Deg Deg: Aqalka sare oo Xilka ka qaaday Saalax Jaamac & Buuqa Baarlamaanka...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 59

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 15 днів тому +2

    Sharci iyo dastuur wuxuu ku dhintay soomaaliya

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax 15 днів тому +2

    Dalka iyo dadka soomaaliyeed dad baa intey ugu shireen waxey u sameeyeen balaayo la yiraahdo ila meereyso

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 15 днів тому +2

    Senator ads reer Gulmudug waa saxantahay ❤❤❤

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 15 днів тому +1

    CABDI XAASHI, SENATARO AAN WALIGOD IMANIN HA KA HADLO.

  • @deqamohamedhussen5013
    @deqamohamedhussen5013 15 днів тому +2

    Warkaa gabdhaa sax ah

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 15 днів тому +1

    ABAAYO, LACAGTA LAGU SOO SIIYAY, WAA IMISA WALLAHI CODKAAGAD KA DHEEREYSA, SHARCIGA SOO BARO JAAHILAD AYA TAHAY.

  • @bashiirmohammed5624
    @bashiirmohammed5624 14 днів тому +1

    Carole iyo cumar abdirashid car halaga qaado Cali xarare

  • @t.i.lthingsilike6007
    @t.i.lthingsilike6007 15 днів тому +1

    Mahadsanid

  • @jibeise1
    @jibeise1 14 днів тому

    BEEN KU DHAARTAYAAL ALLAH IDINKA ABAAL MARI,SI MUUQATA OO DEGDEGAH DHAARTA BEENTA AH EE AAD MAGACA ALLAH KU DHAARANEYSAAN
    AAMIIN DHAHAYA

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 15 днів тому +2

    MUUSE BIIXI KU NOQO, U SHEEG IN AMARKIISA UUSAN MUQDISHO KA SHAQEYNEYNIN.

  • @RaA-l6e
    @RaA-l6e 15 днів тому

    Waxaani baarlamaan ma ahan waa fadhi ku dirir caadi ah qofba wuxuu rabuu sheegayaa

  • @AmhedRashid
    @AmhedRashid 15 днів тому

    Xildhibanadan cid eey matalaan mana jirto ee sharce ma aha.xildhibanka waa in reer iyo degan matalaan.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 15 днів тому +1

    WAXA LOO CELINAYA, ODEY DHAQAMEED IYO SHACABKI U SOO CODEEYAY AYA JOOGA.

  • @jibeise1
    @jibeise1 14 днів тому

    Dood adag ba gasheen maanta Go,aankiina Si kasta ha ahaadeew

  • @HOOYOMacaan-n8t
    @HOOYOMacaan-n8t 15 днів тому

    Fowda caadi ah ayuu wadaa Cabdi Xaashi

    • @AbdulDelta1
      @AbdulDelta1 14 днів тому

      Sharciga xeer hoosaadka aqalka hoose ayaa sidaas qabo

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 15 днів тому +1

    SENATOR SAALAX WAA RASMI XASAANADDISA, BAARLAMAAN WA IN AAD ISKA QABATAAN, ODAGAAN CASAASAQA AH EE MUUSE BIIXI SOO ADEEGSADAY, KENTAY NAC GUD. CIRRO.

  • @dahiraddow7388
    @dahiraddow7388 15 днів тому

    Waxaa intaaba ka horeyso .
    1) inlaga wareysto . Sababta,
    Kadinna 2abada sano haduu lacag ku qadanayay laga soo celiyo lacagtii uu qatay Aragon shaqeyn.
    Kadibana loo gudiyo xafiiska shadada ku leh.

