Ciidanka Israil O Rafax Ku Dhiban| Khilaafki Qarsanaa Banaankuu yimid| Iran O Goodisay & Mareykan
Вставка
- Опубліковано 19 чер 2024
- Khilaafki Qarsanaa Banaankuu yimid| Ciidanka Israil O Rafax Ku Dhiban| Iran O Goodisay & Mareykan
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212.com/invite/12i...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment. - Розваги
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dr casiis duwek .
Waxuu ku dhamaystay nolashiisa xabsi ilahay hakuugu bedelo sabirkaaga iyo dhibka cadowgu kugu hayo ajar iyo xasanaad aandhamaanayn sh casiis miskiin waa cumri ilaahay ha ku xafido.❤
wad ku mahad santahay sida quruxda badan oo aad inogu faideyso
Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda inshaa Allah Guushu wey dhawdahay yahuud weey jabtay isbiruu yaa ahlul khasa
Asc shiikhow ninkaa qur'aanka barashadiisa xayeysiinaya waa kii lahaa hadhowbay waan isdhalay iyo qaraabo ayaanu nahay sheegi markii laascaano fidnada lala soo galay isaga oo idoorka u jeeda cida la xidhiidhinayaana in ay qaraabada tahay dafirsan!!! Waxa qabyaaladu qur'aanka uga saraysaa marka somalida la eego waa barako beelooyinkan intay diinta barteen qabyaaladiina xanbaarsan!!!!
Ilaahow ugargaar Reer falastiin specially dadka sijinka kujiro aadey udhibanyihiin ilaahow ugargaar Rabiyow❤
Allaha isku diro sheeyaadhiintas shacabkii masaakiinta ahaa xasuuqay adiguna mahadsanid sheekh mohamed
Wacalaykumu salaam wrt Dhamaan SALIGA NABIGENA WALAAL HAHILMAMIN (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN اللهم صل وسلم علي النبي الامي وعلي آله واصحابه
Waxaan ka cabsanayaa in Xasan sheekh uu Israel tuugsi u aado ileen wax celiyaaaba majiraane kaliya wuxuu dhuuntiisa mariyo ayuu rabaa from berbera northern somaliya
XasAn.kafuqa.ilaaheey.afkiina.iyo.ishiina.hakabadbaadiyo.daaroodka.inta.qabyaalada.dilatey.kow.uuka.,yahay.dulmi.doo.n.hawiye.nacayb.waalagujabaa😊
Videogaagii hore socaac ayaa lagu furay waxba kamaaanaan arag sh maxamed
Jazkallah khayr
آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين
اللهم صلى وسلم على نبينا محمد
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen falastiin
Maashalah tabaarkalaah
jazaka all h
dhibaato allaha ku rido in shaa allah
Wcs walaalkey dulmi diid qeersheeg mahadsant ❤❤❤❤
Asc allaha ku xafido israa iil allaha wiiqo awoodeda allaha ka dhigo mid dhinto mid dhawac mid waashay allaha weyn awoodisa ha ku burburiyo insha allah
Allaahu Akbar
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته
Sheikh mohamed awayay courses barshada wali madi yari neysaa
Jawab ان شاء الله
It's prank
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
Alle ha isku diro
Allah caawi xamaas maqawinda Alqsaam 🤲🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲
❤
Guuuuul. Falastiin. Isha allah. ❤❤❤❤❤❤❤❤
Is-diidmo ayaa ka muuqata saraakiisha Israel iyo dawladooda allaah ha isku diree.
Scw scw scw scw scw scw wcs sheikh wacaleikum salam falastiin free falastiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸 respect yamane victoire
waa rusheynta ku badi oo burburi
Sheikh Dulmi diid away Koorsadii
Waa khiyaamo mareekan iyo israaiil Isla ogyihiin
Qofki ugu horey❤
Allhmdull 🤲
Aan ku Salino xabiib keena mohamed SCW
Waa afkii masar halka ikhwaanul muslimiinka
Waa inaan odaga oogu ridnaa
Course dii meeday ustaad
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته، ❤
walaalkey Qaado ama ka tag.
