SOOMAALIDA KENYA | KALA CARAR | NIN WALBOW NAFTAA ( ISLII )

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024
  • SOMALIDA KENYA | ISLII MAXAA KA TAAGAN? KALA CARAR
    Kenya finance bill updates: Tear gas fired at protesters after Ruto U-turn.
    ⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
    ‘Julian Assange is free’: Wikileaks founder freed in deal with US
    Assange to plead guilty to one charge of espionage and return home to Australia after decades fighting US extradition. WikiLeaks founder Julian Assange will plead guilty this week to violating espionage law in the United States, according to court filings, in a deal that will end his imprisonment in the United Kingdom and allow him to return home to Australia.
    Assange, 52, agreed to plead guilty to a single criminal count of conspiring to obtain and disclose classified US national defence documents, according to filings in the US District Court for the Northern Mariana Islands.
    Nasrallah says ‘no place’ in Israel would be safe in war, threatens to target Cyprus
    In televised speech, terror leader claims Hezbollah does not want total war but is prepared for it, will not halt fighting until permanent ceasefire is reached in Gaza SOURCE: www.timesofisr...
    SOURCE: • Prof. John Mearsheimer...
    Israelis displaced by Hezbollah attacks will return home ‘one way or another’, says Hagari
    Here’s more from Israeli military spokesman Daniel Hagari’s statement earlier, where he warned that Israel is on the “brink” of “wider escalation” amid “increasing aggression” from Hezbollah.
    Kamala Harris: 'Muslims in America have endured a disproportionate number of hate-fueled attacks'
    In a message for the Muslim holiday of Eid al-Adha, U.S. Vice President Kamala Harris said the country has "witnessed an uptick in anti-Palestinian, anti-Arab, antisemitic, and Islamophobic incidents" over the last eight months.
    ⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
    Israeli forces batter central, south Gaza as tanks advance in Rafah
    With a renewed ceasefire push in the eight-month-old Gaza war stalled, Israel bombarded central and southern areas again on Friday, killing at least 28 Palestinians, and tank forces advanced to the western edges of Rafah.
    U.S.-backed Qatari and Egyptian mediators have tried again this week to reconcile clashing demands preventing a halt to the hostilities, a release of Israeli hostages and Palestinians jailed in Israel, and an unrestricted flow of aid into Gaza to alleviate a humanitarian disaster. But sources close to the talks said there were still no signs of a breakthrough. (Reuters).
    HRW says will welcome UN decision to add Israeli army to child-harm blacklist
    UN Director for Human Rights Watch Louis Charbonneau says if the UN decision to add Israel to a blacklist of countries that harm children was true, it was a “thoroughly justified” step.
    The annual Children and Armed Conflict report from UN Secretary-General Antonio Guterres is not due to be published until June 18.
    However, Israel’s UN ambassador, Gilad Erdan, went public after receiving notification of Israel’s inclusion on the list of countries that do not take adequate measures to shield children from conflict.
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

КОМЕНТАРІ • 120

  • @hashim9764
    @hashim9764 3 місяці тому +6

    My grandfather , my father were born in kenya, i consider my self Somali Kenyan but how ever i never liked Nairobi because i never felt safe in Nairobi, we were only few Somali families in Nairobi mostly the Issack clan who were spread out in isiolo, Nakuru kisumu kakamega, and other Cities, for what ever reason while the other Somali tripes were mostly in North eastern (Garissa,Wajir,Mandera).Personally the north Eastern is the only safe place to be.The Kikuyu's were always waiting for this moment, they think that their land is taken by the Somali People. Long story short the irony is that we never learned our lesson, building somebody's else town at all cost.We all knew this was coming.The stories i learned from grandmother gave me enough lessons. Anyway i wish Kenya the best i love my Country most of my families are still in kenya and part of the Political system but all in all it is time everyone goes back and invest in their towns and villages. Peace and Love

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 3 місяці тому +9

    Bismi allahi raxmani raxiim. Allaha qaboojiyo arrintu ma qurux badan

  • @AbdihafidMaalim
    @AbdihafidMaalim 3 місяці тому +5

    wa idin salame brit tv!! as we are Kenyan Somali we are not fear any accept Allah

  • @ZainabBashiir
    @ZainabBashiir 3 місяці тому +5

    Aragti kale majirto in dal aynan lahay maalkeena oo dhan isugu gayno waa khalad oo naloo arko waxma garato

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 3 місяці тому +1

    Machallah inchallah guulastay musulmans midnimo somaliens

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 3 місяці тому +4

    Kenya somalidu ajanabi ayay ku tahay,dhulka somalida na gumeysi ayay ku haysata.