  • @hodannur2268
    @hodannur2268 15 днів тому

    Allah ma mahad gerare hortaa balo la dhigo Inshallah 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @RuwaydaMahamud-dl3ke
    @RuwaydaMahamud-dl3ke 7 днів тому

    Sharci dastuur waa quraankeena maxaa waaye dastuurka kaloo lasheegeeyo

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 15 днів тому

    Sharcigaan qof xildhibaan
    Ah inuu xildhibaan noqdo waa in laga tirtiraa

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 15 днів тому +1

    Ka QAADA KA QAADA oo
    Weliba soo laaya dhamaatood Qadaadweyn eey 😂

    • @wdwscommittee1915
      @wdwscommittee1915 11 днів тому

      Qadaad weyn waa leedihiin waana na hoos fadhidaan 32 sano ictiraaf gooni u go,ad raadineyseen isaaq hadaa tihiin meydkiina jiita talo ma heysiin ow mouse handaraad ii roon in uu liinta idiin cabsiiyo qaldaan qowdhan ahoow qabyaaladii ku qaadey kum dhigto caradiina ku dhinta Somali wey is raacdee 😂😅

    • @somaliland4ever484
      @somaliland4ever484 11 днів тому

      @@wdwscommittee1915
      Yaa ku hoos fadhiya hhhhh
      Waar yaanyo ka dhigo kkk
      Waa caadadiina inaad Qalataane

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 15 днів тому

    Inan gumeedyadan isaga soo dareera marka horeba hunguri xumaa idin qaadaye

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 15 днів тому

      😂😂😂😂 aqal sare waxay mesha ujogaan lama yaqano, inay ilmahooda kabiishaan ma ahane.kkkk

    • @AbdulDelta1
      @AbdulDelta1 14 днів тому

      Sharciga soo in loo wada siman yahay sooma ahan.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 15 днів тому +1

    CABDI XAASHI, AQALKAN SARE, MUQDISHO AYU KU YAAL, INADEERKA MUUSE BIIXI AYA KU SOO ADEEGSADAYE, OROD HARGEYSA TAG OO SALEEBAN GAAL GUURTIDA KU QABSO, WA HADDAD RAGGEDA TAHAY.

  • @dowlad123
    @dowlad123 15 днів тому

    Waasoo kaadshayaaye halaysugo mudanayaal

  • @abdihassan2371
    @abdihassan2371 15 днів тому

    Fadeexadan bal dhegeysta
    Cajiiiiiiiiiiib

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 15 днів тому

    Immisa xildhibaan oo kale baan ka soo xaadirin afar kal fadhiy. Haddii keligii uu yahay waa sax in laga qaado , haddii kale ma la jiifiyaana bannaan baa laba joojiya Ana bannaanba.

  • @NuurRashid-o8q
    @NuurRashid-o8q 15 днів тому

    Waxba uqarson wadadkan akharo moga ah

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 15 днів тому

    kuwa itobiya u shaqeeya halaqado xasnada

  • @CabdiQadir-l8m
    @CabdiQadir-l8m 15 днів тому

    Àpaka sare dalka daniugujirtowaai

  • @NurAlaaNur
    @NurAlaaNur 14 днів тому

    Dad aan dad matalin ayaa doorashooyin qaran ka qeyb galaya.

  • @AbdulDelta1
    @AbdulDelta1 14 днів тому

    Meesha sharci kama jiree. Nin walbo intuu doono ha iska maqnaado.

  • @MahemedBaahad
    @MahemedBaahad 15 днів тому

    Muuunaafaaq

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 15 днів тому

    Soomaali Waa reer islameeraysi khilaaf iyo sharci ku tumasho.

  • @NuurRashid-o8q
    @NuurRashid-o8q 15 днів тому

    Wadadku wa.akharomog

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 15 днів тому

    WAR KUWA YURUP JIRA, TAN IYO HABEENKI LA DOORTAY, MAXA SAALAX AFFAR KAL FADHI CABDI XAASHI,.

  • @abdirazakali333
    @abdirazakali333 15 днів тому

    WALIGAY MA ARAG XKLKAQAADIS IGU SOOBOOD AH MIDA KALE MEEYAY QOFKA XILKA LAGA QAADAYO MIYAANU MEESHA FADHIN.
    CABDI XAASHI MUXUU YIDHI KKKKKKKKKK ISTAQFURULLAH AQALSAROOW XAALQAADO

  • @AïchaLaReine-v2b
    @AïchaLaReine-v2b 15 днів тому

    Dube hubkii dhanka afka ee loo adeegsan jiray midawga musharixiinta 😂😂😂😂

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg 14 днів тому

    QOFKAN DUMARKAA KITAAB MA LAGU DHAARIYAY. WAABA HAWIYE DABA MADOOBE LA SHEEGI JIREY

  • @nasiromar7817
    @nasiromar7817 15 днів тому

    Xildhibanada golaha sare iyo ka shacabka ee gobolada waqooyi meesha maxay ka qabtaan maalakala fasaxo culays uun be ku hayaan meesha wax ee la joogaan ma ee jiraane, dhawr iyo labaatan saney meesha iska joogaan wax ee soocesheen iyo wax ee sookordhin karaan ma ee jiraan ee kuraasta ee ku fadhiyaan ha lookala qeebiyo maamul gobaleetada iyo maqaamka muqdisho ee dowlada hoostaga.

