**Fadumo Xuseen |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лют 2025
  • www.caweyskadal...
    FACEBOOK - / caweyskadalmar
    Google+ plus.google.co...
    TUMBLR goo.gl/YVDGd6
    Instagram / caweyskadalmar
    / dalmar_d

КОМЕНТАРІ • 49

  • @karbajeawale934
    @karbajeawale934 11 місяців тому +3

    Maashaa;allaah waa haybad eebe bixiyo (dhaqan kasuuban) waa barbaarin waalid

  • @mohamedadam8816
    @mohamedadam8816 4 роки тому +8

    Fanaanad illa maalintaan bartay anan ka xiiso dhicin runti cod halaaasiya lkn fanka inay ka Baxday bari hore lkn illa imika aan laga xiiso dhacayn runti, waxaan leeyahay illaahay haku xifdiyo meelwalba oo aduunka kaga nooshahay Inshalah

  • @drsmanaalsaed9539
    @drsmanaalsaed9539 5 років тому +15

    Quruxdu maha makeup qarba modaya sidaa niyo gabadhan qurux natural ahba allh siiyay walahi mnsha allah

  • @amiinmohamoud3273
    @amiinmohamoud3273 3 роки тому +4

    Waa Naadir inuu qof hibo isku dhafan wada yeesho Fananadan Cod, Daganaan iyo qurux natural ah ayuu Rabi ugu deeqay. waxaan ku bartay heesta Alla dheeridaa oo cod dagan ay ku qaadeyso waa shakhsi ay ahyd fanka kusoo jirto maadama ay ka turjimaysay fankii saxda ahaa ee soomalida.
    2021 ayn dawanayaa waxaanad dareemaysaa in heestan aad joogtay wakhtigii la qaaday.

    • @nafisotahir9379
      @nafisotahir9379 3 роки тому +1

      Masoomanid miyaaa😁

    • @amiinmohamoud3273
      @amiinmohamoud3273 3 роки тому +1

      @@nafisotahir9379 Ramadan ka hor ayn so qorey lkn adiga imika oo la somanyahay mxa ku tusay ee kugu qaadey comment

  • @afrikaaay7177
    @afrikaaay7177 4 роки тому +4

    Jacyel Jacyel Dhultuskii Iyo Dhibtu Dhibtu Ku Kali Maaha omg Omg She Is So So So Lovely I'm really Love Her princess Fatu Hssn❤️😍2020 Kama Dhargo Heestan😭

  • @ahmedmo2635
    @ahmedmo2635 4 роки тому +6

    quruxda , codka iyo micnaha heestu aduunkalay ku gaynaysaa 😘👏⚘

  • @daheraden5087
    @daheraden5087 5 років тому +2

    À l'époque j'étais jeune et insouçiant !!
    Waan yaraa waaga runtii!! Jabutii haa nolaato!!

  • @jameelvlogs474
    @jameelvlogs474 2 місяці тому

    Ooh Her Beauty And Voice 😮 Look This Glowing Eyes 🥺👑❤️

  • @alifanaan7860
    @alifanaan7860 2 роки тому +7

    Wàa sheeko dhaba qiso dhab ah faadumo luqada carabiga luqada faransiiska iyo englishka intaba way taqaanay culuumta diinta ayaa udheerayd

    • @yayayaya5993
      @yayayaya5993 Рік тому +1

      Ali taarikhdaadu waa noo muhiim inaad barnaamijyo ka qabatid

    • @AbdiAli-h5z
      @AbdiAli-h5z Місяць тому

      Cali ereyada adigaa leh miyaa ?
      Qisada heesta inaad nagula wadaagto Channel kaaga ayaan kaa codsanayaa

  • @aliistheonlyaliis8978
    @aliistheonlyaliis8978 6 років тому +3

    Waxay ahyd casar anoo wata gaadhi madaw suuqa raanboo ayan ka sii qaaday waxan ku idhi aan kusii qado markasan ku idhi iigu luuqe qurixy heesti wow lakin maalmo.ladib xagii.baa u imid sock xusuus aan wali hore u arag next samer jabuuti waan imani oh

  • @alihassan-tg1uk
    @alihassan-tg1uk Рік тому

    Quelle souvenir

  • @samirashariif9979
    @samirashariif9979 3 роки тому +2

    Asc walal ilahay ha ina xifdiyee Fadoma Xuseen waa gawar aan garanayo oo hal meel ku wada nooleen ee waxaa kaa codsaa in aad ka'bixisid baraha bulshada limaada wey ka' towbad keentay sheekadan hore fadlan fadlan fdlan kasaar

    • @mustafadiriye1013
      @mustafadiriye1013 Рік тому +1

      Sxb xagey ku nooshahay ma wadaad ayay noqotey walaal bam warbaxin iga. Soo sii fadlan

  • @ladyblue6595
    @ladyblue6595 6 років тому +2

    Walaalo Faadumo Xuseen baa la yidhaah magaceeda

  • @osmanmohamed1537
    @osmanmohamed1537 9 місяців тому

    Waa mirihii cali fanaan qiso jacayl oo isaga ku dhacday ayuu ka alifay

  • @barrelyrics3811
    @barrelyrics3811 9 місяців тому +2

    Heesan waa jawabti aan xujadeda furi wayay qof fican baa tahay
    Lakin inaa i jeceshahay maxa ku cadayn kartaa ??????

