Xogihii udanbeeyey Sakariye Jakarta iyo Cali Duul duul oo Lagu Dhagan yahay
Вставка
- Опубліковано 23 лис 2024
- Maal TV Ugu Soo Hagaag Xogo Cusub oo kaa qarsoonaa iyo Murti Madadaalo Wareysiyo Xiisahooda wata kuna Taxnow Bogaga kala Duwan ee Baraha Bulshada
/ @maalchanneltv
Ha ilaawin Subscribe iyo Like Share
Maal TV isaaq oo dhan ayaa ku jecel maanshalaah
Wàar iisaaqo maaxa idinkaal jeejeediyay waalidin taashadaye Somaliland guul guul insha Allah
I salute you for your bravery! Geesi baad tahay runsheega oo dalkiisa jecel! Issaqna waa inu mid noqda..waa runta...mashallaah!
Waad Mahadsanid tahay Wallaal.Runtood wayey wiilisha qashay marxuunka Allah ha u naxriiste iyo Garaadadoodna waayo Isaaq Makala jecla. Waa Nasiibdaro inay dhuuniqaatayaa magacii Garxajis Dhul ka la dhacaan oo ayey ka baan sheegan
Maal TV, Noolow. Cimriga Ilaahay ha kuu dheereeyo. Geesi Qaran.
Maan Sha alaah guul guul soomaalilaan
Mashallah Tabarikalla guuuul soomaaliland guuuul ❤️❤️❤️
MANSHA ALLAH WAA RAGII LAYAQANAY WAA RUNTAA DAROOD WUU WADA SOCDAA EE MAXAA ISAAQ KALA REEBAYA. DAAROD IYO DHULBAHANTE ISAAQ MA KALA JECELA.
Maal tv Guul iyo gobanimo alah ha kuxafido
Dhiiri Heli dhalin yarada isaaq Abwaan halkaa kaga hay❤❤❤❤
Maal TV abwaan Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤❤❤❤ Guul soomalilnd 💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️💪💪💪
Masha Allah.
MAAL TV GEESI❤❤❤❤❤
Subxanallah Illahay ha u naxariisto
Waan run .afarbiidhi qaate ayey ahaayeen...
abwaan caqaayad geesi inader nolaw keep going
Inshallah Guul Somaliland
Maal TV Geesi Libaaxa libax dhaley geesi qaraan ❤️❤️
Ilaahay darajaatul fardoos al aclaa dhibka hakga maydho inankaa.
Tawfiiq ilaahay ha ina siiyo Aamiin aaamiin aaamin
Huwan isaq wa uisaaq
Garxajis saraakiishii ugu saraysay ayaa walaahi ku dhintay anigoo habar awal ah ayaa ku dhaaranaya waana xaqiiqada dhabta ah
Maanshalaah garxajis la,aantii waa abaar
You right Abwaan no mag noo day xun oo nabad aan cidi la wadin ku baaqaya
Waar Raga ha hoosaasinina 🛑🤫
Ax Ax isaaq iyagaa isku muuqda ee ma arkaan cadawga uheshiiyay
Xaji isdeji meesha waa kaftanka siyaasada Somaliland. Cali Duul Duul beeshiisa wuxuu gaadhsiiyaa in badhkood huwan iyo Ictisaam yihiin.
Saxweeye.
Reer Somaliland Huwan dalkeena way ku soo Duushay. Bi’iwaa Somalilanderow waar kaalaya dalka nala Difaaca. Balantu WALAAHI waa Garoowe.
Waa wasakhiin kuwaasi...waana dhaqan xumo....waaa Edeb daro..
Sxb cali cidmacaayo ee up kaftamaa ee caadi iskadhig horaad usocotee dib ha isucelin geesi guul 👍😊
Somalilaan cadowgeedo hajabo isaquna ilahay ha tuso Awoodisa
Geesi qaran
Allaa i kehe Abwaanku (Maal Tv) runbuu sheegayaa, waana waano muhiim ah oo dhaxalgal ah, oo ay tahay in qiimahay leedahay lasiiyo, haddii kele oo waxaa uu ka dayrinayo la tix gelinwaayo, goor ay fogaatay oo ay fogaatay ayaa la cataabi oo la calaacali.
