Halistaan Hadaad Adiga Sameyso Jooji Ama Cidaad taqaan Hadey Sameyso U sheeg Iney Joojiso si deg deg

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 33

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips  2 місяці тому

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.net/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @HasanAli-zj5cg
    @HasanAli-zj5cg 3 місяці тому +5

    SHEEQOOW KHEYER ALLAHA KU SIIYEE
    ANIGA MAAD IGA HADLEEYSAA
    WALAASHEEY AYAA DHIBKAAS IGU HAAYSO WELIBA ANIGA OO SOO GACAN QABTAY ILLA ILMAHEEDA JAAMACADO KA SAARAY MAANTANA EEY ILMAHEEDA U SHAQEEYAAN
    WELIBA WALASHEED KALE EEY DHIBKAAS KU GEEYSO IYO WIIL EEDO EEY U TAHAY ABAIISNA HADA XANUUNSAN YAHAY MARKII UU CAAFIMAAD QABAYNA BIILI JIRAY
    IYADA XAMAR AYEEY JOOGTAA 20SANO AYEEY CUNEEYSAY XAQDARO

  • @ubahjimale8666
    @ubahjimale8666 3 місяці тому +4

    Arintaan waa arin mudan in laga hadlo
    Dadka oranayo waalidkii magaciisa lagu sii haynayaa o dhaxalka la qaybin mahayo way ku qaldan yihiin siday Aniga ila tahay waayo waalidka dhintay magac iyo xoolo aduunka yaala uma baahna balse in wax loo sadaqeeyo o loo duceeyo ayuu u baahan yahay

  • @fadumamohamed7231
    @fadumamohamed7231 3 місяці тому +1

    Yes I was just thinking about yesterday. Thank you for putting light on.
    Some people they never go through the process of dhaxal. And a lot of people who would take the dhaxal passaway. My grandmother passed away about 42 years ago and dhaxal didn’t happen yet.

  • @fahima6186
    @fahima6186 3 місяці тому

    ACS SHEI DULMI DIID🖐️ waxaan doonayaa inaan kulasoo xiriiro oo arrintaas dhaxalka arrin kusaabsan kaala hadlo meelaan kaalasoo xiriiro ayaan rabi lahaa انشا الله 👍🏼

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 3 місяці тому

    Jazakallaahu khayr sheekh maxamed

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 3 місяці тому +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @markaawi750
    @markaawi750 3 місяці тому +1

    Aniga xataa dhaxalkeyga waa lacunay caadi ayey noqotay midaas

  • @AhmedcshakuurAadam
    @AhmedcshakuurAadam 3 місяці тому

    Shiikhunaa mida kle aad katagty ayaa jirty waxaa kamida inay dhahaan dhulka qiimihiisa intuu kordhaayo aan sugno

  • @kabarodadkasaaxiibkaa5165
    @kabarodadkasaaxiibkaa5165 3 місяці тому

    sheekhow Tusale ahaan: ninka dhaxalka ilaleh hadii uu yahay nin lacag leh uunasan iwaydiinin anigana iskadaganaado marka maa in aan ujaro qaybtiisa haduu isiiyana aan arko hadii kalana uu haysto uunbaa.

    • @Rarisasa6846
      @Rarisasa6846 3 місяці тому

      Isagaad usheegeysaa inaad hantidaas uheyso ikhtiyaarna uleeyahay inuu qaato ama uu kuu daayo. Haduu kuu daayo adigaa leh haduse waan rabaa kudhaho waa inaad iibiso guriga aad qeybtiisa siiso hadii kalena qiimaha wuxuu heli lahaa bixiso haduu kaayeelo gurigana deysato. Wallahu Aclam

  • @stefankuber2132
    @stefankuber2132 3 місяці тому +10

    بارك الله فيك تكلمت عن مشاكل نحن فيها لنا بيت في مقديشوا واليمن ومن سنوات تعبنا من إخواني اللي في اليمن والصومال ان نقسم البيوت ولكنهم رافضين والمشكلة الكبير الظلم الذي في يلدان العربية والاسلامية مافيش محاكم وقضاء عادل ممكن تصبح من المحاكم عشرة سنوات ونحن ليس لنا فلوس . حسبنا الله ونعم الوكيل . ملحوظة . الحروب في بلداننا سببها الظلم الذي فيها

  • @mireawale
    @mireawale 3 місяці тому +2

    Arinta shiikha shegay waa arin jirta halaga waantoobo, qaadana talada shiikha.

