Majaajilo Xishood Iyo Jaceyl Qosol 2015 HD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • Channel Ka Fananada Caanka Ah Maryan Mursal Ciise:-Subscribe,share and comment Thnkx.) ♥♥ ♥♥ ♥♥ ♥♥ ♥♥ ♥♥ ♥♥ ♥♥ ♥♥ ♥♥ ♥♥ ♥♥ ♥♥ Digniin !
    Fadlan Ha copi Gareen Muqalada Channel Kan Thnx
    Si Toosa Nola Soco www.facebook.c... FADLAN SUBSCRIBE & LIKE & SHARE & COMMENT
    ♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥MAHADSANID♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥
    ♥♥ ♥♥ / ♥♥ ♥♥
    ♥♥ ♥♥ Mahadsanid sida Aad Nogu Xidhan Tahay♥♥ ♥♥
    FADLAN SUBSCRIBE & LIKE & SHARE & COMMENT
    ♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥MAHADSANID♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥

КОМЕНТАРІ • 153

  • @xasanxuseen9897
    @xasanxuseen9897 8 місяців тому +3

    Ilaahoow kuu naxariiso fanaan maxamed axmed kuluc

  • @xasanxuseen9897
    @xasanxuseen9897 8 місяців тому +2

    Waa googoos xikmadaysan iyo fanaaniintii waabaeri hargaysa horyaalkoodii0

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 роки тому +11

    Riwaayad xus iyo xusid mudan waa maskaxdii iyo mu'alifkii weynaa Ahmed Saleebaan Bidde heesaha riwaayada badidooda isagaa leh marka laga reebo heesta waan soo baraarugayaa ee ay khadra daahir qaado heestaa Mohamed Ali Kaariye AHUN ayaa la sheegaa inuu sameeyey AHUN isaga iyo intii dhimatayba Aamiin Aamiin.

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh Рік тому +6

      hhhh fanka marka hore soo baro dadka magaratada ah sidaadoo kale hakasii lumin jidkee hadraawi shaqa kuma lahayn meeshan riwaayad na ma ahayn dhan ee goos goos dubai lagu dhigay bay ahayd waxaana soo diyaariyay axmad saleebaan bide dadka aan fanka waxba ka aqoon ayaa waxaa kasoo hara hadraawi uun riwaayad caadiyo soo baxday tana xataa heesaha ku jira hal xabo kuma uu laha aun sida heesaha kinsi abwaan qaaqaa iyo khadra daahir aun m c kaariye iska hubi marka waxd qoraysid ninka aad shegaysid 2 riwayadood buu sameeyay

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh Рік тому

      @@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi hhh sxb ciil qabka iyo qirunka aad shegaysid waa maxay subxaanale abwaan weyn oo caana ayaad dusha kasaartay wax uusan shaqa kulahayn ana inaan kudaxo ayaan damcee hadaad ka xumaatay raali noqo wll adaa midhaa dhan kale ka xanaaqsane xageen isku naqaanay ama aan cadaawad kaaga muujiyay yaabaye kkk waar wax somali ah oo aan cadaawad u qabo majirto mana ahi anigu dadka magaratada ah ee siyaasiyiintu dareersadeen wle ee salaama sxb sixitaanka diidaye

    • @kaltounwais1969
      @kaltounwais1969 Місяць тому +1

      Hh😊😊

    • @mustafexasan2970
      @mustafexasan2970 Місяць тому

      ❤mustafe xasan muuse❤

    • @mustafexasan2970
      @mustafexasan2970 Місяць тому +1

      ❤mustafe Xasan muuse shalmad❤

  • @murtidhawr01
    @murtidhawr01 4 роки тому +15

    Adiguna darman yahay
    Naa hooooy
    Waan ku doonayooo
    Haa haaa
    Kugu dalanoo
    Hmmmm
    Aan ku daba socdee
    Hooy hoooy
    Kaalay daadah daadah 🖤.
    riwayad macaan weeye kama daalo dawashadeeda .

  • @khaalidxasan1030
    @khaalidxasan1030 Місяць тому +2

    2024 bishii 8 aad wajaale meheradii M-G-5 STORE ayaan ka dhex daawanaynayaa riwayadan❤🎉

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Рік тому +5

    Alle u denbi dhaaf
    Intii dhimatay annaga nooga baxariiso
    Aaamiin aamiin Yaa Allah.

