DOOD KULUL:FADEEXAD WEYN OO KA TAAGAN HAY'ADA DUULISTA& HAWADA RA'IDKA IYO AGAASIMAHA OO KA CARARAY.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 188

  • @jibeise1
    @jibeise1 6 днів тому +7

    MASHALLAH TABARAKALLAH CABDULXAFIID JIZKALAHU KHEYRAN BARNAMIJ IGALA QIIME BADAN BARNAMIJKAN MA KA DHEGEYSAN BSTV "SIDA" XAQIIQDA AH EE AQOONTA IYO WAAYO ARAGTINIMADA KU DHISAN EE LOGA HADLAY "SIDA" AAD KHUBURADAN ISKUGUSO ARUURISAY FANTASTIC!!! MAHAADSANID IN BADAN

  • @fadumonurhassan91
    @fadumonurhassan91 7 днів тому +27

    Waxaan nahay dad dhacay laakiin waa inaan isku daynaa inaan ka kacno meeshii aan ku dhacnay.
    Waxaa mahad iska leh Alle ka sokow intii sida joogtada ah ugu hawlaneyd soo celinta sharaftii iyo cadaaladii qaranka Soomaaliyeed👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 7 днів тому +2

      Qofku haduusan danta guud oo wadankii sa jeclaan Macna maleh khibradiisa madaxdeenu dhuuntay kahadlaan

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 7 днів тому

      ​@@fahm3d88madaxda heysku darin madaxda kuwa reero gaara ayaa dad liida oo bilaa damiir ah

    • @aminsaid233
      @aminsaid233 6 днів тому

      1:30:00

  • @HOOYOMacaan-n8t
    @HOOYOMacaan-n8t 7 днів тому +12

    Walaahi waa barnaamid aad u xiiso leh waayo aniga qof professtional Finance ah baan ahay marka aad buu xiiso u leeyahay. Abdihafid mahadsanid wariye aad u qeema badan weliba aad u xishmeeyo

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 3 дні тому +3

    Doodan Waxa iga so dhex baxday AUN Marxuum cabdinaasir Muuse Dahable Mogadishu Gurifisa lagu Dhex Dilay wana xiligi Warejinta gacan ku heynta Tawarada Hawada somalia la waday
    Alla yarxma raximiin Xaqiqada Alle Swc unba Og

    • @siciidabubakar1046
      @siciidabubakar1046 День тому

      Adinkana sheekadiinni maad soo dhex geliseeen?
      Walaalow wadanka danihiisa iyo horumarinta hey'addaa laga hadlaa ee nin la dilay doodaanu ma quseeso.

  • @SuldaanFahad-u4x
    @SuldaanFahad-u4x 7 днів тому +7

    Thanks

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 6 днів тому +3

    Ilaahay baa somali u maqan ,ninba ninka kale haduu eedeeyo ,goormaan hore u soconaynaa ilaahow umadaada u gar gaar, somalina xaqa tus

  • @honabdidhubad3059
    @honabdidhubad3059 7 днів тому +4

    Maareeye Ahmed macalin waa Maareeyihii guud ee ugu Roonaa ee soo maray SCAA !
    Anigu waxaan la soo shaqeeyay ilaa afar maareeye guud oo madax ka ahaa SCAA 15 sano ee ugu dambaysay ❤
    Sidaadarteed dad ka xog ogaal ka ah ee hada ka shaqeeya hay,ada SCAA wax waydiiya rag dibada jooga oo xil ka maareeyaha guud raadinaya waxba ha waydiinina .
    Salaam . 15:10

    • @mcnncm1318
      @mcnncm1318 7 днів тому

      Tuug mooryaan isbaaro argagixiso mafia moqdisho

  • @maxamedxasan3977
    @maxamedxasan3977 6 днів тому +6

    Agaasime Axmed Macalin waxow Kamid Yahay Dadka Nadirka Ah Ee wadanka Daacad U Ah

    • @abdirahman6602
      @abdirahman6602 2 дні тому

      Waa dilaa waa ninka diley Abdinasir dahable isago booska uga baqay shaqalihi wada eryey khain weeye

    • @siciidabubakar1046
      @siciidabubakar1046 День тому

      ​@@abdirahman6602Cadeyma hadaad heli karto walaal maxkamad furo file

  • @fresh8288
    @fresh8288 7 днів тому +8

    Ahmed Moalen is professional and asset to Somalia.

