Qabyaaladda qaabkan oo kaliya ayaan uga bixi karnaa? Dadkan waxay ku noolaayeen nolol...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • Qabyaaladda qaabkan oo kaliya ayaan uga bixi karnaa? Dadkan waxay ku noolaayeen nolol teena ka hoosaysa!

КОМЕНТАРІ • 261

  • @ugaasmedia7987
    @ugaasmedia7987 4 місяці тому +72

    Waaberi media
    Mawduuc aadu muhiima ayaad soo diyaarisay mahadsanid

  • @ABDIRAHMAN_700
    @ABDIRAHMAN_700 4 місяці тому +63

    Qabiil Waa waxa heerkan na gaarsiyy❤ Rwanda maanta dhaqaalaheeda waa cirka❤

    • @goodlyrics2243
      @goodlyrics2243 4 місяці тому +12

      Qabiil ha odhan ee waxa tidhaahda qabyaalad.
      Wayo qabiilka ilahaybaba inaga kala dhigay si aynu isugu kla garano.
      Tribe and tribalism is different

    • @anyaaaadan2636
      @anyaaaadan2636 4 місяці тому

      ​@@goodlyrics2243 really 👌💞

    • @AbdiFatah-bu4hg
      @AbdiFatah-bu4hg 4 місяці тому

      Right ​@@goodlyrics2243

    • @YACQUBFaysal
      @YACQUBFaysal 4 місяці тому

      ​@@goodlyrics2243orod ciyaalka usheeg waxaa qabil hadaanu jirin qabyaalad may jirteen

    • @profinneupane6883
      @profinneupane6883 3 місяці тому

      @@goodlyrics2243somalidu waa hal qabiil oo hal luuqad ku hadasha, aayada aad soo xiganeyso waxaa loola jeeda umadaha luqadaha kala duwan ku hadlaa si ay isku gartaan ee somalida iyo dadka halka luqad ka dhaxeyso kama hadleyso. Waxba haku soo gaban taa abti

  • @LOBO___669
    @LOBO___669 4 місяці тому +17

    Fiicnaa laheedaa Madaxda Mustaqbalka mid kamid ah in uu ku daawanayo😢

  • @NimcoAbdikaadir11
    @NimcoAbdikaadir11 4 місяці тому +28

    Ani magaladayda waxa ka socdo isku hub urorsi😢😢 2 qabil o misana is dhalay isla dagan💔 qabyalad darted wlhi wan ka murogeygsanahay lkn waxba kama qaban karo😢 ya allah dhex dhik nabad qabyalada qalbigena ka sar o iman iyo dinta geli qalbiyadena

    • @QaasimGuuleed
      @QaasimGuuleed 4 місяці тому +2

      Magaaladee waaye abaayo alle ha kala qaboojiyeeee

    • @ABUKE8
      @ABUKE8 4 місяці тому

      Wa xagee wll

  • @MaxamedShire-f6d
    @MaxamedShire-f6d 4 місяці тому +28

    Wadankeena halka mid uu ku hagaagi karo waa kitaabka alle hadan kaas u laabano Wadankeena barwaaqo mida ruwanda ka daran ayuu alle na galin dona waxa kaiyah oo na haysta ayaa ah caro alle maya wax kale aan u laabano kitaabki alle Somalia 🇸🇴 ha noolaato

    • @Santison_11
      @Santison_11 3 місяці тому +2

      Waan kugu raacsanahay sxp waayo allah wuxu ku leeyahay quraankiisa kariimka ومن لم يحكم بما أنزل الله فأولئك هم الكافرون kuwa aan isku xukumin waxii alle soo dejiyey waa kaafiriin.