  • @MoxamudSomali
    @MoxamudSomali Рік тому +4

    Cajiib CAJiiB FAANAAN jaajuur Ruwayadi xishood iyo jacayiil ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ okey

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 3 роки тому +12

    Ruwaayadihi hore aa fiicna old is gold great👍

  • @shimbirkheyrkheyr5914
    @shimbirkheyrkheyr5914 2 роки тому +8

    riwayadan dhamantood wa reer waqooyi hal qof mataraxoh

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 2 роки тому +3

    Ilaahayi haw naxariisto intii dhimatayi

  • @mustafexasan2970
    @mustafexasan2970 Місяць тому

    Xaawo cabdi cali jamac❤❤❤❤🎉

  • @mahamedaliplayplay4058
    @mahamedaliplayplay4058 2 роки тому +3

    Original the best of Somali media

  • @markihoremaxadtidhi916
    @markihoremaxadtidhi916 2 роки тому +18

    Old is gold!!💯

  • @dayaxari322
    @dayaxari322 4 роки тому +5

    WAA RIWAAYAD CAJIIBA

  • @mustafexasan2970
    @mustafexasan2970 Місяць тому

    ❤sahro maxamad cabdi kulanbo

  • @mustafexasan2970
    @mustafexasan2970 Місяць тому

    ❤khadro cabdi xaaji farax

  • @foodcadetubedheere383
    @foodcadetubedheere383 3 роки тому +2

    Yes Good to see you again

  • @AsmaAlicigal
    @AsmaAlicigal 9 місяців тому +1

    Allow idiin naxariiso ax ax maxaa rag dunida ka tagay

  • @caashacanabcabdi2518
    @caashacanabcabdi2518 Рік тому +1

    Ciyaarta kuluc ayaa number one ah

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Рік тому +2

    Tan oo kale ayaa igu dhacday kaan sxbka moodayey ayaa igu diray Gabadh aan wada soconbay dadku waa xaasidiin waxna kama helin.

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 5 місяців тому

    That was good time i wish we shall see again

  • @hibo271
    @hibo271 3 роки тому +5

    Viva somailand

  • @mustafejama7517
    @mustafejama7517 7 років тому +7

    asxaabey gab dhahan la dhigaya ruwaada dacar, sooraan,bidde iikla sheega magac yadooda

    • @ugbaad30ibraahim39
      @ugbaad30ibraahim39 7 років тому +3

      mustafe jama kisin xaaji aadan khadra daahir harawo

    • @mustafejama7517
      @mustafejama7517 7 років тому

      Ugbaad30 Ibraahim thank you sharafey codkedan garty markiba mrkey heestay

    • @tayoqaran.1446
      @tayoqaran.1446 4 роки тому +8

      @@mustafejama7517 Cibaado Axmed, Cabdilaahi Diirye Sooraan, Axmed Saleebaan Bide, Maxamed Axmed Kuluc, Kinsi Xaaji, Khadra Daahir, Qamar Cabdilaahi, Maxamed Dacar Iyo Cabdijibaar.
      Waxaana Iga Xasuusin ah In Ay Dhinteen Alle Ha u Naxariistee Maxamed Axmed Kuluc, Sooraan, Kinsi Xaaji Intaan Ka Ogahay Mahadisanid.

    • @abdulahiabdi3387
      @abdulahiabdi3387 3 роки тому

      Bac bac

    • @osmanisse102
      @osmanisse102 2 роки тому

      Faadumo cabdilaahi harowo iyo kinsi xaaji aadan caqaarta

  • @mohamedsallad5550
    @mohamedsallad5550 2 роки тому +3

    Dunida maxaa rag soo maray

  • @khalidjamakhalidetoo8344
    @khalidjamakhalidetoo8344 8 років тому +6

    XishooD Iyo jacayl✌✌✌✌

  • @mustafejama7517
    @mustafejama7517 7 років тому +5

    gaara haan gabadha dacar walaashiis ku metelaysa

    • @ugbaad30ibraahim39
      @ugbaad30ibraahim39 7 років тому +2

      mustafe jama ha shankaroon baan u malaynaya takale ta soraan sxb tis ba harawo ah

    • @Mohamed-M-M
      @Mohamed-M-M 4 роки тому +3

      Waa kinsi xaji adan

    • @khadarmohamed2676
      @khadarmohamed2676 2 роки тому +1

      Ma kinsi xaaji Aadan Aw xuseen ayaad garan weydey? Baw, Jaw, Naw!

  • @abdirashiid7978
    @abdirashiid7978 Рік тому

    Axmed saleebaan bidde ayaa leh riwaayaddan XISHOOD iyo Jacayl.
    dadka fanka wax ka yaqaan ha la weydiiyo.

