تحيه كبيره للمفكر والكاتب والمحلل الاستراتيجي مثل هذه اللقاء تحتاجه الى الترجمه الى اللغات الاخرى الى الامهريه والاورما وحتى الانجليزيه او الفرنسيه وشكرا وبارك الله فيك يا اخواننا في اليوتيوب
Bani aadamku waa qaar madaxooda isticmaala iyo qaar madaxooda la isticmaalo. Iyo kuwa madaxooda sadaqaysta iyo kuwo caqli lagu shubo. Labada hore way is dulmiyeen oo mid baa dulman, labada danbe se way is caawiyeen oo mid ayaa wax bixiyey midna wuu qaatay waxa lakala qaatayna waa wax fcn. Ama ifahma ama hayfahmina.
Haddii Maraykan siyaasadda ee rasmiga ( aan is-geddiyin ) ay ku jirto inaan Israel 🇮🇱 la zuulinin عدم زوال إسرائيل taasi waa sax waana arrin muqadas ah waana arrin waafaqsan aayadda ku sheegin seddexda diimood loo yaqaan SAMAAWI amma Kitaabi ( اهل الكتاب ) ادخلوا الأرض المقدسة التي كتب الله لكم كتب الله لكم كتب الله لكم Waxa Rabbi qoray ayay argagaxiso doonaysa in Zawaaliso waana sababta ay Xamaas iyo madaxdeedu ay u noqdeen dukhsi fuud kulul ku daatay وبالله التوفيق
😂😂😂😂 nicda mesha kala tag hadad rabtid inad yuhud tagerto dabda u dhigo de waxbana kitab kama garanysif sida lo hadlo bad baratay naftada naar ka ilasho abdi khasaro yuhud u dode tu calayk لعنة الله على اليهود وإسرائيل والتابعين 😂😂😂
Sax Waa labo sheydaan lkn waa kala daranyihiin oo trump hadaa dhagaysatay waxu taganyahay kaalmada lasiiyay israel waa mid aad u yar, Si caadifad ma fcno walabo daran mid dooro lkn mid ka roon in loo codeyaa qabaa
Jiilka sokoraya ee somaliyed saywalahi iyo kuwa wadanki jooga, aniga kow ka ah wax aan ka barano sheik abdirahman insha allah
Wacya badan ayuu ii kordhiyay Sh/ka ahna Falanqeeye weyn,
Allah barakeeyo Cimrigiina& Aragtidiina.
Waan salaamay
Mufakirka muuqalada badiya.
تحيه كبيره للمفكر والكاتب والمحلل الاستراتيجي مثل هذه اللقاء تحتاجه الى الترجمه الى اللغات الاخرى الى الامهريه والاورما وحتى الانجليزيه او الفرنسيه وشكرا وبارك الله فيك يا اخواننا في اليوتيوب
Masha Allah cheikh mufakir Abdirahman bachir. Raxmanku haku barakeeyo cimriga iyo caqliga cafmaadka qaba
Ppp
@@hatijaibrshim3758😅
Asc masha allah sheekh Abdirahman Bashir waxaad u qalantaa madaxweyne inaad ka noqodo dalkeena Djibouti ❤❤❤
__ Malaha wuu yara iloobey sidey u kala horeeyeen. Sida taariikhdu ku xusan 10-kii Boqortooyo ee ugu baaxada weynaa dhulka ay qabsadeen Taariikhda..!
1. Boqortooyada Ingiriiska
2. Boqortooyada Mongol
3. Boqortooyada Ruushka
4. Boqortooyadii Cusmaaniyiinta
5. Boqortooyada Isbaanishka
6. Boqortooyadii Qing
7. Khilaafadii Umawiyiinta
8. Khaliifadii Cabbaasiyiinta
9. Boqortooyada Roomaanka
10. Faaris Achaemenid Empire
Asc kheekh Cabdiraxmaan alaha ku xafido
Asc sababta muuqaaladii ugu danbeyay buugaagta loo soo bandhigayo nala wadaaga plz i like it
Sheekh abdi raxmaanow tataarkii aw
taabici weeye,adoon layar quexuyey
Labaduba waa kaladaranyihiin hadanahay Muslimiinta America midnaba yaanan loocodeyn
Asc, Shiikhu waqtima ayuu ka bilaabay. Wadamada xooga leh ee dunida Soo xukumay?
