Hal abuur ayuu Allah haybad ku siiyee ka faa'ideyso oo dhinaca wanaaga u isticmaal naftaadana nasi oo marmar ka fogow media ha iyo soomaali macna yare warkooda oo shar ah intooda badan.love you from 🇩🇯.
walaale. u. da. only one. good luck with everything. ha U joojiN forget. is Kutasho. insha allah. guuuuleyso. ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️. waa. ku. wadaNaa. 💯 ✅🇸🇴
Maashaa Allah mamo Allah hibada uu ku siiyay ha kuu siyaadiyo Tik tokna ha kaa badbaadiyo sharkiisa qoyska ha kaaga badbaadiyo cayda iyo ceebta qaar keedna intaa ha kaaga ekeeyo aamiin
Nimco aad baan u jeclahay. Laakiin dadka aan u qalmin uun kumay ekaane meeelka dhac wayn bay samaysay kamana filayn laakiin Allah uun baan qaldamin. Hadana waxan leeyahay we love you kola gabadheena kolna dumaashideen 💝 from Jijiga
Hal abuur ayuu Allah haybad ku siiyee ka faa'ideyso oo dhinaca wanaaga u isticmaal naftaadana nasi oo marmar ka fogow media ha iyo soomaali macna yare warkooda oo shar ah intooda badan.love you from 🇩🇯.
NJ Hopefully all well my sis 🥰🥰✌🏾
Love you beautiful queen. 😍😍😍😍 Waxa Laguugu Heeystaba Waa Heeybaddaan, Quruxdda, Dadnimadda, Iyo Codkarnimadda. Gabareey Qur'an Isasaar Oo Tasbiixdda Iyo Adkaarta Badso. Waan Maqlay Qof Aad Iyo Aad Udiin Baddan Oo U Aqlaaqbaddan Inaad Tahay. Wallaahi Mama Malyuun Maalin Aan Lahadlaaye Oo Aan Minnesota Kasheekeesaneeynaa Sheekadda Nalagashay Adiga. Waanku Weeydiiye Markaaseey Iigutiri: Naag Ka Salaad, Soon, Iyo Diin Jacel Maleh Naciima Jookar. Xitaa Mabaxdo Beey Iigutiri Oo waa Maqabiyo. Gurigeedaas Beey Joogtaa Oo Maantoo Dhan Kaartuumo jinijini Ah Ruwaayaddo Kumatashaa. Waan Aaminay Anoonan Ku Arag. Ilaahay Haku Xifdiyo Walaasheey Macaan.
Abaayoy wlhi waa runtaa aniga gbr adeerkay dhalay oo marykan katimi ayaan xmr isku argny waan weeydiiyey wxy tiri waa naag sharafleh oo shqaysata waana gaari wa ehelu salaad kwrn dadku been ma sheegaam
@@nawalali7934 Yes Sis, i love you for saying that. 😍😍😍💞💕. Qofwalboo Yaqaan Gabadhaan Waxeey Kusheegaan Diin Jaceel Iyo Wanaag. Xitaa Ineey Dan Leedahay Maahinee Mabaxddo Oo Maantoo Teleefoonkeedaas Beey Heeysataa Oo Marba Wax Jileeysaa. Aniga Ina Habreedeey Beey Daris Ku Ahaayeen Minnesota Oo Ee Aad Iskuyaqaanaan. Mama Malyuun Oo Aan Saaxiib Mar Aheeyna Waxeey Isheegtay Marka Xaqiiqadda Lagahadlo Naciimo Jokar Afkaas Beey Kafalantahay Maahinee Waa Naag Dhoorsoon Oo Diin Iyo Soon Baddan. Soomaalidda Abaayo Waxba Iskuma Quuraan. Qofkii Karti Leh Oo Kasoobaxa Ayagaa Siddii Yeeydii Cunaan. Lakiin Naagtaan Umeeysan Liicin.
Asc habo naciima boqol nin u dhigan baa tahay habo Jir oo joog Joker ❤️👑 love from garowe
walaale. u. da. only one. good luck with everything. ha U joojiN forget. is Kutasho. insha allah. guuuuleyso. ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️. waa. ku. wadaNaa. 💯 ✅🇸🇴
Naciima joojar Abayo waxani waa wax iska dhaca markasta umada dhexdeeda adigu waxksta film ayaad kusheegtaa waaba wacyi gelin ee soo badi
هههههه هههههه هههههه هههههه هههههه
Keep going
We waitting more
Maasha Allah gabadha qurulaayda ilaahay cadawga kuuma jabiyo fariid garabwayday wlhi nagahan ku gaadhi waayay yaanay ku danbaajin
Haa wll halkaas ka wad sheekada talent gagii waakanaaa
Guuleyso Dumashi qurux
Keep going sister we love you 💃🌹❤️
Maashaa Allah mamo Allah hibada uu ku siiyay ha kuu siyaadiyo
Tik tokna ha kaa badbaadiyo sharkiisa qoyska ha kaaga badbaadiyo cayda iyo ceebta qaar keedna intaa ha kaaga ekeeyo aamiin
Welcome back surmindi qalawqalaw🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Niic iyo Surmindi soo laabasho wanaagsan howshi aan kugu baranay halkan inooga sii wad
Niyadiii oo speaker lagu xiray.🤣
Niyada marki lagashekenayo Funny waa😅🤣
Asc Naciimo Yutup kaada kala kici oo malyan gaarsii iska daa Tiktak buuqiisa iyo shidadiisa
Wale Joker caadi mahan waa geenyo garad leh ❤️👑🇸🇱 xifdulah
Surmindi qalow qalow ban u xiisay💋😂😂
Nacimau abyo naag illahay talent siiyay baa tahay social media ka dheerow qaybtiisa xun dhanka wanaaga an kaaga baranay so badi
Naciima noo soo badi wiil kay yar xataa jecel hada wuu daawa daa weliba tii shakuur baa jecel
Naciimo abaayo wan ku taageernaa si aan kuu fiirsado waxyaabo fcn noso gudbi si aan wax uga faa.iidno
Naciiima cadey hore usoco afaarahaan noo sooo badi
🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🦋🦋🦋❤️❤️❤️❤️❤️🎉🎉🎉My sister saan Lee wad iskadaa cayda abaayo. 💖💖💖💖💕💕💕🌺🌺🌺❣️❤️❣️❤️❣️❣️❤️❤️
Adi your so talented lkn barnamijka kan waa ka meermeertaa
Midna Aan Kuugu Daro. Reerahii Sadexda sano kaadaba laadlaaday Ee Ceeb aadanlaheeyn kuladoonaaye. Ee haddane Lahaa Naciima Abwaan Qorane video halagasooduube Maantay gabdhahoodeey Heeysataa. Sorry but Umadda muslimka ah Amaan baalasiiyaa.