  • @abdikarimissa9394
    @abdikarimissa9394 7 років тому +2

    hestan waxa ku luqaynaysa fananad rer jabuuti.. vidéo waxa sameyay RTD tarikhdu markay ahes inti u dhaxaysay 1993 ila 1998
    anu wan yara marka wazan xasusta markay kaso gali jirtay TV anako cashir dhiganayna

  • @maxamedcabdicilmi6181
    @maxamedcabdicilmi6181 6 місяців тому +1

    Quruxda ,codka macan,midhaha ,deganantu waa hayabad alle bixiyo

  • @najiibahmedismail8464
    @najiibahmedismail8464 8 місяців тому

    Waxa sameeyey heesta cali nuur ibraahim cali fanaan
    Waxa uu ka sameeyey xaaskiisa oo jacalkii uu u qabay ka shakiday
    Waxay ku tidhi waxaad tahay qof wanaagsan oo I daryeela lkn ima jeclid
    Isagoo qayaxaya jacaylku in aanu ahayn wax qofka ka soo if baxa ama lagu xanuusto ayuu heestan u qaaday

  • @JoharAhmedAli
    @JoharAhmedAli 11 місяців тому

    Souvenirs des années 90

  • @Khadarhaybekhadarhaybe
    @Khadarhaybekhadarhaybe 4 роки тому +1

    Faduumo xuseen sandheere
    Waa fananad aan ka xiiso dhicin heese heeda imika lkn way ka fadhisatay fanka mudo 25sano may heeseen

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane1051 3 роки тому

    Fatouma Houssein axsan fanaanad.
    Cod macan, qurux xad dhaaf ah iyo shax shax ba illahay iskugu daray.

  • @abdifitahaliosman
    @abdifitahaliosman 6 місяців тому

    INANTU QURUX BADNAYDAA MASHA ALLAAH

  • @DiamondMed-rb9hr
    @DiamondMed-rb9hr Рік тому +1

    waow elle est feminin en plus Jolie

  •  10 років тому

    dalmar waa hees macaan siiba kooxda musicans aniga heesaha sidan oo kale baan jeclahay well done and thanks

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  10 років тому +1

      Thanks I'm glad you like it. I always like Djibouti musicians since radio time mid 70s and 80s

  • @driabaehyunwoo2338
    @driabaehyunwoo2338 6 років тому +3

    Ismahan is Djiboutian singer❤

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  6 років тому

      Mahadsanid Thanks

    • @daheraden5087
      @daheraden5087 4 роки тому

      We all khnow that she is djiboutian but the question is she still alive ???
      Je me demande là où elle est passée après cette performance ?? Prière de nous informer sur sa situation actuelle ....
      Est elle toujours vivante ??
      On l'aimait secrètement cette fille du temps où on était encore ado .....
      Aaaah le bon vieux temps !!!!
      Waar gabadhan niyo intee jirtaa ???

  • @aliistheonlyaliis8978
    @aliistheonlyaliis8978 6 років тому +2

    Fuch xusuus tu xumaa jawigaa iyo jawigan 😭😭😭

    • @aliistheonlyaliis8978
      @aliistheonlyaliis8978 6 років тому

      Anoo wata gaadhi madaw.jabuti ayaan maalin kasi qaday ranboo markasan ka cod saday inay inay iigu luuqayso heesta maalmo ladib xaqii ba u imid allah ha u naxariisto

  • @samirashariif9979
    @samirashariif9979 3 роки тому +1

    Ruuntii hadane waa gawar jalbaabka ilahay sidata kuma wanaagsana qaladkii hore in la'dawado qufka

  • @alimdooh8539
    @alimdooh8539 7 років тому

    Allah tolaay xasuus dheer aya galay ..

  • @AhmedMohamed-gq6oc
    @AhmedMohamed-gq6oc 8 місяців тому

    Nice song

  • @barrehosman3702
    @barrehosman3702 6 років тому +1

    Fatima Hussein groupe 4mar

  • @farahsaid963
    @farahsaid963 11 місяців тому

    Heesta magaceed

  • @SaylaBari-Pro
    @SaylaBari-Pro 9 місяців тому

    Siduu iigu Dhibcaayo