    • @mohamedabdullahimohamed7641
      @mohamedabdullahimohamed7641 3 дні тому

      Ragaan wey ka khabiirsan yihiin lkn ninkan wax wow qabtay lkn xukumada oo aan wax aviation ah aan aqoon ulaheyn ayow hoosta ka galay aniga ayaa ah arday aviation qaladku waa intaas

  • @seed3966
    @seed3966 7 днів тому +2

    Kkk caadi maaha qosol haku qarin waa lagu hayaa sxb 🫵🫵🫵

  • @Garaad77
    @Garaad77 6 днів тому +1

    Haayad kasta hadii sidaan lagula xisaabtamilahay somaliya hormar ayeey gaari laheed

  • @HamdiMohamed-x1k
    @HamdiMohamed-x1k 7 днів тому +6

    Waa jiraa musuq waliba Xasan iyo familygiisa waa kow masuqaba. Wlhy ? Waxaan maqley masuqa ka yimid Mdxwyn Xasan shiikh wax aan iska leeyahay ee waa wax cad. Garoonka Adan cade waxaa laga dhisey guri qasriya. Hadaba diyaarada jidkey ku soo degato marka waxaan maqley iney Diyaarada weyn kuma soo degi karto hadaba Somaliyeey maxaad dhihilaheydeen arinkan I am sorry my people 😢😢😢😢😢😢

  • @DhaqansameChannel9530
    @DhaqansameChannel9530 7 днів тому +3

    Waa la isfahmay... qosal ha ku qarin

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 7 днів тому +2

    War soomaaliyeey wadanka hala badbaadiyo War caasimada xamar halaga badbaadiyo War guruubka maafiyada wadanka halaga badbaadiyo

  • @maalimmohamedahmed3051
    @maalimmohamedahmed3051 5 днів тому

    WERIYE ABDIHAFID ALLAH XIFDIYO. WAA BARNAAMIJ AAD U MUHIIM ULEH DADKA SOMALIYEED. SCAA WADO QALDAN BAY KUSOCOTAA ALLAH SO CESHO

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 7 днів тому +8

    Hassan dalxaraaashe somalia god dheer buu xaqiidii( meelkasta waa uu burburiyey )

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 2 дні тому

    illaahay agaasimayaashaa iyo wasiirada iyo inta waxaa xaday ee ku tagri falaan illaahay aw umada dhaafsii oo degdeg hafacshiliyo oo illayaw nimankaas iyo naagta usoodir cid degdeg ubadesha khasaraha heeysta nimankaan sadaqo ,seko,kuma xajinkaraa mabixinkaraan lacagtaan waa xaraan illhay ukeen nasri khayrqaba soomaaliya oo kuwa dawlad kusheega kaqabo lacag uunbey raadinayaan hurkaqaada

  • @farahmalin1963
    @farahmalin1963 6 днів тому

    Waa la iscayr sanayaa

  • @zitisuhanabintuadam5022
    @zitisuhanabintuadam5022 4 дні тому +1

    Aad baan ooga xumaha in aqoonyahanadi in uu murankoodii bilaa xal ku soo dhamaado waxanse barnaamijkaan iga muuqday qodbadaan soosocda.
    1) in wariyuhu uusan caadaali ahayn oo ay ka muuqato si xanaf leh uu u durayo ninka axmed muumin layidhahdo.
    2) in aanaan lasiin jaanis u jawaab waafi ah ku bixiyo waxayna taas ina tusaysaa in marin habaabin iyo khalkhalid la abuurayo.
    3) in mar walba laga dhex galayo doidiisa isagoonaan u biyo dhicin jawaab aanu ku qanci karno.
    4) in la eedeynaayo loona diidanyahay i uu isdifaaco kolba hadalka lag boobayo.
    Axmed muumin waxaa ka muuqato kalsooni vadan waaana u arka aqoon in uu u leeyahay. Khaladaadka wuu jiraa Somalia oo dhan ayaa u bahan in lasaxo duulista oo kaliya ma ahan.
    Raga labo maxamed waxaan u arkaa rag la cidhiidhiyay oo cadho ka muqata waxaanse somalida dilaysa waxay tahay old school in ay doonayaan in ay wali sidoodii dalka. Maamulaan waana halka laiska maagay.😂😂😂😂.
    Sixitaan madaxtoyo ilaa iyo degmo marka la saxo kadib waxaa loogudbi kara ha'adaha dawliga ah one by one.
    Anigu reer wuqoyban ahay waxa ii muuqda in meeshaan ninkaan dowlada ka socda la'usku balansaday macal wriyaha marka somali wataas kii wax qaban lahaa hoos isaoo loo sixi karo ceeb uusnlahayn dusha laga sarayo
    Waxbaa lunsatay.
    Awoodbaad ku tagri falaysaa.
    Caruurtaada hantida umada wax kubarta.
    CEEB CALAYK SHAME ON YOU