    • @MaxamedShire-f6d
      @MaxamedShire-f6d 3 місяці тому

      @@Santison_11 ado wayn bro halkaas wado ayaan barwaaqo ku gaari karna maya dastuurka reer galbeedka

  • @Omari-rx3vl5he2p
    @Omari-rx3vl5he2p 4 місяці тому +26

    insha'Allah aniga baa kudhiiran doona bi idnillah adinkana igusoodhiiri galiya❤❤❤😢😢😢😢😢 please wallahi 20yrs ayaan jiraa anigoo 12sano jira ayaan go aansaday in aa hogaamiye kanoqdo dalkayga

    • @suhaibabdi1648
      @suhaibabdi1648 4 місяці тому +2

      Inshallah ❤

    • @farxiyo_hani
      @farxiyo_hani 4 місяці тому +2

      Waa gaaraysaa hadafkaaga haduu dhab kaa yahay haka harin I.a❤

    • @Omari-rx3vl5he2p
      @Omari-rx3vl5he2p 4 місяці тому

      insha'Allah ❤️ abayo

    • @ZohaaNaMohamed-jh3jm
      @ZohaaNaMohamed-jh3jm 4 місяці тому

      I.n garap allah kugu hadafkga hduu dhab kaa yahy🤲❤️

    • @LINJA__YT
      @LINJA__YT 3 місяці тому

      Kaliya kuwa awooda leh ayaa gaara xilkaas

  • @AbdikafiMohamed-pi7sy
    @AbdikafiMohamed-pi7sy 4 місяці тому +31

    Insha allah waan ka bixi doona

  • @AbdirisaqMohamoud-wx3cy
    @AbdirisaqMohamoud-wx3cy 4 місяці тому +3

    Dhibaatooyinka ina haysta waxa ka mid ah inaynaan waxba qaadanayn 😢😢😢

  • @KhadarCalixayd-gk2ig
    @KhadarCalixayd-gk2ig 4 місяці тому +36

    Scw scw scw❤❤❤

  • @kokecade6403
    @kokecade6403 4 місяці тому +2

    M.a Allah my brother hor mar wacan

  • @BabinoNuury
    @BabinoNuury 4 місяці тому +11

    Alle ha inoo naxariisto dhamanteynba

  • @bisharmahamad3468
    @bisharmahamad3468 4 місяці тому +3

    waadmahadsantahay wll qaali cabdiraxman waa muuqaal aad iyo aad uwanaagsan oo dhiiri galintiisa wata waxaan ilahay uga baryayaa Umadeena soomaaliyeed in uu ilaahay cudarkan qabyaalada ah ee qeyrkeen inaga reebay inaga bogsiiyo dadkeena soomaaliyeed uu siiyo midnimo iyo muwaafaqo wll qaali cabdiraxman insha allah

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 4 місяці тому +8

    Galmudug iyo putland waxa kasocda wax laqaadan karo maaha halfooradii inta iska dhameyen ayey hada waxay marayan mid waalan iyi caruur iney dilaan😢

  • @ita-y7e
    @ita-y7e 4 місяці тому +12

    اللهم صل وسلم على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 4 місяці тому +2

      Sallalaahu caleyhi wasalam

  • @Anwaar.aadan.maxamud
    @Anwaar.aadan.maxamud 4 місяці тому +7

    Anigu diiyar waxan u ahay o haben iyo malin aan radinaya sidan qabyaldan u tiirtiri laha qalbiga ayaa i xanuna kolkan arko qof somaliya o qabil dartiis lagu dilayo ax xanun wayna ileen ciil iyo caadho looma.dhiinto ilahay umada somaliyed qalbiyadoda haysuso duumo 🇸🇴 from.hargaysa

    • @farxiyo_hani
      @farxiyo_hani 4 місяці тому +2

      Dhaliyarada dhiiga iyo damiirka leh baad ka mid tahay❤allah ku xifdiyo 😭

    • @Anwaar.aadan.maxamud
      @Anwaar.aadan.maxamud 4 місяці тому

      @@farxiyo_hani wad mahadsanid alle haku dhowro

    • @ABUKE8
      @ABUKE8 4 місяці тому

      Lkn nasiib daro somali qabyalada lagama jari karo ilaa qiyaamaha mooye 😢

    • @Anwaar.aadan.maxamud
      @Anwaar.aadan.maxamud 4 місяці тому +1

      @@ABUKE8 walahi walalo way fududay taasi o waliba sii yaar o fudud ayaa laguso afjari kara kow wa hogamiye dacad aha 2waa dhaqalaha dalka o korlo qaado si dakhliga qof ahaned u kordho adeegyada as.asiga ah o dawladu kafalo qaado sida wax barashada cafimadka biyaha laydhka iyo amaanka dalka o ciidan somaliya sugan iyo arimakalo inta kabadan lkn waxay ku xiidhan tahay shakhsi madax banan o ladareena bulshada somaliyed o dadkisa iyo dalkisa iyo diintiisa u damqanaya o xiilka qabta

