Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Made in somaliland eraydii abwaan cabdi qays duriyada gabadha heestaa❤ loo qaaday waa reer burco gobalkii raga❤❤❤❤❤
Waa 20/may/2024 heestan mnta igu horaysa san jeer baan ku ceshtay walina kama daalin😊 quruxdii Africay il io cawri la aw❤
San ahey Nololba Yawmul Qiyama Naturally xoriyad EhEEyE ha OriginalY, ticEticE san ahey Runoo saxan ticEticE Yabsuttly. E MASHAAAAALAH TABAARAKALAH Familyyyyyy
Gabdhahena somaliyed way uqalman maantas Iyo sbbto ah qurux Alaa kumaneystay wayna naxariis badan yihiin alle naxiirte❤❤❤
❤❤❤
AYNIGEEDA dumarkiyoASAAGEED ka mudaneeyAFAR suxul ka rooneeyEDEB iyo asluub iyoANSHAX lagu hagoogeeyABUURTII wacnaydeeILLAAHAY sameeyeeSOOMAALIDA ahaydeeKAA deyran eeduhu AAMIINKAA AWDAN ceebuhu AAMIINIDAM alle rugtaadiyoIRIDAAD ku nooshahayALHUUMADU ma gaadhooBELAAYADU ma aadeeUBAXII dalkaygooINDHO kuushii baad teheeINANTII arligaayARAGII wadankaayIFTIINKII dhulka hooyiyoQURUXDII ummadaayIL iyo cawriba LA'AWAADMIGAA U SHARAF badanALLE wuxuu sameeyeeHABKII ugu sareeyaayUDUGIYO nadiifooyEHELKEEDA quruxdaayILAYSKII cadceedaayAFAR iyo tobnaadeeyOLOL iyo hilaaceeyKAA dayran eeduhu AAMIINKAA awdan ceebuhu AAMIINARAGIYO horjoogiyoARLADAAD ku nooshahayLABADABA amaan iyoASTAAN baad ku leedahayUBAXII dalkaygiyoINDHA kuushii baad teheeINANTII arligaayARAGII wadankaayMIDABKII aslanaa iyoQURUXDII AfrikaayIL iyo cawriba LA'AW.
Masuul sare halkeedad dhigtay🎉
@@HamzaSharif-n1k Thanks👍
Amaan waa loogu dhameeyay Heestaan Hableheena quruxda badan ee Ilaahey sameeyay.
Gttttttt t va aqttt😂ex😢Rvvdv p😅h g PIOU no😅ku
Waaaaw runtaa waaye mahadsanid
From The Dejiya Album Recorded from Sound Gallery Toronto Ontario Canada 2000kii
April 30:2024 ayan cawa hesahan so xasustay khayrban idin rajeynayaa somalay nafar somalilander ah ❤🎉
Islaaaaaaaaam soomali ahey Familyyyyyy ,Nicmaturabi Nicmaturabi
Maasha'allaah Tabaaraka Xadu'allaah
The living legend hassan aadam smaatar
EhEye ha Familyyyyyy jiilbajiil
Aadmiga u sharaf badan alle wuxu sameyee Marti ba ku dhan waxan sameyay cabdi adan xaad qays❤
Aadanmigaa u sharaf badan alle wuxuu sameeyee abkii ugu sareeyey Waxaa lahaa dadkii murtida samayn jirey abdi aadan xaad abdiqays
Waa erayadii cabdi aadan xaad (cabdi qays)
69
Ya, EhEEyE EhEEyE Runeey Run badanbadan, Estlyyyyy
Abuurtii wacneedee Ilaaheey sameeyeeSomalida aheedeeLegendary song hassan adan samater adeer cimri dheer iyo cibaado suuban I used to listen this song 2009When day's were bright and the sun were shining.
Ina aden dougsieh salam caleykum
ابداع الزمن الجميل لن يتكرر، ،،، حفظك الله الاسطوره حسن اذم سمتر
Erayadan yaa lahaa sxoayalaw
Noocyadey dumaar facyaashay troonEey lagufarxeeeey
Xuul heesa Weyan Xasanbana qaadoAbaawan xulasho wacanoXuumahana kasara SameyoXiisabliiiUsodhibay XaasanoWa hees aad uuxulasholeh
Xasan aadan caadi ma aha walaahi
Hassan well done your songs are best
Jij bent da baas love you ❤❤❤❤❤
Like isaar hadaa iga danbeyso oo fiirsooso
2 astan baad ku leedahay
2024 and still a hit
Hestii guntaakaawaraatiyaa
True DEKA. TRUE QUEEN. #ORIGINALDEKA
Ereyadii Yam Yam
Iyo sayged
Ceyniga dumarkiyoEdebtiyo asluubtiyoAbuurti wacneedKaa deeran eeduhuUbaxii dalkeygow
Time 2030😅😢
❤❤❤204❤❤❤❤
Ihihihihhiihhii.madadbaa. tu ii dhigmato maleh
❤❤
❤❤❤❤❤
0:34 😂😂
Doqoney dadkaa ba iyoiyoiyo dadeeda oo hawl
WA
Muusigii Jimmy alaayacisak
Music ma jimmy baa iska leh Odayga isku reer london baan nahaye waliba isku xaafad maalin kastaan is aragnaa
@@abdirahman1833Albumkani waxa tumay Cabdiwahab Cantar naji ee maha jimmy. Jimmy wuxu tumay albumkii Qalanjo ee sobaxay 1997
One the Best somali song ❤Samatter legeng
Wow
🇸🇴🇸🇴❤❤❤💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