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 3 місяці тому +3

    Dhowr jeer aa leygu qal qaaliyay in aan guri ka gattoo Nairobi laakinse waxaan ku waana qaatta Hindigii guryaha iyo dhaqaalaha lagala wareegay oo bannanka la dhigay. Dhul shisheeye waa dareen ku joog. Kolleyba Kenianka waa dad dhiig keh oo damiirkooda joogo. Somalia Allah ha u naxariisto. 😢😢😢😢

    • @Xasbunalahwanimcawakiilan
      @Xasbunalahwanimcawakiilan 3 місяці тому

      Bismilah haddii sitan sii Socoto waa dhibaato inteeda ilahey nabad heydinsiiyo ❤

  • @ahmedgoosh2621
    @ahmedgoosh2621 3 місяці тому +2

    Somali maahan dadfikiriya wayo hantadodi oo Dan waxay geyen Nairobi,ilahay amuraha ha sahalo xalada maficno,

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 3 місяці тому +2

    Somaali people come baclk to somali and rebuilt it. Cuno adaan laheen laguma daaci qurmo

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 місяці тому +1

    Mid Habar gidir ah kulahaa waxaan dhoofayaa Kenya maxaad kadoonaysaa markii layirina kulahaa bililiqo ayaa kabilaabatay ayaan maqlay, wuxuuna joogaa maraykanka.

  • @Sarta100
    @Sarta100 3 місяці тому +2

    Mudaaharaad maxaa ku duugan bililiqo soomaali laraba in la boobo hantidooda iyo in lalaayo lana barakiciyo waa in aad xoolihiina kala baxdaan waa in aad dalkiina dhistaan waa la filaayay inmar uun la bililaqaysto sida S.afrika loo boobo.

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 3 місяці тому +2

    Somalida dalkooda allaha jecleysiiyo 💔, ujeeda qalalaasahaba waa in la xalaaleyso dhaqaala Somalida.

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 3 місяці тому

      Dalka Waxaa laga hagaarte Meesha ay Dowlada Dhagantahay balse nasiibdarada waxay noqotayuu meel aan la isku halayn Karin oo la isku dhacayo

  • @milgomohamed7514
    @milgomohamed7514 3 місяці тому +1

    Somali nabsigii ay dalkooda iyo dadkooda ka galeen baa haysa,Alla ha ina badbaadiyo

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 3 місяці тому +1

    Halaalaayo somalida oo xoolahooga haladhacoo waa moriyaan weyee

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra 3 місяці тому +1

    Maalin walba waxaad xayaysiisaan guryaha laga dhisayo Kenya xaga aad dadkeena ku boorin lahaydeen in guryahan Muqdisho, Hargeysa, iyo Garoowe in laga dhiso si dadkeena wadanka ugu soo laabtaan. Dhul shisheeye lama dhisto.

  • @dr.abdurahmanali9177
    @dr.abdurahmanali9177 3 місяці тому +2

    ILAAHAY HANOO GARGAARO DHIBKASTA WAXAAD MOODAA INAAN GACMAHEENA KU DOONANAYNO WAAYO INAAN MAAL GALIN KU SAMAYSANO DAL SHISHEEYE HADDA AYEY AHAYD MARKII GURYO LAGU HAYEYSIINAYO MEDIYAHA SOOMAALIYA, WAX BADAN AYAAN KA HADALNAY WAR SOOMAALIYEEY HA MAAL GASHANINA DAL SHISHEEYE KA JOOGA KA JOOGA HADDANA DHIBKAAS AYAA NAHAYSTA ILAAHAY HANA BADBAADIYO EE DHINACA MIDNIMADA U LEEXDA OO MODOOBA SI AAN U BADBAADNO KADIBNA SIDAAN ULA SOO BIXI LAHAYN HANTIDA.
    ILAAHOOW NOO GARGAAR,