    • @AhmedHassan-oc7oi
      @AhmedHassan-oc7oi 4 місяці тому +1

      Hargaysa iyo calan buluuga aa😅

  • @jccmahdaristudio4797
    @jccmahdaristudio4797 4 місяці тому +8

    Dhamaan Asxaabta Waxaan Qoray Buug Lamagac Baxay Maxbuus Qabiil Halaga War hayo Buugas

    • @RaxmoAdan-w4f
      @RaxmoAdan-w4f 4 місяці тому

      Xagee laga heli

    • @jccmahdaristudio4797
      @jccmahdaristudio4797 4 місяці тому

      Wli Maan Soo Saarin Wll lkn Waxaan Ku Jiraa Tafa Tirkiisii Waana Hubaal Buug Kawaramaya Dhibaatoyinka qabiilka Ay Leedahay iyo Wax yaalaha Aynu Ka Dhaxalno

    • @farhanyare6382
      @farhanyare6382 4 місяці тому

      Intee laga helaa wll

    • @jccmahdaristudio4797
      @jccmahdaristudio4797 4 місяці тому

      Wll Wali Lama Tafa Tirin

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 4 місяці тому +7

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @Hassanmohamednortifow
    @Hassanmohamednortifow 4 місяці тому +4

    good teacher

  • @Qooyskena
    @Qooyskena 4 місяці тому +7

    Ilahay qabyalada dalkena haka saaro somali isku duuban sumadooda tahay somali ween an allah ka bariyay

  • @suldancukaash6529
    @suldancukaash6529 4 місяці тому +2

    Mahadsanid ustaad

  • @farxaanibraahim5268
    @farxaanibraahim5268 4 місяці тому +3

    aynu kuwada salino nabigayni maxamed scw scw scw ❤❤

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla 4 місяці тому +4

    somalida waxa kala celiyay waa diinta ee rwanda iyo qabiiladoda hutu iyo tutsi wka darna laheyn
    bal suureyso hawiye iyo daarood oo gaalo ah 91kii ila io hada meeqo iska dili laheyn 2024 maba islaso gaareyn waaa dabar go,ilaheyn
    alxamdulillah calaa nimcatul islam ☝

    • @AliDahir-ob7iy
      @AliDahir-ob7iy 4 місяці тому +2

      Runta shegtay shb illahay baa muslim nimada nagu badbadiyay

  • @abdi7932
    @abdi7932 4 місяці тому +4

    somalia waxay burburtay 1991, waxaanay sii burburtay markii federal ay noqotay 5 goboleed

  • @duale4234
    @duale4234 4 місяці тому +4

    Sxb Cabdiraxmaan Cumaroow Qaza maad inooga soo war bixisid mar horena waan kuso waydiiye waliba Jabaaliya Xafaada la yidhaa ee yuhuuda nacdali ha fuushe lagu laayey

  • @SuhaybCabdi-ku3re
    @SuhaybCabdi-ku3re 4 місяці тому +6

    Ano hargaysa jooga aya ka salamaya sxp ilhow itus shanty zomali oo haldal ah 😢

    • @Camir_________cadde
      @Camir_________cadde 4 місяці тому +3

      Amiin from xamar🇸🇴😢🫶

    • @kingpower6909
      @kingpower6909 4 місяці тому +1

      hal dal maaha wadada kaliya ee somali awood ku yeelan karto lkn ilahy ha ina tuso

