Deeqa Ahmed Geydh Heesta Waan Ka dhaaran Lahaa.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • Heesta wan Ka dhaaran Lahaa Waxa ku luuqeynaysa fanaanadeena Deeqa Aed Geydh. sidoo kale heesta gudaheeda Waxaad kaga bogan doontaa muuqaalo qurux badan oo laga qaaday Qaybo kamid ah magaalada Muqdisho iyo qaybo kamid ah Gobolada Dalka.
    #Deeqa_Axmed #Heesta_Waan_Ka Dhaaran_Lahaa

КОМЕНТАРІ • 16

  • @alihodoon3199
    @alihodoon3199 4 місяці тому +6

    Hees wacan oo xausus leh xariirad ayaan ku dhagaysan jiray

  • @khawaajeofficial146
    @khawaajeofficial146 18 днів тому

    heestan waxan ku dhegaysanaya 2024 haragaysa wakhatir roobaada

  • @user-yd6qf9rz9n
    @user-yd6qf9rz9n 3 місяці тому +3

    Waa murti qof loo hibeeyay

  • @abdiazizyusuf9442
    @abdiazizyusuf9442 4 місяці тому +5

    Waa eryadii cali fanaan

    • @dayibahmed9387
      @dayibahmed9387 3 місяці тому +1

      Cali fanaanka macalinka iyo arts ta ah miya leh heestan sxb ee reer hargaysa mise waa cali fanaan kale

    • @aadanwa8526
      @aadanwa8526 Місяць тому

      @@dayibahmed9387 aar wuu sheegtaa heesaha

    • @abshirsulub4927
      @abshirsulub4927 Місяць тому

      Haa wa isaga wll ee kabanista ah​@@dayibahmed9387

  • @bahgooniali2124
    @bahgooniali2124 4 місяці тому +1

    Xusuuus Hore hees aan ka jeclaa majirn erphon Ayaan ku dhagaysan jiray

  • @shaficiroraye
    @shaficiroraye 4 місяці тому +5

    Heestaas waxa aan ku dhagaystay gaari Laylo ah safar aan Boosaaso oo aan suxufi ka ahaa uga soo baxay aniga oo u socda Galkacyo, sanadku wuxuu ahaa 2007, intii aan safarka ku jiray wax kale ma dhagaysan, maalintaas ayaana heestaanba iigu dambaysay, sida aan u raadiyay alle ayaa loo sheegtaa, 17 sano ayaan raadinayay, caawa uun bay iga soo hor baxdau iyada oo sade. sano Yuotube taalay,
    sidaan ugu farxay ma qiyaasi kartid thanksa akhyaarow.

    • @adnaahmedmuse6203
      @adnaahmedmuse6203 4 місяці тому +1

      Anigana whatsappkaagaan kasoo raacay caawa iigu horeysa.

    • @joblessarts
      @joblessarts  4 місяці тому +3

      Waa ku faraxsanahay sxb inaa channel-kayga keheshay heestan aad mudo dheer raadinaysay. 🙂

    • @cabdisamadjama3147
      @cabdisamadjama3147 4 місяці тому +1

      Cali fanaan baa isoo xasuusiyey ❤❤❤

  • @axmedjamamaxamed6462
    @axmedjamamaxamed6462 3 місяці тому

    Waxaan igu salamyaa Cabdi wado
    Saxiib alto oo idiin garaacay sagsofanka dhaliyardii tima cade
    Ahmed jama hargeysa

  • @maxamedcabdicilmi6181
    @maxamedcabdicilmi6181 Місяць тому

    Heeskan waxa iska leh faadumo xuseen eryadana laxanka cali fanaan

  • @axmedjamamaxamed6462
    @axmedjamamaxamed6462 3 місяці тому

    Well come to me
    Every wear Mr Cabdi wado
    Ahmed jama hargeysa

  • @jelleabdifatah5461
    @jelleabdifatah5461 4 місяці тому

    Waad ka dhaaran laheyd