Deeqo Axmed - Arooska Wanaagsan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • Arroska Wanaagsan Waxaa Qaada Fanaanada Deeqo Axmed + adobe after effects

КОМЕНТАРІ • 73

  • @sadiksi0261
    @sadiksi0261 3 місяці тому +1

    Heestan waxaan dhagaysanayay 2007 aroos wlalkay oo iga waynaa sameecad wayn oo arooska lagaga ciyaarayay ayaa la galiyay heestan waxanan dhiganayay dugsiga hoose habeenkii oo dhan waan dhafray hadana subixii wan tagay schoolkii daacadnimadayda 😢😂 alx cimriga allow noo barakee

  • @bisharGellowMahad
    @bisharGellowMahad 2 роки тому +2

    I first listen to this song on radio tape in 2002 at mandera🤣🤣what a great throw back time

  • @saedqozta5386
    @saedqozta5386 4 роки тому +14

    Anoo yar ban hestan maqli jiray iyado recordki canjaladaha la gelin jiray ka baxaysa ana wan xasusta 2003 bay ahayd 9 sano ban jiray , deeqo gaydh xasus wlhy

    • @Imraan53
      @Imraan53 4 роки тому

      ma 2003 kahor bala qaaday! 😳

    • @saedqozta5386
      @saedqozta5386 4 роки тому

      @@Imraan53 maye 2002 bay soo baxday heestu

    • @Imraan53
      @Imraan53 4 роки тому

      @@saedqozta5386 OMG 2-3 ban jiray marka 😂 i thought 2010 melahaa hhhh

    • @saedqozta5386
      @saedqozta5386 4 роки тому

      @@Imraan53 kkkkk mahe wad yarayd anba ila 9 sano ban jiray waqtigas

    • @Imraan53
      @Imraan53 4 роки тому +1

      @@saedqozta5386 mashallah bro, waqtiga wuu socda cimri dher iyo cibado suban inchallah allah nasiyo

  • @abdig4
    @abdig4 11 років тому +3

    This woman can sing!

  • @axmedciise6016
    @axmedciise6016 3 роки тому +3

    Heestan waxaan dhagaysan jiray 2002 marna aad yara school hoose ayaan dhiganayay hadana waxaan ahay aabo ciyaal le hamacadana master baan wadaa aduun aakhiro saba wakhtigu wuu cararaya

    • @saedqozta5386
      @saedqozta5386 2 роки тому

      kkkk wlhi zxp isku mid baynu nahay ana waqtigas dhagaysan jiry haderna masterti ban wadaa

    • @AyaanAbdirashiid4631
      @AyaanAbdirashiid4631 2 роки тому +1

      Masha allah waqtikiina Allah ha idiin siyaadiyo

    • @saedqozta5386
      @saedqozta5386 2 роки тому

      @@AyaanAbdirashiid4631 amin amin wll

  • @bashirhakim4072
    @bashirhakim4072 2 роки тому +1

    I just remember my dad whenever i hear this sound

  • @mohamedamiinmustafe3276
    @mohamedamiinmustafe3276 5 років тому +3

    Heestan waxaan xasuusta bari aroos walba laga shidi jiray wlhi sida loo jecla 2008 ilaa 2011

  • @bahdooncali7136
    @bahdooncali7136 8 років тому +1

    Waaw deeqa axmad gaydh arooska wangsan waxa ka abuurma ubad iyo aayo fcn ilove all yours songs

  • @nimo4971
    @nimo4971 Рік тому +1

    Beautiful song

  • @Somalihiking
    @Somalihiking 6 років тому +4

    what a song !!!!
    17/08/2018

  • @mobadil1267
    @mobadil1267 6 років тому +3

    waxay tusaale fiican ka binaysa guurka.noqda qoysas high class ah.

  • @Tawakal.
    @Tawakal. 12 років тому +3

    best somali weddinf song ilike this song

  • @ducaysaneismael9856
    @ducaysaneismael9856 6 років тому +20

    Hadad imika dhaysanaysid like garee

  • @hmohmedmohamed49
    @hmohmedmohamed49 5 років тому +1

    aadbaan uga helelaa deeqo she is really tachhing every one

  • @amenomer8955
    @amenomer8955 6 років тому +2

    nice song arosakaa wangsaan waax kaburma ubad iyoo ayaa fican i like it

    • @hanidiamond938
      @hanidiamond938 5 років тому

      Arosakaa Wanagsaan Waax Kaaburma Ubaad iyo Ayaa Fican

  • @mariatwingle7187
    @mariatwingle7187 6 років тому +4

    I like it ur cute voice deeqa ❤😍🤗

  • @somalidamaanta6199
    @somalidamaanta6199 5 років тому +3

    Heeskan 2011 ban Dhageysan Jiray Waa Markan Iskuul Ka Dhigan Jiray Columbus, Ohio, USA🇺🇸
    Hadana Waa 2019 Waqtigu aad buu u Cararayaa

