Ibrahimow geeeeeeeeeeeeeeeesi Qaran guuuuuuuuuuuuuuul iyo gobanimo Masha Allah you are the best and true teller you and Suxufi Xufi Hussein Allah ha inixafido
Scw ibrimoow maad abaabushaan mudaaharaad gudaha somaliland ah oo lagu support garaynaayo dawladda America citiraafka ay inoo Wado. Cinda ha ku halcyon ee kici dad keen a gudaha jooga, oo ha is kugu tagaan meesha mujaahidiinta ee khayriyada Hana cadeeyaan in ay oogol yihim dawladda maraynkan.
Thanks so much Xogta-qarsoon tv, with mufakar Ibrahim ceydiid, waanu soo dhoweyneynaa ineynu soo bandhigno dareenkeena iyo bogaandinta maamulka cusub ee USA 🇺🇸 si aynu danaheena uga fushano .
Ibrahen caydidow waan kusalamaya eedo bcdasalan aqonsigi somalilan wuu yimid mashaalla kuwani dawladakale Aya adegsada anigu waxan idinleyahay wadankena Ka fojignada walaidin harereyey lakin sir maqabe allaw sahan cadawga Mel kasta ayu Ka weraraya waanu Iska kin hoorkenaya Allaha weyni EE waxidki haidinkaqabto
Xildhibaanda mushahar aan caadi aheyn ayey qataan. Runtii waxa wacan in kala badh laga jaro oo ciidanka la siiyo. Sidaa hadii la yeelo xildhibaano tayo leh oo aan lacag doon ahayne u diyaara xataa in ay dalkooda bilaash wax ugu qabtaan ayaa soo bixi lahaa. Ta kale wixii hada ka danbeeya CV xildhibaanadu waa in ay ku jirtaa inuu yahay qof shaqaysta oo aam meeshan usoo lacag tegin . Guul Somaliland 🎉❤
Saxib caydiid ha soo gudbinin waxa cidanka arimihisa khuseeya doblamsiya wax ugu sheeg laakiin waxa cidamada khuseeya ama ku saabsan arimahooda gudaha ah ka sheekeyn saxib cidamadu waa g
Sidaa weye waa in aynu taageernaa Dawlada America ka dhalatay waa in khayriyada la isugu yimaado oo Boodhadh taageeraya Dowlada cusub ee maraykanka la soo sameeyo, muujiya in aad ictiraafka rabtaan si dhakhso ah danta Somaliland baa ku jirta.
Ninkan waa in Cirro lacag u qoro ama shaqo siiyo, joojinmaayo ismana dhegaysto, waar dadka ha iska horkeenin, waa cadawga gudaha ee dhabta ah, waa in la xiro haddii uu joojin waayo
Waar aflagaadada iyo afxumada aad caadeysatay joojin,waxaad ku sifowday qaran dumisnimo iyo u adeegga cadowga somaliland,CBB pro kulmiye party.waa artintu xisbiga kulmiye dabada ka riixayo.
Ibrahimow geeeeeeeeeeeeeeeesi Qaran guuuuuuuuuuuuuuul iyo gobanimo Masha Allah you are the best and true teller you and Suxufi Xufi Hussein Allah ha inixafido
Ibrahim caydiid ilahay ha ku daayo cimri dheer iyo cafimad baan kuu rejeynaya for your life inshaAllah
😂😂😂 Subxaan ALLAAH ALLOOW guuuuul SLND aamiin yaarabbii
Bow qosol meesha mayaalo😏😳
Illaahay ha sahlo amuuraha subxaanaka yaa cadiim
Illahay ha sahlo amuuraha ya rabii calamin
Cadawgii jabkooda ka dambeeyay ayay ka sugayaan lacag kordhin !!
Waa abaalkiina, Geesi Muuse Biixi ee Ciidanka ku soo daalay iyo Aqoonsigii dalka ayaad lacag dhaafsateen !!
Baga ayaan leeyay👌
❤❤❤ dawlada Cirro god madaw bay inoo qoday laakin alleh ayaa inoo maqan
Waa geesi qaran Ibrahim Caydiid
Nolow Ibrahim Allah bless you Ibrahim. VIVA Somaliland Republic
Cirro cadawga ayuu u shaqeeyaa waanay cadaatay faqash
Siilaakaga u sheeg naag yahay
Alla inagu filan oo Awood leh o cadawuga inagaga filan Allhu Akbar
Cirro waa faqash cadawga u shaqeeya reer sland fartiinii waa eedeen
Scw ibrimoow maad abaabushaan mudaaharaad gudaha somaliland ah oo lagu support garaynaayo dawladda America citiraafka ay inoo Wado. Cinda ha ku halcyon ee kici dad keen a gudaha jooga, oo ha is kugu tagaan meesha mujaahidiinta ee khayriyada Hana cadeeyaan in ay oogol yihim dawladda maraynkan.