  • @Zamzam-i4d
    @Zamzam-i4d 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shakirdayib6253
    @shakirdayib6253 3 роки тому +2

    Ruwayadihi habuuti.ruwad kahoreeya.ilahada.lamhayo

    • @ayaannuuramohamoud9933
      @ayaannuuramohamoud9933 3 роки тому +1

      Yaa kugu yidhi waa jabuuti adeer soo ogow abwaan ki sameeyay maskaxdii Hargeisa weeyi afwayne ayaa loo jeeday shalaad dhalate waa la shubi jiray kabuti 2000 ki ilbaxday oo markii bon xirsiyo cabdi haybe lambad iyo qaar kale oo rer Hargeisa ahi tegeen

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh Рік тому

      @@ayaannuuramohamoud9933 adna waad iska ciyay saaye ninka masaxaysaa mise waad af lagaadaynaysaa maad usheegtid hadii aad garanayso abwaankii sameyay ado qabyalad iyo gobolo soo taxin tani riwaayad ma ahayn waxay ahayd goos goos lagu dhigay dubai heesaha kujirana waa heesihii hore ee waaberi sida kinsi aun abwaan qaaqaa khadra daahir m cali kariye kuluc axmad saleban bide wax soo baro dadkana ha u gafin somali waxba makala ahee

  • @pristineforest4399
    @pristineforest4399 4 роки тому +8

    The age-old duel of masculinity - come on bring it on- ( sorely missing in today's world - Somali culture- always upholding women's dignity more than any other culture - the world over. Yes- I'm Somali- no bias whats so ever. Peace and grettigs and love riwaayad for all time. Since when did Mr modesty come to the conclusion that the way to be cool is to waer goggles lol. When your in love jump like a grasshopper lol.

  • @ahmedsaalah4729
    @ahmedsaalah4729 3 роки тому +19

    Great wisdom ex Somali Drama ❤️💯

  • @akjama3055
    @akjama3055 9 років тому +13

    the legends of all time

  • @rodahussien1993
    @rodahussien1993 11 місяців тому

    Waa casruldahabkii

  • @foodcadetubedheere383
    @foodcadetubedheere383 3 роки тому

    Hi xooshow to see you again for your picture

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Рік тому

    Majirana wax kalo imaraya

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 2 роки тому +1

    Sawirka Maryan Mursal maxaa laga wadaa UA-cam ka may leedahay?

    • @wabarkawanaaga292
      @wabarkawanaaga292 Рік тому

      Iyadu malaha lkn cida channel kan iska leh ba barigii hore ku qadhaabsan jiray imika magacii bu badale

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Рік тому

    Gabar bikir ah o0 cadana ha la ii helo

  • @carafadcabdi9326
    @carafadcabdi9326 2 роки тому

    Maryaneey soo wad sheekada

  • @mahamudabdilahi7334
    @mahamudabdilahi7334 3 роки тому +1

    Taariikhdhoodaaan

  • @sayidcisee5600
    @sayidcisee5600 2 роки тому

    wooow maxaa rag dunida katagay

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Рік тому

    Kinzi iyada waxan cana Geeel waxan ahayn afka masarto

  • @copyofficial1538
    @copyofficial1538 Рік тому

    After 8years 2023 daawanoyaa

  • @abdikari2574
    @abdikari2574 6 місяців тому

    G36❤

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 4 місяці тому

    HABARYOONIS WAA MIDGO MIDGO DHALEEN WAA YUSRA HARTI

    • @mohamedhakar6926
      @mohamedhakar6926 4 місяці тому

      Sxb maxaad reer ku cayday calaamad suaal ???

  • @billibilli7153
    @billibilli7153 8 років тому +2

    Well Done

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 роки тому

    Keep going

  • @abdifatahpashe608
    @abdifatahpashe608 Рік тому +1

    Xirsi cismaan waa mabaadi'dii fanka somaliyeed ku dhisnaa garxajis empire

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 2 роки тому

    شوفت بعينك هههههههه. رحمه الله رحمة واسعة واسكنه فسيح جناتك فردوس أعلى المرحوم محمد احمد كلوع

  • @usern134-h4g
    @usern134-h4g 5 місяців тому

    Al midamu wasaac 😅😅😅

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 2 роки тому

    Wale dad,waakii,hore

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Рік тому

    Waxay cabta shaha un bay cabtaye shaha sii

  • @jaamacxuseen257
    @jaamacxuseen257 2 роки тому +1

    Asc

  • @aliabdi3689
    @aliabdi3689 Рік тому +1

    ❤❤👍🏻👍🏻👍🏻🤣🤣

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Рік тому +1

    O0 waliba naaso taagtagan

  • @Zamzam-i4d
    @Zamzam-i4d 2 місяці тому

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 10 місяців тому

    Jaan juuros 😢😢😢😢

  • @mahadcismaan8388
    @mahadcismaan8388 3 роки тому +1

    Abdinuralale

  • @MohaAbdi800
    @MohaAbdi800 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @aliabdullahi6170
    @aliabdullahi6170 2 роки тому

    Wuxuu yiri waa maxey kuwan toobiyo farsaarka ahi
    Yaa garty kalmadaas

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Рік тому

    Dacar ya ko ciyara wa isaga Goorgiba kociyaray

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 10 місяців тому

    شؤون الداخلية waxaas maxaa kugaliyey waa 😂😂 abwaan dacar oo dhalinyar ah.