MAARKA HOOR BAA NIIMANKAN DHULBHANTE CADAWADA BAA INGA DHAXEYSE MAXAYE HABARYOUNS UU QUUDNYSE MEEYE KUU KALE JACELYAN ISAAQA WAA ISKUGU MIIDE
Ixtiraamku wàa horumarka umadaha iyo isku duubnaashahooda
Somaliland ha noollaato adiguna noollow. Geesi Qaran
Sax sax hadaad Abaartay Runta waa in aan hilib loo labaryin waa in aan halkooda loogu tegin
Aslcaleykum inaadeer waa Runtaa soomaaliland ha noolaato guuleysta guul.iyo.gobanimo inshalaah guuleysta alaahu akber ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ isaaq waa isaaq meela walba uu joogo ilaahow cadawga umada Reer Soomaaliland cadawgeena jebi alaah maa aamiin yaarabi Alaahu maa aamiin yaarabi
Well said adiir
Wlhi waaaa runtiiseciro wuuukuqaldamey qofkaassyarri ano wadani neceb Hadana kaayar waan taaageeralkn wuuuu iskyxaaarey wlhi waxaaso kale waaceeeb
Abwan qaliya amiin
Mahadsnid muwadn
wa runtalabadubaway edeb daran yihin dowlada ha ka qabto umada iyaga iyo kuwa lamidkaah
No personal attack.
Waa ceeb ! Isaaq in uu walaalkii Isaaq u faano maaha, in uu caayo maaha ! Bawdyo walaalo maalinba mid baa qaawan. Walaalkaa Shiikh Isxaaq ka tafiirmay ee aydaan ilaa Qiyaamaha meel na ku kala tegayn maalinta uu daganyahay talo naseex ah iyo taageero iyo waxtar uun buu kaaga baahan yahay !
Reer Somaliland Salkeenu waa Dimuqraadi. Xisbiyada Qaranka iyo Ururadu waa qayb ka mida Hay adaa Qaranka. Fadlan Aflagaado ma geyaan. Waynu kala Dooranaynaa ee ma Af-lagaadaynayno Hayadaa Qaranka.
Sekeriye Jakarta Inuu Inta Kafiicanyahay baanmoodaeye
Waa mashruucii ina Bixii iyo Kaahin
Allah dhiiga islama Co ilahayoow kala qabooji oo bogooda burcad isu mari
Sakariye jakaarto waa khaayin burcooy iska qabta
Waa sidaa mujaahid
Sxb Suldaanada Garxaajis ee taageera Wadani ayaa Huwaanta walaal ka dhigta doqon Ciro ka ma hadlo
Abwaan caqaayada rageedii 👍
Waaruntaa ee Afku kumagoo geesibad tahay❤❤❤
DHULBAHANTE INTEEYE NAABADA KUUGU YEELYN COOKDA KUUGU MAA YEELAN WAA YEE DAADA CUUNE
Acuudubilaah kuwani waa dad qalo Yaahuuuuu⛔️🤨
horta ibraahin cayidiid mooyee ningarxajis ah oo dhiigu shaqyiinayaa waa yar yahayi wixii u
Cali duulduul Odayada laaleeg edhulbahanye Qori bay sixteen Isaguna Caybuu wataan Waa farqiga udhexeye dhulbahante iyo Cali duulduul
Hubka casriga ahi ma midaan so dhamaan baaa ,
Maal'ow inuu Sheekhi Gadhka Casa Ku dhaley waa hubaal.
Ha Joojin Guubaabada inadeer.
Allah yarxamah awoowo sh.isxaaq intu dhalayna bogooda burcad isu mari
Taasankuguraacsanay wallaahi bilaahi hadan dhacdowalba dhacdadeeda lagagajawaabin wa wado halaqmareen dadkan wa inmeellayskasara ilaaqiyaamihii ayad wankii ciida ahaydeen ogeeswalba sidalaydinkugawracaye
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Geesi qaran Guul somaliland
👍👍👍👍
indhaha aynu ku Arkayn inan yar oo sawir la wareegaya miyaanay.Arkayn Cadawga.kula nool dhexdeena
Kan yari waa inuu joojiyo is nacsiiska umada
❤❤❤❤❤
بسم الله الرحمن الرحيم اعوذ بالله من الشيطان الرجيم حسبي الله ونعم الوكيل على كل طالم
Sakariye iyo Hebelkeey duul duul ha iska Caytamaan waxay yihiin bay sheegeen harana waa loo Ogaa.
Geesi, illaahaw noocaaga noo badi.
