Part 3: qaabka aan Maraykanka ku imaaday from Somali to USA 🇺🇸

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 41

  • @daadirofficial3294
    @daadirofficial3294 3 роки тому +9

    keep going wllkaga qofki ugu Horeyay bin📌

  • @cimraancali1596
    @cimraancali1596 3 роки тому +7

    I’m the first one 🙊✌🏻yeah inta America jacal inaytagan like ta ha ila dhafin 😜🇸🇴🇺🇸🥰

  • @ummusacad4003
    @ummusacad4003 3 роки тому +1

    MashaAllah qeeb taan waa muru gu iyo far xad cajeeb part four aan wada sugay naa inshaAllah thanks wll

  • @KINGTAAMIR1
    @KINGTAAMIR1 3 роки тому +3

    ZHP PART 4 PLEASE ZHP INTA IGU RAACSAN LIKE SAARA😰😰👍👍👍👍

  • @abdullahisaid4522
    @abdullahisaid4522 2 роки тому

    Nice story mashallah we took phase 2 interview in april

  • @deeqadeeqo2896
    @deeqadeeqo2896 3 роки тому

    Wan ku salaamay walaal shaaciye waxaa mahad leh Allah hii kuu fududeeyay alxamdu lilaah

  • @sowdomaxamed1436
    @sowdomaxamed1436 Рік тому

    Waa soo jabhadeysay runti

  • @aidarous8642
    @aidarous8642 2 роки тому

    hmhmnjh, shaaciyoow waad iga qoslisay wllhi part two your journey

  • @mohahussein6568
    @mohahussein6568 3 роки тому +3

    Sanadka soo raaci shaciyow

  • @detectiveconan5050
    @detectiveconan5050 3 роки тому +7

    Lkn adigoo mahadzan imisa sano ayaad ku jirtay kaamka

  • @huriyafaraah8022
    @huriyafaraah8022 3 роки тому

    Masha alllh

  • @baroquraankakariimkaah7590
    @baroquraankakariimkaah7590 3 роки тому +4

    🌺📣📣Waalid ubadkaaga bar qur'aanka kariimka ah hab online ah adna kubaro hadaba iska diwan gali linkigan 👇👇👇

    • @baroquraankakariimkaah7590
      @baroquraankakariimkaah7590 3 роки тому +1

      📣🌺🌺Waalid ubadkaaga bar qur'aanka kariimka ah hab online ah adna kubaro hadaba iska diwan gali linkigan 👇👇.
      chat.whatsapp.com/GzfsVxlHCcZ0GO3ml64F89

  • @abdimohudin8953
    @abdimohudin8953 2 роки тому

    Thanks

  • @user-xl1mr7sr3j
    @user-xl1mr7sr3j 2 місяці тому

    Shaaciye qof dhalinyaro ah oo kaligii
    ma is qori jaraa qaxoontiga please

  • @guuleedabdi812
    @guuleedabdi812 2 роки тому +1

    Shp waan ku salamayaa sanadkii 2021 ayaa xaraystay DV lottery

  • @detectiveconan5050
    @detectiveconan5050 3 роки тому +2

    Shaaciye Aad baan kugu hanbalyeynaya guushaada

  • @Hamze_jn
    @Hamze_jn 2 роки тому +1

    Sxb since2011- to 2021 waxaan ku jira camp Bur amino ila hada waan rajeeynaya inaan Mar imadi doona waxaa bilaab raba Mar.dhaw sanadki 12years

  • @user-de7ob3vs3h
    @user-de7ob3vs3h 3 роки тому

    Asc wll waxaad oga so jawabi weyday dhinac wadisapka

  • @zuperbozz2317
    @zuperbozz2317 3 роки тому

    Wll shaciye waxed ii kala saarta dadka qaxootiga ah ee la qadayo malala qadaya dadki ay MARKI hore shekten ee dalka kaga danbeeyay wll taa no xaqiiji

  • @Naturalthingschannel
    @Naturalthingschannel 3 роки тому

    Marka adi iyo afartii qoys Hal state miyaa ka takten united state

  • @mohanofficial7860
    @mohanofficial7860 Рік тому

    Shaaciya wada ayaan kujira

  • @yahyerabile3485
    @yahyerabile3485 3 роки тому

    Hada way fiicantahy xerada iom

  • @omarmohamedmaow5225
    @omarmohamedmaow5225 3 роки тому

    Wlhi Waxn Loo Soo rafadin lama Helo Aduunka waa sabar rafaad walba Wuu Dhamadaaa🥺

  • @medabdi5378
    @medabdi5378 2 роки тому

    Asc

  • @user-nl4cv9me9f
    @user-nl4cv9me9f Рік тому

    Hhhhhhhhjjj😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @kulanmuuse6350
    @kulanmuuse6350 Рік тому

    Zaxiib. Adban.kutager.waxaan.kamiidahayi.dadka.katirsan.qocontiga.

  • @mohanofficial7860
    @mohanofficial7860 Рік тому

    From yubow to kope America sugaya

  • @abuyaasir5932
    @abuyaasir5932 3 роки тому

    Asl

  • @suheyloabdirahman8005
    @suheyloabdirahman8005 3 роки тому +1

    Meeqosano ayaa Jogte qoxotiga

  • @cabdisalaan1496
    @cabdisalaan1496 2 роки тому

    Thanks