Asc sheekhoow buug aan carabi aheyn ma aqrisid miyaa
Madhallah
Shekh bashir heer madaxweyne
siyasi tagey weeye,djibuti bacda Gelle kana umudan
reer Djibuti,somali asala.noolow !!!
Good
Bani aadamku waa qaar madaxooda isticmaala iyo qaar madaxooda la isticmaalo. Iyo kuwa madaxooda sadaqaysta iyo kuwo caqli lagu shubo. Labada hore way is dulmiyeen oo mid baa dulman, labada danbe se way is caawiyeen oo mid ayaa wax bixiyey midna wuu qaatay waxa lakala qaatayna waa wax fcn. Ama ifahma ama hayfahmina.
1. C (Ganacsi)
2. D (dimuqraadiyad)
3. E ( danaha gudaha)
walle sheekhu aqoon ayuu soo gudbiyey, laakiin sideen u waaleyn karnaa ayaa muhiim? waad ku mahadsantihiin barnaamijka aad noo soo gudbiseen! Ilaahey wanaag ha iniigu bedelo!
Saxb sheekha waxaad weydisaa qolada xalane fadhiso maalin walba baaburo caro ama ciid waxlagubeero ama dhagax sidaan mana aragno dhismooyin gudaha calane kasocdo lakin meeshasa lagura ayago adeegsanyo ganacsato iyo dad somaliyeed oo waxaan fahansaneen maraka in ladhoofiyo oo maraakib laguguro suuralgal matahay seesa xogtaas sax matahy hadeyse jirto see waxlooguqaban Kara?
Waa in aynu isku qarxinaa iyaga iyo hooyadoodba sxb waa gaalo xun oo dhaqanka diinta iyo hantidaba raba 8n ay ina ka dhacaan bad dhul iyo cirba
Waa mudada bìl ah xasuuq waxaa xasuuqi karto
Labada Iblays yaan loo cidaynin❌ caqliga iyo diinta muslimka bay duulaan ku yihiin..
Ustaad dulyadeen, waxaan sheekha ka saxayaa kelmad afsoomaali ah, Ahna "Daba-gur" ha ku bedelo " Raadraac"
Waa isku mid , muhiimadu waa fahan hadaa fahantay wa ok,
Somalida waa kala lahjad daba gur somaliada qeb kamida isticmasha
Ceeb weeye daba gurku,
Raad raac erey saxan weeye
Shekh cabdi maxalagawada qiyam
Values
1.Jeebkooda (shaqoabuur)
2. Siyaasadka caafimadka cashuuraha caymiska iyo cashuuraha
3. qiyamka (abortion ma caddiba mise)
4. 4-5 sanno daqaaluhu isbedelayn
Rebulic= dadka lacagta leh raaligeliyaan
Democrats =dadka iyo raaligelintooda shaqoabuur
* marka dadka markaynku siyaasdka gudaha ayay wax ku doortaan
Somaldu wixii udarn bay hecelyihiin
Maxa isbedela siyaasada arimaha dibada ee markaynka iyo maxa sugan
Sadexda sugan
1. Ilaalinta israel, awooda beriga dhexe ahaato , cadawgeeda oo la daciifiyo
2. Amnul qowmi (national security) qaarada america oo dhan ,xuduuda sadexaade maryknku waa dhanihisa meeshu ka arko
3. Gas, petrol, waxa laga soo saaro, suuqiisa meesha uu kasoo baxayo, lacagata lagu kala iibsanayo. (dollar)
Sheekhanaa ku lahaa😂😂😂😂😂
Waa.kiisoobaxaba.waa.ay.cad.iyo.ayo.mafoow
Soomaaliya xagee ayaa la yidhaahdaa?
