Women like You are very extinct, you are brilliant , smart and confident. My Sister one advise kindly at times avoid unnecessary arguments with people seeking attention. Remember you are role model to many young Muslim somali girls ….. be alway a guidance to the upcoming youngsters. Love you and long live Naima 🙌🏿
You can't serious. This woman is vile. A brainless bimbo. Always on social media with needless drama talking about sub clans and what not. She had no humility at all. Doesn't behave like her age at all. She acts like a teenager.
Nimco jooker gaari iga dheh walaashey qaali masha Allah horey u soco baan ku leeyahay qaaliyeey Cidna ha u joojjin horumar kaaga quruxdaada gurigaaga quruxda badan alle Haku barakeeyo qaaliyeey Inaba cadi ma nadaafada thanks for sharing qaaliyeey keep it up good work xabiibtii jzklq. Love 💘xabiibtii
Abaayo quruxey allaha ku xafido dadka xasadka ah Shartooda allaha kaa qabto waxba ha u jawabin waxbana ha is raacin hdlkoda noloshaada ka wado aduunyadaada iyo aakhiradaaada u shaqeyso
Naciima ina adeer. Waxan jeclaa inaan adòo raali ah. Waxan ku sheegaya waxaa tahay qof leh talent. Is kadhaaf. Dagaal iyo cay oo. Ka faa iideyso. Maskaxdaada waxan ku daawam jiray 2017. Ayagòon. La aqoon dad ka hada kucaayaya
Abayo are you willing to share where you got the furniture? I really love the carpet and the curtains especially and the couches and the accent pillows. You’re house is gorgeous mA🔥🔥🔥🔥
Masha allah abayo allah ha ku xiftiyo waxad tahay qof caqli badan mmarkaa wll iska daa dadka aa la caytantod ruwayadahagii iyo dantada kale ku mashquul
Nimco waxaan so xasuusta marmar last year live UA-cam ka so gala jirta baan ii hees ka codsita markas ba ii heesta then waxaa diri hada heesaayo noqoto fanaan badan ma rabo inaa fanka ku ciririyo walhi waad codgaga la ku heesta waana cod macaaneed 🥰🥰🥰❤😘❤
That is beautiful 🤩 intas ikumasha quuli iskada qabilooyinka da caayeyso en xushumee ninkaaga iyo reerkisa gabar can batahaye samcadaadey ku cayaarayane
Nacimay gabadh talent leh ba tahay waana ku tageera plz tiktok iyi maalayacniga iska dhaaf iyo dadka aad ka caansan tahay inad isku so dhisto ood u jawaabto sidaadi hore ku laabo hadalkaa illahay hibo ku siiyaye afkaagana cidna haku caayin
Naciimo qurux wan ku baryayaa tiktok iska daa sidaadii hore ku so laabo beautiful house masha alaah
I like when you do something useful for the Muslim instead of Caay iyo latersi. MashaAllah
Naciimo abayo gabar aqali badan baa tahay masha allah wax faidada keh sida nadafada hada kale, taloyinka, majajilada soo badi insha Allah. Xitaa wax yabaha dhacdoyinka baa noo so shegi kartaa.Masha Allah beautiful home. Buuqa badan iska daa adun iyo akhiro midna kuma ficno. Quruxdada iyo qimahaga bay wax dhimi. Igna raali ahow qaaliyay.
Women like You are very extinct, you are brilliant , smart and confident. My Sister one advise kindly at times avoid unnecessary arguments with people seeking attention. Remember you are role model to many young Muslim somali girls ….. be alway a guidance to the upcoming youngsters. Love you and long live Naima 🙌🏿
You can't serious. This woman is vile. A brainless bimbo. Always on social media with needless drama talking about sub clans and what not. She had no humility at all. Doesn't behave like her age at all. She acts like a teenager.