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 7 днів тому +8

    Tuugo xasan iyo gurubkisa caray somaliya xamar ha Laga warejiyo waa moryan haweye

    • @Username11249
      @Username11249 4 дні тому

      Daarood iyo dadkii talin jiray baa loo baahan yahay😑.tuulooyin kooda sida uhor mariyeen aa laga arkaa reerkaas xukunka haloo dhiibo

  • @seed3966
    @seed3966 7 днів тому +4

    Asc
    😎💯 Soomaaliya meel macalimkii tuug yahay ardeyga maxaaad moodaa ummad madexweyne iyo biyyo tooni isku mid ah waa masiibo aduun 🌎🫏🫏🫏h

    • @1Alifarhan
      @1Alifarhan 7 днів тому

      😂😂😂😂😂xaqiiq

  • @superfun1819
    @superfun1819 7 днів тому +2

    Africa oo dhan. Musuq masuq ah

    • @Faz-O
      @Faz-O 7 днів тому

      Somalia ugu si daran wa 100%

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 4 дні тому

    Maxaa kale ee lagu xayaysiin?

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 7 днів тому +4

    Wasiir Fardowsa , agaasine Axmed Macalin madaxweyne Xasan sheekh Maxamood iyo prime minister Xamse Cabdi Barre waa tuugadii xaday dalka haiadii duulista iyo Wasaarada duulista hawada

  • @UbdirahmaanAbshirnuune
    @UbdirahmaanAbshirnuune 7 днів тому +13

    Xasan sheikh intuu xilka hayo Masuq masuq ka dhamaan mayso

    • @iwarsame946
      @iwarsame946 7 днів тому

      As long as hawiye in charge will be corruption in Somalia period, because hawiye leaders are tuugo and mooryaan may Allah destroy them aamiin.

    • @siciidabubakar1046
      @siciidabubakar1046 День тому

      Goormow musuq dhamaahaaa marka aad is leedahay walaal?

  • @omarkalif123
    @omarkalif123 6 днів тому

    Documentiga xagan soo dhig linkisa
    Abdi Jalil show

  • @sadikabdihussein
    @sadikabdihussein 7 днів тому +3

    Waa barnaamij muhiima wa in laga dooda marwalba waxa khaldan si lo saaxo

  • @Abdilahi-x5x
    @Abdilahi-x5x 6 днів тому +1

    Madaxwaynihii Somalia maliin kasta diyaarad saran malinba waa wadan kale joge dawarsanaye shaqada la donaya wamaxay madaxwayne xasan so meer ayuu ku jiraye isaga bal fadhiisiya

  • @abdikarimbuh
    @abdikarimbuh 7 днів тому +1

    Waa barnaamij qiimo badan

  • @seed3966
    @seed3966 7 днів тому +1

    Run marka laga hadlo dowlada xasan sheikh dheh xamze meesha asagaa meesha ku ilaashada ✅✅✅🫏🐃💯

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 7 днів тому +7

    Musuqa hawiye oodhen waa musuqa moryantas foshaxun waa tukgas foshaxun xasen xollo xayaewankas hawiye dilla tukgas

    • @PilotibraYare
      @PilotibraYare 7 днів тому +2

      😂😂😂😂 War wuxu uqdad badna ma hawiye ku fuulay hawiye ku walatee

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 7 днів тому

      @@PilotibraYare Mooryaan Qabuuraha Qotaan. Qodato. Yahuu

    • @Bashi-h8w
      @Bashi-h8w 7 днів тому

      Musuq -- maasuq waa Somali meheradeed .

