SACAD XAMAR TOLA AYEEY TOLA AYEEY AYUU KA LEEYAHAY HAWEYOOW JIGJIGANA WAXA UUKA LEEYAHAY TOLA AYEEY TOLA AYEEY OGADENOOW OGAADEENOOW MUXUU DOONAYAA OO KA MAQAN????
Waa wax fiican laakiin niman Nairobi jooga maxay ka badali karaan geeljireyaal aan diin iyo dadnimo midna lahayn iyo odayaal ka sii xun oo wiilasha is dila ku nool ooxoolo ku hela
Allaha idinku guuleeyo nabadayntas ad ku baaqdeen. Xalku wa kii Alle oo ahaa Qisaas, Qiyaas, Qisaas.. Qisaastu wa nolol ayuu yiri Alle S.W. hadaba Somaliyey kii wax dila yuu ka danbayn kuu dilay. Hadad diidan , waxan Ka dhaxalnay waan ogyahay. Allaha idin waafajiyo dhiig joojin
War ilaahay ka baqa oo diinta waxa ay nafarayso qaata dariskana ixtiraama Nasab Waa diinta islamlanden kan fahma waxay fraysana qaata wixii laga reebayna ka leexata
@@sharafxaaji1047 Ilaahaybaan ku dhaartayee labada qolo midna ma ihi. Ee adiga maxaad ku maagtay ninka odayga ah ee nabada raadinaya? Maxaadse mid kaliya u cayday?
0:20 Fariid ❤❤❤❤❤❤
Sacad iyo wagardhac hadeey hiraan AYN waa marxuumiin ismana dilin, qofkii dila qof magaciisa oo sadaxan hala sheego,
TUUGA KOOFIDA LEH OO LEH SACAD YAAN UGA DACWOODA ASAGA AYAA DULMIGA WADA
Wagardhac nabad bay doonaysaa, Sacad gardarada ka joog fadlan.
Xasbunalahi wancimawakil ilaahoow
did Islam hanagalin ilaahay ha sohadeyo
Adeer .Sacad waa sacad meja rabta uu jijid.warkada wuu dhacay.
Walalnimada islamka allaha idiintuso
Somali waxa kajiro waa cadaab oo Gacantooda ku keenen
Adeer qoyskasta oo somaali ah waxeey raban ineey sacad kuu biiran.xisbigaada ugey haa diwaan geliyeeni
Kulu sheey in yarjiyo ilaa aslihi.Dhalasha magurta.sacad waa madaxda somaaliyeed.Adeer adi warkaado mejo dhaca.baar..
Mashaa allah, walaal arrintaa aan kadhabayno, Wiilasha walalaha ah ee isdilayaa waa ceeb iyo alle ka dheeri
Ugaadeen ugadacwoo wayo sacad waa ugaadeen hadii loo abtiriyo waa cawolyahan
Sacad Habar gidir iyo Ogaden labaduba wa loga dacwon kara
Hadalka abtigay waa nabada Qarniga wiilkaga dil asna haku dilo waa nadeeqi weyday
Kuli Waa walaalo ee ilaahay ka cabsada oo heshiiya oo dhiigiinu Waa xaaraan ee joojiya dasdinta dhiiga bilaashka
Ilaahay ka baqa oo Colaadda iyo isleynta joojiya. Kkeyr bay sheegayaan ilaahau colaadda biyo ha ku demiyo.
War is daaya
Dhulku
Waa idin deeqaa
Mareexaan iyo sacadoow
Qaraabo isku qasban in Aad tihiin
Illaah ha idin Garansiiyo
Maasha Allah, Allaha Aqbalo Nabadaas mid samada laga aqbalana Allaha kayeelo
War Soomaaliyey qabyaalada iska daaya, Somalida oo dhan waa walaalo qabyaalada Jaahiliga ah,ka taga oo noqda umadd dal iyo qaran ka dhaxeeyo ,Sida dunida casriga ah.