  • @FowsiyoMacalin-w3q
    @FowsiyoMacalin-w3q 4 місяці тому +3

    Clrixmaanow waa ku salamy

  • @farhanyare6382
    @farhanyare6382 4 місяці тому +1

    Ilahayow Somalia soo hanuuni oo hurdada kakici, yaaa rabbi, ar dadkeyow dagaalka daaaya oo qabyalada daaaya 😭😭😭😭😭😭

  • @Kamagdssfggd
    @Kamagdssfggd 4 місяці тому +2

    Scw scw

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 4 місяці тому +4

    Third comment maanta😂❤

    • @Updull44h1
      @Updull44h1 4 місяці тому +1

      Hhh beenta 😂😂

  • @Yooco_media
    @Yooco_media 4 місяці тому +1

    خيركم من تعلم القرآن فعلمه

  • @abdirahmanilyas
    @abdirahmanilyas 4 місяці тому

    Cabdiraxmaan Cumar walal Alle ha ku barakeeyo e, Ilaahay Dartii ayaan kuu Jecelahay.

  • @abdisalamyonis3032
    @abdisalamyonis3032 4 місяці тому +2

    Walalayaal haan uu istaagno walalkeen Abdirahman Omar channel for (1.m) soon inchaa Allah

  • @mohamedosman909
    @mohamedosman909 4 місяці тому +1

    Somalida iLaahay ha fahansiiyo intaas
    Insha Allah

  • @baarlinmacalin
    @baarlinmacalin 4 місяці тому +1

    Mahadsanid wariye c/raxmaan waabari maanta muqaal aad ufiican baa ka hashaday wax badan waa kaa sugeenaa 9:47

  • @Mohammed_Kulmie
    @Mohammed_Kulmie 4 місяці тому +1

    THANKS BRO

  • @garyaqaanyare
    @garyaqaanyare 4 місяці тому +2

    Dadkii wey ka hor maren Lkn. Anaga gormee katageynaa qabyalada iyo jahliga naheysta ? Anagoo muslimnimo sheeganeyna hadane sidii gaalo cml ayaan unoolnaahy

  • @salahcade8782
    @salahcade8782 4 місяці тому +2

    Scw scw scw

  • @ahmeddirir1291
    @ahmeddirir1291 4 місяці тому +2

    Absolutely ilahay dal ha inoo hagaajiyo

  • @malaqdooy5138
    @malaqdooy5138 4 місяці тому +2

    Walal Somalia waxa qabyalada wado waa aqoonyahanka naftiisa iyo siyaasyiinta kow ka ah sharcii iyo hashiis ma ogolaa waxa u badan 3 qabiil 1majeerteen 2 iisaaq 3 habargidir kuwan qabyaaladda iyo dowlad iyo sharci kala dambeyn diidan markii dantooda ku arkan waa wadani lkn markii ay ka waseyn qabyalad ku wadan Allah hana badbadiyo cml

    • @AhmedHassan-oc7oi
      @AhmedHassan-oc7oi 4 місяці тому

      Haha isaaqu ma somalia mise waa somaliland adeer way dhismatay somaliland bilaa qabyaalad weeye

  • @abumoalim
    @abumoalim 4 місяці тому

    masha allah, arin muhiim ah ayaa kahadashay, Somaliya ilaa & hada mahelin HOGAAMIYE dhab ah oo daacada ah oo arimahan qabyaalada si adag wax uga qabto, Allah noo keeno hogaamiye fiican.

  • @mursalabdifarah4540
    @mursalabdifarah4540 4 місяці тому

    Mahadsanid Waberi media, shacar ayaa noogu sugan, Rwanda

  • @luulwatsame354
    @luulwatsame354 4 місяці тому +1

    Maantayba ugu darantahaye ilaahow dadka soomaaliyeed qalbigooda isusoo jeedi yaarabi

    • @CmajiidMohammed
      @CmajiidMohammed 4 місяці тому

      Waa runtaa wllhi mnta qabyaaladu halkey mareyso wd yaabeysaa ilaahey ha inaga madoobeeye