  • @medgessod4633
    @medgessod4633 3 місяці тому +1

    Manta oo jimco ah waxa dawanaya 24saco ee nasodhafay wixi dhacay

  • @FarhanOfficial02
    @FarhanOfficial02 3 місяці тому

    Somalida kenya waa in ay qoryo gataaan, amaba ay askar badan shaqaaleysiiyaaan.

  • @mohamedkeinan5835
    @mohamedkeinan5835 3 місяці тому +1

    Waa been muda haradyo majirto shacabka waxay Raban in dhacaan xantida somalida ❤😂😂🎉🎉😢😮😮😅😊😊😅😮😢🎉😂🎉

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 3 місяці тому

    Hoog bay raadsan hadday kenya mid ah dilaan gar iyo.gardaraba Naff lama helo

  • @MuseFarey-g3c
    @MuseFarey-g3c 3 місяці тому +1

    Cabdi xxaafid warka adigu nasii inaga daa dadakale

    • @alphakatun7878
      @alphakatun7878 3 місяці тому +1

      Kkkk warka c/xafiid naga/dhaaf dadka kalee, mafahmin macnaha, tv wakhti ayaa lagaliya hadii farsamad wax ka qaldan yahay waa shigi kartaa laakiin qofka hadllay ma wajigiisaa ku dhibayaa. Mise wax laga hadllay ayuuna lasocon oo xoglan baajirta miyaa ? Mafahmin saxii ee shaqad iyo hawshu waa cadixafiid inguna waa kafaa idaysiga kollba ciduu udoorto la daadihinta barnaamijka ,waa argtidayda

  • @mohamedabdulkadr6146
    @mohamedabdulkadr6146 3 місяці тому +1

    Somalida hala iska soo cayrsho
    Sababtu hantidii iyo maskaxdii ba dibada AYAY TAG TAY HADii Ay soomali ya galinlahaayeen wey heeshiinlahaayen

  • @AbdullahAhmed-z7x
    @AbdullahAhmed-z7x 3 місяці тому +1

    Ninkii dhistaa dhul aan dhulkiisa ahayn? laa, asaga??? walaa wiilkiisa??? Shallayduna waaxaaraan???

  • @muheeahmed1407
    @muheeahmed1407 3 місяці тому +1

    Soomaalida Nairobi hantideeda gelisey guryahana ka dhisatey ee caruurahooda geystey dhibaatadooda weli fari kama qodna!!!

  • @NurAden-sj7tf
    @NurAden-sj7tf 3 місяці тому +1

    Ruto has to go
    Raila odinga is better

  • @AhmedNur-pz2qn
    @AhmedNur-pz2qn 3 місяці тому

    Sarah’s dhisan in ladumiyo Oo Esleekuyala Lin ladumiho was guul

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 3 місяці тому

    Ninka la wareesayo waa Qabyaladiis waaye Farmajo. Nabar iyo Naxdin. ayuu ilooway. mr Mooge.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 3 місяці тому

    Nairobi waa Magaalo Madaxda kenya waana la wada daganyahay
    Soomaaliduna waxay leedahay gobalada oogu weyn wax ayaga ku gooni ah ma jirto

  • @gedow6439
    @gedow6439 3 місяці тому +1

    Waxabananbaxawada wakukuyutuguah moogiyi maha wiyimruto waninfecan

  • @hawobashir838
    @hawobashir838 3 місяці тому

    Wan arkayey soomali xolohoda dhul shisheye ay gelinayan in laga qadayo caqli yaraa dadku alle ha ka badbadsho

  • @AhmedNur-pz2qn
    @AhmedNur-pz2qn 3 місяці тому

    Dixie Barack’s oho has Jada kenya Somali baa ukeentay Dhulka Hadhig web Sarah somalida

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 місяці тому

    Annagu in cimaamadda geeska Africa mabarabno waayo dulmi ayey dabada kuwadataa doqonina magarato, nin Soomaaliya iyo adduunka yaqaan ayaa fahmikara inaan saldhigyo militari ee shisheeye aanay waxba noo tarayn. Doqontu waxsy isleedahay Ameerikan ayaad noqoni ama gaajadaa kaa hari haddii maraykan soodego degaladeena.

