Abdirahman omer bro shaqo adag baad noo haysa thank you for your time wakhti baa igu qaalisan anagaad noo hurtay si aan u ogaano taariikha badan oo dunida soo maray guulayso maskax kobciye walaal👌🫡
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته استاذ عبدالرحمن عمر soomaalida kale eeUA-cam channe-l Lada leh KU deyda waaberi channel. oo dadkiina soomaaliyeed wax wanaagsan isoo gudbiya الله يحفظك ويخليك ويطول عمرك و يكثر امثالك
Khaladku wuxu ka yimi, laba arimood. 1. Inay sii daayeen qaar kamida maxaabiista kuwaaso u waramay guumaystaha. 2. Dadkii oo lagu sii hayey iska airportiga, oo aan lagayn meel kale o ka difaac adag ayna soo gaadhayn.
Pin 📌
Walal allaah dambigaaga
aduun iyo aakhiro ha dhaafo
Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙❤🌙
جزاك الله يا أخونا
Go ahead
Zxp wan ku salaamay
Waan kaa qaaday wll
@@Waaberi-Media tnxs
جزاك الله خير الجزاء
Thanks ustad 👏👏👏
Waa muhiim xogahaagu waan ka faa idaystay mahadsanid walale
ua-cam.com/video/2W2ITXTa6d8/v-deo.html
Adigaa mudan wll🙏🏾
Abdirahman omer bro shaqo adag baad noo haysa thank you for your time wakhti baa igu qaalisan anagaad noo hurtay si aan u ogaano taariikha badan oo dunida soo maray guulayso maskax kobciye walaal👌🫡
Macalin abdi rahman omar waa macalinka aan ku daydo waa mesha aan usoo aado sooyaalka ama taariikhaha hore usoco macalin 🤝
Alle ha ku sharfo wll🙏🏾
@@Waaberi-Media Mahad sanid macalin in garab qawato ayaan donayaa mada aan jecelahay taariikhda sida aan channel keyga u hormariyo macalin 🙏
@@Waaberi-Media fs
Ciidanka 🇺🇸 us losodiray somalia 🇸🇴 maxaa waye ino sheeg wllka ee hadaa waxa kamakhasheey
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
استاذ عبدالرحمن عمر
soomaalida kale eeUA-cam channe-l Lada leh KU deyda waaberi channel. oo dadkiina soomaaliyeed wax wanaagsan isoo gudbiya
الله يحفظك ويخليك ويطول عمرك و يكثر امثالك
Alle ha ku sharfo wll Liban🙏🏾
Walaal guleeso wallahi waan kufarxaa markey soo dhacdo videoga ilahay kahu dhowro
Thanks alot Ustad
Baba Edi amiin Dada ninka kaliya ee yaqaanay Luuqadda lagula hadlo gumeeystaha Israel.
Waaberi Media Jir Oo Joog Sxb Dar Alle
Ayaa Kuu Jeclahy Guulayso Sxb 😍
Mahadsanid
Sidoo kale wll, alle ha inaga dhigo kuwo janadiisa ku kulma🙏🏾
@@Waaberi-Media اللهم ءامين
yuhuuda.ilaahay.haburburiyo
ILLAAHEY AYAA MAHADLEH CADAAD CAAFIMAAD KU DAAWANAYSO LIKE SAAR WALAAL
C raxmaan cumar kaliya ninka samalida wax fahansiin kara
Masha Allah sxp
Marwalba oo channelkaga an soogalo wuxuunban kafaa ida mahdsanid pro
Keep going
iida Amiim Daada ayaa Xiligaas Uganda Haystay sidaan filaa
Haa ilaa hda hataa in uu noolyahay iyo inuu dhinte lama oga markii dad ugu war dambeysay diyarad helicopter ah bu qaate midka hda joogo ila hda wuxu kabaqa inoo solabto Dada nin cadi maha hadalkisa udambeye wuxu ahaa waaso Laban donaa
Somalia hadey kuso qaadi lahayeb bustoda lakacin lahaa😁😂😂
Keep going gentleman.
Alle ha ku sharfo wll🙏🏾
Walaal kasoo hadal kuliyadaha lagu barto dhisida awoodaha ciidanka iyo dhaqaalaha
Somdream channel kusugaynaa
Insha,alaah wll
@@Waaberi-Media mahadsanid walaal
masha Allah wll si fican baad uso Jeedisey blse waxad ka tagtey in amin daada Ka aargoostey waasiradi Kenya ee howal galka Qayabta ka ahaa.