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Рік тому

    Waryahe waxno dhan yaa kadanbeya waa idiga

  • @hibo271
    @hibo271 3 роки тому +2

    He shy

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Рік тому

    Waxan saqajaanka

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Рік тому

    قبل رجيم sodu isugudaray

  • @MoMo-vv4lt
    @MoMo-vv4lt 3 роки тому

    Sannadka years sheegi karo

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Рік тому

    Waxa tihin

  • @jaamacxuseen257
    @jaamacxuseen257 2 роки тому

    Hesti ina moge

  • @user-gi3cy7yb7r
    @user-gi3cy7yb7r 4 роки тому

    Waxas ayay ahayn ruwayadi

  • @Gabadhidhawacned
    @Gabadhidhawacned 24 дні тому

    😊❤😅

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Рік тому

    Waxay ko kobocday caaano GEeeL

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Рік тому

    Dacar abtigay adiga ko ciyaray sow

  • @hibo271
    @hibo271 3 роки тому

    All somail guys are the same

  • @cabdirisaaqaadanyare9855
    @cabdirisaaqaadanyare9855 Рік тому

    Cali

  • @ahmedhaybe4060
    @ahmedhaybe4060 2 роки тому

    Calidhuux andando 7

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Рік тому

    Cadabtani africa

    • @abdiaziizahmed7827
      @abdiaziizahmed7827 4 місяці тому

      HABARYOONIS IN AY INAN GUMEED YIHIIN WAXAA MARQAATI U AH SADEX ODAY OO LIXDAN JIRO AH OO RIWAAYAD WADA METELAYA WALAAHI REER KALE OO SOMALI AH LAGA HELI MAAYO ILAAHEY IDIINMA NAXARIISTO INAN GUMEED YUSRA HARTI

    • @saaracali1752
      @saaracali1752 2 місяці тому

      ​@@abdiaziizahmed7827 cuqdad baa ku haysa wllo

  • @ZAMZAMAbdi-b7r
    @ZAMZAMAbdi-b7r 9 місяців тому

    😊😊😊😅

  • @hibo271
    @hibo271 3 роки тому

    Damn

  • @hibo271
    @hibo271 3 роки тому

    He love her

  • @saadmohamud7137
    @saadmohamud7137 4 роки тому +6

    that was a real slap, ax

  • @Mosman47
    @Mosman47 4 роки тому +1

    weey iskugu timidoo isma ogana waa la yidhaa riwayadan

  • @samanefarxan4696
    @samanefarxan4696 3 роки тому +1

    That your welcome

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Рік тому

    Waryahe

  • @hibo271
    @hibo271 3 роки тому +3

    Kkkkkkk

  • @Zamzam-i4d
    @Zamzam-i4d 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hibo271
    @hibo271 3 роки тому

    Omg

  • @foodcadetubedheere383
    @foodcadetubedheere383 3 роки тому +1

    No to see you again for

  • @peacetheworld...........7105
    @peacetheworld...........7105 4 роки тому

    😀

  • @foodcadetubedheere383
    @foodcadetubedheere383 3 роки тому

    No to see you again for your

  • @mouhamedgoulwademohamed-wm8nj
    @mouhamedgoulwademohamed-wm8nj 5 місяців тому

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Рік тому

    Kkkkkkkkkkkkkk
    Kokokokokoko

  • @hibo271
    @hibo271 3 роки тому

    Kkkkkkkkkkkk

  • @nimcaanmaxamed8792
    @nimcaanmaxamed8792 2 роки тому

    .

  • @hibo271
    @hibo271 3 роки тому +1

    His blind

  • @mohamedsaid102
    @mohamedsaid102 2 роки тому

    Hhhhhhh

  • @HEEGANMAN
    @HEEGANMAN 11 місяців тому

    They are all dead I guess

  • @cilmi66xasan39
    @cilmi66xasan39 8 років тому +3

    hjhh

  • @abdiidba431
    @abdiidba431 Рік тому

    kkkkkkk

  • @SiciidAxmed-vn1wo
    @SiciidAxmed-vn1wo 3 місяці тому

    Fhg

  • @cabdirizaq484
    @cabdirizaq484 3 роки тому

    Hhhh