  • @lathany.3537
    @lathany.3537 3 місяці тому

    Markaan idin lahaa ka jooga ha dhisina dhul ay daan laheen waa i maq li weydeen ee ka xaaxaabiya soomaaliyey

  • @FaadumoIbraahimmaxamad
    @FaadumoIbraahimmaxamad 3 місяці тому

    Teyed wa duminayaa tukale ayaan dhisayaa qakhali miyaa

  • @ArrowJubase
    @ArrowJubase 3 місяці тому

    Asc. somali comm. should be careful or else they will be the loosers. Kikuyada ayaa. dhIbka kadabeysa. OOHINTA ORGIGA KAWEYN

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 3 місяці тому

    abbii axmad wuu jecllaa farmaajo hadan wax uu jecell yahay muuse biixi ee xasan sheekh muxuu u jecllan waayay?!

  • @AbdullahAhmed-z7x
    @AbdullahAhmed-z7x 3 місяці тому +1

    من بناء غير بلاده لا له ولا ولده؟؟؟

  • @daherosoble9975
    @daherosoble9975 3 місяці тому

    Somali dalkiina Ada kinya waa kinya Somali wa Somali waa labo dal oo darisa Somali dhlkin xureeysta afarta tuugo iska Qapta oo idin Qaxineeyso

  • @nimomumin2552
    @nimomumin2552 3 місяці тому +6

    I agree with you ❤

  • @aaminoculusow2124
    @aaminoculusow2124 3 місяці тому +1

    deganaasha la aanta ayaga aa nookeenay oo shabaab noo sameeyay

  • @SalaadoMohamed-of3og
    @SalaadoMohamed-of3og 3 місяці тому +3

    Xaalada soomaalida kenya alle ha u sahlo dhamaan nabada alle ha u soo celiyo si gaar ah soomaalida alle u sahlo.

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 3 місяці тому +2

    Ahafidow 2 arrimod xisadda waa mid ka weyn Canshur Reer Galbeydka Mareykanka oo u arkay in China Asia illa koreya Turki siyada dhexdhexaad qaadatay ayaa dhaqalo kicinta bulshada kadambeysa,Somalida lacagtii Dhulkii Somaliyeed laga soo dhacay ayaa Daaraha lagu dhisay,Ahmed Dhuxuleyste oo Dhuxushii Degadii Kismaayo Garonkii isaga kuwa mamulada kale oo dhan ayaa daaraha dhiseyn dhulkii Xarashkii qaburihii Xarumihi dawladii dhexe HSM ayaa malgashi Gadiid Guryo Diyarado kuleh,Iyagoo Somaliya dhul banaan hub eey isku dilaan laisku dhiibay,Ahafid kusoco.

  • @BARKHADLEMEDIA
    @BARKHADLEMEDIA 3 місяці тому +2

    Waxaan joogaa Nairobi banaan baxani waa mid siyaasadaysan oo wajiyo badan oo isku hullaaban balse soomaalidu cabsi ma qabaan Shan milyan kudhawaad soomaaliya oo dhalinyaro ah %94 ayaa jooga lamana boobi Karo tuugadana way iska celinayaan dawladda ciidanka iyo booliskana boqolkiiba ugu yaraan 10 ayaa soomaaliya Marka halkan socoto Kuma nihin

  • @mop01-r4f
    @mop01-r4f 3 місяці тому +4

    Ku saliya na biga❤

  • @idrissdiriye2474
    @idrissdiriye2474 3 місяці тому +3

    Asc abdihafiid kenyan weey cakirantahaay amaan aahan iyo nolaal alhamdulilah somali ayanahaay muqdisho ayan ugureyna wayo nfd somalia yakutarmenaa

  • @MRGABOWAbdi
    @MRGABOWAbdi 3 місяці тому +1

    ALLOW SOMALIDA KENYA OO LA WADA DHACA GURYAHA LAGALA WAREEGO😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 3 місяці тому +1

    Kenyan-Bantu waxa mideeya dhiiga kenyan-somalida 😅 iyo faqash.

