idiin dibad kalama taqaanaan😂😂

  • @ayaneibrahim8654
    @ayaneibrahim8654 4 роки тому +21

    Wooooooow hodan dheeman codka 100%
    Style 100%
    Hesta100%
    Laxanka hodan 100%
    Music 100%

  • @ayala1627
    @ayala1627 4 роки тому +9

    Bulshaawi waxa uu tumaaya waa somethingelse. Haa baan u hayaa heesta; erayada, laxanka iyo codkaba.

  • @user-mw3we1qd9x
    @user-mw3we1qd9x 4 роки тому +10

    Axyaa hees iga dheh dhalfanan ❤❤❤❤❤❤

  • @deero_qurux9769
    @deero_qurux9769 4 роки тому +8

    Hodan nuura Fananad qaaliya🔥🔥

  • @hayaabintusln3122
    @hayaabintusln3122 4 роки тому +5

    Waaw Iska hees loma imaad mesha Dhan waliba sidA loga dhisnada ama iska aamus dheh Quen Hodan Abdirahmaan dheer Dhal Fanaan ❤❤🙏

  • @ahmedyareofficial1265
    @ahmedyareofficial1265 4 роки тому +6

    the best musion bulshaawi mansha alllah ale gacmaha kuma goyo pro go forward

  • @nimcojama1510
    @nimcojama1510 4 роки тому +10

    HODAN ABDIRAHMAN one love💋❤❤❤💓❤❤👏👏👏👏👏

  • @mohamedabdullahinuurarab160
    @mohamedabdullahinuurarab160 4 роки тому +42

    Fannaanad buuxda waaye gabadhaan sister keep it up i enjoy listening your lovely voice 🔥🔥🔥🇸🇴.

    • @leroysane9206
      @leroysane9206 4 роки тому +2

      Ader waa reer hargeisa gabadh dee

    • @aaminaahmed218
      @aaminaahmed218 Рік тому

      @@leroysane9206 buluugan qashinka ee ay meesha la ordayaan

    • @adendawit9140
      @adendawit9140 Рік тому

      ​@@leroysane9206 fananku qabiil iyo magalo gaar ah male 5 somali ba ka dhaxaysa hodan abdirahman wa fananad somaliyeed

    • @suleefaibraahin3459
      @suleefaibraahin3459 10 місяців тому

      Wali ba macan

  • @warsamedigleeye8369
    @warsamedigleeye8369 4 роки тому +5

    From quljeed nolw sharaftii fankaay

  • @istaradan9237
    @istaradan9237 4 роки тому +9

    Iam happy 😃 wa marki kobada o ana arko comants hodan loga hadalayo o positive wada aha sabirkada gadhasiya

  • @mohamaddahir6128
    @mohamaddahir6128 4 роки тому +9

    Waxaan ku qiyaaso garan maayo hodan clraxmaan ilaahay cod qurux iyo wanaag buu iskugu daray walashey keep going

  • @saacidmaxamad517
    @saacidmaxamad517 4 роки тому +5

    Gabdhaha hesa wad usida ta gob nasab ah bathy hodan jeclaaye codkagaa ku ciil baxaa like idheh hda ila tagerto