    • @farxaanmohaad
      @farxaanmohaad 7 днів тому +1

      Hawiyoo dhan ha jaa ifeyn, hawiye nooc walba lehe qabiil aan nooc walba laheyna majiree kaad ka dhalatay intee tuug buu leeyahay inteese doqon iyo caaaqbaa ku jira

    • @yusufabdullemahamed8770
      @yusufabdullemahamed8770 7 днів тому +1

      Hawiye wiligee Ogaden Amxaar uma dhiibin, mana insha Allah dhiibi doono. Waa kuwi 100 000 Cidan Amxaar xabadka udhigay kana saaray Somalia. War adigu in aad Amxaar usuujid ma ahane tabar kale maheysid. Is aamus Haye ayaad Somali kutahaye.

  • @abdimohamedahmed-jb7mw
    @abdimohamedahmed-jb7mw 7 днів тому

    Soomaalia dawladnimo kamadhawa😢😢😢

  • @hassanshukri8048
    @hassanshukri8048 7 днів тому +1

    Waxay Joogtaa Wadan ba.ayow yaa ku leh!!! Allaah Kariim

  • @zeinabbashir8788
    @zeinabbashir8788 3 дні тому

    Agaasime Axmed Macalin waxaa iiga muuqata inuu yahay nin daacad howl karna ah shaqadiisana yaqaano. Ma soo hor fadhiisan lahayn warbaahinta hadduu ahayn nin isku kalsoon

  • @HaretMahamed
    @HaretMahamed 7 днів тому

    Xisaabta aakhara yaasho dadbaa isku badiyay👍

  • @Fogaan.Arag.
    @Fogaan.Arag. 7 днів тому +4

    CODE: Ka Intee Galinee Abdi Jaliil

  • @Garaad77
    @Garaad77 6 днів тому

    Abdihafid mahad sanid parnamishkaan continue kadhig

  • @sooyaalasal6422
    @sooyaalasal6422 7 днів тому +1

    Waa ceeb in Abdixaafid uu na horkeena rag caradooda kan tan badisay

  • @yussufshimoy2530
    @yussufshimoy2530 6 днів тому

    I am worried about this really.

  • @MaxamedjamacmaxamedGalayr
    @MaxamedjamacmaxamedGalayr 4 дні тому

    Somaaliyeey inta ayaxaas damu jadiid ay joogaan dalkan anigu aragtidayda wax rajaa maleh wixii lasooqabtay mudadii n&n dib bay unoqdeen waana labililiqaystay agabkii oodhan

  • @mohamoudabdullah
    @mohamoudabdullah 6 днів тому +1

    For ever living? isn't that sacrilegious? ninkan ha noolaato qof aqoon leh baan ku ogaa, haddii shirkaddu eey aqoon darro u geysay intay maqleen iskala baxeen iyaga oo aan ogayn in alle oo kaliya baaqi ahaanayo dunidan. cabdi xaafid ma lacag baa khasabtay, mise waa aqoon la'aan?

  • @User7654suy
    @User7654suy 7 днів тому +1

    Walaal ma ii sheegi kartaa barnaamijka cabdisalan

  • @AshaYasin-y7u
    @AshaYasin-y7u 4 дні тому

    Weriye Abdihafid invistigashan ama baaritaan fiican ĺagu sameeyo, habar iyo cay iyo aflagaado wax ma saxdo badlands dadka ha caayina cadhada dhaafa iyo caadifada.

  • @Ibrahim-xf6ie
    @Ibrahim-xf6ie 6 днів тому

    Documents maxaad UA-cam u dhigeysaan? Somalia sir ma laha miyaa?