  • @injalxajarialxajari3515
    @injalxajarialxajari3515 3 місяці тому +1

    Asc: Sagaashameeyadii markii la bilaabay ayaan sheegay
    In dhismayaashaasi iyo Ganacsiyadaasi la mid noqon doonaan kuwii lixdameeyadii loo yimi Tawnka Cadan
    Aad baan uga xumahay dhibkaas dadkeena soo gaadhay
    Dadaal ha la sameeyo intii suurtagal ah dibed iyo gudaba.

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 3 місяці тому +1

    Kenya dadkii hantidooda dhigey haka xaabxaabiyaan walee meel aan dalkeyga aheeyn baanan guryo ka dhisan

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 3 місяці тому +1

    WILLIAM RUTO MAALIN DHOWAYD MAKUU JOOGAY WAXAAN SOOMAALIA KA AHAYN KAMA HADLAYNIN ANAGUU NOO TASHANAAYEEN ILAAHAAY HAGA QABTO ETHOPIA IYO KENYA DHULKA ALAHA U JARO .

  • @garaarwabari1208
    @garaarwabari1208 3 місяці тому +1

    Kkkkk warkaas farmajo ku saabsan abdi hafid ma jecla kkkkkk

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 3 місяці тому +1

    Nabsigi dhulkoda helay May ku wana qatan sod A

  • @shinaali6574
    @shinaali6574 3 місяці тому +1

    Siyasada Ruto waxay qatar kutahay somaali

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 3 місяці тому +1

    Waa runtood waa in dadka wadanka leh ay illaashadan.

  • @Ismacil-b1l
    @Ismacil-b1l 3 місяці тому +1

    African ka wada baaha Somalia 🇸🇴 ma arki karaan

  • @bolididweb23
    @bolididweb23 3 місяці тому +3

    Timir cidlataala maydalkooda dhistaan kaxaaxabiya

  • @abdulhajiahmed8735
    @abdulhajiahmed8735 3 місяці тому +1

    Dalkiini aada somaliyeey

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 3 місяці тому +1

    Kenyanka ha bireyan somalida joogto may dalkoda kulabtan o maal.gishtan

  • @MubarakZ
    @MubarakZ 3 місяці тому +4

    Xaaladu Allah ha qaboojiyo 🤲

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 3 місяці тому +2

    Wallee dal shisheeye nin maal gashaday oo.kuwa sida fufud u burburi kara g oor la dhacaba waa la dhacayaa sida Kenya.

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm 3 місяці тому

      Sida south Africa o kale somalida dhaqalohodi.away.

  • @warsanxidig9749
    @warsanxidig9749 3 місяці тому +1

    WAR SOMALIYEY HADAAD CAQLI IYO XOGA DADNIMO IDIN KU JIRTO HANTIDIINA GASHTA DAGAANADEENA NFD IYO DOWLAD DEGAANKA S.GALBEED CANSHURTA IYO HORUMARKA DHUL IYO DAD SOMALI U FA,IDEYA IDINKUNA EYDAN KA NOQON MARTI. WAA IGA TALO DHOHANEEY,OHEY SOMALI HURUDOOY🥵🥵🥵

  • @canbaro-p4r
    @canbaro-p4r 3 місяці тому +1

    Wa ujeedo inay dhacan hantida somalida ayay raban war hub qaata somalidu caqliba malaha hadanlagu ixtiraamayn oo aan lagu ilalinayn khasaare inay dowlada shuruudo lagalan ayay ahayd haa sax dhulkooda may gashadan malkoda nfd

  • @nasrabashir3958
    @nasrabashir3958 3 місяці тому +1

    Somalida allaha usahlo. Awalba khalad bay uga dhisteen Kenya may wadankooda maal gashtaan taas bay u dhaantay oo ay garan lahaayeen ciddi wac kaqaadata.

