Majaajilo {Micaad Miigane (AHN), Boon Xirsi & Fanaaniin kale}

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • Waa qayb ka mida riwaayaddii "Ninba Tima Xamar Oo Haddana Xiir". Muuqaalkan wax lagu jilay Jabuuti. Laakiin farsamo ahaan waxba kama dhacdo jiliddii u horeysey ee ay Kooxdii Waaberi-Hargeysa soo bandhigeen.
    Labada Abwaan, Jilaayashana ahaa oo riwaayadana aan filayo inay wadda lahaayeen. Sababtoo ah riwaayada waxa magaceeda sitey Miicaad, haddana Boon ayaa heesaha badidooda sheegay inuu tiriyey arin isaga khuseysey waraysiyo dhawaan laga soo qaaday. Ciddii doontaa ha yeelatee waxay siday arimo la doonayey in bulshada laga badbaadiyo.
    Bahda Tixraac
  • Комедії

КОМЕНТАРІ • 26

  • @aliismail770
    @aliismail770 8 років тому +12

    waa riwaayadii ninba Timo xamar 1979 ee ay wada alifeen 2dii jilaa ee mahjaalida loo daayey waabari hargeysa meecaad miigane iyo boos xirsi waxa heesaheeda codeeyey oo naaxiyada saaray marxuum axmed gacayte yusuf alle ha u naxariisto isaga iyo meecaadba e waxa xiga ka ahaa muxammed axmed kuluc ( AHN ) xidigadu aamina cabdulaahi xirsi
    muxammed yusuf iyo sahra axmed jamac# siginka

  • @aidarousjuqdhawr3807
    @aidarousjuqdhawr3807 6 років тому

    Ilaahay ha u naxariisto dhmn kuwan riwaayada ka muuqda ee ah meecaad miigane, boon xirsi iyo kuwa kle ee meesha ka muuqdaba

  • @farxaanadan6303
    @farxaanadan6303 7 років тому +2

    ilahay ha naxariisto boon

  • @abdi3623
    @abdi3623 7 місяців тому

    Boon xirsi walahi actorbuu ahaa

  • @user-cr2ln9ok6u
    @user-cr2ln9ok6u 3 роки тому +1

    الله يرحمه، ميعاد ميغانه !

  • @Tixraac
    @Tixraac  10 років тому +4

    Haddana Way Kan

  • @rhubesh
    @rhubesh 15 років тому +5

    wa riyaayadii ninba timaha xamar o hadana xiir. waxaana iska lahaa alaha u naxariistee miicaad miigane. heesaha badidoodana waxa tiriyay isla abwaanka riwaayada. heesaha riwaayadana waxa ka mid ah "hadal ii dabolna dadka aan ka qarin jiray ooy dani i tiri sheeg" iyo "ninba waayihisa ilayn meel ku waabo waynu kala fogaane miyaan ku waramay wali" .

  • @EnthusiasticLoungingPand-ff3nf
    @EnthusiasticLoungingPand-ff3nf 2 місяці тому

    Aamiin

  • @warsameali601
    @warsameali601 11 років тому +4

    waxan aad igu qosalay ugana helay sida ay xigmada isku dhafsanayaan hadal wada gabay aha

  • @farhanosman7139
    @farhanosman7139 8 років тому +3

    waxaasaa riwaayada markasn saaka soo toosaan caloosha idinku hayeeeeees

  • @axmedabees7525
    @axmedabees7525 4 роки тому +1

    Asal jilaa

  • @user-cr2ln9ok6u
    @user-cr2ln9ok6u 3 роки тому

    الله يرحمهم !

  • @abditaher8043
    @abditaher8043 4 роки тому +1

    😂😭😂😭😂😭💐🌺💐تمام.🥇

  • @AbdirashiidMuhumed
    @AbdirashiidMuhumed 11 місяців тому

    0:59

  • @mohamednn252
    @mohamednn252 5 років тому

    Hhhhhhh makala taqan murad iyo jaceelka

  • @muuqsidechannel557
    @muuqsidechannel557 8 років тому +2

    kkkkkkkkkkkk

  • @sweetuntamedsoul4045
    @sweetuntamedsoul4045 4 роки тому

    😄😄😄😄

  • @mukhtarm.yuusuf7416
    @mukhtarm.yuusuf7416 6 років тому

    .

  • @mohamedmiidoh5736
    @mohamedmiidoh5736 8 місяців тому

    😂😂😂qarash bay ogoshahay hhh