  • @shiremuminmohamud7238
    @shiremuminmohamud7238 6 днів тому +1

    Somalia kama shaqeyso hebel aqoontas ayuu leeyahe lacagtas hala siiye adoo Agaasime ahaa 200 qaadane😭

    • @indhibaatoigufilanfaraqaan8189
      @indhibaatoigufilanfaraqaan8189 6 днів тому

      Sheeko baan u maleen jiray se anaa soo arkay wadanka dulmi iyo niyad jab baa dhalinta wadanka lagu beeraya

  • @muniiramandeq9713
    @muniiramandeq9713 7 днів тому +3

    Qabiilwanaclad somaliyeey
    Bal danahiina ka hadla idinkoon qabiil so hadal qadanin😊😢

    • @seed3966
      @seed3966 7 днів тому +1

      Adeer qabiil ceeb maaha ee waa munaafaqnimo meesha taala

  • @AbdiYou-ds1pi
    @AbdiYou-ds1pi 6 днів тому

    Lacagti wadanka Kenya Nairobi lagudise

  • @Username11249
    @Username11249 4 дні тому

    Imika kan la yidhaahdo abdixafit ma wuxuu xayaysii nayaa xaarmaajo.😞qalyaaldu marka wariye nimo kula soo dhaafto waa mashaakil

  • @y4productionsfitness897
    @y4productionsfitness897 6 днів тому

    Waa Arin Aad loga xumaado Oo Dad calooshooda U shaqeeystayaal Ah wadanka dhan gacanta Ugu Jiro Somalia Soomali Baa Leh Waxan isku modnaa Dad wngsn Lkn gormeey Nu Noqon Karnaa Dad Wanaagsn Ma is weydiiysay Taa ?

  • @mohamedabdullahimohamed7641
    @mohamedabdullahimohamed7641 3 дні тому

    Aviation ninmankan haloo dhiibto ninkan halaga qaado waayo waxaa ii iimuqata agaasimaha wax badan ayaa ka qaldan

  • @saidbodle
    @saidbodle 2 дні тому

    Abdulxaafid sxb iska daa qabyaalidnima ninyoow 😂

  • @IdleAbdullahi-d3o
    @IdleAbdullahi-d3o 5 днів тому

    Aagasine Ahmed goaan ha qaato waxi qaldamay ha saxo

  • @AhmedHassan-ir9vx
    @AhmedHassan-ir9vx 6 днів тому

    Waraysi qiimo badan.

  • @QodarAbdulahi
    @QodarAbdulahi 5 днів тому

    wariye Abdixadid yaabay wadanka yaa iska leh ragii dhibatada iyo rafadka ka soo maray howshii adkeyed

  • @ahmeddini9519
    @ahmeddini9519 6 днів тому

    Inkastoo musuqu yahay Somali meheradeed waxanse dooneynaa inaad wadasheqeysaan

  • @superfun1819
    @superfun1819 7 днів тому +1

    Somalia dumis aad wadaa adeer Somalia FARAHA kadhaf.
    Tuugyahay..
    Intii Somalia hawadeeda kaxuun allah qabto.
    Taankale subcrice kala noqda

    • @moali27
      @moali27 7 днів тому

      Wuu u doodayaa, si aan shisheeye loo gacan galin.

    • @seed3966
      @seed3966 7 днів тому +2

      Waxa laga wada hadlaayo wax in lawanaajiyo weeye dadka khibrada shaqada u leh la hormariyo 😎😎😎

    • @mascuuudbashiir638
      @mascuuudbashiir638 6 днів тому

      Umadan waxay horumar la gaadhi la'a dahay adoo kale ayaa ku dhex Jira.

  • @ezudinismail3843
    @ezudinismail3843 5 днів тому

    hadii sida dooda loo dhigay ay jirto una muuqato khubaradu inay 90% inay run tahay axmed macalin hay'ada waa la dagay wuxuuna mudan yahay si degdeg in wasaaradda iyo xukuumada ay wax ka qabtaaan hay'adana dib loo dhiso dadka mudan la howld galiyo cabdisalaan guuleed, cabdi xaafid iyo khubarada ugu danbayn cabdijaliilba way mahadsanyihiin

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi 7 днів тому

    Hawiye Horta Halla Islawadda Arko Xayawaan Ayax Ah Oo Mooryaan Ah Inneey Yihiin. Soomaali Maantay Aifiican Ha Uwadda Arkaan. Waxbana Ma Maamulikaraan Waxna Mawaddi Karraan. Allow Alle.

    • @bardehanad4919
      @bardehanad4919 7 днів тому

      Caqli aan qabiil aheyn ma heysid miyaa?