Geesi qaraan weeye Ibrahim cadiid noloow adeero ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Thanks so much Xogta-qarsoon tv, with mufakar Ibrahim ceydiid, waanu soo dhoweyneynaa ineynu soo bandhigno dareenkeena iyo bogaandinta maamulka cusub ee USA 🇺🇸 si aynu danaheena uga fushano .
Ilaahow noo badbaadi dalka iyo dadka wixii noo cadaw ah ciddii doono ha ahaado halkuu doono ha joogo dhabarka ka jebi inshallah xaqay tegi guul iyo gobonimo Somaliland mashallah ❤❤❤
Walal Ibrahim caidid aniguba waa kaa shakiyey❤❤❤
Illahow badbaadi Somaliland
Ilaahayow dalka somaliland ee cadowga gacanta ugalay Alloow naga qabo ishalah. Cadowga ciro ilaahay haynaga qabto ishalah
Geesi guuuuul Ibrahim geesi guuul masha allah guuul soomaliland guuuuul 💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️💪💪💪💪💪👍👍👍👍💯💯💯
xildhibaanada 4000kun ee dollar ku qooqay maxay qabtaan halka ciidanku gaajoonayo
Somaliland yay ayaa qabsatay shacabka somaliland ictiraafkii wuu aasay ee ku mudaharaada noloshiinii ayaa lagu ciyaaraya was in la gilgilo yayda ina qabsatay somaliland guul ❤❤❤❤❤❤cadawga somaliland waa soomaliya iyo jabuuti iyo masar iyo turky iyo qadar iyo wadani iyo Elantra iyo jayne alaha haligo inshallaahu
Aamin
Walahi ninkani laalush qaate maha ee waa muwaadin dhaba wuxu shegaana way way dhacaan wana qayb sirdoonka ka mida
ibarahi caydiid waan ku salmaay mujahad inader qaali waliba waxan kusheegay baalaqaadka ciidaka in been looshog ma fuududa
Arimaha ciidanku safaad ma galee ciidanka la hiyi kiciyey degdeg ha loo siiyo wixii loo balan qaady
Mansha Allah ibrahim caydiid waa runtii waxan dawlad maaha ee ilahay sharkooda ha inaga qabto wa tuug shisheeye kalkaalka Ah
Ibrahen caydidow waan kusalamaya eedo bcdasalan aqonsigi somalilan wuu yimid mashaalla kuwani dawladakale Aya adegsada anigu waxan idinleyahay wadankena Ka fojignada walaidin harereyey lakin sir maqabe allaw sahan cadawga Mel kasta ayu Ka weraraya waanu Iska kin hoorkenaya Allaha weyni EE waxidki haidinkaqabto
IBRAAHIN CAYDIID WELL-DONE WAA SIDAA AAD SHEEGTAYE WARAAQDA KHUDBADA WAXAA SOO DIYAARIYAY KHADAR-GARBAHAARAY AMA XIRSI WAANA FARTOODII.......... FROM GABILEY
❤❤❤❤
Khayrbay noqonaysaa
CIIRO YAANA LAAGU INQELBINE CIIDANKA ISKA HAAGAJE😮😮😮😮
Mashalla Allah imrahim caydiid ilahay habadiyo Adoo kale guul somalilaan cadowgeedo hajabo 💪 ✊❤💚❤❤💚
Ilaahow hurdaaye hooyadii ueke ilaahyow naga qbo waar maxuu doonaa waxii nool baa ku nooleeye waar ninku ma nool dawo qaata garbahaaray io xirsi fircoon baa meesha walaaq waar saanbaa meesha marysa mafaxwayne ma jiro meel aarkakay atoor fadhafadhiisay markaa cawlka maahsan faaiido malah ciidanku haw hanjebaan waa wax dulya beenta kursiga ayuu ku fuulayey maalin walba dad buu shaqo u mahscaabaa ciidamdu haku gaoodaanilayn meesha madaxwayne ma jiro waa wax maskax aanu lahayn ku jirto
Xildhibaanda mushahar aan caadi aheyn ayey qataan. Runtii waxa wacan in kala badh laga jaro oo ciidanka la siiyo. Sidaa hadii la yeelo xildhibaano tayo leh oo aan lacag doon ahayne u diyaara xataa in ay dalkooda bilaash wax ugu qabtaan ayaa soo bixi lahaa. Ta kale wixii hada ka danbeeya CV xildhibaanadu waa in ay ku jirtaa inuu yahay qof shaqaysta oo aam meeshan usoo lacag tegin . Guul Somaliland 🎉❤
Walaal ha sheegin arimaha ciidanka ha ku darin mucaaridada halac dhagoole
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤thanks alxaqiiqa good point
Allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu ❤❤❤
Yes sir army police 🚔 🚔 🚓 👮♂️ 🚨 🚔 🚓 👮♂️ somaliland love somaliland 💚 ❤
❤❤❤❤❤❤❤𝐰𝐚𝐚 𝐫𝐮𝐮𝐭𝐚 𝐬𝐮𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐠𝐚𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐚𝐧𝐞𝐞𝐲❤❤❤❤❤❤❤
Cidanka lacagta waa loo kordhinaaya, laakin waqti looma qaban.