  • @sahramashaallah2294
    @sahramashaallah2294 3 місяці тому +1

    Soomooli hala dhoco iga wadanka islaameyed geliyey hada hadii illahey idin badbadiyo qaada maalkiina oo baxa aada soomaliya❤❤❤

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 3 місяці тому

      Soomaaliyana waa la isku dhacaya ma dhcaba dhac Ka fiican

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 3 місяці тому +1

    Lacagtan shacabka la saarayo waxa soo qoronaya dawlado yurub ah am ama northamerica waayo wa in dhacabka iyo dawladddu isku dhacaan waana la gumeystaa Kenya.
    Markaa soomaaliga joogow maalin uun suh naftaada iyo maalkaagu in ay khatar galaan.

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 3 місяці тому

    Abdifataxow ninkan cayda qabilada somaliyeed ayu caan baxay
    Ninkan dib u dhagayso Facebookisa & isaga abadid tv
    Nasiib daro Nin aan aqoon lahayn oo taxi driver ayaa sumcada aad ku dileysa
    Oo weydineysa kenya
    Somalinimadisa ayaa calamari su’al
    Qof kale aqoon leh radso oo somaliya,kenya,Ethiopia & Djibouti

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 3 місяці тому

    Ruto haduu soomalia madaxwayne ka ahaanlahaa qabiilkiisa difaacilahaa 😂😂😂 danta guudbay u dagalamayan

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 3 місяці тому +1

    Allah ha badbaadiyo dadka soomaaliyeed lkn waa in ay iska difaacaan shuftada oo aysan ka qayb qaadan

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 3 місяці тому

    MaSha'Allaah ProfDocta'MxedCawaalle.

  • @abdirahmanismailabdi4671
    @abdirahmanismailabdi4671 3 місяці тому

    BRIT Somali TV
    Alla idin Xafido en Somali jabba haysta melkasta ay joganba annagana iskugu wacan waxana ku soxiga wadamo kale oo

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 3 місяці тому

    Somalida dhul aysan laheyn ayey dhisteen meeshii larabey inay dhistaan wadankooda kenyaatiga bililiqada wuxuu ka bartey usc

  • @SudiKhalid-z5e
    @SudiKhalid-z5e 2 місяці тому

    WAXAAN MAQLNEY QOFKII HAYSTEY.BASABOR .DIBDA KAYIMID IN UU KABXEY KENYA MASKINTII AYAA KU HARTEY HEE

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 3 місяці тому

    Aqoonyahanka maanta ayaan kala dhimanay aqoonyahanka hadiiba uu farmaajo amaanay

  • @adanmaxamuudcalifoodeey2844
    @adanmaxamuudcalifoodeey2844 3 місяці тому

    Farmajo ninkaga tariiq wanagsan doladnimda ayaba jogee asaga mad tusale usoqadatid😮

  • @Mahamed-kw1kk
    @Mahamed-kw1kk 3 місяці тому

    Intaad waraysigaaga qof qabiilkaga oo ka war hayn kenya waraysilnayo waa marin habaabin
    Kenya somalidu cid uga awood badan ma jirto
    Hay'ada nabad sugida, gaashaan dhiga, booliska C I D
    Iyo 16 Qaybood milatariga kenya ka mida somalida gacanta ugu jiraan waana qabìlada kenya kuwa ugu ciidanka badan

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 3 місяці тому

    Somalida waa habaaw,Kenya failed country ayeey noqon doontaa xaraasha xoolahiina si degdeg ah!