    • @noahsalad-no5he
      @noahsalad-no5he 7 днів тому

      Ka dhamaaw Qabiilka inna gumeed yahow, cuqdad qabiil ayaa ku heeyso

    • @farxaanmohaad
      @farxaanmohaad 7 днів тому

      Hadaad mar saa uhadashay adaaba xanuunsanoo dawo ubaahan zxp

    • @Servant10
      @Servant10 6 днів тому

      Hawiye haku wasee noo dhig magaca shubadii ku dhashya w*se.
      intaad Illahi ku abuurtay magaciisa sheegto maalintii waxaa ka badan intaad Hawiye sheegto.

    • @siciidabubakar1046
      @siciidabubakar1046 День тому

      Adoo kale waxba laga weediimaayo ee qabyaaladda jooji lsgaagama futaxumee

  • @NurSalad-pc1xd
    @NurSalad-pc1xd 7 днів тому

    Maareeyaha waqti ma leh, markii la rabo ayaa la magacaabi karaa markii la rabana waa laga qaadi karaa.

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 7 днів тому

    Waa ahmed macalin mooryaan mafia dhagarqabe dambiile ah

  • @seed3966
    @seed3966 7 днів тому +1

    Asc 🫵🫵🫵 masuul tuug ah shakhsi daneysta ah yaa somaaliya lugta haya allaah masiibo haku dhacdo dadka noocaas ah 🐃🐃🐃

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW 7 днів тому +1

    Barnaamijkaan, ujeedkiisa waa in HAWADA gacanta Soomaaliya laga bixiyo, oo NEYROOBI lagu caliyo.
    CABDISALAAN BIDAAR waa shaqaale jaasuus ah.

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 7 днів тому

      Oo ma waxad ledahay arimaha laga hadlayo waxba kama jiran oo ha'adda scaa waxba kama qaldana oo waxa laga hadlayo waa waxba kama jiraan!

    • @MIDNIMOJANAQOOW
      @MIDNIMOJANAQOOW 7 днів тому

      @@asamadhassan1419
      Waa buun-buunin, la rabo in HAWADA dib loogu celiyo NEYROOBI.
      Waxaa la wada og-yahay in ROOBLE, KOOFI iyo CABDISALAAN-kaan ay ka wada shaqeeyeen FOOWDADII kambuyuutarada Airport-ka lagu burburiyay, kadibna vidiyoowyadii baraha bulshada la soo geliyay.

  • @ayubabdi8387
    @ayubabdi8387 6 днів тому

    Arintu su'aalo waydiin maaha ee waa eedo culus waqti uu ku jawaabo mareeyahana lama siin 3daan odayna iyagaa aad isugu dhii dhiibay marka qofka eedeenta loosoo jeedinaayo waa in waqti ku filan la siiyo isagaa technically howsha ku jira nin sanad iyo ka badan dalka ka maqnaana wax aysan ogeen iyo wax ay ogyihiinba waa isku dhex qaseen

  • @AnCmaj
    @AnCmaj 7 днів тому

    Somaliya sharci loogama dhaqmo.
    Madax iyo majo.

  • @User7654suy
    @User7654suy 7 днів тому +1

    Soomaliya waxa ragaadiyey musuq baahsan is garabyaac fara badan iyo macaash doon iyo waliba gacan qabsi taasaa la leeyahay waxay qaban doontaa qof iyo cod.

  • @joshepayuub
    @joshepayuub 7 днів тому

    Jahwareer iyo rag is haya ayuu program ku dhageysanay wariyaha oo dhinac la dhacsanaa oo fursad ku yareeyay ninka odayga ah.
    Musuq wax badan lagama sheegin musharaad ayaa laga hadlay markii uu sheegay in 1600$ u dalbay looma muujin tixgalin.
    Fahankeega rag isku xanaaqsan ahaayeen wiilashii wax tabanyayna max badan uma tarin

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 7 днів тому

    Wasiir Ciil Mooge , Wasiir Siciid Qoorsheel iyo Wasiir Oomaar kuligood hawl qiima badan eyey ka soo qabteen

  • @User7654suy
    @User7654suy 7 днів тому

    Garnaqsi maanta waxa iiga baxay loolanka ka dhaxeeya qurbo joog iyo qorax joog.

