- 17
- 38 909
Wacyi Podcast
Приєднався 26 гру 2022
Wacyi Podcast, waa madal wada sheekaysi, oo aan ugu tala galnay, in wacyiga bulshada soomaliyeed ay wax ku biiriso. Waa madal u furan cid walba, oo sheeko iyo shaahid wixii ay u ahayd in ay soo gudbiso jecel.
Xalqaddan cusub: Falanqayn waxa u qabsoomay maamulka cusub ee SSC Khaatumo iyo fashilka uu wajahayo
Xalqaddan cusub: Falanqayn waxa u qabsoomay maamulka cusub ee SSC Khaatumo iyo fashilka uu wajahayo
Переглядів: 1 356
Відео
Haweenka Soomaalida iyo Qoraalka - Khadija M. Eeshiya- Xalqad Cusub.
Переглядів 2,3 тис.8 місяців тому
Haweenka Soomaalida iyo Qoraalka - Khadija M. Eeshiya- Xalqad Cusub.
Khulaasada falcelintii kasoo noqotay, barnaamijkii dagaalka Sool iyo dhawr su’aallood oo muhiim ah.
Переглядів 2,2 тис.9 місяців тому
Khulaasada falcelintii kasoo noqotay, barnaamijkii dagaalka Sool iyo dhawr su’aallood oo muhiim ah.
Sababihii iyo saamayntii dagaalka Sool. 2/3
Переглядів 1,7 тис.9 місяців тому
Sababihii iyo saamayntii dagaalka Sool. 2/3
Sababihii iyo saamayntii Dagaalkii Sool 1/3
Переглядів 5 тис.9 місяців тому
Sababihii iyo saamayntii Dagaalkii Sool 1/3
Laascaanood iyo wixii ka dhacay… Goor dhow.
Переглядів 7049 місяців тому
Laascaanood iyo wixii ka dhacay… Goor dhow.
Wada sheekaysi yar oo daaran, qurbaha iyo sida Qabyaaladdu saamaynta ugu leedahay soomaalida dhex.
Переглядів 1,7 тис.9 місяців тому
Wada sheekaysi yar oo daaran, qurbaha iyo sida Qabyaaladdu saamaynta ugu leedahay soomaalida dhex.
Salafiyiinta iyo jiilkii sagaashamaadka. 5/5. Dhamaad
Переглядів 5 тис.10 місяців тому
Salafiyiinta iyo jiilkii sagaashamaadka. 5/5. Dhamaad
Hordhaca xalqadda shannaad ee taxanaha Salafiyiinta iyo jiilkii sagaashamaadka. Goor dhow
Переглядів 41010 місяців тому
Hordhaca xalqadda shannaad ee taxanaha Salafiyiinta iyo jiilkii sagaashamaadka. Goor dhow
Salafiyiinta iyo saamaynta, jiilkii sagaashamaadka. 4/5.
Переглядів 3,1 тис.10 місяців тому
Waxa aan idinka raali gelinaynaa barnaamijkan oo aan hal fadhi ku duubtay, in dhanka codka (gaar ahaan Codka daadihiyaha) uu naga xumaaday. Waxa aan ku dedaali doonnaa, barnaamijyada kale in dhanka codka aan hagaajinno. Aad baan idin kaga mahadcelinaynaa, tilmaamidda iyo toosinta aad mar walba nala garab taaganyihiin.
Salafiyiinta iyo saamaynta, jiilkii sagaashamaadka. 3/5.
Переглядів 2,5 тис.10 місяців тому
Salafiyiinta iyo saamaynta, jiilkii sagaashamaadka. 3/5.
Salafiyiinta iyo saamaynta, jiilkii sagaashamaadka. 2/5.
Переглядів 2,3 тис.10 місяців тому
Salafiyiinta iyo saamaynta, jiilkii sagaashamaadka. 2/5.
Taxanaha Salafiyiinta iyo saamaynta, jiilkii sagaashamaadka. 1/5
Переглядів 4,8 тис.10 місяців тому
Taxanaha Salafiyiinta iyo saamaynta, jiilkii sagaashamaadka. 1/5
Hor dhaca taxannaha: Salafiyiinta iyo saamaynta dhalintii sagaashamaadka. Goordhow
Переглядів 1,1 тис.10 місяців тому
Hor dhaca taxannaha: Salafiyiinta iyo saamaynta dhalintii sagaashamaadka. Goordhow
Waayaha tahriibta iyo dhalinta soomaalida. Q.3aad. Dhamaadka hormada kowaad.