2022 still
Woow
garimakaabaxdaa
🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢❤
Daflon max dose
🥰🥰🥰🥰
Abuurtii Wacnaydee ilaahay sameeyee AMXAARADA AHAYDEE
Þr3 the 3d
❤❤❤❤❤❤
Made in somaliland eraydii abwaan cabdi qays duriyada gabadha heestaa❤ loo qaaday waa reer burco gobalkii raga❤❤❤❤❤
Waa 20/may/2024 heestan mnta igu horaysa san jeer baan ku ceshtay walina kama daalin😊 quruxdii Africay il io cawri la aw❤
San ahey Nololba Yawmul Qiyama Naturally xoriyad EhEEyE ha OriginalY, ticEticE san ahey Runoo saxan ticEticE Yabsuttly. E MASHAAAAALAH TABAARAKALAH Familyyyyyy
Gabdhahena somaliyed way uqalman maantas Iyo sbbto ah qurux Alaa kumaneystay wayna naxariis badan yihiin alle naxiirte❤❤❤
❤❤❤
AYNIGEEDA dumarkiyo
ASAAGEED ka mudaneey
AFAR suxul ka rooneey
EDEB iyo asluub iyo
ANSHAX lagu hagoogeey
ABUURTII wacnaydee
ILLAAHAY sameeyee
SOOMAALIDA ahaydee
KAA deyran eeduhu AAMIIN
KAA AWDAN ceebuhu AAMIIN
IDAM alle rugtaadiyo
IRIDAAD ku nooshahay
ALHUUMADU ma gaadhoo
BELAAYADU ma aadee
UBAXII dalkaygoo
INDHO kuushii baad tehee
INANTII arligaay
ARAGII wadankaay
IFTIINKII dhulka hooyiyo
QURUXDII ummadaay
IL iyo cawriba LA'AW
AADMIGAA U SHARAF badan
ALLE wuxuu sameeyee
HABKII ugu sareeyaay
UDUGIYO nadiifooy
EHELKEEDA quruxdaay
ILAYSKII cadceedaay
AFAR iyo tobnaadeey
OLOL iyo hilaaceey
KAA dayran eeduhu AAMIIN
KAA awdan ceebuhu AAMIIN
ARAGIYO horjoogiyo
ARLADAAD ku nooshahay
LABADABA amaan iyo
ASTAAN baad ku leedahay
UBAXII dalkaygiyo
INDHA kuushii baad tehee
INANTII arligaay
ARAGII wadankaay
MIDABKII aslanaa iyo
QURUXDII Afrikaay
IL iyo cawriba LA'AW.
Masuul sare halkeedad dhigtay🎉
@@HamzaSharif-n1k Thanks👍
Amaan waa loogu dhameeyay Heestaan Hableheena quruxda badan ee Ilaahey sameeyay.
Gttttttt t va aqttt😂ex
😢Rvvdv p😅h g P
IOU no😅ku
Waaaaw runtaa waaye mahadsanid
From The Dejiya Album Recorded from Sound Gallery Toronto Ontario Canada 2000kii
April 30:2024 ayan cawa hesahan so xasustay khayrban idin rajeynayaa somalay nafar somalilander ah ❤🎉
Islaaaaaaaaam soomali ahey Familyyyyyy ,Nicmaturabi Nicmaturabi
Maasha'allaah Tabaaraka Xadu'allaah
The living legend hassan aadam smaatar
EhEye ha Familyyyyyy jiilbajiil
Aadmiga u sharaf badan alle wuxu sameyee
Marti ba ku dhan waxan sameyay cabdi adan xaad qays❤
Aadanmigaa u sharaf badan alle wuxuu sameeyee abkii ugu sareeyey
Waxaa lahaa dadkii murtida samayn jirey abdi aadan xaad abdiqays
Waa erayadii cabdi aadan xaad (cabdi qays)
69
Ya, EhEEyE EhEEyE Runeey Run badanbadan, Estlyyyyy
Abuurtii wacneedee
Ilaaheey sameeyee
Somalida aheedee
Legendary song hassan adan samater adeer cimri dheer iyo cibaado suuban
I used to listen this song 2009
When day's were bright and the sun were shining.
Ina aden dougsieh salam caleykum
ابداع الزمن الجميل لن يتكرر، ،،، حفظك الله الاسطوره حسن اذم سمتر
Erayadan yaa lahaa sxoayalaw
Noocyadey dumaar facyaashay troonEey lagufarxeeeey
Xuul heesa
Weyan
Xasanbana qaado
Abaawan xulasho wacano
Xuumahana kasara
Sameyo
Xiisabliii
Usodhibay
Xaasano
Wa hees aad uuxulasholeh
Xasan aadan caadi ma aha walaahi
Hassan well done your songs are best
Jij bent da baas love you ❤❤❤❤❤
Like isaar hadaa iga danbeyso oo fiirsooso
2 astan baad ku leedahay
2024 and still a hit
Hestii guntaakaawaraatiyaa
True DEKA. TRUE QUEEN.
#ORIGINALDEKA
Ereyadii Yam Yam
Iyo sayged
Ceyniga dumarkiyo
Edebtiyo asluubtiyo
Abuurti wacneed
Kaa deeran eeduhu
Ubaxii dalkeygow
Time 2030😅😢
❤❤❤204❤❤❤❤
Ihihihihhiihhii.madadbaa. tu ii dhigmato maleh
❤❤
❤❤❤❤❤
0:34 😂😂
Doqoney dadkaa ba iyoiyoiyo dadeeda oo hawl
WA
Muusigii Jimmy alaayacisak
Music ma jimmy baa iska leh
Odayga isku reer london baan nahaye waliba isku xaafad maalin kastaan is aragnaa