  • @xumeyraqaali
    @xumeyraqaali 3 місяці тому +1

    Habarirteey ilmeheeda aabaha dhalay waa hantiile bakaaraha laga yaqaano lkn Waxaa kabaahan ilmaheeda oo ah bahda ugu yaraa hantidiina kuwii waa weynaa ayaa haayaan oo biilka xitaa uma ogola ilmahaas yar yar waliba kuwa xanuunsan ayaa kujiro oo qaliimo ubaahan ilaaheey cadaalad hakeeno somaliya cadaalad mataalee 😢😢

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 3 місяці тому +3

    SHEIKH MAXAMEDOW KHAYR ALLAH HAKU SIIYO ANIGU ANAGOO YARYAR AYAA DHAXALKII NALOO QAYBIYEY LKN WALALKAY OO NALOOGU DHIIBAY AYAA WADA QAATA WAXBA NAGAMA SOO GAADHIN.
    WAXA KALOO JIRA XOOLO AAN LA DHAXLIN OO LASIIYEY WALALKAY LKN KU JIRAY DHAXALKA DIINTU MAXAY KA QABTAA IN XOOLO DHAXAL AH QOF GAARA LASIIYO
    ANIGA 1 SANO AYAAN JIRAY OO WAXBA LAGAMA WAYDIIN

  • @XXx-xp8ll
    @XXx-xp8ll 3 місяці тому +2

    Waalidka ku wareejiyo hantida wiilashooda inta aysan dhiman ee dhaha gabdaha niman ayaa qabo dhaxal iguma leh Sheikh arintaas ka soo hadal.

  • @MuxyadinMacalin
    @MuxyadinMacalin 3 місяці тому

    Sh ibraahim waxaan kutalinlahaa inaad nagajoojiso camerada meelaha aad kusiijeediso
    Markaad duubayso video

  • @HabiiboMohamed-k2p
    @HabiiboMohamed-k2p 3 місяці тому

    Waydjden onaygadaan guryaha beraha wilasha ayaa diiday gabdhajana waawaa yelo

  • @MuxyadinMacalin
    @MuxyadinMacalin 3 місяці тому

    Sbbtuna waxaan isleehay waxaad sabb ugunoqonhaysaa inaad jeclayso dhalinta wadamada shisheeye ficil ahaan adoo nooga diga inaan aadno wadama shisheeye

  • @HabiiboMohamed-k2p
    @HabiiboMohamed-k2p 3 місяці тому

    Aabahay 1981 dhintay anagoo labo bahood ah beer asendo ah iyo guryo ayaa nalodiday hooyo iyo wiilal nalanashay

  • @fadumomohamed8962
    @fadumomohamed8962 3 місяці тому

    Asc sheeq Hadi ay jiirat niin 3 xaas ilmo udhaleen o isaga dhiito o ilmo saqiro joogta hati katagay ee kuwi waawenay ee leeyahiin halagado hatidani ilmo saqiro Johan oladodo ilamahani haqagarano ladhaho daabi miiya sheeq

  • @leyloshcali2376
    @leyloshcali2376 3 місяці тому

    Allaah umada xaqa ha tuso kuwa heysta xaqa dadkana allaha u fududeeyo iney deyn baxaan.

  • @abdisamriye8049
    @abdisamriye8049 3 місяці тому

    Run waaye dad saß yeelo wey jiran lakin ma ficno xolaha walidka ka dhintay in la dhaxlo Aa wanagsan magaca walidka in aad ku xasusato hadi ad rabto adiga gado

  • @shukrimoalin448
    @shukrimoalin448 3 місяці тому

    Jazaakalaahu khayr.
    Aniga iyo labo gabdhood oo walaalahay ah ayaa nalaga soo diray.
    xoog baana nalooga haystaa dhaxalkeenii.
    Sheekhow inaan kula hadlo baan u baahanay. ii soo jawaab fadlan

  • @bario1091
    @bario1091 3 місяці тому

    Sheikh hadii dhaxalka hoyo noga taktey gabdhaha wallaleyga masin karnaa maxayeley saaid ayaan ujeclnahay waxana isku ixtiramna sidan ukala weynahay marka waxba mano kala sarno waxan anigaleyahay wan isla wadalenahay hadii anrabo somasiinkaro gadhaha iladhashen

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 місяці тому

    Jumca mubarak Sheekh Mohamed

  • @fadumamohamed7231
    @fadumamohamed7231 3 місяці тому

    Yes I was just thinking about yesterday. Thank you for putting light on.
    Some people they never go through the process of dhaxal. And a lot of people who would take the dhaxal passaway. My grandmother passed away about 42 years ago and dhaxal didn’t happen yet.

  • @ruqiyoese1193
    @ruqiyoese1193 3 місяці тому

    Sallallaahu calayhi wasalam

  • @MuxyadinMacalin
    @MuxyadinMacalin 3 місяці тому

    Asc
    Tallo bixin

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 3 місяці тому

    احسنت الشيخ محمد 👍

  • @rahmamigil3369
    @rahmamigil3369 3 місяці тому +1

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 місяці тому

    Wcs wr wb

  • @abubmahdi
    @abubmahdi 3 місяці тому

    ASC
    Arin aad u fiican ayaad ka hadashay. Alaha kaa ajardiiyo.