Sacad waa niman dhalad ah oo Habar gidir ah ee beenta iyo barobagandada
Halaheshiyo walalayaal 40 sano ayaa isdileynaa aqara ilahey ayaa mesha nasugayso og
Dadku waa walaalo alle Kansas oo soomaaliyee is daa oo qabiil wax idiin tarimaayo ee aakharadiina u tara
Maxaa ka Run ah?
Sacad iyo ogadeen maxaa isu keenay marexan iyo ogadeen iyagaa daarod shegta daarodna ma tihidin
Aadbaan uga helay qaabkey odayaashu u kaftameen
Allahayow Soomaali waxay isu dishay qabiil, mad'hab (Afkaar), iyo xukun, Allahayow beerkooda burcad isu mari. Nabad waa wayday Soomaali iyakaan isu diiday, Allahayow u kharaaree is dilka, is xaqiraadda iyo ficil kasta oo shaydhaan ku farxo.
Maashaa Allah heshiiya
WAR ADEER SACAD WAA KULA DHASHEE NIN CAYR AH BAA TAHEE WAXBA MAREEXAAN HAYSKA DHIGINE ADEER KA SOO NOQO CUMAR DHEEREEY CID AADAN AHAYN WAXBA KU TARIMAYSEE WAXAA LA YIRI DHAR AADAN LAHAYN DHEEF KUUMA NOQDEE SACADNA OGAADEEN IYO HABARGIDIRBA ALLAA KA DHIGAY
Ader Nina nin aan aheyn ma aado Wariyo dhamantiis Lakin oga nin baa hadal kumaagey silicon buu udabaaqtey
Saleebaan siciid ama cayr siciid weligaa ma maqashay😂
@@ibraahimyusuf9677 waa Sacad Saciid Madarkicis Hiraab iyo Cayr oo ah Maxamed Madarkicis Hiraab
Sacad waa ogadeen hadii loo abtiriyaaye waa ina amudaan hadii dhalsho loo raaco.😁 sacad waa ogyahay inuu ogadeen yahay?
Wagar dhac ma saleebaan baa mise mariixan
Waa mariixaan
Wagardhac iyo sacad dadka leh waan la yaabay waligeey ma arag laba qof oo waragdhac ah miyeysan wagardhac mareexaan ahayn mey iska dhahaan mareexaan iyo sacad
Baraxley ayaa gu'doon ku aheyd weligaa xagee ku arkeysaa
Mariixaan iyo Sacad isma yaqaanaan. Wagardhac iyo Sacadbaa isdhala. Ceyr iyo reer Diini waa isdhalaa
WAA NASIIB DARO: odayaal 80 jirro ah oo sheeganaya HORJOOGAYAAL QABIIL hadana QABIILEYSI, aano QABIIL, iyo DIYO RAADIS aan ka BADNAYN meeshii dadkooda ay aafadaan QABIIL ka GUDBIN lahaayeen! Meel BARWAAQO iyo NABAD lehna ku furi lahaayeen dadkaan QABIILKU dilooday!
Hadaladaasi kaftan waayeel oo laba oday dhexmaray buu ahaa.
Dad walaalo ah ilaahay nabad ha dhexdhigo
HADALKA INTA WANAAG HALAGAQAATO ODAYGAAS AFWANAAGSAN BUUKU HADLAY UURKIISA ALLAA H BAA OG
Qof muslim ah oo balan qaaday oo hadana kabaxay waa munaafaq ilahay kafurtay.
SACAD XAMAR TOLA AYEEY TOLA AYEEY AYUU KA LEEYAHAY HAWEYOOW JIGJIGANA WAXA UUKA LEEYAHAY TOLA AYEEY TOLA AYEEY OGADENOOW OGAADEENOOW MUXUU DOONAYAA OO KA MAQAN????