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 4 місяці тому +1

    ❤❤

  • @yaremaahir7390
    @yaremaahir7390 4 місяці тому

    Yaa allah qabiilka kasar dadkeen 😢❤

  • @awliyosporttrainer3615
    @awliyosporttrainer3615 4 місяці тому

    اللهم صل وسلم على سيدنا محمد ❤

  • @SiciiidApdulaahi
    @SiciiidApdulaahi 3 місяці тому

    waD MaHaDzaN tahay wllken waabari 🖤🖤🖤

  • @epdiraheemrechie8229
    @epdiraheemrechie8229 4 місяці тому

    Allow dadkena ka madowey qabyalada amin❤

  • @Kaligeed-Amiirad
    @Kaligeed-Amiirad 4 місяці тому +6

    Somalia 🇸🇴 wexe dhibaaato ukeeny wa fedralka wadanka halaga dhigo qof wlba meshu ku dhasho haka tartamo😢😮

    • @kibirlay
      @kibirlay 2 місяці тому

      Sidee oga tar tamaya

  • @Arabfootballtv2
    @Arabfootballtv2 4 місяці тому

    Alaha ku barakeeyo wll cabdirahman

  • @Maxmadeeq
    @Maxmadeeq 4 місяці тому +1

    No qabiil😌

  • @Kingmohan123.
    @Kingmohan123. 4 місяці тому +1

    Somalia waa inay ka dhintan 2milyan wx ka badan si ay cashar fican u barato wlahi hadal kuma filna

  • @Xamdushcilmi
    @Xamdushcilmi 3 місяці тому

    Wllhi qabyalada wa baalayo ween allow naga sar

  • @SuhuurXasan-f8v
    @SuhuurXasan-f8v 4 місяці тому

    Ku sali nabiga wcw scw scw scw scw😢😢😢

  • @Soccer_house-fs4ti
    @Soccer_house-fs4ti 4 місяці тому +5

    Insha allah waxan rajaynaya in aan mar un madaxwayne ka qabto soomaliya aana xididada usiibo qabyaalada Allow igu guule I.a

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. 4 місяці тому

      Ana wasiirkaaga maaliyada iga dhig hadii aad madaxwayne noqotid wasaaradaas dakhliga soo gala aan iska leef leefee 😂

  • @CusmaanipraahimxajiCusmaanipra
    @CusmaanipraahimxajiCusmaanipra 4 місяці тому

    Hadii ladilahaa udiyasha kuwa ugasada iyo kuwa barlamka jujira was dagilaha

  • @ramlomohamedfarah5670
    @ramlomohamedfarah5670 4 місяці тому +1

    somalia wexey rabta inee hogaamiyaan dad adoo kale ah ustaad abdirahman omer

  • @ZaadiqAli-zk3gv
    @ZaadiqAli-zk3gv 4 місяці тому

    😢😢Qabaayalad Waata Halkaa Ina Dhigtay

  • @xaajikoofi1026
    @xaajikoofi1026 4 місяці тому +1

    mowduuuc wax gal eh oo waqtigiisa imaaday iga dheh

  • @adonallah
    @adonallah 4 місяці тому

    Africaanku say isu xasuqaan wax isu xasuuqa majiraan anaga alxamdulilah TaaS waan MaficanTahay

  • @luulwatsame354
    @luulwatsame354 4 місяці тому

    Thank you brother

  • @DAACADofficial-v2c
    @DAACADofficial-v2c 4 місяці тому

    Sallalaahu calayhi wasalaM sallalaahu calayhi wasalaM sallalaahu calayhi wasalaM ❤

  • @cabdirashiidiimaan1556
    @cabdirashiidiimaan1556 4 місяці тому +1

    Videogan madaxda somalida afka halaga galiyo

  • @sompirate1
    @sompirate1 4 місяці тому

    Thnkz wabari media

  • @Junanilll
    @Junanilll 4 місяці тому +1

    kuwa baraha bulshada qabiilka iyo qurunka latagan waxa kamid ah Dahir calasow, Kabtan Ayub , Abdikadir Boss,, Abdulahi Balwan iyo kuwa kale obadan , kuwas marka runta loshega oo ladhaha umada wa idin dhibsatay kahordhaqaqa waxa kuxiga wa in uma laga wacyi galiya xumanta uuleyahay qabilka lakin kuwa baraha bulshada intay qabyalada kadhaxwadan dhibka wa jiraya. illahow umada somaliyeed qabyalada kamadoobee.