Ciroy down deg jilicsan
BUDHCAD iyo MAFIA INOO TIMID. REGIM KAN DHIIG MIIRATADI WEEY ISKATAGI CISHADOW
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤𝐦𝐚𝐝𝐚𝐱 𝐰𝐚𝐲𝐧𝐮 𝐡𝐢𝐢 𝐬𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝𝐚 𝐦𝐞𝐞 𝐦𝐚𝐝𝐚𝐱 𝐰𝐚𝐲 𝐧𝐞𝐞𝐡𝐞𝐞𝐝𝐢 𝐬𝐨𝐨𝐰 𝐤𝐢𝐢 𝐲𝐢𝐢𝐝𝐡𝐢 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐧 𝐚𝐡𝐚𝐲𝐧 𝐭𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waar waa ibraahin .waar nin weyn baad tahaye inder ilaahay ka baq oo dadka beenta ka daa oo wax hubso.
Allow somaliland ugargar😢😢😢
Yaaab weye
Guuuuuuul.Scw.Scw.Scw.Scw. 0:54 scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Wuxuu kordhiyo daayoo inta ay qaataan ayay waayayaan sida muuqata
Waar yadheheen odugu waxaan modayay inuu wadani ku haystey cidankii ayuu wax ka shegeen odaygu wuu darjidhay ma istedhi
Ilaahay haynaga qabtocalaamo ka iftey
Very good❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ilaahayoow. Noobaad baadi. Dal kaa yaga. Nagaqabo. Cadawga yaga. Meel kastuu. Joogo. Amiin. Amiin. Aamiin yaa rabi calamiin
Mujaahid arinta Ciidanka ka daa saxaafada
Allahayoow nabadbaadi oo hanaga dhigin dal bo oow yaa kuleh
Deg Deg Ibrahim Caydiid Oo Fashiliyey Sababta Uu Cirro U Tagay Taliska Ciidanka Iyo Balanti Ciidan Uu U Qaaday Oo Fashilantay
😂😂😂😂 meeshan waxa isku yimid cadawga somaliland ma ibrahim ayad modaysan inuu run idin shegayo😂
Gabahaarey iyo tuugii adeerki qale ayaa u soo xarxariiqay
Alleh ka qabay dadka iyo dalka
Rabow ciida iyo calanka iyo ciidanka qaranka iyo shacabka noo xifdi aamiin soomaali land hanoolaato
Haa wlhi sidaas bey lahaayen
Xayawaan ... waa adhlaxa ugu caqli liita. Ma aqalkii hooyadaa bay taalaa lacagta uu siinayaa. Mise wuxu ku yidhi gurigaygaan kasoo qaadayaa.caqliyare muuse biixii wixii dalka soo galay 100 doolar kama tegin. Caqligaaga waxa dhaama qolofta duufka sanka kuu saaran.
Xaar ceydiidow muuse wuu tagaye umada dhibta kadaa waxaa tahey calooshii la ciyaar
Saxib caydiid ha soo gudbinin waxa cidanka arimihisa khuseeya doblamsiya wax ugu sheeg laakiin waxa cidamada khuseeya ama ku saabsan arimahooda gudaha ah ka sheekeyn saxib cidamadu waa g
HORTA KAN IBRAHIM ISMA DHAGAYSTO MIYA WAA LAGU FAHMAY
Sidaa weye waa in aynu taageernaa Dawlada America ka dhalatay waa in khayriyada la isugu yimaado oo Boodhadh taageeraya Dowlada cusub ee maraykanka la soo sameeyo, muujiya in aad ictiraafka rabtaan si dhakhso ah danta Somaliland baa ku jirta.