tiktok iyo buuqiisa iska day abaayo mcn inta kuso labo jawi dagan iska gal meeshas walan iskaday sidii laguu gursadayba buuq waka dhaman la dahay rerkagana quransaaro abaayo mcn ❤💋🤴
Good advice from are caring sister
Nimco jooker gaari iga dheh walaashey qaali masha Allah horey u soco baan ku leeyahay qaaliyeey Cidna ha u joojjin horumar kaaga quruxdaada gurigaaga quruxda badan alle Haku barakeeyo qaaliyeey Inaba cadi ma nadaafada thanks for sharing qaaliyeey keep it up good work xabiibtii jzklq. Love 💘xabiibtii
Ilmo wehel idiin ah na Allaha idiin siiyo manshallah aamiin
Mashallah...may Allah give you kids amin
Samiyeeey Habo Mcn Hormar wcn kuu Rajaynayaa Gaarida dumar You are Mi Role model dia Habo mcn🥰🥰🥰❤❤❤❤❤🥰🥰
Maansha allaah abaayo saad u qurxiso gurigada waan ka maseeraa qurux mansha allah
Masha allah abyo gurigada qurux wlhi Naciimo wlhi abyo iska daa dadkan aad is cayneysan qabiilkan la isku caynayo waxaa heysata taagerayal ku jecel hadii aad dib u biloowdo ruwayadaha keeni jirtay qurxinta dabigas kasoo dhaxbax niyad jabna waa ka soo qaadeys anaga ku baahan oo naga qoslisa qoraalo qurux badana kula taagan ku jecel
Masha Allah again beautiful 😍house 🏠❤
I love your carpet Mashallah beautiful
Maasha allaah ina adeer horay usoco nadaafad iyo caqli iyo sharafba waad leedahay cadowgaaga cag hoosteeda keep going
Masha Allah xpptie gurig quruxbdn weye ilahey haku dayo isha na hakaga qabto qli
Maansha Allah, this is what we need, not qabiil or fight sis, love you 💝, ignore the ignorant
That is true sister
Somali oo dhan usheeg lkn kaligeed maya👍
@@fahima6186 waxii dhago leh aa waxlooshegaa..... And she is closer to me than general somalis.... Thanks for the input though
Xbbti nicimoy walhi wan ku jeclahay ee dadkan kugu nacsan iska dhaaf ha u soo jawabin mardambe quruxdaada ku dul mar walbo Saasan kula soconaaye ❤💞😍
Naciima jokar habo mcto noso badi waan ku haysana dhiri galin taan 💋💞💞💞💞❤️❤️
Beautiful house masha Allah
Abaayo quruxey allaha ku xafido dadka xasadka ah Shartooda allaha kaa qabto waxba ha u jawabin waxbana ha is raacin hdlkoda noloshaada ka wado aduunyadaada iyo aakhiradaaada u shaqeyso
Nimco wan iska jeclahay wlhi alle haku xifdiyo Quruxey ilahayna waxan kaga barayaa inu awlaad baariyo saliima idinko arzaqo adiyo zawjkaaga plz aamiinta raaciya walalayaal wa haben jumcaye 🙏💕💞💗
Masha Allah beautiful Cuba going your home amazing Masha Allah invite me
Masha allh abyo aad baan kutageraa runtii dadka ku maagaya dhag ha udhigin gabar sharaf leh bataha abtigayna aad buu kujecel yahay yaan lagugu dirin
NACIIMO SAANAAN KUGU JECEL NAHAY DAGAAL MAKUGU JECLIN.
Mansha allah love you 😘 my iinaa adeer caadowga haajabo
Manshallh Abayo keep going
Ilahow ilmo guri kaaga dheelo kusii aamiin yaa allah ♥️ ❤️ 💖
Amiin yaa Allah wa inan year way dhali kartaye
❤❤❤❤❤abaayo waan ku jeclahay
Mashalhhhhh gabadhyda nimco dheman guulyso habo mcnto❤❤❤💗💗💗💋💋💋💯💯
Mashalh qaraxada wa jecelnahay iyo guri haajiskaga noso badi gacalo
Mansha allah gaari dumar I love you Walaal qurux ❤️ 💗 ♥️
ManshaAllah ❤😍 beautiful! home Allah ha ku bara keyo amiin
Mashaah mashallah gurigaada qurux illahow kuu barakee.