  • @shimbirwizzo9087
    @shimbirwizzo9087 4 місяці тому +1

    Inshal Allah waanku talajiraa

  • @Getupacitizen
    @Getupacitizen 4 місяці тому

    Waa Xaqiiqda Sax Daa Nolosha somalida Bakhtigaa

  • @Ogaan_shaha
    @Ogaan_shaha 4 місяці тому +2

    Saxp aawey youtuberdhi aad dihi jirte bil walbo ayaan so saraya

  • @khaalidyaxye6531
    @khaalidyaxye6531 4 місяці тому +1

    In.A in ilaahay inoo soo saaro hogaan xoogan oo qabiilka qudhunkiisa Naga dhex saara 😊

  • @KhadarIsmail-xz9fb
    @KhadarIsmail-xz9fb 4 місяці тому +1

    Alle ayaan ka magan galnay taa

  • @engmohan1423
    @engmohan1423 4 місяці тому

    Haa wlhi dalkeena wuxuu ubaahan yhy aqoonyanhan adi cml ufikira wll c/raxmaan

  • @xornimodhaqaale
    @xornimodhaqaale 4 місяці тому

    ilaahey somali jaahilnimada hakasaaro siyaasi tuug ah baan eersanay ee dadkeenu maahan kuwo qabiil isku neceb

  • @OmarOmar-yu4mq
    @OmarOmar-yu4mq 4 місяці тому +1

    Ruwanda hogaamiye wadani ah ayay heshay oo heerkaas gaarsiiyay Somalia wey la'dahay hogaamiye wadani ah mid walboo yimaada wuxuu ku fikiraa sidee wax ku tacbataa

  • @yuusufcade-h6l
    @yuusufcade-h6l 4 місяці тому

    Isha Allah waan kabixidoonaa😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Hogaanka252
    @Hogaanka252 4 місяці тому

    Manshllh ❤❤❤❤❤❤

  • @IsmaaciilCqaadir-th5pm
    @IsmaaciilCqaadir-th5pm 4 місяці тому +1

    Allow dalka no hagaaji

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 4 місяці тому +1

    Guulayso waabare

  • @MaariyaCismaan-f3c
    @MaariyaCismaan-f3c 4 місяці тому +1

    Macalinkayga englishka ii dhigaa wa hutu waxana familygiso oo dhan isagoo arkaya lagu hor xasuuqey😢

  • @XOGTAQARSOON2024
    @XOGTAQARSOON2024 4 місяці тому +2

    maxaad ruwanda ka doonan somaliland haaf milyan qof ayaa laga diwaan geliyay oo xaqiiq dhab ah oo aad ka heli kartaa halka aad kasoo xigatay xasuuqi ruwanda, somalidu ilaa inta ay dulmiga iyo xasuuqa ka qirayaan walahi halaagasi ayaa lagu sugnaanayaa

    • @ArdaNasir-t3m
      @ArdaNasir-t3m 4 місяці тому

      Hadii macal ay qirtaan labada dawladood ayaa lakala ahaanaya

  • @Cumar.BaasheFilms
    @Cumar.BaasheFilms 4 місяці тому +1

    Asxabay youtube kayga soo booqda waxaan soo koo baa filimada kooban walalkay iyo walashay ❤❤❤❤

  • @aragtidiihorre
    @aragtidiihorre 4 місяці тому

    اللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا وشفيعنا وقائدنا محمد!