Sax. Waxeey lawareegayeen oo ee gabdhaha kale korka kasaari jireen ayagaa waxa show dumarkoodda waligoodba kusameeyn jiray.
Surmindi qalow qalow ban u xiisay💋😂😂a
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Naimo karti💃👑💋❤🧕🧕♥️
Mashallah jooker halkaanaas ku fcn thye
Naciimo Joker is so talanted keep going waa halkaagee lol
Halkanad ku roontay tiktok jooji 🤣🤣
Wlhi nicmoy waan ku wata gar iyo gardarab
abyo inoso bdi routine iyo vitamins ka ino shegysy xbbti
Reer mudug isma qariyo nimca waa reer mudug beur ah
Nosoo badi hee ♥ciimo
Horey usoco naciimo🥰🥰
Hi sis💞💞💞💞💞💞
Horaa loyiri kulahaa inaa lilaahi wainaa ileyhi rajicuun kulahaa somali maxay kudheleen quraanka☝ aan ka cabsano
Hal abuur baad leedahay masha alah laakin rabshadii oo qof ah baatahay
Asc kkkk🥰🥰
Naciimo hadad kusoo labatay howshadi quruxda badnayd hore usoco noona soobadi waa wax dhab ah waxad ka hadleyso
Gacaloy ku jecliyaa❤️❤️❤️❤️❤️
Kkkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Yes ! well come back
😂😂😂😂 ku so co jokarey saanaa kaa rannaa😂
Kkkkkkkkkkk nicimo.jakara jinigaba Ku jacel.abaayo
I love you
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Hhhhh mucjiso hibadaas ileykusiiyey bey dadku ku diidanyihiine hapo adkaar ka akhriso
😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣
haybadaan ilaahey kusiiyey wad oo haka daalin dad aan ku qalmin iyo cay waqti haku lubin baaye we love you sis xxxxxx
Nimco aad baan u jeclahay.
Laakiin dadka aan u qalmin uun kumay ekaane meeelka dhac wayn bay samaysay kamana filayn laakiin Allah uun baan qaldamin.
Hadana waxan leeyahay we love you kola gabadheena kolna dumaashideen
💝 from Jijiga
Sobadi caadi maaha😁😁
Hhhhh
Well come back to jamaamirtii you tube ku soo dhawoow jokaray oo kasoo carar meesha waalan ee tick-tock
Waxaan qosol ah qaybta ilmaheeda ay amaanayso.
ilasoohadal xanbaku hayaye
Cajiiiiiib cajiiiiiib
Naima sharaf
Hhhh
Hamdi kalgacal inay tahay yaa ila arkay hhhhhh
Naciimo noosoo badi maashaa allaah
tiktok kgu ma ogi adoo youtube oo jawi dagan ah kuu shidanyahy
Xayaysiiska nimco Markuu isoo gali ma dhaafiyo ilaa uu ka dhamaanayo si ay lacag ug samaysto
Surmidi meeday
Hambalyo ilkacase qays wuu guursadey gabar qurux badan ayuu guursadey oo aan ceeb laheen. Jugta culus nasiibkeeda
Mnshllh after long long long time welcome sister niciimo jokar
Naciimo saxmeyaa cewaankan adega maa eskalah
Wariiri
Kkkkkkkkkkkkkkk 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
dhagaha dalkaan ayaan xasan miyaa jookar hhhhhh
Halkaan ku roontay niciimay wixii kaba qub
😂😂😂😍
Naciima jokar hawshada soo ceesho surmidi iyo qamqalam no stress ooka hadh buuqa somalida inbadan baad naga qoslisaye
allaah mid aan ogahay weeye bela sheeg
😂😂😂😂😂😂
🤣🤣
😅😅
Naciimo jokar video noocaan ah noo soo badi
Sistr jokar stress inti ad isku diri lahed san kaga mac wixi jafoow ah inta ku jaar dadkan yeyka waalin
Reer gaalkacyo hg
Sas laga raba riwaydah gugu jeclen hanaga kala jojin jokery
😂😂nimco jokar ma lagula guursaday
War hooy uurtooy ninka lagaa qaad
Ma nin baad tahay mise nin la mood yaab
Naciimo joker jugta culus (5 $ )
Wali ma waadaa yaab
Ruk cadaki so rogal celii love u @nacimo_jokar
🤣
Waxaan qosol ah qaybta ilmaheeda ay amaanayso.