Ilahay Somali nabada ka dhiga wa hawiye wa darood ban ku damany Somali hada nah ilahay Somali jahaliga iyo qabil naga sar ya rabi
Waa wax fiican laakiin niman Nairobi jooga maxay ka badali karaan geeljireyaal aan diin iyo dadnimo midna lahayn iyo odayaal ka sii xun oo wiilasha is dila ku nool ooxoolo ku hela
Illaahayow imaanka nagu sug
Suaal somaliyey ma Kenya Nairobi sacad iyo wagardhac isku dagaal ley miyaa jira mise
Degaanka wey kuwada hadliwayeen
WAR ODAYAHOW GALINSOOR WAA MAGAALO SACAD SACIID WAA MAGALADII KU DHASHAY GEN CAAYDIID GARAAD KUNA BARBAREY MUDUG GALINSOOR WAXA LEH REER JALAF IYO SACAD OO DHAN BAA DAGAN MARKA WAGARDHACE CABUDWAAQ BAAD LEDIHIIN MARKA TAAS OGADA NABADNA IDINKA DIIDAN WAGARDHACE MARTI EDAB LEH NOQDA
Xaarantii baa waxay kudhaxal siisay inaad kala garanayn waxaad leedahay iyo waxadan lahayn.
islaan xiiqsan ayaa tahay
BEENLAY. CAYDIID BALEDWEEYNUU KUDHASHAY, HOOYADIIS WAGARDHAC BAA QABTAY, CAYDIID WALAALIHIIS WAA WAGARDHAC. 1991 BAAD QABSATEEN GELINSOOR. WAGARDHAC QARNIYAY DEGIJIDHAY GELINSOOR
@@falischika6221been iyo xaaran daaima ciduna kugula tartamimayso.
@@falischika6221xaaran iyo been daaima ciduna kugula tartamimayso oo dhaqan baad uleedahay.
Allaha idinku guuleeyo nabadayntas ad ku baaqdeen.
Xalku wa kii Alle oo ahaa Qisaas, Qiyaas, Qisaas.. Qisaastu wa nolol ayuu yiri Alle S.W. hadaba Somaliyey kii wax dila yuu ka danbayn kuu dilay. Hadad diidan , waxan
Ka dhaxalnay waan ogyahay. Allaha idin waafajiyo dhiig joojin
Cumur dheer Waa nin ceyra
Ninkii ceyr imoodahayoow, CUMAR-DHEER higlaan ahay
Aamim
Sacad DHALASHO waa Ogaadeen, lkn DHAQAN waa HG.
CEEYDIID ayaa laga haayaa erayadaas.
Sacad madarkicis Iyo maykahil madarkicis Waa hgidir Nina nimu aheeyd laguma kabo mida kale ogaadeen ma qabiil baa Waa beelo somaliyeed isku yimit from sacad saciid madarkicis hiraab
Beentaa weeye
Orodoroo xoog uga dhig ogadeen.
Daarood ina Doombiro Dir irir samaale. Waxaan oday uu dhallay la aqoon baad ugu horaysay uguna danbeysaa
Ina Doombiro.
Suuliga cadmeed jabartiga
Nadiiya baad isleedihiin.
Ceydiid meel uu ku yidhi maheyno hadii darood yahey siyaad ma baacsadey wallal hadad rabtan tigre baa walalkiina jabrte buu shegta calacka dhaafa donbirada Waa sheeko la suubiyey gedmi wesdy
Allaha nabad dhex dhigo sacad iyo Wagardhac waa wiil iyo abtigiis wadataal ,general Gorod AUN abdile Gorod miya dhalay abtigey
War ilaahay ka baqa oo diinta waxa ay nafarayso qaata dariskana ixtiraama Nasab Waa diinta islamlanden kan fahma waxay fraysana qaata wixii laga reebayna ka leexata
Hadalkaa wacan ee ergada si fiican ha loo qaato
Walleeee soomaali meel Kala jirto .hadda waaa wada ogol .haddana wax si ah
Masha Allah tabrikallah Allah nabda wararaty Allah ha idni dheex dhiigo
sacad waa soo seexis aabo ma leh waa wacal wax dhalay lama yaqaano waa sheegad
Adigaaa wacal ah iyo ibnu
Daarood doobiro
Ilaahay qalbigiina isku bogsii..oo isku kiin soodhawee ya rabbi
