Aniga ilaa hada gabadhaas waaba aamini waayey in ay dhimatay waayo markasta Waxaan is barbar dhigaa sawirada ay soo dhigayaan media waayo qof murugeysan in la soo dhigo sawiradii markii ay faraxsanaayeen baan aad ula yaabay saxna maaho‼️ waxaan dhahaa waan noolahay😂😂😂😂 aniga ilaa hada ma aaminin dhimashada farxiyo Bikoos beni,aadamku wuu been badan yahay,wax aynan sax u ogeetn bay ka sheekeeyaan ama soo gudbiyaan. T2AAD bini,aadamku waaban iska cafiyaa Viruskooduna ima galo waayo alle baan ku xiranahay allxamdu lillaah
FADLAN SUBSCRIBE II SAARA MAHADSANIDIIN
Masha allaha guuleyso sax weeye ilaah ha u naxaristo inti dhimatay amiin 🤲
Asc sharma arkow run baad sheegtey Allah hakaa Ajarsiiyo Aamiin
Sharmatke ilahay haku xiftiyo qof wanagsan bad tahay oo raxmad leilahay jinadii haku geeyo aduunyada raxo ku nooloow
Habo adigana illaahay hakaa raali noqdo iyo kuligeen ba Aamiin Aamiin
Masha allah walal alle ha ku xiftiyo adigana waa ku cafiney 😢
Waa ruun waxu inanikasi inoo shegay shegay ruun ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ruun ruun
Wa run wallahi
Wllo inta aad garanayso lamawada garanayee ilahay hana badbaadiyo
Waa xaqiuq Qofkii laga dhintey bay sii Danqinayaan ,Qalbi adeegooda aanba la yaabey
Habo waa run .
Allahu.akbar allahu.akbar
Rabi hanaga dhigo kuwu
Cafiyey❤❤❤❤
Maasha allah
Masha allaah qayr badan aduunka kunooloow aaqirana jannatul fardowso illaahay hana wada geeyo habo
Manshaalah Manshaalah Manshaalah sharma yu are the best
Alle haka rali noqdo wll Alle xidhiidhkisa adkayso wll Alle haku ilaaliyo qof wacan baad tahay wll sharmake Alle haku ilaaliyo 🤲🤲🤲
Wa sax why ay u wataan sawirada marxumada allah u naxariisto.
Waa runtii maxishooda soomaalida waa daxun dayex ale yaaku filin soomaali waxa latirisado maha maraxuud ale ha unaxariito❤
Waad mahadsantay wll ilaahay hayna cafiyo dhamaanteen
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Sharmake laken ilagay kuxafido Habo ilshay hakuxafido
Allahu akbar
Somaliyey aan isxisaabino intuu Allah naxisaabin
Sax❤❤
Allaha ha u naxariisto samir iyo iiman aAllaha kasiiyo waalidkeed iyoodaygeeda
Alle Haku barkeeyo wll ❤❤❤❤
Waa runtii is cafiya somaliyey
walaal sharmarke ha oo yin jazaaka Alaah khayr ❤️🥀❤️🥀❤️🤲🏼🤲🏼🤲🏼😢
Jisaakallaah wllkay ilahay hana sugo 😢😢😢😢😢
very true brother,well said
Wlhi somalidu wn ka yapay wa dadka kaliya e marku qof ay garanayan dhinto ilaaaaahy xasusta 😢😢😢
Dadka dhan baa sida ah wana arin lobahan yhy
Waa sababta lo dhahay geerida ku cimra qaata waana lo baahan yhy
That’s what I’m saying wlhi Gabadha sawiradeeda hijab la.aanta ugu daran 🥲🥲
Wllhi waruntii aduunyo walatay baan jooga beentii brake layiri maydkii fuyuus laguraadinaayo dhigii. Muslinka laxalashaday ragii dumar nimo kufanayaan waxan kabaqaa Wllhi inaalayna rogo midhiye illahay h😭😭😭😭😭aynaga qabto umadana xaqaharan siiyo halaag balagujiraaye
Sax MashAllaah Well said❤️🩹🥰🇸🇴👍
Mashaalah Sharmake alaha kuxifdiyo
Waa runtii lacagtii ayaa meel xun bey kagashay ma fiiriyan dadka dareenkiisa alaha u naxariisto gabdhaa iyo intii ka horeysay iyo intii kadanbeysay familkedana sabar alaha siiyo
ilaahay haunaxariisto qabriga waasic alaaha ugadhigo kitaabkeeda midigta alaaha kasiiyo danbidhaaf alaah hasiiyo janafirdawsa alaaha geeyo samir iyo iimaan alaaha nagasiiyo aamiin aamiin 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼😭😭😭
Saaxiix caafiska waa muhim Aduunkan waa in gabay dulmigan waa xuun yahay 😭
Wllhi waa runtii wn la murugoday reerka plz sawiirada tacsida iska dhafa waa qalbi xanuun ee😢
Walhiii 😢waa run dahta hun sharko
Waa dhab wall ilaahay an ka cabsano waxaan waa aduunyo
Alxm weligey qof ma dulmin kii idulmiyeyna cafis buu iga yahy
Scw scw scw scw
Allow unaxariso janadul fardaawsa geee Allow rali kanoqo
Warunta habaryar
Saxwaaye 💯👍
Waa run ! Qofka dhintay Maxay
Sawiradiisa usoo qaataan !!?
Wiilka an saas u fiican ! Siduu -
Huda ‘oo La ‘Arko dhaqan keeda!
Calaf!!!
Waa runtiis, gunnimo waaye waxa socda
Beenta maha wanada anqadon inshallah
Wasx saxsax walale sekariye😢😢😢😢
Waa runtiis
Walaahi waa runtis ixtiraam marxuumad ixtiraam family dayax dalnuurshe iyo gabadha yar oo arkeysa wax hooyadeed aad ku sameenaysaan viewers baa meel xun idinka galay walaahi social media waan daawan la nahay because marxuumada ayaa kaa soo horbaxeeso Please waxaa u sameesan hadaad jeceshin walaashin u duceeya wuu idinka saxan yahay wiilka yar
Walhi waa ruuntis joojiya
Aniga ilaa hada gabadhaas waaba aamini waayey in ay dhimatay waayo markasta
Waxaan is barbar dhigaa sawirada ay soo dhigayaan media waayo qof murugeysan in la soo dhigo sawiradii markii ay faraxsanaayeen baan aad ula yaabay saxna maaho‼️ waxaan dhahaa waan noolahay😂😂😂😂 aniga ilaa hada ma aaminin dhimashada farxiyo
Bikoos beni,aadamku wuu been badan yahay,wax aynan sax u ogeetn bay ka sheekeeyaan ama soo gudbiyaan.
T2AAD bini,aadamku waaban iska cafiyaa
Viruskooduna ima galo waayo alle baan ku xiranahay allxamdu lillaah
👍👍👍👍👍❤️
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Ilahay aya wayn
😢👍👍👍👍👍👍
scw scw scw
Waaba ninkii aan arkey oo wax garad ah
waa runtaa gabadha marxuumada duco ayey idinka baahan tahay
Wlhi angba social media dhan wn nacy meel wlb ayga iga hor imaanysa mxd mooda isaga wax duuliyiin waaye dadkn wlhi😢
Aniga
Is so sad stop posting
Wlhi wa runtis😭😭😭😭
Masha allah
Masha allah