Deg Deg: Wasiirka Batroolka oo Si adag ugu Jawaabay Madaxweyne Deni Mapka Qaldoomay...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 17

  • @HasanHanad-q2u
    @HasanHanad-q2u День тому +1

    Self declared
    " maamulka ismagacaabay"
    Waa sax dawlad ayay sheegteen aan aqoonsi weli helin.

  • @libanhagi3503
    @libanhagi3503 4 години тому

    Dowlad aan waaqaca la socon oo leh qariidada waxaa la sameeyay 2015. Waxaan madaxa la sii galaynaa 2025 waa toban sano ka hor. Wasaarad dhan oo cid ku baraarugto la waayay, heshiisyada ay soo galayso, allow yaa ogaado, inta qaladaad ee ku jiro, iyo waxa urugo soomaaliya ku maqan

  • @OsmanAbdi-d5w
    @OsmanAbdi-d5w День тому +2

    Somaaliyeey yaanan lagu mashquulin putland wexey wado ee hore haloo socdo

    • @libanhagi3503
      @libanhagi3503 4 години тому

      Puntland ayada loo baahan yahee, cidna uma baahna

  • @abdallaali133
    @abdallaali133 День тому

    Xitaa heer waxan mareyna heer sawir qariirad la isku dagalo war anaga ma dhowr dowlad maanahay ya allah ciil badana😢

  • @abdallaali133
    @abdallaali133 День тому

    Ilaa hada somali israacsan maarakno masuuliyin isku shegan ma ka dhigi wayen qariirada hal magac oo ah somalia wada buluug ah😢

  • @qaduurabinuqaduur2704
    @qaduurabinuqaduur2704 16 годин тому

    Map-kan Markiisii Hore Qofkii Sameeyey Baa Danbeele ah iyo Wasaarada Pentrol Soomaliya Waa in Talaabo Degdeg laga Qaado. Waa yaabe Wasaaradu yey u shaqaysaa? Maxaa iska galay Farxad iyo Shaqo?

  • @MohamedAhmed-ol8rz
    @MohamedAhmed-ol8rz 21 годину тому

    Indhaha beel hungurigaa idin indha tiray

  • @hsdgh7890
    @hsdgh7890 16 годин тому

    Dalka hal dawlad buu leeyahay, wixii ka soo haray duq magaal weeye. Wixii wadajir ka soo horjeeda wad ha loo tahaabo.

  • @MohamedAhmed-ol8rz
    @MohamedAhmed-ol8rz 21 годину тому

    Wakhti kasta hala sameyo maxaad u isticma laysaan

  • @ManSabriye
    @ManSabriye День тому

    War majeertenow iimanka ilaahey ha idinka qaade raaca umada maxa kaligiin idin waalay balaayo qanjo weyn adeer horey aya losoconaa cid ku istaygesana majirto inshalah

    • @hadalyargaflaaan3141
      @hadalyargaflaaan3141 День тому

      nadalyahow nadalku dhalay Mj sow ummad dhan mahn mise laangab baathy ciilan

    • @ShirkaaraXuseen
      @ShirkaaraXuseen 16 годин тому

      ​@@hadalyargaflaaan3141Haa lkn kooda xun ayeey dulmi ku taageeraan dawlad kastaana waa halka laga burburiyo puntland

  • @yahyegani8164
    @yahyegani8164 12 годин тому

    Wasiirka batroolka wuxuu u egyahay nacas Alcohol ah

  • @HasanHanad-q2u
    @HasanHanad-q2u День тому

    Hore ayaa loo soconayaa jaallayaal 😅

  • @AbshiroIssa
    @AbshiroIssa День тому

    Tuug baatahiin markabka waa markab hawiye