Odega sacad buy ku khaldamay, wuxuu moodaya inay yihiin ogadeenkii intu dilo la isaga hari jiray
somali dhulka inad ku heshisan iska ogolaada dilka waxa keenaya waa xoolaha e beeraley noqda iyo ganacsato noqda magaaleeya wadanka is dagalimeysaane saas sameeya
Anigo ceyr Ayan ku Lee yahay sacad waa hg cidna kama baryayo😂😂😂😂
Waxaad xoog ku qabsateen faataxo ma ku dhiibeysaan dadka guryahooda uga guura Gallinsoor kaguura haddaad awooddaan😂
Galin sor hadad leedihin maxa kaa wadey wadiga naftu kugu heyaso dhabad ader dhul ninkii leh baa dagan idinkan koyate tahiin waayo dhul ninkii leh baa dagan wagaradhac hadad nabad rabtan dooxatad daay
Wegerdhac waxaan leeyahay, waxaa la yiri nin Xaaskaaga u socda Gabadhaada guurso kuma kartide, Sacad iyo. Saleebaan dhulka inta idiin hartay ayaay rabaan ee nabadiina ma rabaane Gumaca Rasasta kula noolaada! Muddo bil ah ayaay iyaga iyo Leelkase Goldogob nabad u fadhiyeen, markii aay ka soo tageena rag Leelkase ah ayaay horay u sii laayeen! From Gedo
Wuu Mahadsanyahay Rabbigii aanan Deris nooga dhigin beledaa madmadoow ee Carruurta gowrabaya ee aanan diin iyo derisnimo midna xeerin!
@@Madaxey-r2f wasaq adika diin iyo daris nimo xeerin faqash xabad futada lagala dhaca taqaan sidii siyaad afweyne xadka somalia uga saartey usc oo dhulkoda oo qaxoti tihiin qurun faqash
@@Madaxey-r2f warya wasaq maansha allaahe ma sacad hg baa gaartaan ragii idinka adkaa waligood galinsoor magalo sacad reer jalaf geesiyada ahaa baa leh iyo sacad oo dhan reer qaxaye faqash gado cabudwaq baa ledihiin
dadka dagaalamayo ma kuwa nairobi joogaaaa ma halkaa latago kawdaba laga bilaabo
Sacad siciid madarkicis hiraab.
Odayga xummee TANADE DAAROOD halka gabar ee daarood dhalay goormay xiniinya ay ku dhasho yeelatay. Muuse Samatalis Samaale ayay u ilma dhashay tanadee goormay gabartu wiil naqatay.
Ma aragtay
Af Somaliga iska soo hagaaji, duq ayaa tahay oo isku xishood
Dadka loma gafo xooloyhow sacad ina madarkicis maha
Nabad qeyr qabo ale heyni dhax dhigo dad is dhalay baad tihiine somaaliyey heshiiya oo dagaal ka wantooba nabada naas la nuugo leh nabad baa horumar iyo amni leh dagaal wiil ba dhinte wiil kuma dhasho war jooga dadkii abaar iyo barakac ba daashatey kii dhib geysta shareecada ku fuliya yeysan qabyalad tegin oo naceybku badanin heshiiya markaas cadaalad ayey qolo welba heleysa
Hubka hala ga wada dhigo
Odeyga Wagardhac waaa munaafaq
Hadaad heyso waxa aad nabada ku dareyso haddal. Haddii kale afkaada huurada leh dadka ka daa.
@@yaakcon ma nabad baa laga hadlay waaba lays balan saday adiga maxad ka carootay ina Cumar dheer kii lumay maa tahay
@@sharafxaaji1047 Ilaahaybaan ku dhaartayee labada qolo midna ma ihi. Ee adiga maxaad ku maagtay ninka odayga ah ee nabada raadinaya? Maxaadse mid kaliya u cayday?
@@yaakcon Waan ku gu raacay walaal, waadna saxan tahay 10o% odaygu nabad buu doonayaa 100%
Adaa munaafaq ah.
O'Day qalad baa ku jirtaa nabad ma dooneysi Wala iska dhicinaa