Ka dhig kanaalkaaga mid faa'iido leh adoo dadka baraya tawxiidka iyo caqiidada saxda ah. Siyaasaddu dadkeeda ayay leedahay, arrimahaas oo dadwaynaha lagu mashquuliyo waa wakhti lumis. Illahay hakugu guuleeyo
SUNIGU XAGUU JOOGAA XAMAASBA WAA SHIICO WAXA U HIILINAYA AMA HAYARAATO AMA HABADNAATEE MA AAKHIRAY CIIDAMINAYAAN SUNIGU MISE WAA AF KU XOOG LAYAAL ISLAAMKA U XINIINYO WAAWEEYN
Xgee kuu mari coursesdiii shiikh
Lacagtayda adaa qabto ii sowdir 1000dollar
Natan Yahu waa maraykan
Asc shiq maxamed
Scw scw scw scw scw scw scw scw
Ilahayow isku dir oo isku jabi yuhuuda
Asc sh maxamed away koraski miyaad ilowday sh khayr allah hakusiiyo ee no so dadaaji
❤🇵🇸
Sheekh arintan aan horay usoxusay please kasoo hadal Somalia 🇸🇴 waxay lashaqaysaa sirdoonka maraykanka sida Emaratka okale.
🤔🤲
waaba ay bilaabeen miinooyinkii dhulka ay xamaas ku xabaalen ayey ka saareen police 👮♀️ falastin kheybta ay gumeysato
waxay rabaan iney dhulka la simaan Rafax guryahooda allaha ka qabto
Wasida dowlada somalia iyo iskaka horkeneen xaragadada shabaab
Daaniyal hagaari alaha hoojiyo oo haawiya ku rido iyo haadaan
Somalia 🇸🇴 maadaama ay Maraykanka lashaqayso ma la orankaraa dhibaatada Falastiin qayb ayaan kanahay?
Dadkeena ILAHOW xaqa tus.
Waa inan heer maamul iyo heer federal aan Maraykan iska cayrino.
O xisbu Allah ma shica ?
Iiraan iyadaa dhistay kooxaha islaamiga ee israaiil ladagalamaya
Www
Asc sheikh
Iran 50 ka dhor ayey dhihi jireen
Israel waa tirtireena
Amerekanka iyo Iran Israel waa hal hadaf
dadkii waxaa ka soo munafiqad mise waa dadka somaalida shico shaqadeeday wadataa suni isu sheegii waa sidee maxsy ku tashadeen wali dhaga ma tuureen
that I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~««😢🎉😢😢😢
d
anga waxa no Dan ha In Israel iyo markan isku dhacan o Israel laga qaxiyo bariga dhexe falstiin in godominka laga qaado
Wax iibaxay aan iska horkeeno ayga dhexdooda ..ogaada waa wax maanta somali haysto.micnah maryooley qabyaaladeed waa mashruuc ay ajnabi uu ka dambeeyo
WWW❤❤❤
Sheikh dulmidiid shaqaa inoo taala kasoo hadal ceebta taagan tartanki xildhibaanad Fowsiya aden eey u gashay kursiga gudomiyaha midowga Afrika uu madaxeenaha iyo raisul wasaaraha ku dhaheen ka har oo u tanaasul dowlada jabuuti hada kahorna looga reebay Kenya tanoo kale looma dulqaadan karo 😡
Qosolka joji, wax lugu qoslo majiro. Muslim ladilayo wax lagu qoslo maaha
Suuniigi ayaa duuli fuulay
Lubnaan ha iska sifeeyso iyo dhamaan wadamada slaamka ah ku udeego cadowgooda oo dhuuni qaatayaasha ah
Qabriyada.if.iyo.aaqiro.kasoo.biloow.sheekada
.teeda.kale.kafuq.dowladaan
..markaan.kufiirsaday.sidaan.kuu.arko..and.ayaad.qabiilayste.utahay.naga.daa.sheeka.daaroodka😅
walaalkey Qaado ama ka tag.
Ka dhig kanaalkaaga mid faa'iido leh adoo dadka baraya tawxiidka iyo caqiidada saxda ah. Siyaasaddu dadkeeda ayay leedahay, arrimahaas oo dadwaynaha lagu mashquuliyo waa wakhti lumis. Illahay hakugu guuleeyo
dadkii waxaa ka soo munafiqad mise waa dadka somaalida shico shaqadeeday wadataa suni isu sheegii waa sidee maxsy ku tashadeen wali dhaga ma tuureen