Ok
sakariye iyo cali haku meereysane wixii la idinku sheegayey ayad weli wadaan ragii ninka idinka dilay ku mashquulaa calacal looma bahna yusraay
Mujahid Caqaayad wallahi indhahayga ilko cadho ku jirto ayaad ka keentaye, magacaa ha jiro. Waa Tolla'ay ciilka Isaq caadhka ma iska jaraa
Kuwii Hargeisa lagu dhex khashay ka waran
Ceeri gabo wàa in axmed mire to deal with them warsangale wàa nuux cumar oo ah grabsare
Dawladda Somaliland ayaa ka masuul ah nabadgelyada muwaadiniinta
Shekhaw arimaha cidanka war hakadhigan
Abwaan , Indr Garxajis waa Guurti nabad jecel nabad waxaad ku wayday colaad laguma hello,
Dhulbahante waa tolkeen,
Waxaa ka xun kuwan calancasta ah, ee wixii ay Ummadda ku sameeyen aad Ogtahay 1994kii ayaa wali xumayn ka taliya, Hablaha Garxajis Buug ayey ku qoreen, jeel ayey 25 halood oo isku xidhan ku xidheen, waa kuwii naasaha la’aadka ka la’dhacaayey,
Waxay inoo bixiyey Cadwga Gudaha,
Abwaan isdaji, Dalka markaynu qaban I waa la khayr I,
Nabad Nabad,
From
Garxajis Woman 🎉
Ind gabadh ama nin harti oo laandheere ah ayaad tahayee ha is qarin 😂😂😂😂
walahay daroodka hj iyo hy ba y isaqa ugu neceb yihin iyaga afkooda ka sheegaa waxay aaminsan yihin in laabdasi afwyane dumiyeen aduunka ayaay inoogu neceb yihin inagiina waxa la inaga soo tagay wa walaheen wa dadkeeni wa somaliland walee wmalain baad arkaysan inankas rabi ha u naxarisito kuwa dilay akahiro iayaga baya lakiin ragan faqashta waay noo tashaden inanugan walalo ayanu u aragna shaydamin weye ha loo diryaargaroobo
Gacmaha Isaaqow Is Qabsada gees u wada Jeesta
Aad baan kuu salamayaa waxani dad maahee waa aalad qof ku shaqaysto yoolka ama rasaasta hays kaga khasaareyn yaa geesi
DHULMAHANTE NABAD DIYAAR UMA EHEE SIDA GAALADA HALOOLA JIHAADO MAGAALOOYINKA ISAAQANA HALAGA SIFEEYO
Abwaan cali duul duul waa nin yara fudud lkn caloosha waxba kuma haysto ee anagaa ciro rabna codkana siinayna ee nagu qaado cali anaba 10 afka reerka wadani kuhadlaa nacaayee😅😅😅😅
Madaxwaynuhu wuu waalanyahay ma ka hadashay
Kuwa Burco jooga ee reerka dhulbahante waa naqaanaaye
Alleylehe run baad hadashay. Geesi reer sheekh Isaxaaq u damqanaya ayaad tahay. Noolow yaa ibnu camii.
Ninyaw nin weyn oo waaya soo jiraad ahayde
Ma xiligii beesha dhexe isku muuqmuuqanaysaa adna aad gaadhay.
Abwaanka la yaabi maayo odaygan duul duul wuu ka badbadiyay markasta reerka garxajis uun buu caayaya cidi uma jawaabto xishoon maayo waana oday wayn
🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿❤️💞💞💞❤️🙏🏿🙏🏿👏👏👏🦾🦾🦾🥰👍🏾👍🏾👏👏❤️❤️Guul garxajis isaaq waa mid ee fadlan Kala faquuqa iska daaya
Abwaan Cali Duldul waa maadeeyaa qofna ma cafiyo 😂😂😂 waxaas Run ha moodin 😂
Adeer cadowga gudaha kuwii ino bixiyey miyanay ahayn isaaq aad sheegeysa???
Sakariye wuu qaldan yahay dee
Sanaag ma hooyad ayaa leh war labadad tulo kahadal
Runbad kuhadashay isaq badan ayaa uniikinaya huwan
siyaasiinta kuwa isku sheega garxajska sheegta yaa magcii nasbkii xitaa dalkii wixiiba wayi ka bedeleen
Cadowga idoor ha jabo insha allah
Adigu jab in shaa Allah
Guul somaliland salaanAbwaan
Bari hore ayaanu ciro ugu ridi lahayn wadankana uu xukumi lahaa hadaanu arki lahayn garxajis badanoo sidaa u hadlaya lkn walahay Garxajis inaanu sidiisii iyo si u dhaw toona ahayn ee Abtiyaal magaciinii soo celiya anaguna hadaanu hj nahay idinkama maarano isaaqa kale oo dhan inagaa isu dhaana lkn sidan Wax wayn ka badala
Waar adigu kaaley furinta 🤣🤣🇸🇴🇸🇴
inikuna mid dhuqbahana so qabta oo isago nool gogoya dee warku wu dhanyay
Waryaa sakhraankii malacagtii muusaa woxoogaa iftiina u yeeshey
Fatalnimada haa laa jojiyo ee cidan qaranka laga so dubayoo gadidkogaa
Waar Garxaajis runta haka xanaqiina Cali Habarjeclo wax u ma habeeyo Jakartana wuxu jeegay waa run o Ciro doqonimada ayuu ku abtirsada waayo ilaadisi iyo toolkii ayuu buurta saaray
qayaad ina ader libaax ba tahay somalland kala qaybin uma bahaana muxaafid iyo mucaarad waa dadkeena