Переглядів 83610 місяців тому
Waayaha tahriibta iyo dhalinta soomaalida. Q.3aad. Dhamaadka hormada kowaad.
Barnaamijka waayaha tahriibta iyo dhalinta soomaalida. Q.2aad
Переглядів 1,5 тис.10 місяців тому
Barnaamijka waayaha tahriibta iyo dhalinta soomaalida. Q.2aad
Waayaha tahriibta iyo dhalinta soomaalida Q.1aad
Переглядів 1,8 тис.10 місяців тому
Waayaha tahriibta iyo dhalinta soomaalida Q.1aad
Walee wuu halaag waramay😭😭
Ninkan dakharadii qurbahaa saameeyey waxbadan baa iskaga qasan xoogaga gaaladu kuu dhiibtay iyo soo dhowaynta ay uu sameeyeen ayaanay diintaada kaa saamayn adeerow
Kan xoolo weye fariid buu isku haystaa marba meel bu uboodaya
So sad.
So sad.
AHUN Dhammaan intii xaqdara iyo xabsiyadaa kala duduwan ku dhimatay Very Sad.
Gaalkii dulliga ahaa ayad soo dhoweysatay
si wanaagsan ayaad wax u wadaa, walaal.
Xadka puntland ma caddaaa ? Hadiii kaaasi caddaaa kanna waaa cad yahay.
Muxsin'oow Walaal Mic isticmaala Hadaad Helaysaan..
Codka naga hagaajiya walaalayaa matuulo ayaad joogtaan Mise lacag baan idiin soo dirnaa
ku sodhawada firdhiye cam back
ku waa naa firdhiye muuwaxno qabto war firdhite waa idinka caqli badan yahy
mamusaa idinsodiray erayga ah isaaq dhulhante ismahayo caqli isaaq muhimada uwan ee waa in anu isaaq colad andhamad lahan nagadhxaso sanabna aysan aduunka inteyjidho nabad kudaqan
caac namad majidho hamigeenu guul ama geeri ah diyadaro kuduqayno iyo in an dunida isagatagno
ssc waa dhulhante runta hadad rabtid soomali qaa muqdisho
ssc🐎🐎🐎⚔⚔⚔✈✈✈🎠🎠🎠🎠🎠🎠🏞🏞🌆🌆
waxay u tagantzhy jawabtu waxaweeye waxba kamagalin soomali waa jamuriyed meelka kawarama
ninka bilasharciga kufadhiya kahadal ssc hooyo damalehee
snm 33 sanayjirta ssc oo 1 sano colad kujidhay kugu wareji
ssc faraheda kabaxa soomali haday gubanoso dabba naku qanaaa ssc colad bakufuran muuse bixi banu maxkad saranaa xasan khiish hakamuqato soomalinidu
Codka hagaajiya
Codka waa isku dhexdaad sanyahan! Dib ha loo gu noqdo idam Alle.
Codka waxooga hagaajiya
Wareesi fiican ayuu aha mahadsanidin :)
Dabcan Xaq ayee ku taagnayeen dadki ka soo horjeede sogalidi Amxarada iyo siyasiyinti watayba, runtin Itoobiyaan dhibaato aan laga shekenkarin ayee shacabka wagaas u geysten, ano markaas ilmo aha ayaa labo mar utaagna oon arkaye sida naxariisdarada ah ee dad shacaba u dilayen, waxaaba moodaa Ciilki 77 in ee naga arsanayen, Allah cadaabo dadki masuulka ka aha iyo iyagaba.
i would like to correct some information the current used alphabet by (somali) or galaal script was invented and developed by musa haji ismaiil galaal well respected scholar from BURCO british somaliland IN 1950S before even somalia exist as a nation
Waraysi aad u wanaagsan oo kooban ayuu ahaa mid baan ku amaanayaa saxafiga iyo khadiijaba waa in ay aad usoo gaabiyeen barnaamijka iyagoo ka hadlay mawduuc aad u ballaadhan, mida kale waxa talo ahaan usoo jeedinayaa saxafiga inuu su'aalaha barnaamijyadda danbe soo qorto 3 ilaa 4 suaalood oo ay ula muuqato inay muhiim yihiin si uu mawduucuna uyeesho xiiso gooni ah ama goljilic u baahan in la isdul taago isagoo markasta samaysanaayo laba su'aalood oo ah hor dhac iyo mid ugu danbaysa oo ah gebogabo. Waad Mahadsan tihiin.
Mahadsanid Ibraahim. Talooyinkaaga waannu weelayn IA.
Alla gabadhu Fariidsanaaa, Eeshiya waa qof aad u qiimo badan
Mawduuc wanaagsan ayey ka hadashay khadiija, mahad badan khadiija iyo muxsin.