  • @yussufabdi7956
    @yussufabdi7956 Рік тому +2

    2023 ya dageysanaya loveka❤️ wa dankina iyo liketa 👍

  • @mryes6893
    @mryes6893 4 роки тому +10

    Hodan Abdirahman 💕

  • @mohamedgacal7809
    @mohamedgacal7809 4 роки тому +15

    Hodan fanka adigaa iska leh ❤❤❤❤

  • @cabdirasaaqbashiir2166
    @cabdirasaaqbashiir2166 4 роки тому +2

    Music waxan wuu dhafay ma bulshaawi baa tumay ♥️♥️🥰

  • @fadxixaashi8003
    @fadxixaashi8003 4 роки тому +30

    HODAN APDIRAHMAN DURIYADII FAN FAN DHALAY WLHI CODPAA KUJIRA ZI PAAN KUU JECELAHAY WLLO WLHI IZKUWAARA ADIYO MURZAL

  • @muzcabnuur1324
    @muzcabnuur1324 4 роки тому +18

    Boqorad Codka Hodan Abdiraxman❤

  • @HayayaabeQowrax10
    @HayayaabeQowrax10 4 роки тому +14

    fan nooleyso xidigta qariniga hodan abdirahman cusman maxabe nolow

  • @nadiiradheeman2638
    @nadiiradheeman2638 4 роки тому +3

    Masha alla dhal fanan hodan cabdiraxman ilhy cod iyo quruxba wuu ku dhibay alle haku siyadiyo wllo

  • @munafuture8487
    @munafuture8487 4 роки тому +2

    Hodan abdirahmn dheere waligayba wan ku jeclaa wlhi anuu😚😚😍

  • @Weriyeaxmed
    @Weriyeaxmed 4 роки тому +53

    "Ducaa idinku soo maqan manfaceedu dhowyahay"

  • @samisfamily5703
    @samisfamily5703 4 роки тому +3

    Fananad Kula mida inay so bixi doonto uma malaynayo si kasta oo ay isku qarxiyan waa udhalasho wuxu taageero buuxda 🥰Hodan ❤️👌🏻

  • @samsamahmed3649
    @samsamahmed3649 4 роки тому +14

    Hodan Qurux guuleso ❤

  • @abdirahman6806
    @abdirahman6806 4 роки тому +6

    Fananadi Qaringa😍

  • @hudaahmed8833
    @hudaahmed8833 4 роки тому +5

    Msha allaah hodan cabdiraxmaan waxaasa coda msha allaah ilaahay hku xafido

  • @fariixaxuseen3966
    @fariixaxuseen3966 4 роки тому +6

    Hodantayda cashaqa 💖💖👏👏

  • @ednamouze6935
    @ednamouze6935 4 роки тому +5

    Heesta kaliya ee arooskyga ka bixi doonta🤣🙏🏻😍👑💚😫

  • @mishki2810
    @mishki2810 4 роки тому +18

    Heesta ugu macan barnamujka

  • @aayahmed9060
    @aayahmed9060 4 роки тому +6

    Hodan qurux allaha iikaa xafido sis 😘😘😘😘

  • @jaamacyooye7870
    @jaamacyooye7870 4 роки тому +2

    Alle hayska kaa dayo hodan hoodo wacan

  • @Pancakemydear
    @Pancakemydear 4 роки тому +5

    Hodan wey cod macaantahahay waaaaaw

  • @iqrawarsame930
    @iqrawarsame930 4 роки тому +10

    Masha alaah hodaney dubri marna ina abti style qurux cod music erayo intaba wa isku heshay iyo hool qurxoon ilxun kuma arag imika uunba wadadi laraby cagta saartay halka ka hay

  • @mohamedgacal7809
    @mohamedgacal7809 4 роки тому +36

    Axyaa cod hodan abdirahman masha Allah ❤❤❤❤❤❤

    • @rugsancabdirahman4182
      @rugsancabdirahman4182 4 роки тому +2

      h

    • @farxiyoluulofficiall697
      @farxiyoluulofficiall697 4 роки тому +4

      Abowe wlh hodan waad kadabeesaa caadi matihid

    • @amiiraamran867
      @amiiraamran867 3 роки тому +2

      Hodan abdiraxman wilkan suu ujecel yahay ana kayabay walalked miya tolow

    • @mohamedgacal7809
      @mohamedgacal7809 3 роки тому +2

      @@amiiraamran867 haa abaayo maxaa yeelay hodan waa qof muslim ah African ah Somali ah fananaad somaaliyeed ah saas ayeey ku noqty walashey aniga waxaa ku dhashay muqdisho iyadana awdal waxaana u ahay taageero hada iyo beriba waana fanaanad dulqaad badan ixtiraam bdn kalsooni bdn afkeedana laga nbd galo aniga waligey uma gafin gabar somali ha ahaato ama yeysan ahaan dumarka aad baan u xushmeeyo inta xushmada taqaano adigana aad baan kuu salaamay abaayo mcn ❤