    • @Hamdamowlid5
      @Hamdamowlid5 4 роки тому +1

      2009 bn ana maqli jiry markn school dhigan jiry huuno aduunku wa xasuusun

    • @saedqozta5386
      @saedqozta5386 4 роки тому +3

      2003 ka warama anoo yar weliba 9 sano ban jiray maraks aan maqli jiray

    • @mustafismail5374
      @mustafismail5374 4 роки тому +1

      Aniguna 2003 ban ka dhagaysatay Raido Hargeisa anigo primary school ah

    • @mustafismail5374
      @mustafismail5374 4 роки тому

      Sead ninkas baan malaha isku da nahay hhhhh

    • @saedqozta5386
      @saedqozta5386 4 роки тому +2

      @@mustafismail5374 🤣🤣🤣🤣dadki hore tahay zzxp, anba primary aha zzp class 3

  • @hisajabness6946
    @hisajabness6946 7 років тому +2

    LOVELY song.

  • @apdikarimsantooz9437
    @apdikarimsantooz9437 Рік тому

    Music another level ah la tumi jiraY

  • @abdullahihassan7475
    @abdullahihassan7475 9 років тому +1

    deeqa cadey I like all your songs

  • @gudetudallo3540
    @gudetudallo3540 11 років тому +3

    wow waxaas aaa hees ah keep going deeqa

  • @absaakmahamud1526
    @absaakmahamud1526 5 років тому +2

    Waaw eesh calaa hees walee waxaan dhageysaneyey hben ninaan
    Sxbo ahyn uu guursandoono 2hben kabacdi

  • @fathihassan1223
    @fathihassan1223 3 роки тому +1

    Childhood ayaan xasuustay wlhi waqiga tagoow salaama

  • @anmoha204
    @anmoha204 6 років тому +1

    Wow amazing sogi love it

  • @farduusfariid513
    @farduusfariid513 4 роки тому +1

    Wooow Deeqa Gaydh kama xiiso dhaco heesaheeda ❤❤

  • @bintuabdikanialisoumeya3866
    @bintuabdikanialisoumeya3866 4 місяці тому

    Heestan Dharandori bay ahyd Islan wayn ba iska lahyd iyo oday wayn
    Please magac fanantid lahyd igu cawiya Reer somali🇸🇴 ahayen lakin riwayda djibouti bay ku dhigan

  • @fatimaa3632
    @fatimaa3632 7 років тому +5

    her voice is honey

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra 7 років тому +1

    We love you Deeqa

  • @mahamoudali8465
    @mahamoudali8465 6 років тому +1

    Nice song deka ahmed

  • @hayatkawrahhoussein4756
    @hayatkawrahhoussein4756 9 місяців тому

    Woww axya cood❤❤❤

  • @abdi-kariimmoalimabdulleh7753
    @abdi-kariimmoalimabdulleh7753 7 місяців тому

    2006 xamar idaacaddii gbc habeen sabtiga so galaayo ka dhageysanbjiray barnaamijka salaamaha wallee waqti fiican wuu tagay bye bye

  • @eidneymar7708
    @eidneymar7708 4 роки тому

    Mudo Dheer ayaaN Baadi Goopayey
    Imika ze Helay ❣❣❣❣❣❣

  • @najmamadinamounawarachanne9101
    @najmamadinamounawarachanne9101 3 роки тому +1

    machaallah my wedding with abdulwahab

  • @canabyasin584
    @canabyasin584 6 років тому +2

    Woow

  • @maxamedliverbool6060
    @maxamedliverbool6060 7 років тому +2

    nic song

  • @kawtharaadam5880
    @kawtharaadam5880 8 місяців тому

    1.1/2024🎉😂

  • @enjoyyourlife6234
    @enjoyyourlife6234 8 років тому +1

    nice

  • @prakedenomar9656
    @prakedenomar9656 3 роки тому

    Thanks 😍 Djibouti 🇩🇯 🎤 singer’s thanks 🙏 for your help thanks 😍 hope you have a wonderful time with your family and friends 🇨🇦🇧🇭🇦🇺💷💷💷💷💷💷💷💷💷💷💷💷💷💷💷💷💷💷💷💷💷💷💷💷💷💷💷💷💷🎤💷💷🎤💷💷🎤💷💷💷💷💷💷💷💷💷💷💷💷🎶🎶🎶🎵🎵💲🎂🎂🎂🎂🤩🤩🤩🎤👍👍🥰🥰🥰🥰❤️✍️✍️💽💽💽💽🇩🇯

  • @mahamedyare5694
    @mahamedyare5694 5 років тому +1

    Heestii culimadu saxeen in aanay laqwi ahayn

  • @hopifilms4973
    @hopifilms4973 4 роки тому

    Walal nabarkeda

  • @mahadibrahim1519
    @mahadibrahim1519 6 років тому +1

    waa hees fcn

  • @macruufibrahim1249
    @macruufibrahim1249 9 років тому +2

    wwwwwwwwwwwoooooooooooowwwwwwwwwww

  • @kimkiz5207
    @kimkiz5207 2 роки тому

    2022💉👨‍👩‍👦🫂

  • @Fagaase2017
    @Fagaase2017 4 роки тому

    oo aroos xun miya jira