Ilahow somaliland u sahal ,cidamadun ha sabran in jidahana yanay ka bixin muda ah bal in wax iska inshaAllah bedelan madaxweynaha
Ciidanka qaran waa abaalkood mbc waxad uga codayeen lacag waxad rumaysateen Ciro ilaa hada 100 beenood sheegay oo aan daacaad ahayn hadaladiisa hore iyo kuwiisa danbe iska hor imanayaan maskiiina
🎉🎉🎉🎉🎉
milliteryga iyo shacabka kacdoon hasameeyaan sidaanu ciro dowlladiisa u ridno
Faqash baa ka faa,iidanaysa ileen wadanka cadow baa dul fadhiya
@halimadirie5301 ciraba cadawa oo naguwada cadowga
Munaafaq duufle
Wax alla waxa Ibrahim sheego waxbaa ka Jira
Garbahaaray gu waa ayo😮
naag duufaley
Adeer miyaanad xishoonayn, haddii Muuse lacag ku baray,oo aad ka faraqabsatey.ma Ciro ma waxaad doonaysaa inuu isna kuu xaabiyo.Adeer xishood
Duuflow Danahaaga raaco Waxaa thy Islayaab Oo Maxaad Beri hore Usheegi wayday darajada
Xaasid Islayaab Cirro Ma roob da ayaa Wixii askarta lasiin lahaa Adaa lagu siiyey Oo iskaaf Laguugu sameeyey duufle daaco qudhunkii Ayaad waxaa hush
Caaaac naage ayaad tahy
Ninkan waa in Cirro lacag u qoro ama shaqo siiyo, joojinmaayo ismana dhegaysto, waar dadka ha iska horkeenin, waa cadawga gudaha ee dhabta ah, waa in la xiro haddii uu joojin waayo
Taliyaha cidanka isagaa soo kiciyey
Waa faqash odaygi hala ridoo
Heshiisyada lama keenin parlamentka.
Lama yaqaano cidda qaadata lacagta Berbera biyo inta ay leegatahay.
😢 Ciidankii qaranka ee tacabka muuse galiyay ee kor loo soo qaaday, Talow muxuu ku danbayn?
Halka ka hay halganka aad ku jirto
Horaloyidhi beeni raadmale
Haday hambalyayn waayaan macnaheedo waa in aanay diyaar u ahayn
Wali miyuu hadlayaa ibraahin duufle
Waxad sheegtaa Bisham mushaharka kordhinayso ciidanka kuu codeyay beenha usheegin
Duufle hala soo xidho imika
Waar aflagaadada iyo afxumada aad caadeysatay joojin,waxaad ku sifowday qaran dumisnimo iyo u adeegga cadowga somaliland,CBB pro kulmiye party.waa artintu xisbiga kulmiye dabada ka riixayo.
WAAR DAAMEERKAA DAADKA ISKU DIIRAAYA IBRAHIIN DUUFLEE,, MIISANIIYAADDA MA MADAXWEYNAAHA QORA
KANI MAYNA KA.DHAMAAN, UGANDHIS, ADOOMUHUNA MA.MUJAAHID.BAY LEEYIHIIN
odaygani inuu dalka baabiiyo ayuu ku tala galay
CIRO WAA MISKIIN BALSE MAS AYAA QOORTA KAGAGA DUUBAN MASKAASINA WUXUU RABAA INUU CIRO KU ADEEGTO OO UU DALKA IIBSADO HADAAN XIRSI LAGA QABAN DALKA FADARALKA SOOMALIYA AYUU RABAA INUU INAGU DARO HADABA SHACABKU HAKU KACAAN
🎉🎉😂😂❤❤❤❤❤😂😂🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂🎉🎉
Ina caydiid waxaagu waa xaalad abuur waayo c c ciro wuxuu inoo sheegay inta mudaxileedkiisa inuu fulinayo balan qaadkiisii mushahar kirdhinta.ee maxaa kaasiyamabisha uhoraysaad dawlad cusub ka.eegaysey
Ibraahin ilahy haku daayio caowga ala hakaa qabo huwanta iskailaail yeye ku soo fhex marin ama waxa kugu samayn waayaa maydk meesha galay beenbuu ciidanka u sheegay ninku waa faqsshtii uu weligii la noolaa kama tanaasilin waayo waa doqon nasiib dBan dalkii uu rasaast moosko uvu soo iibiyeye is loo laayo buu maanta mafaxwayneka yahay ciidamadu amdiido ha sameeyaan qasab musharka hahu kordhiyo neef neef ku dhalay
Ibrahim caydiid af nooli wu hadlaa eyna wu ciyaa ninkani firfircoonaa ma sidii kalaa
ciro waa madax wayne siyaasiya sharaf leh jinsi biisoow garxajis kamaad dhalane waad sheegtaye marka bari futada lagaa soo garxajis ha ku soo ooyin
Waar mid gaanyaw umada ka fadhiiso
Balaayay waalani
Qaaac baa kaa tedhaye waaka ciro faqash haadu kordhiyo jeebke faqashta ee laa bobayee waa dhinmaysa 😂😂😅😅 isbadelke waa kaa iskaga soo dareera meesha cidenka xalashoow
Maxay lacagtii ay xamar ka so dawarsadeen u siign waayen ciidanka😅
Ninkani shaqadiisii waxay noqonay kicin iyo burburka dalka hadaba wuxu ushaqeeyaa meelkale balhadaba Waa in ilgaarah lagu eegaa