Asc zhp waxd noo soo sameysaa dagalkii dhex maray carabta iyo isra’iil dagalkii 7malin
Insha,alaah wll
Asc wall Muuqalka xiga dagaalki Ethiopia iyo Somalia kasoo same 🙌
Horay waan uga diyaariyay wll. Halkan waad ka daawan kartaa 👉👉 ua-cam.com/video/TlBcDBJuIgo/v-deo.html
Masha'allah muulkiilaha shabakaadan ee Waberi media,een dabcan magacada naa waxan uu garan Ogyahay cml iin lagu yirahdo Cabdirahman..Wax yaabo aad uu xiiso badan ayan soo tabiisa,,Dabcan aniga waxan kamid ahay asxaabta ku xiiran UA-cam page kaga,Sidas awged dhowr qof Oo aan wax yaabo kamid ah qadka ugu sameeyo wax yaabaha aan subscribe uga dhigo aya kamid ah Waberi media...
Wadani dhaba horay usoco
Keep going nooso badi wlo abdirahmaniw please ♥️
Insha,alaah wll 🙏🏾
Asc wllka
Wcs wll
Cantebe maahe waa Entebe.🙆🏻♂️
Heheheheheh😂😂😂😂 mala dilay talyihiii wlaiba Kampala dhexdeeda yeee3s❤🎉
❤❤❤
Cajiiib
check point = Barta Hubinta
Diidi Aamiin Daada halyey bu ahaa
Dagaalki somalia io ethopia inta igu raacsan like
Muqaal aan ma sameeyay dagaalkii 77 halkan waad ka daawan kartaa wll 👉👉 ua-cam.com/video/TlBcDBJuIgo/v-deo.html
Ficnaan lahydaa adigoo halmar fura fariimaha asxbtada oo xataa hal comment kasoo jawaba
Mahdsanidiin🙏
Wll cumar Marwalba waan isku dayaa inaan furo idinkaan wax idinku ahay oo marwalba garabkayga taagan, intaan mashquulsanahay ma ahanee inta kale waan ku dadaalaa inaan fariimihiin eego wll🙏🏾
Haddii aan marmarka qaar jawaab la daahona kas iyo ulakac igama ahan ee waa mashquul iyo inaan waqti waayay wll
@@Waaberi-Media legend Weberi media
Clraxman wll inad later latartanto janaladah kaleh badi videos yadah dheeley
M.a
Viva africans way ka yabiyeen yuhuuda .
Go for ward
Wax badan idinka faidaysanay waaberi media
Alle ha ku sharfo wll
Waxaan rabaa korsonyinka aad bixisaan inaan ku soo biiro marka xagee kala xiriira
Dada ameen waa loo darsaday maanta ciil xaruntii ayaga maamula
Entebbe international airport
Qofkii daneynaayo inuu qisadaan film ahaan u daawado ha daawado filmka lo yaqaan 7 DAYS IN ENTEBBE
Soo diyaari diyaarda Lufthansa ee muqdisho lagu dajiyey ee falastinyiintu afduubatay .
Insha,alaah wll
Bal maxey ka doonen ugandhes
Somalia maxe u iman wayen wxi ka dhaco wala yabi laha wlleee
waar sawkuwii yimi ee lagu laayey waan ka xumahay😢😢
شبحن اله
Khaladku wuxu ka yimi, laba arimood. 1. Inay sii daayeen qaar kamida maxaabiista kuwaaso u waramay guumaystaha. 2. Dadkii oo lagu sii hayey iska airportiga, oo aan lagayn meel kale o ka difaac adag ayna soo gaadhayn.
Muuqaalada waa lasoo daahdaa ina adeer lkn kugu qaadanaye sidaa wax ka badal
Plz plz wll haker nimada barnaamij nooga soo diyaari plz wll
Insha,alaah wll wan ka soo samayn
LeagaN
Airport ka Kuma yaalo casimada Kampala ee wuxu ujira 36km Thanks
wlgeed Airpor ku yala mglada dhxdeda maba jro
Horumarka somaliland kaso hadal hadad tahay qof qalbiga kanadifa
Dabcan wan ka soo hadli wll🙏🏾
Israel markaste Africanka wey ku maqan yihiin.africanka wey necebyihiin 😒halkaa ku noqo
Keep going