  • @XamdaQali-kb6wl
    @XamdaQali-kb6wl 3 місяці тому

    Maye ogaadenki laha Anga kenya ka talina iyo tem casouw umaada somaaliyed ka xigsanaye kenya 🇰🇪 iyo nerobi xagey ka baxen faan iyo fadhadhax ogaaden ugu taag awey kuwi nerobi ka xagsanayey umaada kale mayagiba cararaya aduun😊😂

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow114 3 місяці тому

    Kenya inay burburto Somalia ayaa kudhismaysa insha Allah waayo Kenya waxay ahayd meesha Somalia looga duminaayo siyaasad ahaan iyo military ahaan

  • @ahmadyusuf3360
    @ahmadyusuf3360 3 місяці тому

    Dowlad xasn shekh ina sidan o kle lo galo waye dadka kinya wa dad an rabsho badnen lkn wa laga bad badiyay qofka dulqadka badn aya ah qof mar hado so jesto qalas waye dadkan qabyald ma yaqanin lkn shacbka somli yed manta tan kinya hesato o kale aya hesato wilba mid ka darn kinya wa dowlad jirto sifo sharci ay lugu doraty madxdas lkn somali😂 ayaga aya is dortay maba aha in dowlad la dhaho waxs adunka ka ma shaqeyan 😂😂 dowlad aan shacb doran dowlad miya maya wa shirkad 😂😂kinyan qabil hadi la dhaho we naga badn yihin lkn is ku ma tagorn 1 caln iyo hal dowlad ay ka dhaxeso mant bal firi dowldi aye dhulka la simen somli ine ku dayto kinya waye lkn hawiye aya filada fadhiyan & darod ay filada fadhiyan inte ku jiran wligod qaxto iyo macwino lugu sawiro huri meyso 😂😂

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 3 місяці тому

    War maraykanku Kenya wuxuu ka ilaalinayaa in shiinuhu waddoyin rareemo u dhiso ogaada waxna u qaban maayo wa dhaqanka galbeedka ee beenta ah .waa halkaaga joog oo wax horumar ah ha samayn.
    Markaa waa iska daba wareeg aanay africaanku garan karin.
    Africay hurudooy weligaaba huvud.

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 3 місяці тому

    Halaga burburiyo soomalida Kenya wadankodii way ilaawen halaga qaxo yacibaadad lasaara ma xasan warunti hadii farmajo jogilahaa walsarilahaa wakusalaamay cawale

  • @omaryusuf299
    @omaryusuf299 3 місяці тому

    wadamada kale iyo qabil qabil waxba u tarareynin aye daba joogan

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 3 місяці тому

    Somalida Kenya ha laboobo oo waliba ha lagaraaco sabtoo ah inay dal waddankooda ahayn inay ka xoogsadaan iyaga oo diidan inay xuquuqda dadka reer Kenya lahalgamaan😂

  • @abdullahiibrahim2674
    @abdullahiibrahim2674 3 місяці тому

    Alloow bad baadi xoolahooda iyo nolashoodaba somaalida kenya siiba hantida nairobi taala.aamiin
    Waxaan kasoo noqday easleigh nairobi March ramadhaan....runtii somaalida nairobi waa Isa siiyeen kenya .hanti kasta oo somaalida lahayd waxay taalaa nairobi. Waaba ilaaween in ay dhul somaaliya ladhaho lahaayeen

  • @abdiyaresaid4136
    @abdiyaresaid4136 3 місяці тому

    taxadarku habato kolee waa cawaan dadkaan nin walbe wuxuu kubadbaadinkaro naftiisa iyo dadkaba ha sooqaato difaacda maalkiina iyo naftiinaba 👈

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 3 місяці тому

    Kkkkkkkkk farmaajo ayaa dad isku soo dhawaynayay smli people will never be peace intay kanoo kale nool yahay

  • @somaliwaahal3536
    @somaliwaahal3536 3 місяці тому

    Somalidii Nayroobi sidii iyagoo iskala hantidoda galiyay waloyaba hadii ay garisa ama jigjiga dhisan lahayeen cabsima qabeen

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 3 місяці тому

    War waxan wax iska dhamaanay keny waacadi waxan ee dallkeenii seen kayeellaa maalnkasta meell ragkale leeyahay yaan ku dhex oynaa ee xalli naftaada oo diid xumanata qabyallada beenta ku dhisn ee dulliga kubaday soomaliya beent iyo qabyaalada yaa masiibad kubady ama diid ama maalinkast meell ka barooro, Fg qokale qabiil kale xil kaama saara naftaada iyo qabiilkaga dhibka iyo beenta,qaybta beeshaad ) ku leedahay soobar oo ka dagaal waa kuligeen xaqa iyo cadaalada wax ku taageer hadiikale halkaa kabarooro soomalia alloow caqliga ku sooceli