Cumar iyo Khadiija waad mahadsantihiin. Boqortooyo
Ninku shaw waa cumar? Kkkk
Ku mahadsanid khadiija ❤.
Good
Baraafo! Barnaamush kan qudhiisu waa "Wacyi Rag Aragtaye Wacyi Dumar Dhowr"! 😊 Khadiijo iyo Muxsin. Mahadsanidiin. 🙏
waa tabtaas Jaamac. Mahadsanid 🙏
Bookga Abdi Sicid qorey ee Sheikh Umal ku heystay adiga maxad ka aaminsantahay Omaroe
Wallalkay aad baan u salamayaa
Wat cumarow Nairobi Iyo 6street For longtime
Abtow wuxuu 5ta xalqadood lasoo doconayay ee culimada uu wax ugasoo sheegayay ma calmaaninimo oo dadki horey u raacsanaa ay hada eeday ba'an usoo jeedinayaan baa? Waligay khasaare ka badan hadaan arki lahaa😢, { وَٱتۡلُ عَلَیۡهِمۡ نَبَأَ ٱلَّذِیۤ ءَاتَیۡنَـٰهُ ءَایَـٰتِنَا فَٱنسَلَخَ مِنۡهَا فَأَتۡبَعَهُ ٱلشَّیۡطَـٰنُ فَكَانَ مِنَ ٱلۡغَاوِینَ } { وَلَوۡ شِئۡنَا لَرَفَعۡنَـٰهُ بِهَا وَلَـٰكِنَّهُۥۤ أَخۡلَدَ إِلَى ٱلۡأَرۡضِ وَٱتَّبَعَ هَوَىٰهُۚ فَمَثَلُهُۥ كَمَثَلِ ٱلۡكَلۡبِ إِن تَحۡمِلۡ عَلَیۡهِ یَلۡهَثۡ أَوۡ تَتۡرُكۡهُ یَلۡهَثۚ ذَّ ٰلِكَ مَثَلُ ٱلۡقَوۡمِ ٱلَّذِینَ كَذَّبُوا۟ بِـَٔایَـٰتِنَاۚ فَٱقۡصُصِ ٱلۡقَصَصَ لَعَلَّهُمۡ یَتَفَكَّرُونَ } [Surah Al-Aʿrāf: 176]
Dhacdooyinkii dagaalkii laascanood 3 qoraal laga sameeyay jirta labo buug yihiin mid baraha bulshada maalinba qayb uu soo galin jiray mudane golaha dhexe ka mid ah bilo ilaa dhamaad labadada buug waxaa kale qoray cirro la yiraahdo team nabad iyo nolon iyo ustaad yuusuf xasan ismaaciil oo ah agaasimaha waxbarashada tooska ah ee wasaarada waxbarashada ssc khaatumo
Aad aya helay qeybaha podcasts, intoda bdn wa dhagestay, Cumar wa nin xog xogaal ah qaasatan sida uga hadlayo qeybaha jiilalka iyo mida khalalaasaha sool (halke dhibatada ka bilaabatay iyo wixi ka sababy), Thankz Cumar adi iyo Daadiyaha Barnamijka. We neeed more programs like these.❤❤❤
Cumarow Sxb Waan ku ogahay in aad tahay nin Faqiih ah oo asd u aqaano Waqti badana rairobi aan wada jooganay lkn nami muxamed css Hawadiisa kuma hadlo Salafi waa amaan Anigoo aad ku ixtiraamaya axb Aad basn kusalaamay
Maktabada waa Burhan State Nairobi
Shiish Cumar Sxb Waxaan xasuusta barisamaadkii Nairobi nakuru 6 street
Sxb Aad iyo aad baan kusalaamay Nairobi for longtime
Cumer idoor waa legend waa sheeko yahayan 😂.
Barnaamijka kasoosamee inaa adeerkaagii dilay shiikh abdiqaadir
Cumar ma ug badane ba waa Kan hadalka badane geesi hooyadi dilay bad garaad u yeedhaysan war garaadka dhulbahante waa ka dadkiisa u damqanaya ee dantooda garanaya sida alle ha sharafe Garaad Abdullahi Garaad Saleeban Alle cafimaadka iyo cimriga ha u barakeeyo ❤
cumarow barnaamijkaasi waa faallada warka😂😂😂😂 fadhfadhle iyo wayab miyaa sheegasa😅😅😅
Cumar waxaan xasuustaa Nairobi wuxuu dadka aad abaabulka kufiican
Cumaroow Sxb waan kusalaamay Nairobi For longtime