Hhhhhhhh naciiima jiroo joog faniyaa tahay
Masha allaah abaayo gurigaada qurux gaari dumar allaah haku barakeeyo
Naciimo dhayman awlaad saalax allaa kusiiyo
Amiin Amiin Amiin
Masha allah, yeah noo soo badi quruxeey🤣🤣👍
Masha Allah beautiful home
Mashallah
Ma sha Allah nuurkii oo qof ah
Masha Allh cadeey Allha kubarakeeyo
Dadkoi dhan weey nadiifsadaan guryaha👍
Maansha Allah Nimco dheeman saa u qurux badan tahay ayaa gurigaagana u qurux badanyahay Maansha Allah qaali
Masha Allhhh nacimo caadey 💋💋💋💋👍👍💖 ku jecliya
Mashallah noo soo Gali video skin routine sister
Ilove,t waxan noo kale noo soo badi oo wax laga faa,idayo gaari dumar mashllh
Masha Allah tabaarakallah beautiful wll sidan lee kaa rabnaa dadka dambigooda iska dhaaf
Mansha Allah Tabarakallah Illahay haku barakeeyo ukhti qaali
Masha alh beautiful Queen 👸 naciima jookar guuleyso 🥰✊
Naciima ina adeer. Waxan jeclaa inaan adòo raali ah. Waxan ku sheegaya waxaa tahay qof leh talent. Is kadhaaf. Dagaal iyo cay oo. Ka faa iideyso. Maskaxdaada waxan ku daawam jiray 2017. Ayagòon. La aqoon dad ka hada kucaayaya
Mshallah abaayo guulyso
Washay qaali Naciimo jookar waan gu salaamayaa marka hore ilaahay Raali hagaa noqto
Manshalh naciimoy noloshada sidaa kuwad oo cay buuq iyo qudhunka somalida ka dhex bax wllo❤️
Naciimoy saana sharaf kuleedahy qabiil danbo yaan lagaa maqlin walaaleey daahir calasaw warkiisana iska daa riwaayadahaagii iska biloow anaga waqti nala qaado
Kabta dacaska ee naciimo Joker suuliga ku gasho baa daahir dameer isaga iyo sinjikiisaba ka qiimo badan qoftan waa queen
😂😂mansha allaha naciima wnku tageerna nooso baadi Abaayo
Gabar fiican batay lakiin meyti cayda jooji oo yan lagaa maqlin mardambe okay
Talent qurux iyo nadafad waa ledahay lkn afdheri kudishay iyo wax kafirshasho la aan asxab iyo tageraba waa iskudirtay walale ma sixrantahay naciimo ani nag nol waa jeclahay qabil wax iga magalin rer kaga iyo rer kega waa dab iyo masiin hg ahay lkn waa kunaxa waa afdhertahay wax kama firsatid I wish inaa isbadasho jokare
Abayo are you willing to share where you got the furniture? I really love the carpet and the curtains especially and the couches and the accent pillows.
You’re house is gorgeous mA🔥🔥🔥🔥
Viva Naciima jookar Dumashi
Masha allaah kuri quruxbadan 💕💕💕💓💓💓🌼
masha allah nimcoyinku waa isku dookh kurasta waa dokhayga long live sis
MANSHA ALLH ABYO MCN SIDAAN NOOGU SOO BADI
Monch allah Dumashi ani waxan Ahay wiil RER CABDILLE ah kuwaad ku laheyd Jigjiga iyo iyagaba ethiopia waxeysa DUMASHI Anagu wanu kucafinee Adna Cafis soo weydiso Tolkaga RER CABDILLE madamod 𝗢𝗚 udhaxdo XURMAAN ku heynaa 🙏
Idinka xaal marin bixiya see gabar intaasoo nin usoo caayeen
Naiimo jokar waan ku salaamay , Nadaafada waan kugu ogaay yaraan taadii manshallah farxada Allaha kuu badiyo inshallah .
