wiilshan podcast loo baahna bay u fakareen manshllh waa rag wacyigoodu sareeyo una faidynya dhalinta aan taarikhda badn ka haysan arimhan mahdsanidiin garowe idinka dawnya 🥰
Taarikhdii dagaaladii 1998-2007 dhacay ee ay soo abaabuleen isaaqu Xagee u dhaaftay waliba cadaawadu ay ka xoogaysatay nio cumarow dadka ka dhex bax dhulbahante Qadiyadiisa hadal yar laguma doorin karee.
Qaladdada iyo dhibta ay Somaliland u gaysatay dadka reer Laascaanood waxa loo taariikhayn karaa:- 1. Shacabkii muddaharaadayay ee xabbadda loo adeegsaday ee lix cisho gudohood 21 qof ku dhinteen. 2. Garaaddadii askarta hubaysan watay ee magaalada dhexdeeda lagu soo daayay. 3. Garaaddadii gobolka Sool ku shirayay qodobbadii ay soo saareen waxa diiday reer Somaliland. 4. Nabaddii iyo wada hadalkii ay garaaddadu ku baaqeen oo ay reer Somaliland diideen. 5. Ciidammadii Somaliland ee laga soo raray Tukaraq oo khasaaraha dagaalka sii badiyay. 6. Shirkii lagu ballansanaa ee uu Garaad Jaamac Garaad Cali ku baaqay ee uu Muuse Biixi diiday. 7. Jabkii Somaliland kadib nabadayn iyo afgarasho sax ah oo aan la ansixin. Fiiro gaar ah: Anigu Isaaq baan ahay taariikhdana in laga been sheego waxa u aqaannaa gunnimo iyo munaafaqnimo.
Salaaam From beledweyne waa xog taariikhi ah oo an wax badan ka faa'idey Mahadsanidiin
wiilshan podcast loo baahna bay u fakareen manshllh waa rag wacyigoodu sareeyo una faidynya dhalinta aan taarikhda badn ka haysan arimhan mahdsanidiin garowe idinka dawnya 🥰
Xaqiiqo waran thanks
Waxaad kawaran waayihiii walaaahawga ahaa ee reer ssc ilaahay nagumasooceliyo wax lamid ah
Taariikhda intii aan ka ogaa run ba ka wada sheegtay
Hargaysa idinka daawanaya waana idin salaamaya
Nin Isaaq ah oo Hargaysa idinka daawanaya ayaan ahay. Halkaas saac iyo intaa dheer ba waan dhamaystay. Been iyo eex ba waad ka dhawrteen taariikhda. 👍
Kelmed been ah kuma jirto waa siday ahayd
@@MohamedUmal Haa waa anigaa anigu ba sheegay in uu run ka sheegay taariikhda.
Xog ogaal weeye cumar mahadsanid sxb
Wow. Cumar waa Nin yaqaan sida wax looso tabiyo, ilbax xogogaal ah.
Taarikhdan waa qofkii ugu habboona ee wax ka odhan lahaa. Sababto ah waa Nin sifiican ugaranaya Geography ahaan dhulka uutaarikhdiisa sheegaya iyo Beelaha deganba.
Cabdirisaaq Gambayare ayaa la yidhaa. Maaha gacmayare Cumaroow.
Keep going brother
Alxaqiiqa Cumar Xasan inuu xaqiiqada taabto waan ku aqaanay
Barnaamijyo aad u qiimo badan weeye waad kumahadsantihiin ❤
Xaga codka uun inaga yara habeeya waa old version
Very informative.
Cumar, nin wax badan og. Salaamnidin.
Great 💯💯💯
Kkk war hadda cumaroow😅😅
Barnaamijyadiina wan ku xidhnahay, waxbadana waan ka faaidey
Tallo soo jeedin;- Podcast iyo qabka aad u duubeysaan inaga hagaajiya saaxiibayaal
Laba dhanxiir umada ma khaldi karaan
Part 2 soo geliya!
Europe baad joogtaan, studio podcast ga u qalma sameeya, waan idinku bogaadin wacyi podcast hawsha aad wadaan.
Mahadsanidiin.
Taarikhdii dagaaladii 1998-2007 dhacay ee ay soo abaabuleen isaaqu Xagee u dhaaftay waliba cadaawadu ay ka xoogaysatay nio cumarow dadka ka dhex bax dhulbahante Qadiyadiisa hadal yar laguma doorin karee.
Part 2 soogali
nin ka cumara xogta iyo tariikhda yuusan la dhimane halaga reebo aaad ban idiin salamya team wacyi podcast shaqada hala wado
Cigaal iyo warsangeli waxay heshiiska saxeexdeen 1999 kii, xiligaa prof gees ayaa wasiirka waaliyada ahaa, maxkamada sare iyo ku xigeenka guurtida ayay qaateen dawladii cigaal ee xiligaa
Kala fogaanshaha cali khaliif iyo puntland waxay bilaabantay 2000kii markii uu raysal wasaaraha noqday.