  • @allevents7453
    @allevents7453 7 днів тому

    Abdijalilow aad ayaa u mahadsantihin adiga io Abdixafid waxa rajeyna inaa soqabatan mareyaha dakada sidkle asigana oo su'aalo laga weydiyo sida shaqalaha dakada xaquuqdoda lugu tunto eysan ayagana wax Dan ah uga laheyn io shirkada laga leyhy turkey-ga oo mamusha 11 sano dekeda moqdisho

  • @abdihassan2371
    @abdihassan2371 6 днів тому +1

    Meeshaan reer farmaaajo ayaa ka cabaadayeey ila tahay
    Bacaaaaaaac

  • @HOOYOMacaan-n8t
    @HOOYOMacaan-n8t 7 днів тому

    Lkn inta an dhageesabaayay program kan waxaan xaqiiqsaday in dadka xilka noo haayo 90% waa disparo horta kadibna dalkan wax naxdin ah kama haayo waa jiraan dad yar weli dalka jecel lkn dhib badan baa jiro

  • @mohamudabdimohamud4354
    @mohamudabdimohamud4354 7 днів тому

    Code kaan intee galinaa, aan helno documents ka e.

  • @AshaYasin-y7u
    @AshaYasin-y7u 4 дні тому

    Dhibaatada nahaysato waa fahanka aqoon yarida culeeysyo kalena way jiraan ee wada jirka shaqada dalku xaqa ugu leeyahay , wadaniyada ayaa luntay wadaniyadii ayaa maanta Fufkeeda soo Ifbaxayso.

  • @mohamedibrahim7653
    @mohamedibrahim7653 7 днів тому

    Ninkasta code uu hayo qof walba oo somaliya baraha bulshada ha soo dhigo ma ogtahay in sirta wadanka ay tahay xaduud la ilaasho

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 7 днів тому +2

    XASSAN SHEIKH WAXA UU RABAA IN UMADA ALSHABAB RACAAN MEYD AYAA LA CANSHURAA QABRIGII WAA LA FAGAY XASSAN SH UMADA INTUU UWADAA???

  • @sagalshariif2023
    @sagalshariif2023 7 днів тому

    😢

  • @siciidabubakar1046
    @siciidabubakar1046 День тому

    Aaway baarlamaanki wadanka meey arintaaan wax ka qabtaan?
    Wadankaan xaggee looga fadhiyaa? Maxkamadihi wadanka aaway meey soo farageliso?
    Ismaaciilow wararkaada maad eedeeyn ka dhigtid ood xeer ilaalinta la wadaagtid? Eedeeymo aan maxkamad la geyneen maxaa idaacad looga qaba karaaa?

  • @farahmalin1963
    @farahmalin1963 6 днів тому

    Rag shaqo waayey Somali waa taas waa rag laga dhax hadlayaa

  • @mohamoudabdulahikadawe1108
    @mohamoudabdulahikadawe1108 5 днів тому

    Ilahaw dalka nohagaji

  • @fofohassan3058
    @fofohassan3058 7 днів тому

    Laaxowla wala quwata ilaa bilah,

  • @joeokieh43
    @joeokieh43 7 днів тому

    med aboukaer isnt easy wahou , il a dit tous les vérités

  • @Nasiragge
    @Nasiragge 7 днів тому

    Wasarada duulista iyo hawada islaan eedaday ah ba wasiir ka ah,waxan yaabay markay wasiir-ka dhigeen,somaliya meel soo dhow maaha .

  • @naajinaxariis
    @naajinaxariis 7 днів тому

    Xogtaan bulshada la wadaaga hadaa run haysaan

  • @aragtidaxortaah.558
    @aragtidaxortaah.558 7 днів тому +1

    ASC. WAXAAN KU. FARAXSANAHAY IN. AY. JIRAAN. DAD. DANQASHO. DAMIIR. DADNIMO. DAACADNIMO AY. JIRAAN. SIDA AGASIME KU. XIGEENKII. HORE E HAYA NABAD. SUGIDA SOMALIYEED MUDANE Abdisalam. O. BARITAANKAN. SAMEEYAY. WAXAAN. KALE. O. AAN. KU. FARAXSNAHAY IN AAN. DAREEMAYNO IN HANTIDA SOMALIYEED AAN. FAHANAY IN LA. XISAABTAMO. BURCADA. HANTIDA. BOOBAYSA. IN AAD. WASIIR. AMA AGAASIMA NOQOTO. MACNAHEEDU. MA. AHAN. IN. AAD. MEESHA. LEEDAHAY WAXAAN. KALE. U. MAHAD. CELINAYAA. LABADA. WARIYE. WARIYE. ABDI. JALIIL. IYO. WARIYE. ABDI. JABAAR.