This is way bettet sister than insulting nd wasting time on pple 😊🥰
Nayaa waji baq baq🤣🤣🤣🤣 walahi fun atahay marwalbo saan clmal wax nogu sogali noh nimco
Ilka case bilash uma dhihin naag kale ma rabo wale nacimo gari😍🥰
Msha allah habo nacimo love u🥰😍
Nimcooy inta kufirsananay bal ana mashaqesto mucjiso malagadalayo🥰❤️❤️
Qurux da quruxdeeda jooker dar Allah with you
manshaallah abayo iska daa tiktok UA-cam kuso laabo plz
Masha Allah illaahey haku xifdiyo
Maasha allaah walaashay qaali ilaahay haku xafido adiga iyo saygaaga
Mansha allah ilaahow ku xafid adiga iyo famikaga ❤️💖♥️❤️💖♥️
Beauty house ❤️queen nimco jookar 👸waa ku tageraa from Galkacyo ❤️🥰
Masha Allah My beautiful sister ❤️
Hhhh naciimoy wllo fadhigaaz camal hadiyaad igu soo dhiib plz
🤣🤣🤣
Masha Allah abaayo gurigaaga waanka helay nimco waligay kuma caayin abaayo aqiiro mugaa iima soo isdagaysid
Oo maraykan ma boor buu leeyahay niciima aniga qurbaha uma soosocdo haday saaas tahy bo hhhhh
Masha allah abayo allah ha ku xiftiyo waxad tahay qof caqli badan mmarkaa wll iska daa dadka aa la caytantod ruwayadahagii iyo dantada kale ku mashquul
Nimco waxaan so xasuusta marmar last year live UA-cam ka so gala jirta baan ii hees ka codsita markas ba ii heesta then waxaa diri hada heesaayo noqoto fanaan badan ma rabo inaa fanka ku ciririyo walhi waad codgaga la ku heesta waana cod macaaneed 🥰🥰🥰❤😘❤
That is beautiful 🤩 intas ikumasha quuli iskada qabilooyinka da caayeyso en xushumee ninkaaga iyo reerkisa gabar can batahaye samcadaadey ku cayaarayane
Mnsha Allah niciimo gaari ilaahayow Ku daa
Asc abaayo macaato maasha allah ilahey kuhaxado abaayo waakujeclahay
Masha Allah abaayo Alle haku xafido
Masha alaaaaaah Mami xafidullaaahi 🥰
Kaligeed Mj waa ku salaame wllo
MnshaAlh barakalh allha ku xafudo geesiyadeeni❤️❤️❤️❤️❤️
Masha Allah abyo l like it nosobadi insha allah
Ilaahey hakuu barekeeyo guriga mashlaaha wlaashay
Nacimay gabadh talent leh ba tahay waana ku tageera plz tiktok iyi maalayacniga iska dhaaf iyo dadka aad ka caansan tahay inad isku so dhisto ood u jawaabto sidaadi hore ku laabo hadalkaa illahay hibo ku siiyaye afkaagana cidna haku caayin
Masha alaah nicima wll wan kujecelahay isoo boqo ana❤❤
Masha Allah no soo badi cleaning classes. University of housekeeping waa in aad now furtaa naciima cadey.
Mashallah mcnta
Masha Allaha 🥰🥰🥰🥰
m.a dokhaga ka hely ina ader mcn wn ka hely byo noloshada ku mshqul inoso bdi routine kga
ما شاء الله 😍❤️❤️❤️
Masha Allah My beautiful sister
Masha allah walee isku dooq baan nahay gurigaada caadi ma ahn waxba lagama qaban karao waa anther level
Maansha allah wll Nacima Qaali
Naim Queen ilaahow kubarakee❤❤❤❤
Masha'allah qurux allah hakuu barakeeyo ,
Lkn nagadaa dee gurigu nadiif buu kuu ahaa waadna tusaysaa waxaagu hada nadiifin mahee 😀 suraleey gabadh ma jeerteen