Arinta garaad saleebaan iyo somaliland heshiiskoodu wuu jiray oo dubai ayuu ka dhacay oo siilaanyo iyo garaadku ku kulmeen.
Dhulbahantow iska Sheekaysta
Wacyi podcast
Waa barnaamij mudo kar ah
Muxsinow, inaaderow wacdiga naga yaree oo warka hanaga kala jarin. Kkk
Kan xoolo weye fariid buu isku haystaa marba meel bu uboodaya
War Facebook baa lasoo galiye xaga aaada
Ninka habar yoonis ee aad sheegayso inuu xamar joogo gacma yare ma yidhaahdo ee magacu waa c/risaaaq Gamba yare
Cumar qaabka u u tebinayo sheekada aya ah cajiib
Sixid Col C.risaaq Gambo yare. Not Gacma yare
Waad saxantahay. Mahadsanid
Hadalkii cabdilaahi yuusuf ee goosashada SNM maxaad u soo qaadi wayday
Qaladdada iyo dhibta ay Somaliland u gaysatay dadka reer Laascaanood waxa loo taariikhayn karaa:-
1. Shacabkii muddaharaadayay ee xabbadda loo adeegsaday ee lix cisho gudohood 21 qof ku dhinteen.
2. Garaaddadii askarta hubaysan watay ee magaalada dhexdeeda lagu soo daayay.
3. Garaaddadii gobolka Sool ku shirayay qodobbadii ay soo saareen waxa diiday reer Somaliland.
4. Nabaddii iyo wada hadalkii ay garaaddadu ku baaqeen oo ay reer Somaliland diideen.
5. Ciidammadii Somaliland ee laga soo raray Tukaraq oo khasaaraha dagaalka sii badiyay.
6. Shirkii lagu ballansanaa ee uu Garaad Jaamac Garaad Cali ku baaqay ee uu Muuse Biixi diiday.
7. Jabkii Somaliland kadib nabadayn iyo afgarasho sax ah oo aan la ansixin.
Fiiro gaar ah: Anigu Isaaq baan ahay taariikhdana in laga been sheego waxa u aqaannaa gunnimo iyo munaafaqnimo.
Marka caqligu shaqeeyo caadifaddana meel layska dhigo,runbaad sheegtay allaylahe.
Qodobka 2 iyo 5 kuguma raacsani inta kalese waankugu raacsanahay
2: haddii aan magaalada loosiidaayeen garaadada iyo ciidankooda ciidanka Somaliland dhexdooda iskhilaafi lahaa xabadna kadhexqarxi lahayd sababtoo ah waxani waa qabyaalad wax sahlan maaha waxaan iska dhahay maahe xog baan hayaa ciidanka dhexdooda ah walibana saraakiisha dhulbahante ee Somaliland qaybtood baa shirka kadhex hanjabay oo nuux taani uhanjabay sidoo kale taliyaha RRU maaaqan magaciise nin dhulbahante ah oo gaashanle dhexe ahaa baa bastoolad ula baxay oo lakala qabtay marka qiyaas xaalku sidee ahaana markaas adba qiyaas
5: in ciidanka Somaliland tukaraq kasooguuraan maahayn wax ay iyagu qaadteen maahayn ee waalagu qasbay sababtoo ah awood ciidan baa kulaalaysay lamana dagaalami kareen iyagoo tukaraq jooga tactically masuurtawdeen qof meel ciidan tagay maalin wuu garan karaa
Xalka kaliya aan anigu waqtigaas hayay waxay ahayd in
1..ciidanka miletariga Somaliland lageeyo abeesalay [30km away from Laascaanood]
2.. in amniga magaaladda lagu wareeriyo ciidanka dhulbahante ee mileteriga ah iyo ciidanka booliska SL
3..in dadka ladejiyo wadahadalna lafuro markaas kadib rag wadahadlay baa lanoqon lahaa heshiis baana loodhawaaan lahaa
Waad ku mahsadntay cumaraw sida cadaalada ah ee aad ugu dhiiratay ka run sheegida taariikhda,dad badan waxay jecelyihiin inay qariyaan taariikhda inta aanay jecelayn. Waan idinku hambalyanayaa jidka cusub eed qaadeen. Kolay jamaahiirtii waa is jiidhaysaane kkkkkk.
Sheekadan inta Somaliland ka khusayaa waa wada sax wixii dhulbahante gudihiisa ka dhex socday idinkan idiin daynaya
War cumar been buu ka sheegay wlhi cerigaabo
Cumar waxa uu yiri "Cali Khaliif waxa uu ahaa Pro-North. Sababta oo ah Isaaq buu la soo koray." Hadda Cumar waxaa ka muuqata in uu yare yahay Pro-Somaliland. Obviously, you are neither emotional nor rational. Kkk
Hhhhhhhhhhhhh😮😮😮