  • @BashiirNoor
    @BashiirNoor 6 днів тому

    Sorry 😞 Somali

  • @MohamedAbdikadirAden
    @MohamedAbdikadirAden 5 днів тому

    Waleee hogaaanka Duulusta hawada wa fashilmeen

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 7 днів тому

    mooryaan iyo faqash

  • @eiddiAmin
    @eiddiAmin 7 днів тому +1

    Ninkaaan suaaalaha oo u cage wareejinaayo maaaa laga qabto ..

  • @ahmedabdullahi879
    @ahmedabdullahi879 4 дні тому

    Soomaali iyo qabyaalada in ee heerkaa gaartay oo raggii cilmiga lahay ee sidaas u hadlaan. Soomaali ma dhawa. Agaasimaha in la eedeeyo waa xaq laakiin ilaa iyo hada wax ee aqoono isku sheegaan ku eedeeyeen agaasimaha ma'arko. Maxaad dadkii qabiilka aan kusoo qaadanay maxaad u ceerisay oo shaqaalo kugu qabiil ah u qaadatay.

  • @saidwarei6581
    @saidwarei6581 6 днів тому +1

    Waa rag xanaaqsan، dalkana war kama haayaano.

  • @samirr546
    @samirr546 7 днів тому +2

    Waar somaliya diyaarado ma yeelatay aan dalkayaga ku soo laabane!!!!
    Hargaysa iyo berbera yaa gacanta ka bixiyey ma cid aan somali ahayn baa gacanta ku haya?

    • @mesut9478
      @mesut9478 7 днів тому +1

      Hrgysa iyo berbera ma houada aya laha adeer qasab iyo sandule lgaga qaadey qadadweynta kawase

    • @mcnncm1318
      @mcnncm1318 7 днів тому

      Ina shuubooy faqasheey hargeisa. Berbera ma sharmuuto ku xaartay baa leh raggii lahaa baa joogee

  • @iifahantv7013
    @iifahantv7013 7 днів тому

    Kan somalia 🇸🇴 xasid ku yahay hormarkeeda ma jecla ninka Nisa ayuu ka mid ahaa wa laga buriyay hadane heyad ayuu ka hadla

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 7 днів тому +1

    War waa in lahelaa dad wadaniyiin ah oo aan cabsan oo aan la handadi karin

  • @sooyaalasal6422
    @sooyaalasal6422 7 днів тому

    Abdixaafid daacad kama ah

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 5 днів тому

    Dawlad ma joogto waa mooryaan qalin shubato ah

  • @ahmeduskaar1509
    @ahmeduskaar1509 7 днів тому

    Ahmed maolin waa dhiig miirato waxan xasuustaa diyaar qaad u waday laascanood ka imaaneysay kenya dowladane somalia markey xiriirka qaadka u jartay kenya qaadkooda inuu wadanka soo galo loo diiday seediges emailka lagu fasaxaayo diray kadib markuu lcg ku qaaday kenyataga inuu wiil maskiin ah oo isaaq ah oo air transport madax u ahaay danbi u saariyo si uu igu baxar fakiyo seedigees sameeyay

  • @abdifatahfarhan611
    @abdifatahfarhan611 7 днів тому

    Heyada duulista hawada waxaa duulaan kusoo qaaday Dowladhii 3oka sano maamuli jirtay.
    Waxaan jawasiiis 100%

  • @ahmedmuhumed1402
    @ahmedmuhumed1402 6 днів тому

    Aqoonyahankanagii waa wax tahriibay iyo xabadi leeftay ama qarax

  • @AbdiYou-ds1pi
    @AbdiYou-ds1pi 6 днів тому +1

    That is the country you are telling somaliland to come back to all the money of somalia is Nairobi building flats look at somaliland it has opened a flying school look at the development those people are doing

  • @hamdiINdhacad
    @hamdiINdhacad 7 днів тому +1

    Xaqiiqda wxay thy dowladan xasan hugaminayomaanta in ay wax kasta 0 gaysay oo dalkii kala daadisay sorry wllhi😢