    • @mohamedgacal7809
      @mohamedgacal7809 3 роки тому +1

      @@farxiyoluulofficiall697 aad iyo aad wlhi abaayo mcn ❤❤

  • @ameinduco3518
    @ameinduco3518 4 роки тому +6

    Yaa salaam
    hodan cabdiraxmaan
    fanaand aan taa geero
    poqorada codka somaliyeed yaa Ku haysta midhaha heesta laga.yaab iyana reer hargeysa farta taaga nio

  • @user-wv9bc4vq2q
    @user-wv9bc4vq2q 7 місяців тому

    Heestan hodan ayaa leh habalaha yar yari melahi ayey ku calashadan waaba malab markay hodan qaali qadayso❤❤❤❤

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 4 роки тому +5

    Anig maasha allh waa dhahy hodneey mnsh allh

  • @rayaanaragzan1518
    @rayaanaragzan1518 4 роки тому +4

    M.a Hees ShidaN BoQorada Fanka Hodan😍

  • @mariahassa
    @mariahassa 3 роки тому +2

    Way ku tagtagsaty heesta hodon dhal fanan weyo 👏👏

  • @almanajax8437
    @almanajax8437 Рік тому +1

    Iansh allh arooskyga heesta gaysan doona hadaii allhe ii garsiiyo iansh allh allow hamigayga ii rumeee 😮 29/4/2023 malin sabti ah time 11:9 iansh allh xasuus qaliyaaa hadii aaan nolaaado ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @MohaaAhmet
      @MohaaAhmet 10 місяців тому +1

      amiin❤wll qali

  • @Malapo22__
    @Malapo22__ 3 роки тому +2

    Hodan abdirahman the only one aan taageero weeye xaqiiiq🤍🤍🤍

  • @AliAydarouzy_69
    @AliAydarouzy_69 4 роки тому +6

    Hees Aroos Ta Ugu Macaan

  • @raxoluulmuse4815
    @raxoluulmuse4815 4 роки тому +9

    Mashquulka miyaydaan kadaalayn waxba lama qaban karo love you xabiibti nooleeya fanka 👌👌💖💖❤️❤️💕💕💕😍😍😍

  • @kadarawale3314
    @kadarawale3314 4 роки тому +4

    Hodan waan kujecelahay
    Ana mustaqbalka waan kusugayaa mursalba siduukuusugayay wuu kuhelay ana waan kusugayaa finalka baby isha Allah

  • @wardoushosman2965
    @wardoushosman2965 4 роки тому +4

    Hodan Abdirhman BoQortooyo Qaran weyna ❤❤❤

  • @xumayramohamed7468
    @xumayramohamed7468 4 роки тому +1

    Qalbiga &nafta meshi uroon bu raca hodan&mursal isku dhamada way idinka muqata farxada lamana wada helo

  • @nagiibhazard7371
    @nagiibhazard7371 4 роки тому +6

    Axya Cod wllhi afkaaka caano lagu qabay "❤Hodan Diamond❤"

  • @azmodhaaki6149
    @azmodhaaki6149 4 роки тому +6

    Muhashada Codka Hodaney🥰♥️

  • @mahdikhaleeji
    @mahdikhaleeji 4 роки тому +2

    Cod Style Qurux Ciyaar Magac Iyo Hibo U Dhalasha Ah Ehel Faneed
    Hodan Abdirahman❤

  • @ruqiyosahal8320
    @ruqiyosahal8320 4 роки тому +9

    Hodan queen nolow huno🍇💓♥️🌷🌟⭐💕🍓🥀🍓💕👏👌👍