  • @FartunDahir-j9d
    @FartunDahir-j9d 15 днів тому

    Kkkkk

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 15 днів тому

    CABDI XAASHI INADEERKIS MUUSE BIIXI AYA SOO DIRAY, IN SENATAR SAALAX OO GUDDOMIYE CIRRO WADDANI OO GUUSHISA CADDAHAY AYU GARXAJIS NIMO LOO MAAGAYA.

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 14 днів тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Warsuganmedia
    @Warsuganmedia 15 днів тому +2

    CADAAWADDII IIDDOOR U DHAXAYSAY XITAA WAXAY GAARTAY KUWII BAARLAMMAANKA JFS UGU JIREY , YACNI MUUSE JUUDAAN AYAA CABDI XAASHI JILBAHA QABSADAY OO YIRI SAALAX JAAMAC MEESHA KA SOO CAYRI ANAA CID KU BADDALANAYEEE !!! !!! !!!

  • @QodarAbdulahi
    @QodarAbdulahi 15 днів тому

    Tuug rabi iyo islam ka wada furtay bal umada aad wakiilka ka tihiin maxaad u qabateyen walee xisaab baa idin wada sugeysa eebow markati ka ahow

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 15 днів тому

    Dad aan sharci raaci karin see loo xukumin?

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 14 днів тому

    ODAYAASHII KOOFIYO BACYAASHA AHAA EE IDIN SOO DOORTEY MEEYE HADEY SAA TAHAY SHARCI KUMA JOOGTAA EE KADEGA ADIGA CABDI XAASHI KOOW KATAHAY WAR HOOY CIMRI KUUMA HARINE IS ILAALI MEESHU TIYAATIRKII MAAHA

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 14 днів тому

    Xaqu isku kiin dir
    Waxa u daran naagta leh sanatarda sharafta leh aamusa
    Oo maydinkaa sharafle
    Cadaw xaqdaro ku cuna baa tihione dhiiga umada

  • @iimaanmaxamuud123iimaanmax7
    @iimaanmaxamuud123iimaanmax7 15 днів тому

    Wixii isaaqa dhan muqdisho halaga buriyo

  • @Abdirahmanyousuf-mw5gz
    @Abdirahmanyousuf-mw5gz 15 днів тому

    FAQASH FAQASH DHASHEY BEENALE INA DHILO DUBE TUUG TUUGI DHASHAY XASAN DHADIG RAG IDINMODAYA

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 15 днів тому

    Saalax buur saaka seeftii ma qaaday abtiyaashii dhulbahantena ma ku godoboobay waar iidoor meesha khalad buu ku yimi odayga nacaska ah ee abdi xaashi isagana meesha ka tuura inay idin qarxiyaan bay xamar u joogaan waana wada argagaxiso iidoor viva ssc khaatumo !

  • @MohamedMohamed-os1kl
    @MohamedMohamed-os1kl 15 днів тому

    Cabdi xaashi wuxuu meesha u fadhiya Muuse biixi.
    Cabdi xaashi waa losoo diray Ninkan,

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 15 днів тому

    Isaaqoow Siil Naageed Dee Ina Adeer Kaama go,ayee wax ii soo dhamee wax badan ayaan Soomaaliya iyo Jabuuti ka ogahay maanta Ninka banka haysta wuxuu ahaa Cv qabte markii Rag Daaroodahi ku soo bexeen ayuu Walaashii Khayre u diray one night one Job iyo Nin Isagu is iibiya. ayaad Jagooyinka ku heshaan

  • @FartunDahir-j9d
    @FartunDahir-j9d 15 днів тому

    Kkkkk