  • @Kingston12370
    @Kingston12370 4 місяці тому +4

    Dawladii farmajo 5sano oo ay jirtay ma jirin wax dagaal beeleed ah waqooyiga wuxu ahaa nabada koonfurna sidoo kle xitaa magaalooyin waaweyn oo beeluhu xuduud lahaayen waa uu so afjaray

  • @sacdiyoxuseen6951
    @sacdiyoxuseen6951 4 місяці тому

    Usheeg abgaal iyo hawargiidir anaan ilbaxeniin iyo xaywanadaahaa kalee

  • @waxaro-raacchanale250
    @waxaro-raacchanale250 День тому

    Qabyaalda Somali kama jirto lk. Waxaa jirta hoogaamiye kooxeedo

  • @Hamzik04
    @Hamzik04 4 місяці тому

    {ﷺ}❤️

  • @D5dropD5drop
    @D5dropD5drop 4 місяці тому +3

    Somalia waxay u baahantahey in dictator qabsado oo xoog dalkaan lugu mideeyo . Ruwanda madaxweyne laga baqo beey heshey

    • @mustafefaarah3285
      @mustafefaarah3285 4 місяці тому

      Siyad bara cid xog kumamuli wayay mise wa mid sosocda

    • @D5dropD5drop
      @D5dropD5drop 4 місяці тому

      @@mustafefaarah3285 Hassan sheikh ba ku maamulin insha allah

  • @abdirahmanqazimawad5502
    @abdirahmanqazimawad5502 4 місяці тому +1

    Scw scw ❤❤

  • @AbdirahmanFahad
    @AbdirahmanFahad 4 місяці тому

    Somalinimo please ❤❤❤❤

  • @unlhmmeinvissible2253
    @unlhmmeinvissible2253 4 місяці тому

    Mahadsanid

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 4 місяці тому

    Walal anigu waxaan Oran karaa, Shidaal ka Qabyaalada Waa Siyaasiyiinta iyo Oday dhaqameeyada Kuwaasaa Faa'ido ku Qaba Qabyaalada .. ee Sidee Loo xalin karaa ?!

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 4 місяці тому +1

    Umada Somaliyed Wali Si Fican Uguma Dagalin Sida Rwanda 🇷🇼 Marka Xogaa Yar Ayan Is Tabanay Lakiin ilaa An Isku Leyno Sida Reer Rwanda 🇷🇼 Somali Heshin Meyso 20Milyan Ha U Dhimato Qabiil Markas Lee Lis Jeclanaa Inta Ka Horeyso Been Ban Ka ShegeynA Somalinimada ❤

  • @Abdilahimahdi5555
    @Abdilahimahdi5555 4 місяці тому

    Iga da qabiil way duuleey 😢😢

  • @hamse_saciid_gaariye
    @hamse_saciid_gaariye 4 місяці тому +1

    Alle hainaga Dabargo,ayo😢

  • @Bulaburtedistrictstudentunion
    @Bulaburtedistrictstudentunion 4 місяці тому

    Qabyalada somalia Maka bixirabto iga qora😊😊

  • @MaxamedYuusuf-ht4xn
    @MaxamedYuusuf-ht4xn 4 місяці тому

    Scw❤❤

  • @mohamedalihared6735
    @mohamedalihared6735 4 місяці тому

    Hadi sidada lowada fikiri laha wlh waxan dhaxli lahayn adunka odhan wanan hagaamin lahayn

  • @KhadarismaaciilIidaan
    @KhadarismaaciilIidaan 4 місяці тому

    Canada waadigii kaso hadlaye sxp buskul dhiiqa Somalidu ciyaalkodu aadka ucunaan

  • @abdirahmanfarahabdirahman164
    @abdirahmanfarahabdirahman164 4 місяці тому +1

    Wan qiiroodey wlhi

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 4 місяці тому

    bismillah asc masha allah lkn waxa sabab looga dhigay hogamiye daneynaya dalkiisa iyo dadkiisa halka inagu aanka dhimanay hogamiye kajoojiya wadanka qabyaalada lkn waxan leyahay baryada illahey kama quusaneyno insha allah

  • @Mohmoudahmed-q3r
    @Mohmoudahmed-q3r 4 місяці тому

    Asc wllo dhibta i noogu wayn maanta ina haysata xal iyo mare loolayahay waa qabyalada oo noqotay in qof si iskacaadiya loodilo

  • @yunisyonka8462
    @yunisyonka8462 4 місяці тому

    Somalinimo Naga badan Asxabey ❤❤