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 3 місяці тому

    War waxan wax iska dhamaanay keny waacadi waxan ee dallkeenii seen kayeellaa maalnkasta meell ragkale leeyahay yaan ku dhex oynaa ee xalli naftaada oo diid xumanata qabyallada beenta ku dhisn ee dulliga kubaday soomaliya beent iyo qabyaalada yaa masiibad kubady ama diid ama maalinkast meell ka barooro, Fg qokale qabiil kale xil kaama saara naftaada iyo qabiilkaga dhibka iyo beenta,qaybta beeshaad ) ku leedahay soobar oo ka dagaal waa kuligeen xaqa iyo cadaalada wax ku taageer hadiikale halkaa kabarooro soomalia alloow caqliga ku sooceli

  • @suleekho232
    @suleekho232 3 місяці тому

    I feel very fearful for them. Subahana dadku caqli malaha. Wadan aynan lahahay ayay saa u dhistaan.

  • @omaryusuf299
    @omaryusuf299 3 місяці тому

    wadanada kale nabad ayey ku joogan Mey wadankooda wax gashtaan ooqabilk iska dayaan

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 3 місяці тому

    Waxa keenya oo dhami eey isu waalwaaleysa waa xoogaaga soomaalidu halaas ku heysato

  • @afrahhussein3136
    @afrahhussein3136 3 місяці тому

    Waxan layaaba somali siday udhaqmaan qofka abihii awoogi ku dhashan kanya ama nakuuri siyalw marakanka aama uru u guuray ee reer shiikh isaxaaq waxay dhistaan wadankoodii haya bay hantida galiyaan somaliland
    Ka xaabxaabiya Dsarood hawiya
    Waxan layaabay marakay nakoori tagaan ka ibsanayeen Dhul cimaarsdo dhisteen waa yaabka
    Waxan

  • @roblehliban2266
    @roblehliban2266 3 місяці тому

    Bayac-mushtarka somalida wa ina aqli aay ku daraan wayo kuwa maalgalinta lacagtoda xalasha ku shaqeyta iyo kuwa lacagta ee dowladaa somalida dhacay wa in lakalaa sooco oo xalal maalko lashaqeyo dawlada somalida. Dawlada somalidana si aay xatoya u yareyso lacgaha dowladaa, shisheyha lagu malgalino !!!!

  • @MaxamedAli-v8c
    @MaxamedAli-v8c 3 місяці тому

    Hadan nahay dadka somaliyed ee kenyan ka ah marnaba noma ficna in uu ruto uu iscasiilo ama dowladan ee mesha ka baxdo

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 3 місяці тому

    Wilyam ruuto ha is casilo ayaa ah hoowsha eey ku imaan karto dhaca soomaalida arrintaas si aas ah haloofa feejignaado

  • @SudiKhalid-z5e
    @SudiKhalid-z5e 2 місяці тому

    WAXAAN MAQLNEY DAD U TAALEY LACAG BANGYADA KENYA IN LAGA DHACEY DADKAAS WAA QURBO JOGII XAAX

  • @calasowcalas6583
    @calasowcalas6583 3 місяці тому

    Farmaajo dad wu laayay, e waxba isuma so dhaweyn, Allaah ya ku weydiin doona maanta maalin aan aheyn, dadki la laayana wey iska ilaalin donaan isaga iyo adiga o kale e neceybka qaba.

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 3 місяці тому

    ANIGU WAXAY ILA TAHAY TA SOOMAALIDA IN AY TAHAY HALKA LAGA HADADIMEEYEY SOMALILAND EE DAD NABADA SI ISIR AH DAGAAL LOOGA SOO ABAABULAY DHIIGII MASKIINTII AY LAASCAANO U GEYSTEEN IN SIDAY CULUMO IYO GANACSATOBA MARKAA ALA HA U SAHLO WAYSE KU MAQANTAHAY

  • @afrahhussein3136
    @afrahhussein3136 3 місяці тому

    Maxay somali udhisan wayda gaarisa