Siyaaada dibada Soomaaliyana waxaa xukuma xarafka Q
Shiiq marka mareykanka eyqabtaan xisbiga dimuqoraatiga dagaalku waa jogsadaa jamhuuriga waa socdaa taas maxaa waaye
Doonrashada Maraykan Nin Hardi Baa Ku Guulaysan Doona...Sida La Filahaya!!!
Mareykan ka geska Africa iney amni itiraatijiyaded tahey haduu uarko oo uu san dhaqalo gelineynin keliya ciidanka kiisa gestey mesha wax faaiido ah nomalahan keliya cadow unbuu nosojeedey aa heshiiska uu somaliya kujoogo marka uu kadhamado hala diido in locusboneysiiyo Russian ka iyo shena ha hala sodhaweyo sidaas halagu saro mareykan ka qabka uu noladhaqmey aad bey uliidataa sheikh sida uu shegeyna weyba kamuqataa qaabkey wax udhacen
To all Somalilanders vote Donald Trump
Ouii bien sûr
Sheekadii majlisyada qaadka! Kan yaree u khushuucsan odayga weligii majlis jaad muu arag! Sidaa meeshaas loogu xalliyo arrimaha dunida😂😂😂 iyo straajiyadda caalamka 😂😂😂. Khuburo aan waxna qorin waxna aqriyin😂😂
Somaliya waamid
Waxa uu Biden ka dhawrsaday Trump maku dhiirandoonaa.
We decided not to vote both parties
Ruuhka xageed uga tagtay, dhul ahaan matka la yidhaa iminka oo qaar ka go een ayuuna ka yarayn.
Russia 🇷🇺 dheh Ruuqa ma ahan
Haddii Maraykan siyaasadda ee rasmiga ( aan is-geddiyin ) ay ku jirto inaan Israel 🇮🇱 la zuulinin عدم زوال إسرائيل taasi waa sax waana arrin muqadas ah waana arrin waafaqsan aayadda ku sheegin seddexda diimood loo yaqaan SAMAAWI amma Kitaabi ( اهل الكتاب ) ادخلوا الأرض المقدسة التي كتب الله لكم كتب الله لكم كتب الله لكم Waxa Rabbi qoray ayay argagaxiso doonaysa in Zawaaliso waana sababta ay Xamaas iyo madaxdeedu ay u noqdeen dukhsi fuud kulul ku daatay وبالله التوفيق
😂😂😂😂 nicda mesha kala tag hadad rabtid inad yuhud tagerto dabda u dhigo de waxbana kitab kama garanysif sida lo hadlo bad baratay naftada naar ka ilasho abdi khasaro yuhud u dode tu calayk لعنة الله على اليهود وإسرائيل والتابعين 😂😂😂
Sheikh Abdirahman umada warka ucade inan labada iblis o dhiga muslininta Re Qasa banaystay inan lo codayn qofka dortana waxa ula qaba dhiga ay dadiyan..marka waxba dadka warka ha ubad badalinin sheikh warka cade sona kob faidada hadalku leyahay
Sax Waa labo sheydaan lkn waa kala daranyihiin oo trump hadaa dhagaysatay waxu taganyahay kaalmada lasiiyay israel waa mid aad u yar,
Si caadifad ma fcno walabo daran mid dooro lkn mid ka roon in loo codeyaa qabaa
@@abdinasirabshir7876 Hadad maraykan jogto o labada iblis midkod doratan akhiradini adunbad sisaten hayniga sarto malinta qiyame ilahay hortisa ka doraten hadaba wa dignin risiqana ilahayba idin haya amino
SHEEKH MAAHA WAA KHANIIS REER JABUTI AH OO DABOOLE AH WAA XAGEE SOMALIA WAA DAD BEEN KU NOOL WAA FAQASH IYO DHASHEEDII
SHEEXKH YO KHANIIS ISMA AHA!!! KU NOQO
Trump marka uu dagaalka sogalo oo uu yera kululado ama khasaaro dhaqale oo halmalin ah kudhaco wuu qiimaynayaa kadibna wuuka baxayaa dagaalka xaqiiqadu waataas
Vote Trump
FAQASH TV